DHULGARIRKI KADHACAY MAROCO WUXU IKASHIFAY XAQIQADA NINKAYGA!Q.2’

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 158

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 11 หลายเดือนก่อน +11

    Waan ooyay. Allah qofkasta oo adeyg ku jira faraj ha ugu bedelo.

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Tabaaraka Laah waa gabar Fariid ah Allaha barakeeyo

  • @arafoffcguumays6596
    @arafoffcguumays6596 11 หลายเดือนก่อน +6

    Ina rag wa isku shaar ilayn allah awlaada ha xafodo Aamin

  • @ayaanabdimusse9273
    @ayaanabdimusse9273 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah tabarakallah sawda xbbt Allah ku barakeyo xbbti

  • @SadiaGarre
    @SadiaGarre 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan kafahamay duco waalid in ay tahay cajiib intaas waxay kugartey ducada waaldka mansha allah

  • @siciidocabdullahi1130
    @siciidocabdullahi1130 11 หลายเดือนก่อน +10

    Wlhi waa qiso cajiib ah ninku naxariis daranaa subxaana Allah🥺😥ilaahay ruuxas o kale calaf nooguma daro
    Ayadana nabsibax bey heshay alxm lilaah 🥰

  • @cabaasemaxamed3158
    @cabaasemaxamed3158 ปีที่แล้ว +4

    Mid khyr leh maahayan . Dabeecda wanaagsan .wax ka wanaagsan ma leh

  • @aminaaliyassin3530
    @aminaaliyassin3530 ปีที่แล้ว +7

    Waa qiso xanuun badan lkn ilahay baa wado khayr qabta ufuray

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej ปีที่แล้ว +6

    Maa shaa Allah Sawda guul iyo barwaaqo.

  • @faysalaxmad345
    @faysalaxmad345 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso layaableh

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 ปีที่แล้ว +5

    mansha allah wll qiso caajiib ah ayay ahayd

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 ปีที่แล้ว +29

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين🤍🤍🤍

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +13

    Wcs walaashey mcn sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @XafsaDaahir-i9u
    @XafsaDaahir-i9u ปีที่แล้ว +4

    Iso duceya Ino Ilahey awlaad saalixa igu arzaaqo

  • @aaminabashiir7992
    @aaminabashiir7992 ปีที่แล้ว +6

    Subxaanallaah waalidku waa qaali allaah bedel khayr qabuu ugu bedelay baarinimadii waalidkeed Allaa sowj saalixana hasiiyo

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 ปีที่แล้ว +17

    Al musaamax kareem qisooyinka jaceylka inooga soo fasir abaayo ❤

  • @abdirahmansiyaad7109
    @abdirahmansiyaad7109 11 หลายเดือนก่อน +4

    Manshaalla wllo shugran alle ayaa yidhi Inamacal cusriyusra

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 ปีที่แล้ว +8

    Mnshlh sawda Qaali allh hku xiftiyo xppti❤

  • @tagtag361
    @tagtag361 ปีที่แล้ว +5

    Waa qiso aad u xannumbadan

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 ปีที่แล้ว +10

    sawda salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴😢😢😢😢😢😢❤❤

  • @NimcoIssehassen-vp4hd
    @NimcoIssehassen-vp4hd ปีที่แล้ว +4

    Alloow ugargaar walaleheen falastiin yaa rabi

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah nin raga oo wanaagsan ayuu illaahay kubeegay illaahay hantidiisa hawbarakeeyo hantidu sadaqada wayku barakowdaa waana shakhsi muumin ah illaahayna haka abaal mariyo ninkii Gabar muslimad ah wanaajiya wuxuu wanaajiyay hooyadiis walaashiis gabadhiisi xaaskiisii iyo shakhsi caawintiisu ay waajib ku,ahayd illaahow gabdhaha muslimiinta ah meelkasta oo ayjoogaan nooxafid illaahow gabdhaha reer falastiin yuhuudu iyo gaalada isbahaysatay illaahow jirkooda iyo naftoodaba kabadbaadi waajibkii raganimada ayaanu gabnay hadaanaan maanta hablaha muslimaadka ah aanaan gaalada kadifaaci Karin illaahow hanoogu caroon 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MuunaIbraahim-d7l
    @MuunaIbraahim-d7l 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ooyay allah qofkasta oo adeyg ku jira faraj haw badalo ❤

  • @MarayamoShekha-fh3in
    @MarayamoShekha-fh3in 7 หลายเดือนก่อน +4

    Realy. Xppti. Mn shllh. tabaara kalaah❤❤❤❤❤❤

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 ปีที่แล้ว +4

    Shukran abyo sawda , wllhi wa qiso murugteeda wadata , Alle ayaan kamagan galnay nin nuucaas macangag ah , subxaanallaah, xagee lagu arky bal dhaqankaas , lkn Alle waa qafuuru raxiim , adoomadiisa maqadiyo wllhi , dad wanagsan buu ubixiyay mashaallah, Alla dunida dad aad uwanaagsan baa jira masha Allah , dadka dhibaataysan dhibka allaha kaqaado qaasatan wllhen falastiin insha Allah ❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +9

    Mashaa Allah sawda Allaah haku xifdhiyo Subxanallah Allow Xiqti nagahay

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +23

    Allaa Illaahay Faraj ayuu furey😢😢😢😢walaalaheeda iyo Duligii qabay dartii uma dayacmin, Alle ma dayaco adoomadiisa

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 ปีที่แล้ว +7

    Shukran sawda waa laso dhaqsaty❤

  • @Coolgranma
    @Coolgranma 3 หลายเดือนก่อน

    RABBI HA XAFIDO IBTISAM IYO DURIYADDEEDA,,

  • @MohamedGuedi-uq7nj
    @MohamedGuedi-uq7nj ปีที่แล้ว +8

    إنا لله وإنا إليه رجعون
    إنا لله وإنا إليه رجعون
    إنا لله وإنا إليه رجعون

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahey ma dayicin iyo Duco waalid

  • @memaenjoy4827
    @memaenjoy4827 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah illaahey ayaa u gargaaray o caawiyay miskiinta

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 ปีที่แล้ว +2

    يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله u gargar re Palestine 🇵🇸

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว +5

    waan garanayaa Almusaamix kariim

  • @Raqiya-z1c
    @Raqiya-z1c ปีที่แล้ว +9

    Asc habo sowdo m.a hbo ani gbar yara ahey 16 wali magarin wlhi hbo waaku tagera waa jeclahey qisoyinkada allh ducadana heynaga wada aqabalo wllohena hbo wax aad ubadan ayan ka fai.dey.qisadan alkh codka iyo waqtigi kaga lumeyba allh haku barakeyo habo mcn❤❤❤❤

  • @adambarre6520
    @adambarre6520 ปีที่แล้ว +4

    Cajiib

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 ปีที่แล้ว +1

    Allahay ha u gargaaronreer falastiin ibtisaan illaahay ayaa

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah illahey asaga awod leh oo illahey faraj ufuray Alxamdulillah illaheyow adiga mahad leh Allaha unaxariisto walahena muslimiinta gumeysiga kujiro falastiin yaa Rabi illaheyow galada jebi jab aysan iloobin weligod Yaa Rabi

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +4

    Thanks sister ❤

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah waa qiso cajiib waalidkeed ayey ku muteysatey ayuu faraj ugu furey allaah allow yaa soo ogaada asagana waa uu soo dhutin sabar iyo xishood darida uu qof kula dhaqmo oo ah xaaskiisa gabadhiisa hooyadeed.

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 ปีที่แล้ว +9

    Sax alle ha jebiyo israaiil iyo america

  • @MahamuudabdiBarre-id5oi
    @MahamuudabdiBarre-id5oi ปีที่แล้ว +3

    Wlhy waa qiso yable qlshy

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +10

    Aabahey Iyo Awoowgeey kheer Alle ha siiye Meherka Maalinta arooska ayaaba la bixiyaa farasaar laga qaadaa.

  • @MuunaIbraahim-d7l
    @MuunaIbraahim-d7l 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar 😢

  • @aminaaliyassin3530
    @aminaaliyassin3530 ปีที่แล้ว +1

    Qiso wax badan oo cilmi iyo ogaal ah baa ku jirta tasaa ka faaiday❤❤

  • @aasiamaxamed7049
    @aasiamaxamed7049 ปีที่แล้ว +6

    السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاتة salaan ka dib ilaahay baa mahad leh inaga dhigay dad islaam ah inasiiyey nicmooyin faraha badan oon la koobi karayn hadii la isyidhaa tiriya mar labaad waxaan u ducaynayaa walalaheen reer falastiin اللهم انصر اخواننا في فلسطين 😢😢 ta xigta waxaan ka fahmay qisadan ku kalsoonida ilaahay rabbi qofka talo saartaa ma Jabo runtii gabadh dadaashey bey ahayd qaadateyna go,aan fiican rabbina garab galay dumarku haday sidaa wada noqon lahaayeen fiicnaan lahaydaa ilaahay wuxuu yidhi ومن يتوكل على الله فهو حسبه marnaba yaan laga quusan naxariista rabbi ilaahay xaqqa ha ina waafajiyo dunuubteenana rabbi ha dhaafo qofkastana rabbi muraadkiisoon macsiyo lahayn midigta haka siiyo habeen wacan dhamaantiinba 💞💞💞💞💞💕💕💕💕💕💕💖💖💖💖💖💖

  • @HodanCcaziis
    @HodanCcaziis 8 หลายเดือนก่อน +1

    الله أكبر❤❤

  • @SaamiAbdiSaamiabdi
    @SaamiAbdiSaamiabdi 11 หลายเดือนก่อน +2

    شاهدتها حلقات برامج مسامح كريم التي يديعها إعلامي البناني الشهير جورج قرداحي
    وفعلا برنامج مليء با المفاجآت السارة والحزينة😂😂
    بكل احترام وتقدير أستاد جورج قرداحي 😊

  • @faadumomoalincali4721
    @faadumomoalincali4721 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah❤

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alle waa qiso qiiroo badan Xaqiiqada❤

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley ปีที่แล้ว +1

    Allaahu Akbar samirku waa sheey qaali

  • @FathiMohammed-c2m
    @FathiMohammed-c2m ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤ walashay sawda

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +5

    اللهم انصر إخواننا المجاهدين والمستضعفين فى فلسطين يارب العالمين ❤❤❤❤

  • @DucoElmi
    @DucoElmi ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @IsmahaanAfrax
    @IsmahaanAfrax 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xumaa dadka qaar alle hurtiisa xisaab waa taalaa walee😢

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 ปีที่แล้ว +1

    Allah ayaa uga gargaaray Alxamdulillah waalidku waa qaaali

  • @simanelmi6888
    @simanelmi6888 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha waa gabdha karti leh

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalah 😢😢

  • @bushradahir8876
    @bushradahir8876 ปีที่แล้ว +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اللهم انصر اخواننا الفلسطيني يا الله

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 ปีที่แล้ว +2

    Ninkii dadka tabaalaysan soo dhoweeyay alle janatu firdawsa hageeyo.

  • @Fardawsamuhiimsiciid
    @Fardawsamuhiimsiciid ปีที่แล้ว +2

    Alla ha ugargaaro

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 ปีที่แล้ว +2

    يا الله كن عونا لهم

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ❤❤❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +6

    Wallaahi dhibka qaar mararka qaar kheer ayaa kuugu jirra oo dadka ayaa lagu kala bartaan,

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u gargaaro reer fslastiin

  • @AaminoXasan-bu4ms
    @AaminoXasan-bu4ms ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @CabdiCabdoo-mx5os
    @CabdiCabdoo-mx5os ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso murugo leh oo cajiib ah

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walaalo

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waqiso murugo leh aad bey ufiicantahay gabdhow iney wax bartaan maadi iyo dooni waayo markaad quraankaducada kasysidiyo xirfad aad KU shaqeysato waadkabixixi dhibwalba qof waalidkoida dhexda uxirtay ilaahay isku xira wax ma wey naayo nin waa in ee Tagaa kala fiican nin aan hoooyadayiyo aabahay Rabin ninba iima noqonayo marka horaaba kala hadlo teeda dumarka morokaanka ee qurbaha joogta aad iyo aad ayaan Ragu ugumeystaan anaa deriska la ahaa badan kood aad ayey udhaqsn xunyihiin inyar mooyee mashaa alaah Rageena somali aad ayey ufiican yihiin inyar xun mooyee anigu waa horaan katashaday hadaad qurbo joogtid KU dadaala diintaiyo luqada wadankas joogtid shaqeyso lacag yar meel dhigo caawi ehelkaagaiyo ehelkiisaa caruurtuna haday shaqo garaa bar inay eyeeyo awooe eedo habaryar adeer abti wax taraan ajar aad ubafanaa kahelee haduu xaajigu kula joogo iyo hada kala tagteen aniga ilmaha waawey abahood sanadkaanuu dhintay ilaahay hownaxariisto aamiin mashaa alaah ayagaa booskii galay noogu Soo duceeya in ilaahay aabahood janatu fardowsa kawaraabiyo iyagaa gadaashiin fidnoobin 5/2/2023 ayuudhintay weli meysamrin aadiyoaad yaan utebney😭😭😭💔😭hadana alxamdulilaah ayagaa duugtay aabo xun muu ahayn siiba sanadihii danbe aadiyoaad ayey iskugu xirnaayeen alxamdulilaah ilaahay ha unaxariisto asagaa waalidiinteyiyo intii muslima alaahu ma aamiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hoodomohamett1749
    @hoodomohamett1749 ปีที่แล้ว +2

    Alle haw gargaaro wllhen reer faladtiin😢

  • @daherbouhfarah5407
    @daherbouhfarah5407 ปีที่แล้ว +1

    Allahayow u gargar walalahayo falasdin

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd ปีที่แล้ว +2

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 ปีที่แล้ว +3

    Albaab Albaab kumaguree Ilaaheey ee Albaab Adane xiray Allaah waxow kuugu badalikaraa Albaabo ama Ganjeelo Allaahu Akbar❤

  • @AhmednassirAhmednassir
    @AhmednassirAhmednassir ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah adhiga qurax badnida

  • @ifrahfarah-su9ws
    @ifrahfarah-su9ws ปีที่แล้ว +2

    allow hana tusin

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo runti waa qiso cashar iyo cibro kusugantahy

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg ปีที่แล้ว +1

    ❤ax.yarapiy.ilahayow.nogargR

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha u gargaaro walaaleheen😢

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 ปีที่แล้ว +2

    Ibtisaam gabadh toosan oo baariyad ah ayey ahayd ilaahayna abaal marin fiican ayey kuheshay toosnaan teedii baari waalid hadaad u noqoto rabi ayaa kubar baarinaaya

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso xanuun badan

  • @HodanAbdi-by1sc
    @HodanAbdi-by1sc 11 หลายเดือนก่อน

    Xasiid buu ah

  • @XawoAli-vu7ud
    @XawoAli-vu7ud ปีที่แล้ว +2

    Wa qiso layable

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 หลายเดือนก่อน

    Sawda sheeka fiican
    Baad kasheekay saa
    Laakiin sheeka kale
    Baad dhex gelisaa
    Naga jooji waa kubar
    Yaynaa

  • @koosciiseguuled2131
    @koosciiseguuled2131 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤

  • @ZahraAhmed-t6h
    @ZahraAhmed-t6h 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudDaahir-oh2rh
    @MaxamuudDaahir-oh2rh ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso ah in laguna cibroqaato ah,laakiin waa aye iga oohisay qisani.

  • @ZihaamXasan-y8n
    @ZihaamXasan-y8n 2 หลายเดือนก่อน

    Swda qisada gabadha udhalatay maqrib ee dhul garirku ku dhacay marki aan dhageystay wan ilmeyay

  • @fadumoomar5280
    @fadumoomar5280 ปีที่แล้ว +1

    Asc sawda xabiibti sida dagan aad qisadaan noogu sheegtay ayaan kahelay mashallah allaha ku xifdiyo. Xaquuqal waalideynka wax walba hadaa sameyso magudi karno, waalidkeed dartood ayey u sameysey marka ilaahey madayacaayo.

  • @Mukhtaar909
    @Mukhtaar909 ปีที่แล้ว +1

    War ninku xumaa subxanallah yasir allah

  • @fadumaabdi7903
    @fadumaabdi7903 ปีที่แล้ว +1

    Alle haka dulqado falastin dhibka

  • @aasiyanuur7820
    @aasiyanuur7820 5 หลายเดือนก่อน

    Hooyaday oo jigjiga joogta baa laygu idhi hooyadaa madaxaa xanuunayoo koomay gashay maalinkaas wadnuhu haduuna I astaagin waan fcnaaba
    Wlldey isoo wacay hooyo waxba ma qabtoo 1 minute uun bay ahayd waatan kula hadlaysee aamus 😢😢😢😢
    Alle ha Inoo dhawro hooyooyinkeen
    Intii dhimatayna alle ha unaxariisto

  • @caaqilkaa
    @caaqilkaa ปีที่แล้ว +1

    kaas allah ayaa dhaafiyay alx nolol ka fiicana way heshay oo meel walba albaab uga furmay alx waa iska aduun iyo xaaladeeda

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley ปีที่แล้ว +1

    Ineey heeysan dhaqaalo aalagayaabaa

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 ปีที่แล้ว +1

    Lacagta xaqbay oo gu leedahay

  • @hamdiabdirahman8901
    @hamdiabdirahman8901 26 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢 wuxu xumaa

  • @abdirazaksaad2803
    @abdirazaksaad2803 ปีที่แล้ว +1

    Cidhiidhibaykujirtey gabadhu lkn ninku waaya Arag Ahayne ma wuxuu moodayay lacagtu inaytahay mustaqbal sharafka iyo Binion adamnimada ayaakafiican

  • @SahraCiire
    @SahraCiire 3 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @CaashaCeyda
    @CaashaCeyda ปีที่แล้ว +7

    Asc abayo sowdo... Khisadan wey isaa meysay waa mid aan anigu alle igabad badiyay wey igu dhicilaheed alx mid 42 jir ah anigana 26 sano alx

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 ปีที่แล้ว +2

    Marocan iyo cariboo dhan dumarka cabiid ayey u heestaan mar hadii laguursado waa qalaas