رغم أني لست سلفيا إلا أنني أقر بفضل الدعوة السلفية على الأمة و مكانتها العالية ولكن ترى في في هذه الأيام جماعات تدعي أنها سلفية وتحارب قيم الإسلام تحت مسمى مكافحة أهل البدع و يرمون البدعة و الكفر على كل من خالفهم
@@Hakim-o4k ma been baa soo uma aragtaan in jihaadka hada oo dhan baadil yhy Oo ilaa dowlada islaam ah la helo oo madysan inaan dagaal la galin mise kama warqabtid
@abdihalimosman1826 dagaalka qaza hada ma bilaaban 75sano ka hor ayuu bilowday waana qof ku kor taagan dil xabsi iyo jirdiladana waxaa lagaaari karto la gaar hadaan usoo nodo taada badar imisey ahaayeen asxaabtu
Munaafaqiinta la soo bandhigay munaafaqnimadooda in la horkeeno dadka waa xaqa oo la cadeeyay laakiin waxaa ii cad saa u hadleysid inaad ka mid tahay mise waa kugu been abuurtay
Waxaan oo sheekh an oo clipka kabuuxa ee daliilada shegaya oo afka somaliga kuugu sheegaya waxaa ay wadaan ragaas inuu wax xun yhy waa’ayo markaa😂 sh umal sh mustafe sh xasaan io inta kale wax kale oo aan wahaabiyo ihayn ooo wanaga sheegaysa armaad aragtay
سبحان الله maa la kala saari karaa munaafaqa iyo muminka kedib dhimashadii Nebi Maxamed صلى الله عليه وسلم , xattaa saxaabadii nebiga baan sheegi karyn oo odhan karyn hebel waa munaafaq, hadaba inagoo xilligan joogna سبحان الله sideebaan u odhan karnaa hebal waa munaafaq. Nebiga صلى الله عليه وسلم ayuunbaa ogaa inagu qof ashahaadanaya ma tuhmi karno
Sh umal iyo sh Barbarawi waa iskumid ninkaas barbarwaawi wixiisa maqarsan lkn sh umal waa wareeray War bal kawaran muslimiinta lagu duulay ayaa kuwana waa jihaad kuna waa fidno
الذين قالوا لإخوانهم وقعدوا لو أطاعونا ما قتلو ا قل فادرءو عن أنفسكم الموت إن كنتم صادقين، ولا تحسبن الذين قتلو في سبيل الله أمواتا بل أحياء عند ربهم يرزقون
الدعوة السلفية حق
نعم بالله
@@KhaalidMaxamed-w1m jadiiddiiyo iyo madkhali ayyaa la heystaa
رغم أني لست سلفيا إلا أنني أقر بفضل الدعوة السلفية على الأمة و مكانتها العالية ولكن ترى في في هذه الأيام جماعات تدعي أنها سلفية وتحارب قيم الإسلام تحت مسمى مكافحة أهل البدع و يرمون البدعة و الكفر على كل من خالفهم
@aliabdillahi6904 munaafaqiin cad weeye kuwan oo ayagaaba memberka lasoo istaagaya
إن لم تكن أسد في الحق فلا تكن كلب على الباطل
كلام عميق
ياأيها الذين آمنوا إن جاءكم فاسق بنبإ فتبينو أن تصيبوا قوما بجهالة فتصبحوا على ما فعلتم نادمين
Yaaka Faasiqsan Kan Jihaadka Fidno U Arka Damaarka Diintana Ka hormariya Kan Dunyawiga Yuhuudana Lafarxa
😂😂😂😂😂 يحرف كلم عن موضوعه
Jadiidiyo ilahy idin duleye urukuuca gaalada huyudul al casri
😂😂 runta ma rabtaan lkn waa xaqiiqda qaraar ay tahay in aad aqbashaan hadii kale naga aamusa inta gaalka la kala baxaayo😅
@@عبدالرحمنشيخيحيى
أَلَمْ تَرَ إِلَى الَّذِينَ قِيلَ لَهُمْ كُفُّوا أَيْدِيَكُمْ وَأَقِيمُوا الصَّلَاةَ وَآتُوا الزَّكَاةَ فَلَمَّا كُتِبَ عَلَيْهِمُ الْقِتَالُ إِذَا فَرِيقٌ مِّنْهُمْ يَخْشَوْنَ النَّاسَ كَخَشْيَةِ اللَّهِ أَوْ أَشَدَّ خَشْيَةً،
Kuwii alle sidan kulahaa marka ma faasiqiin bay ahaayeen sheikh????
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب يارب
Waa qashin jadiidiya waqtigoodana waa soo dhamaaday
Jadiifiiya yaa waye
@@DabeelBursato jadiidiyada kuwa kasoo horjeeda in gaalada la iska celiyo
@@Mujaahid11
Adeer jaahil baad tahay ee wax baro dadkana beenta kadaa xaqa runba logu gargaaraa
@@Hakim-o4k ma been baa soo uma aragtaan in jihaadka hada oo dhan baadil yhy
Oo ilaa dowlada islaam ah la helo oo madysan inaan dagaal la galin mise kama warqabtid
@@Mujaahid11 haa gartay mahadsanid
لله در القائل من علامات أهل البدع الوقيعة في أهل الأثر
Carab wllhi somali ba ka geesisan kaliya dawlad la.an ba nahaysa ee muslimka hogamiyashodn ahan laheyn illhayow qaza munafaqa io yahuuda io gaaladaba allahow kaqabo somalia dawlad fican io hogamiye fcn na sii ya rabbi😢
Hadda ayaad la heshay, ku soco walaal alle haku barakeyee
Kooxaa baaslahaatay
Umada Allaah hakaqabto
Amiin yaarabi
WAA WAREEY BARTAAN WAXAA LEH ALSGABAAB EE DHALINYAROOY KA CARARA ,HADA NINKAAN MA AXAADIIS IYO QURAAN BUU NOO KEENAY MAYA FIKRADO CULUMO AYUU SOO JAR JARAY ,MA WAXAASAA CILMI KA DHIGANAA
jadiidiyo alaah a Naga qabto
Waaba munafiqiin caadi ah subxana allah
Ustaad allah ku barakeyo
M.a saxib wadani sobadhi Barnaamijadha nocan ❤❤❤
Jadiidiya waa sharunaas, umada allah ha kaqabto.
Mashallah warbixin mudnaanleh iyo wariye qatar ah.
Waa kuwo Yahuuda afkeda ku hadlo
Alle ka cabso
Idinku alle kacabsada
Wllhi waa wax aan marna laga filyni wllhi erydanaan سبحان الله 😢😢😢
Ha tariikhda aya donto cida saxsan e gulaysata
Kuwan Ilaahay ummadda ha ka qabto.
Jadiidiyo shartooda allaha ka qabta ummada
Jadiidiyo mxaa laga wadaa
Rer qasa alle ayaa ku filan
Waahibsamka afkaaar jadiidiyo waa yuhuud aya kaxun runtii waa qoom allh umada haka qabto
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸😢😢
Jadiidiyo waa shayaadiin yar yar
Wax jadiidiya la dhoho majbraan walaal ee beenta mediaha iska jir
Shiqa somaliga ah ciilkisz ihayo 😢
Xisbi almubtadic almadkhali waa Shar & hoog , Alloow shartaado kaqabo umada.
بارك الله فيك اخي عبدالله الوطني 😊🎉🎉😢
Nimankaan waaba halis heerkaan inay gaarsiisan ma,umaleyneyn wallahi kuwa soomaalida boorkii ayey isku qarinayan kwrn
اللهم انصر اخواننا في غزة
Alle haku soo hadeeyo . Adoo cilmi iyo caqli sareeyo lahayn baad culumo waawayn oo suniyeeena wax ka sheegaysaa . Alle haku soo hadeeyo . Calaamad khawaajira baa kuku sugan
Culumada waa weyn iyo ku fiicanba waa kuwa xabsiyada sacudi ku jira lkn adiga hadaad mid iska raaxeysanaayo oo hadalki loo meeriyana meelaha kasheego aad culumo fiican u aragto jaahil bilaa caqli ah baa tahay, Cid xaqa sheegta oo iska raaxeysaneysa maba jirta ayadoo saman fidna ah laku jiro cidda xaqa sheegeyso waxaa lagu ogaado xabsiyada ayey ku jiraan
Cadawga muslimka dhuuni qaataha ah iyo takfiir ah miyaa Culimo waawayn kuu ah
Adiguna dadka hacaayine Jaahid Bisunan kkkkkk kkkkkk kkkkkk insurance saaadiqaan
hadallada ay ku hadlyan manad maqlyn
Waaba lagu tusay mumaafaqnimadoodee maxaad ku diiddeysaa qofkaan aqoon inloo turjumo mise waad ka mid tahay haa basbas
Meeshii loo duceyn lahaa loo hiilin lahaa in la dhaho kooxahaan yaryar ee marba magac la baxaaya cajiib
Haa waa koox yar oo caateyn ah oo Gaza Gaza ka socda iyagu sabab u yihiin ilaahey caqli buu ku siiyey maxamedow adigoon awood lahayn wadankaagiina difaaci Karin dagaal miyad qaadi lahayd
@abdihalimosman1826 dagaalka qaza hada ma bilaaban 75sano ka hor ayuu bilowday waana qof ku kor taagan dil xabsi iyo jirdiladana waxaa lagaaari karto la gaar hadaan usoo nodo taada badar imisey ahaayeen asxaabtu
@abdihalimosman1826 subxaanalaah hadaadan jihaadka galeyn dadka ku jira ha aflagaadeyn xamaas ilaahow guuley xataa adigaa cadaw u ah
Qaza ayaa kashìftay
Allahu akbar waar culimada ka xishooda
Kuwaa culimo maaha aa waa sharunaas kilaab umada ku dhaxdhuumaneeyso waaye.
Sòomaali munaafàqiin ah maanaga musaafurisaan
Ilahey iyo qof walba oo cilmi iyo aqoon lehba way la jiraan xamaar iyo felesdenba
Barnaamij si fcn loso diyaariye oo aad uqurux badan
Niyow arin fiican ayaad soo gudbinaysaa ee kusoo
Soco arintaas
Soo badi karbaashka jadiidiyo. balaayo alle hakuridee
Sheekh xasaan xuseen xasan aa ka dhiman 😂
Ilahay ka baq culimada waa wayn ka xishood
Sxp dulqaado haduu san cuquubada ku arkin aduunyada been abuurkiisa kolley aakhiro allaah maxkamadiisa hor imaanayaa
@@maxamedzalwe6386ilahey wuxuu ifka ku duleeyaya waa sahyuuniyada tadbiica yuhuuda minbarka u saaran.
Munaafaqiinta la soo bandhigay munaafaqnimadooda in la horkeeno dadka waa xaqa oo la cadeeyay laakiin waxaa ii cad saa u hadleysid inaad ka mid tahay mise waa kugu been abuurtay
@@SahalMaxamuud-fj6rb fool hadey timaado guda qarsi dhamaa carabkooda waxay ka dhaheen hadii banaanka la keenay maxaa la qariyaa waa munaafaqiin
@@maxamedzalwe6386 ma dadkaan munaafaqnimadooda banaanka taal
Subxanallah 💔
Walaalayaal miyaad taqaanaan cunugaan .
Janaalkaan leh waa maya seedku aaminteen hasalada uu soo jarjaray
Haleys jiro waa alshabaab
Beenta allaah ka ga baqo
Ilahayow xaqqa nafahansii
Wll download u fasax ama si shakhsi ah iigu soo dir luuqa
Jadiidiyo shartood Allah nadhafiyo
Saas ugu cadee muslimka xaqa
cabdulcaziiz arays waa laxiray iyo suleymaan aruxeyli waa shayaadin
War walaalo ilaahi Baan kugu fhaariye sheekha ka khudbadeeya مسجد قباء seed u caayeysa
Soomaliyey iska ilaaliya. Channelkaan waxaa kujiraa qoloda fikrada shabaab aaminsan.
Wahaabiyo waa la ogaaday waa askartii yuhuuda
Waxaan oo sheekh an oo clipka kabuuxa ee daliilada shegaya oo afka somaliga kuugu sheegaya waxaa ay wadaan ragaas inuu wax xun yhy waa’ayo markaa😂 sh umal sh mustafe sh xasaan io inta kale wax kale oo aan wahaabiyo ihayn ooo wanaga sheegaysa armaad aragtay
orod soomaaliada ka xoree iyo xabashida iyo gafuurculusta illeen dhul somaaliyeed haysta
@@laangasgaming5577 dad laga mashquuliyo ma nihin jihaadka xaqa ah ay xamaas ku jirto
Waa Kalimad Xilligeeda Ku Soobeegantay❤
Alle haku Barakeeyo
Sxb barnaamiyadaan so badi views xitaah wuu leeyahay ❤❤❤
Allaah haka qabto umadda sharka jadiidiyo iyo jaamiyo ama madkhaliyo
Allah haka qabto ummadda
Rabbi ka maq culimada ka leexo waleeee
sheikh bar baraawi qofkii dhageystaa woo fahmi meesha oo kahadlaayo. weekula fududahy inaa dhahdid waa munaafaq. malaha bariis ayaa kuu muqdo.
Wuxuu sheegay ayaa kashifay munaafaqnìmadiisa
سبحان الله maa la kala saari karaa munaafaqa iyo muminka kedib dhimashadii Nebi Maxamed صلى الله عليه وسلم , xattaa saxaabadii nebiga baan sheegi karyn oo odhan karyn hebel waa munaafaq, hadaba inagoo xilligan joogna سبحان الله sideebaan u odhan karnaa hebal waa munaafaq. Nebiga صلى الله عليه وسلم ayuunbaa ogaa inagu qof ashahaadanaya ma tuhmi karno
@NimcoMaxamed-m5j waxay ku hadlayaan waa fahantay waxay yihiin baadan ogoleyn waxaana ku wada qabyaalad hadalkaagaan ka fahmay inaad tahay reer waqooyi iska jir waxaan waa diin
Munaafiqiin ta casrigan weeye
Subxaana.llah.ilaahow.naga.qabo.munaafaq
Jadidiyo waa ay khaldan yihiin
Akhii mawaadiicdan soo badi
😭😭😭😭😭 ya Allaah please help falastiine people Ameen yarabi 🤲😭🇸🇴❤️🇵🇸💪🏼🦁
Alle ka baq oo ka xishoo culumada
Iyagu ilaahay haka xishoodaan oo dadka jihaadka Haa faraan masaajid la dhex fadhiyo oo dadka lacagta lagaga urursado waxba tari maayee
Hadey kuwaan culumo kuu yahìin adna waxaa tahay munaafaq waayo waxaa nala tusay munaafaq
السلام علیکم ورحمة الله
beenta coldoonawviska daa .
WALAAHI ADIGAAGAN AQAWAARIJKAA AYAA XAARAANTII XALAALEYSTAY WAXAAD RAADINEYSAA DHALINYARO AAD KA SOO JEEDISO BARI SAFKA ALSGABAAB, OOD KU TIRAAHDO ORDOO HOOYADIINSOO QARXIYA..
MAAD LA IMAARIIN AXAADIIS IYO AATADO QURAAN AH, CAAMADAAD KA FASIIDEYSANEYSAA ,MUNAAFAQYOHOW JAAHIILKAAL.
BEENAALAHAA
Wanaagga allah kaa abaal mariyo
Xog sugan weeye
Jadiidiyo waa xar
Ku wani waa yahuud
Alaylehe adaa isceebeeyay cunugoow
انا سلفي انا السلفي صالح الحمد لله ثم الحمد لله العقيد صحيح
Salaf kii ha ceebayn Madkhali xun ah baa tahay
Qoladaan miyaa la dhaqan tahay
Ma waxbaan ka Siya maxaan jadiidayo ku noqon o so jidiidinay
Dagaalkan walahi waa xaq ee Allow na caawi!😢
😭😭😭🤲🤲🤲🤲
‼️‼️‼️‼️‼️‼️
AAWAY DHALINYARADII CAQIIDADA SAXDAA TAQAANEY ,HALOOGA DIGO JANAALKAAN DADKA CAAMADAA SEYNAN DABINKA ALSHABAAB UGU DHICIN
أنت يا أخي أنت و أمثالك لا يجيدو ن التجريح و التعديل ،اهدأ لا تعد قدرك...
Afsomali ku hadal argagaxisoow ilaahay luuqad gaara ayuu kuu sameeya xaqana tageer
anigu waxaan taagnaa mid jadiidiyo lamid ah oo markii ciraaq lagu fuulay yiri nimanka islaamiyiintaa oohalkaa kadagaalamaya waxay kufsadaa naagaha gaalada soda gaaladu ukufsanayaa gabdha. reer ciraaq nacuudu bilaah jadiidiyo waaraga fakarkoodu heerkaas gaaray shartooda alaah hakukaafiyo iyaga
Jadiidiya.shar.shar
Munaafaqiin
Jadidiyo wa شجرة الغرقد
JULAHALO DHALINYAROOY NINKAAN JANAALJA LEH WALAAHI WAA QAWAARIJ ALSHABAAB EE IS ILAALIYA, AQRISTA QUR'AANKA AXAADIISTA NABIGEENA SUUBANAA SCW, ARKA WAXAY ISLAAMKA KU SAMEEYEEN ALSHABAAB ,DAAWAACISH , BULA XAARAAM IYO KILAABU RLEHLU NAAR KUWUU KU SHEEGAY NABIGEENA SUUBANAA SCW EE ISKA ILAALIYA CULUMO KU SHEEG YAASHA JUHALADAA
Culumaa u suu Allaha naga qabto🤲🏻
Xaqiiqda jirto in laga Hadlow ubahan
guulayso wll sidaa kusoco
Waa muusadka yahuuda asaga hala dilo
Bro mine ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ bro mine thnkz u❤
Jadidiyo wa kuwo khatar ku ah muslmiinta
War allah sxtc kacabsa😢
Niyow jadiidiyo waa halis
Yuhuudi dhar islaam gashaday
Jadiidiya waxaa loo sameeyey dan gaara. Hadase dad badan boo ogaaday
شكراً
Asc. Walaalayaal waxaan kala garan waayey inaad tihiin dad caama ah oo durbaanka loo tumo iyadana iska sacbisa iyo dadka shiicada so tarbiyeysatay waayo qaabka aad uhadleysaan waa qaabkii lkhwaanka uhadlaan xamaas iyo ikhwaan waxaa ku shaqeysata shiicada marka inaad weli camiil shiicada tihiin iyo inaad khaarij indha cadeeyneeysa tihiin so kala cadeeya
Kuwan yuhuudu ku shaqeysato ka waran iyaka
Fadlan Hubso
Waa caamo ninka janaalkaan lehna waa alshabaab
Inbadan ayaan sugaynay camalkan aadka u heerka sareeya.
Sh umal iyo sh Barbarawi waa iskumid ninkaas barbarwaawi wixiisa maqarsan lkn sh umal waa wareeray
War bal kawaran muslimiinta lagu duulay ayaa kuwana waa jihaad kuna waa fidno
Munàfaqiiñ
Khawaarijta Waa Maangaab
@@mohammedhassan9079 yaa khawaarij ah
Subxaaanallah
Alle haku barakeeyo sxb
Caamooy yaa kuu columo ah
الذين قالوا لإخوانهم وقعدوا لو أطاعونا ما قتلو ا قل فادرءو عن أنفسكم الموت إن كنتم صادقين، ولا تحسبن الذين قتلو في سبيل الله أمواتا بل أحياء عند ربهم يرزقون