Muuqaalada Guud Ee Wajiga Kowaad Ee Dhismaha Cusub Ee Dekeda Berbera Oo Xadhiga Laga Jaray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Muuqaalada Guud Ee Wajiga Kowaad Ee Dhismaha Cusub Ee Dekeda Berbera Oo Xadhiga Laga Jaray
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv - cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / realbulshotv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 203

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 3 ปีที่แล้ว +41

    Mashaa Allah. Mucarid iyo muxafid gacmaha is qabsada inshaa Allah gacmo wadajir bee wax kugooyaan.

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 3 ปีที่แล้ว +53

    Republic of Somaliland is moving forward and never backwards. Viva Somaliland 👍🏽👍🏽👍🏽

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 3 ปีที่แล้ว +40

    Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah
    Unbelievable
    Tears in my Eyes for Joy
    So Emotional now
    ILLAAHOW ADIGAAA MAHADAA ISKA LEH
    Illaahow Somaliland noo Barakee oo noo Barwaaqeysii.. Aamiin

  • @lit7189
    @lit7189 3 ปีที่แล้ว +28

    Maasha allha guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul iyo gobanimo all of somaliland 💚❤🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌🤝🤝🤝🤝🤝❤💚🤍

  • @yasmiin_yousuf
    @yasmiin_yousuf 3 ปีที่แล้ว +31

    Masha allah intaa iyo inkabadanba horumarkeena caalamku markhaati wuuka noqon doona haduu ilaahaY idmo well done👏👏👏👏♥️♥️♥️🤲👍

    • @mustafemohamed248
      @mustafemohamed248 3 ปีที่แล้ว +4

      Aaaaad iyo aaaaaad wllo waa sidaa ha dhawaato ama ha dheeratee waynu dhalinynaa guusha wliba ku darsoo wllo malin dhaw mrka sifcn loo dhmys tiro ee hargeysana wadooyin casriya loo dhiso wllhi wxa ka dhici doonta allow yaa daawadoo idejiya Jmhuriyda Brkysn . miss Brown Eye respect 🙌

    • @marwoismail2563
      @marwoismail2563 3 ปีที่แล้ว +3

      Taazan been ahyn 🤗

    • @somalilandiyosomaliadibumi1323
      @somalilandiyosomaliadibumi1323 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafemohamed248 waad asiibtay wallee 👏👏

    • @somalilandiyosomaliadibumi1323
      @somalilandiyosomaliadibumi1323 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllee taasa runa illhy baa mhdaa le , wllo suaal

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 ปีที่แล้ว +2

      Masha alaah waa farxad gacal ku diirsado cadowna kanaxo

  • @hisjama9312
    @hisjama9312 3 ปีที่แล้ว +37

    Viva somaliland today Viva somaliland tomorrow viva somaliland forever 💪💪💪💪💪💪💪💪❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 3 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allaah socotay somaliland allow dhowr

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 3 ปีที่แล้ว +33

    With peace comes progress. I love my country "SOMALILAND".

  • @mohamedwardi1829
    @mohamedwardi1829 3 ปีที่แล้ว +21

    THE REPULIC OF SOOMAALILAND IN HARGEYSA GUUL IYO GOBANIMO MASHA ALAAH

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 3 ปีที่แล้ว +9

    ManshaAllaah alow noo siyaadi intaan haysana sii aamiiin.

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +20

    Halkan ma yurub baaa mise wa somaliland 🥰🥰🥰🥰🥰 wax kle dalkayga

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 ปีที่แล้ว +5

      @moha updirahman Bisadaha nga dhex dwarsada ee bilaa abaalka ah hadalkodu nma saro ,,

    • @iamboss4371
      @iamboss4371 3 ปีที่แล้ว +4

      Bood booda ama buuuqa na ma gaadhaan waxasY Ku dawrsadaan ,,anba waandegenahay,, faqash

    • @sakiguray3248
      @sakiguray3248 3 ปีที่แล้ว +1

      @@libaaxasomaliland1066 👍👍

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 ปีที่แล้ว

      @@sakiguray3248 💪 Somaliland Power 💪

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 ปีที่แล้ว

      @@iamboss4371 kkkkk wn qoslaa gbigoduba wxa kliyee ay yqnaan waa "" Been , Munafaqad , Kolba cid iska-dhigid waa tbta Bisadaha

  • @user-ji3jy5wg4v
    @user-ji3jy5wg4v 3 ปีที่แล้ว +37

    The Dubai of Africa Berbera DPW is United Arab Emirates governmental company.

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 3 ปีที่แล้ว +22

    Umad gobonimo ku suntan oo cidna necbeyn cidna xaasideyn oo isku kalsoon iga dhe reer Somaliland. Ilaahay barwaaqada, wadajirka iyo nabadda ha idiin ku roonaado.

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 ปีที่แล้ว +16

    Maasha allaah baarakallaah illaahay haynoo siyaadiyo nimcada illaahayaw cadow iyo ciilqabe iyo mid aan nooquudheen nooga qabo alxamdulilaah mahad oo dhan illaahay baa iskaleh

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 3 ปีที่แล้ว +12

    Hanbalyo hanbalyo dhamaan reer Somaliland 👏🏼🙏👍🏾

  • @fardawsam816
    @fardawsam816 3 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa Allaah waa war farxad leh 🇧🇬🇧🇬🇧🇬❤❤❤❤💭💭💭💭💚💚💚💚💚

  • @mohamedabdullahi6510
    @mohamedabdullahi6510 3 ปีที่แล้ว +39

    Dalka illahay ha inoo ilasliyo meel fiican ayuu dalku marayaa dhalinyaradu ciidamada haku biiraan milatariga police,Kuwa bada, difaaca dalka ha loo guntado,ma ah qasab in ciidanka mushahar lagaa siiyo iskaa wax u qabso oo ah 2 sano ayaad ka shaqayn kartaa waa sharaf social media waad ka nasan guul iyo nabad somaliland

    • @sakiguray3248
      @sakiguray3248 3 ปีที่แล้ว +4

      Sidas weeyi Wll Alle wadanka haynobarakeyo

    • @rahiimamuuse5469
      @rahiimamuuse5469 3 ปีที่แล้ว +3

      masha allah fikir fiican

  • @mohamoudfaisal3955
    @mohamoudfaisal3955 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a hampalyo walahay aan jarka nahay anaguna wan idinku xigna insha allah wax yar ayaa ka haray dekada garacaad 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @kingmohan7801
      @kingmohan7801 3 ปีที่แล้ว +1

      Inta ka hartay Alle qayr ha idinku dhameeyo walahay puntland

    • @mohamoudfaisal3955
      @mohamoudfaisal3955 3 ปีที่แล้ว +1

      Aammiin walal insha allah dadkeenu fakhriga way ka baxayaan mar dhaw 😍😍🥰

    • @soultimanabdillahi4076
      @soultimanabdillahi4076 3 ปีที่แล้ว +2

      Hambalyo labadiinaba siiba somaliland habalyo kal iyoo laab hana soo noqonina ilaa inta somaliya ka hagaagayso

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 3 ปีที่แล้ว +11

    Maasha Allah allow dhawr Jamhuuriyada barakaysan

  • @user-un1gx1xs2f
    @user-un1gx1xs2f 3 ปีที่แล้ว +11

    Viva Somaliland

  • @mustafemohamed248
    @mustafemohamed248 3 ปีที่แล้ว +19

    Wooow mnsha allh
    Viva Somaliland Republic ❤
    Viva United Arab Emirates ❤
    Viva Ethiopia ❤

    • @cabdiraxmaanxassan9287
      @cabdiraxmaanxassan9287 3 ปีที่แล้ว +4

      guul aan laga been sheegi karin balse allaha u dhowro oo u siyaadiyo inta hartana horumar wanaagsan ayaan rajeynayaa
      balse xabashi iska dhawra

    • @mustafemohamed248
      @mustafemohamed248 3 ปีที่แล้ว +3

      Wd mhdsnty sxb , nin grsho le

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdiraxmaanxassan9287 nin grsho iyo wng le mhdsnid sxb 👋

    • @somalilandiyosomaliadibumi1323
      @somalilandiyosomaliadibumi1323 3 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdiraxmaanxassan9287 Nin qlbi fiican mhdsnid wll

    • @cabdiraxmaanxassan9287
      @cabdiraxmaanxassan9287 3 ปีที่แล้ว

      @@libaaxasomaliland1066 ninwalba dantii iga hartay keyga anaa leh kaadana kula lihi
      iga badan centralka

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 ปีที่แล้ว +18

    maansha,Allah Hambalyo

  • @mcxmcx389
    @mcxmcx389 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaalaha Republik of Somalilanf Guuleesta wadadii horu marka cagta saarteen beri hore oo maanta waxa faa iido u tihiin wadamada deriska ee geeska waxaa Muhiim ah xiriirka ganacsi ee wada qabsi ee Somaliland Ethiopia UAE iyo Saudi Arabia iyo Caalamka waa muhiim Qadar Qarax hadaad u jarteen hambalyo from Mogadisho Banaadir Asolooti horu mar wacan iyo aqoonsi dag dag ah dubaida geeska africa Somaliland

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 3 ปีที่แล้ว +12

    mansha allaah guusha iyo horumarka Somaliland gaadhay

  • @fadumohassan2845
    @fadumohassan2845 3 ปีที่แล้ว +14

    Mansh Allah ❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚❤❤😍

  • @qaalianuush858
    @qaalianuush858 3 ปีที่แล้ว +12

    Maasha-allaah, guul Somaliland

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว +20

    This reminds me Jabel Ali Port.

    • @saeddaher9812
      @saeddaher9812 3 ปีที่แล้ว +2

      Guuul somaliland ha bro me too jabal ali

  • @nuuranaski9220
    @nuuranaski9220 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah ilaahow adaanasiiyee nooziyaadi 🤲🤲🤲💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤❤👍👍👍👍🙌

  • @wadaagsinnews5073
    @wadaagsinnews5073 3 ปีที่แล้ว +10

    walaaha quruxda dakada loo sameeyay waa wax lagu farxo massha.allah somaliland ilaahay madax banaani hasiiyo horay usocda walaalayaal

    • @fardusqueen7369
      @fardusqueen7369 3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay wllo dhamantenba ilahay hainoo barakeyo dhulkeena

  • @somalilandiyosomaliadibumi1323
    @somalilandiyosomaliadibumi1323 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allh , Cwa xsidiintii wxy ku dawanyaan ciil iyo murardilaac illaahaw nga du ishoda iyo afkodba waa cuqdad qabyal isku dhala ncybka jiritanka jamhuriyda brkysn ee Somaliland 👈

  • @zuldamonaeema3634
    @zuldamonaeema3634 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah dhulkaki hooyo 💚⚪️♥️ somaliland guuul iyo gobonibmo💚⚪️♥️

  • @user-ms3yi8pf6t
    @user-ms3yi8pf6t 3 ปีที่แล้ว +11

    War malaha somaliland maha😦😦😧
    Masha Allah 💚❤❤

  • @hassandiriye6615
    @hassandiriye6615 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allah Allah ha inoo siyaadiyo nimcada

  • @sabaxsuleman6743
    @sabaxsuleman6743 3 ปีที่แล้ว +9

    Guulayso somalind🙏🌹🌻

  • @kaydyare8936
    @kaydyare8936 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah one love Somaliland ilahayba mahad iskale

  • @hoodoayaanle5447
    @hoodoayaanle5447 3 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa Allah

    • @somalilandiyosomaliadibumi1323
      @somalilandiyosomaliadibumi1323 3 ปีที่แล้ว +3

      Wllo kwrn so ma aragtid horumrka wxii lo samree sifcn loo fahmo faiidadeeda aayr unba sidaa logu guulystaa , illhy ba mhdaa le

    • @hoodoayaanle5447
      @hoodoayaanle5447 3 ปีที่แล้ว +3

      Sax walal macaan.

  • @laylawacan4165
    @laylawacan4165 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allan ilahow u siyadi

  • @kyztigarani586
    @kyztigarani586 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahaw barakee dakadan iyo qarankayaga somaliland

  • @saynabali3926
    @saynabali3926 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabarikalaah guuul iyo gobanibmo

  • @hashimmabdi6409
    @hashimmabdi6409 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay ayaa mahad iska leh manshallaha

  • @fatnahaadi5442
    @fatnahaadi5442 3 ปีที่แล้ว +9

    Guuul iyo Gobanimo

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha guusha DALKAYGU WAA GUUSHAYDA GUUUL SOMALILAND

  • @farxaanmaxamedyussufyussuf3742
    @farxaanmaxamedyussufyussuf3742 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allaha Somaliland Guul illahay swt iya mahad oo Dhan iska lee Alxamdullilah Alxamdullilah

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah ilaahay somaliland ha inoo ilaaliyo🤍🖤🤎from gabiley🙋

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 3 ปีที่แล้ว +5

    mansh allah somaliland guuuuul

  • @abdiwalisaid2997
    @abdiwalisaid2997 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah horumarka Somaliland Waa Horumarka Soomaali Rabi hanoocalfo horumarkaas

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 3 ปีที่แล้ว +1

      Aar WALAL SI FICAN BAD U HADASHEE
      SOMALIDAA UUN KA REEB GUN WEYAN
      MAGACA NAGU CIILAYAY INANAN WARABAHA KA RIDAYN BA WALAHIYA GUNTA GUNTU DHASHAY

  • @de6236
    @de6236 3 ปีที่แล้ว +5

    Mash'alla 🎈🎈🎈🎈🎈🌹🎈🎈🎈🌹

  • @dalkaygahooyoorag5594
    @dalkaygahooyoorag5594 3 ปีที่แล้ว +10

    Faqasheey now what? Somaliland is gone forever!

    • @Peaceloverschannel3716
      @Peaceloverschannel3716 3 ปีที่แล้ว +5

      Somaliland guul iyo gobonimo Allah nabadiina haidin barakeeyo ictiraaf waad helesaan inshallah from muqdisho 🇹🇯❤🇸🇴

    • @Peaceloverschannel3716
      @Peaceloverschannel3716 3 ปีที่แล้ว +2

      Cuqdada iska saar wll kuma fiicno dalkaaga diso guul jamhuuriyada somaliland 🇹🇯❤

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 3 ปีที่แล้ว

      @@Peaceloverschannel3716 what cuqdad are you talking about. We are proud of our success, maxaa cuqdad iyo waxaad sheekeyneysaa maxay tahay!!!!?

  • @hubaaltvchanel8438
    @hubaaltvchanel8438 3 ปีที่แล้ว +13

    Heestaa i qaaday jamhuuriyada dhego hadalka belay ku qabtaaa

  • @ChristopherAdams123
    @ChristopherAdams123 3 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland 😻

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah reeer berbera noooooolaaaaaada waligiiin insha allllllah❤

  • @lit7189
    @lit7189 3 ปีที่แล้ว +24

    Kanaxwo nafata waaaaaaaa

    • @kayseaxmed1959
      @kayseaxmed1959 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahayba mahad leh ino sura geliyey nimcadan iyo masharicdan horu markan waxa xusid iyo aman mudan wa madax waynihi hore ee somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo oo marshucan dekedu ka midyahay wax qabadkisi waxan isna cimriga inta uhadhay ala haw barakeyo

    • @nimcokayseoontira7614
      @nimcokayseoontira7614 3 ปีที่แล้ว

      Waa🤣🤣🤣

  • @zeinabismail9300
    @zeinabismail9300 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha guuuul Somaliland

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah tabaraka alla guul iyo gobonimo Somaliland Hambalyo

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 3 ปีที่แล้ว +2

    siilanyo port yaa diidan salebaan maxamuud aadan hadaanu maalintii bax odhan horumarkaa maynaan gaadhnayn yaa sidaa igu raacsan

  • @sahalnoor5251
    @sahalnoor5251 3 ปีที่แล้ว +6

    Horumar

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashllh somaliland guul

  • @rukiadakane5067
    @rukiadakane5067 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah waxaan idiin rajaynayaa horumar intaa ka badan.

  • @fatnahaadi5442
    @fatnahaadi5442 3 ปีที่แล้ว +11

    Ma sha Allaah

  • @abdalewarsame2282
    @abdalewarsame2282 3 ปีที่แล้ว +3

    Guul somaliland💪🏻👍🏼❤️

  • @mrfuny1690
    @mrfuny1690 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer somalilandow waxan idin waydiyay professor axmed samatar ma xilbuu inoo hayaa ilaahaw wasiirka arimaha dibada loo magacaabaa wax badan buu ka badali laa 🥺😥😥😥😥😥😥❤

  • @Ifrahateye-bi9wu
    @Ifrahateye-bi9wu ปีที่แล้ว

    North Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @luckymohamed3018
    @luckymohamed3018 3 ปีที่แล้ว +2

    Allhamdulilh cadowgeenu hoos 😇

  • @hanigopzan1557
    @hanigopzan1557 3 ปีที่แล้ว +3

    M.AllaaH Guul GopakaygiiH zaahil

  • @marwoismail2563
    @marwoismail2563 3 ปีที่แล้ว +7

    M.a z/land guuuuuuuuuuuul
    💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤

  • @nimconimcomaxamed1583
    @nimconimcomaxamed1583 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah jamhuuriyada barakaysan❤

  • @fadumohassan2845
    @fadumohassan2845 3 ปีที่แล้ว +10

    Mansh Allah dalbayaa Somaliland

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 2 หลายเดือนก่อน

    Msha Allah yasiin caleek ❤❤❤❤❤

  • @deeqamaxmud7962
    @deeqamaxmud7962 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo Somaliland guul iyo goobnimo inshalh

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 ปีที่แล้ว

    Masha'Allaah Tabarakallah jamhuriyada barakeeysan Alloow Dhoowr Kanaxow Nafta Waaya 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪💪

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

    Wadamdan hore umaraad moidaana maansha Alaah Thanks Alot 🇦🇪

  • @tolmoon2233
    @tolmoon2233 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul somaliland hore usoco💚🤍❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @maxamedjama3522
    @maxamedjama3522 3 ปีที่แล้ว +3

    viva somaliland the Dubai of africa

  • @saynababdilahi2656
    @saynababdilahi2656 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle hano siyadiyo Horumarka 💚🤍❤

  • @barexassan3739
    @barexassan3739 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashs Allah guul guul guul somaliland

  • @rahiimamuuse5469
    @rahiimamuuse5469 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah horomar wacn intaayo in kabadanba waan rajeynaana inaan gaadhno lkn dhalinyarta somaliland ha ka shaqaysato wadankeda qurxon shisheeya intuu inooga shaqayn lahaa dhalinyarada somaliland shaqaysta dalkiina dhista horamarkiisu qacantiinu ku jiraaa 😍😍😘😘😘😘

  • @dalkaygahooyoorag5594
    @dalkaygahooyoorag5594 3 ปีที่แล้ว +4

    @libaaxa africa, @saleh elmi, @faqash cayayaan, where are you today? You bear our progress eh? Hahahahaha

  • @AhmedMohamed-jz1lv
    @AhmedMohamed-jz1lv 3 ปีที่แล้ว

    MachaAllah mabrouk shaqo qurux badan

  • @hudaaxmed4126
    @hudaaxmed4126 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dalkaygi

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 2 ปีที่แล้ว

    Masha aallah somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

    Walahay Somaliland is moving forward

  • @ameennikke
    @ameennikke 3 ปีที่แล้ว

    VIVA SOMALILAND....I 💕 I MISS....HEESTA IGA GADAN....HADAL, MURTI, WAX QABAD LOO DAA DALKAYGA...

  • @muunadaahir4000
    @muunadaahir4000 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey nimcada iinoo siyaadi

  • @kamalaouale4533
    @kamalaouale4533 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc hormar wanaagsan waayi laakiin shacabka soomaaliland ma ku doogsan doonaan ma ku noolaandoonaan mise gaajada ayaa ka dili doonta oo shisheeye ayaa ka shaqayn doona oo kugu maamuli doona

    • @maxamedsahal2210
      @maxamedsahal2210 3 ปีที่แล้ว

      Maxay uga shaqayn wayen iminkaba sow kuwa ka shaqeya🤔🤔

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul taariilhi ah ayaa maanta 24 June 2021 Jamhuuriyada Somalilaand u soo hoyatey. Xadhiga ayaa laga jaray Dekeda Cusub ee Berbera ee kulmin doonta maraakiibta isaga goosha Europa, America, Africa iyo Asia. Waxay noqon Berbera, Insha'allaah, xudunta kulmisa ganacsiga caalamka iyo Afrika. Berbera waa albaabka barwaaqada Somalilaand. Waxa mahada kowaad iska leh Illaahay Razaaqa ah. Mahada labad waxa iska leh DP WORLD iyo Imaaraatka Carabta. Mahada sadexaad waxa leh madaxda Somalilaand ee gartay halka danta dalkooda iyo dadkooda ku jiro.

  • @barkhadmuuse2192
    @barkhadmuuse2192 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalind soçotay💚💬❤nacabku darbiyada

  • @nadiirashawo3111
    @nadiirashawo3111 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh alh alle ha ino siyaadiyo nabadah iyo horumarkabah somalilland noolow dhulkygi hooyo aannan meelna kagah doorsanayn inan katago 💔💔💔💔💔💔💔

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 ปีที่แล้ว +7

    Libaaxii Afrika mee maanta wuu baxsaday miyaa kkkkkkkkkkkk

  • @omaryusuf8046
    @omaryusuf8046 3 ปีที่แล้ว

    it's too small unfortunately, welcome our brothers and sisters though from Ethiopia

    • @fdama
      @fdama 3 ปีที่แล้ว +1

      It is only Phase 1. Phase 2 will more than double capacity and work has started it has been announced.

  • @soultimanabdillahi4076
    @soultimanabdillahi4076 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah somali saa ku wada
    Comin soon ictiraaf

  • @nuurfarahismail2943
    @nuurfarahismail2943 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanta inaynu gacan teena kudhisanay ahayd hadii boqol sano kahor dekeda cadaan inoo dhisay

  • @kamalali5355
    @kamalali5355 3 ปีที่แล้ว +2

    Barbardhaarnay Waa taa Emirates ku bardhadhaadhay wa dakeena . Doqoney dabkaaa ba…

  • @sooraansooraan5946
    @sooraansooraan5946 2 ปีที่แล้ว +1

    Barbara guul

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth1091 3 ปีที่แล้ว

    My country somaliland waaw💚💭❤️💋

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว

    Maanshalaah degmada garacad waa three g of puntland

  • @fatoumaabdi8723
    @fatoumaabdi8723 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah somaliland ka naxaw nafra wa

  • @ahmedfarah6760
    @ahmedfarah6760 3 ปีที่แล้ว +2

    Askarta faraha badan maxay ahaayeen ma furinbaa meeshu kkkkk

    • @jamalali3280
      @jamalali3280 3 ปีที่แล้ว +1

      qadaadweynta lop diyaariyey o la tusaya inanay soo degdegin

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 3 ปีที่แล้ว +2

    Madaxweyna. Yuu. Ka duubin

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 ปีที่แล้ว +1

    ISHII BUGTAAY KU BIKAAXSO.

  • @Kbrallh
    @Kbrallh 3 ปีที่แล้ว +4

    Kharshkaygaygii baaabuurtaasan ka arkaa boqosho wadanka dhacdiisa hadii aan lacaglaan kacabanaynaa

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 3 ปีที่แล้ว

      HHHHHH KHARASHKAGII REER MIYI XADAARI ISMODAYA OO KU DALAYA DAD KA XADAARAD HOREYA UGU MAD HOREYNE QADADWEYNEY OGI XASID NIMADA INTA LEEG QUUSTA HOYADIIN ANAKA WASNE HADAD QUUSAN WAYDAN ANAGA IDIN QUUSIN
      XAASID XAASID XAASID DHALAY IDINKA IYO ANAGA XABADUNA WAA INOO DHEX ILA QIYAMAHA

    • @Kbrallh
      @Kbrallh 3 ปีที่แล้ว

      @@buufiyahaweyn7430 kuwii laanta lahaabaan ahay indr maxaa khaldanaan idhi waxaaso baabuura kharashba kubaxaya wasiirada halasookoobo xukuumad kooban oo taya lehbaan ubaahanay dadkan xilbay wax kudhacaan faakahaysina Hano gaadho meel walba dad dhibataysan oo baahanbaa wadankeena kabuuxa dabaqadii labaadbaa meesha kasii baxaysa meelbaan kasoo baxaynaa hadaynu isi saxno isdaji wadankana anaa leh insha Allah dadkay sugaysan waan ahay

    • @Kbrallh
      @Kbrallh 3 ปีที่แล้ว

      @@buufiyahaweyn7430 hasheenana itoobiya faraha hakala baxdo inagu aan maalano