Raxanweyn waxay Aminsan tahay in Hawiye Qabsan Hadii Itobiya baxdo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 106

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 3 หลายเดือนก่อน +8

    Raxanweyn 1991 wixii ku dhacay ma hilmaamin magaalada beydhabo loo bixiyay magaaladii dhimashada dad badan baa gaajo ugu dhintay waxaa u sabab ahaa mooryaantii Hawiye uu hogaaminayay Caydiid.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      in qabalida laysku diro oo hadba qabiil lasoo dhaweesto waa strategy aay istcimaasho itoobiyanku wayna u shaqaysaa runtii maanta

    • @kalatuuraaye.7106
      @kalatuuraaye.7106 3 หลายเดือนก่อน

      Jawaabtada aniga ayan ku siinayaa I dhageyso: baydhabo cida idinku leysay waa siyaad bare ciidankiisa waxaa idin soo gurmaday waa jeneral ceydiid waxaad usoo qaxdeen waa muqdisho waa la idinku soo dhaweeyay ilaa hada muqdisho waa dagan tihiin ma hawiye ayaa idin dulmiyay daalimyahow dadka nabaayo iiga jawaab su'aasheyda???? Waxa idin laayay oo gaajada in aad u dhimataan waa siyaad bare ciidamadiisa intaas mafahantay anaga hadii aan hawiye nahnay waligeyn ma leynin oo ma dilin walaalahyena raxanweyn. 2011 ayad u soo qaxdeen muqdisho baydhabo xudur iyo dhamaan dhulkii raxanweynta dagaan waad kasoo qaxdeen waa 2011-kii maxaa idin soo qixiyay gaajo iyo abaar kadib waxaad imaadeen muqdisho waa la idin soo dhaweeyay nin aad usoo qaxday siduu ku dilaayaa ii sheeg nin ku soo dhaweeyay siduu ku dilayaa ii sheeg ilaa iyo hada ayaad nala dagan tihiin muqdisho macnaha cidii idin xasuuqday ee siyaad bare wad ka cabsaneysaan hawiye oo idin hiiliyay ayad ku nabeysaan danbi eysan idinka galin. 😮 nin fiican bad tahay hawiye haduu gacan ku qaado laguma arkeyn ee cida ku xasuuqday orodoo gedo ayey joogaan ee kasoo Aarso anagu beenta hanaga sheegin balaaya ku aragtay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      @@kalatuuraaye.7106 waxaad tahay nadal garac ah oo taariikhda been ka sheegaya, waxaa ii rumoobay hadal ki ahaa , Dalka Soomaliya waxaa laga burburiyaa oo dadka kala cariya waa Xamar, hadalkaasi run buu noqday sida aay maalin walba xubin ka mid ah Soomaliya o go,ayso ayaa idinku aakhirka is cuni doontaan sidii dhici jirtay juhalo dumi aduunkan u jooga ayaad tahay shame on you

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 3 หลายเดือนก่อน

      ​@kalatuuraaye.7106 waxa wabiyada biyaha ka gaday dadka masaakinta ah mooryaan bay ahaayen baydhaba daarod ban ka qaban inta tiraahdeen bad ayagii gumadeen tas bana kentay in ay idinka fiigaan waxba ha ku galgalan darod raxanwayn wa ogyihiin ninka cadowgiisa ah

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 3 หลายเดือนก่อน

      @@kalatuuraaye.7106ciidan siyaad bare leeyahay xiligaas maba joogin. Beenta iska daa

  • @zahrahussein7547
    @zahrahussein7547 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ahmed Modobabay keenyati buu isku ilaliya

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 3 หลายเดือนก่อน +1

      20 KUN oo Og ah ayaa garbaha KA taagan wlhi axmed

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      @@omarhusseen9859 waxba lama joogaan kuwaasi, haday og dad yahay xornimao ayay ka qadan laheen amxraad dusha ka saarn , og siday u tiro badanyihiin uma tayop wnagsana

    • @abdikfilabile270
      @abdikfilabile270 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@omarhusseen9859 hadii ay ka tagantihiin asba Soo Ma oran Ethiopia ma baxayso? Baqdinta ahmed Madoobe Haysta walhi in aysan raxanwayn haysan😂😂😂

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 หลายเดือนก่อน +6

    Diwon ogaadeen magarato wixii lagu sameeyey digil iyo mirifle.

  • @barkulanx.d.schanenel7613
    @barkulanx.d.schanenel7613 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahow muwadinin somaliyed imanleh oo ilahna kabaqeysa umadasomaliyed mideysa kabariney

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Saad u aaminsantihiin oo kale ,,,haddii Kenya Jubooyinka ka baxdo in Mareexaan iyo cawilyahan Jubooyinka idinka qabsanayaan....wax lala yaabo uma jeedo...

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 3 หลายเดือนก่อน

    Oo axmed cumar jees muxuu rabay oo siyaasaddiisu ahayd

  • @GiifayDuurey
    @GiifayDuurey 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamac af ure waan daawan jirey waxaan uhaystey qof soomaalida kala yaqaan lkn saacadaan ayaan ogaadey inuu eberkiis fadhiyo orod kaamamka kadoono cashadaada urayahaw

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 3 หลายเดือนก่อน

    Ayga gaboobay ee qabyaalada hada ay gaboobay jaamac qaxooti ay ay dhalay ciil iyo cuqdad kudhimo inta yar ee noloshaada kahadhay jaamac qaxooti Jaamac uraayaw

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi xamze taageeri maayo Intan axmed madoobe ka tago e caqli sax ah la kaalaya , axmed madoobe ha jiro o ha joogo , from ssc

  • @maxamedxasan3178
    @maxamedxasan3178 3 หลายเดือนก่อน +1

  • @mustafmohamed8852
    @mustafmohamed8852 3 หลายเดือนก่อน

    Rahweyn lama qabsan karo ayaga oo hub heysanin ayaa la qabsan waayay hada ayaga oo maamul ah lama qabsan karo mida kale Ahmed madoobe oo doorashana galin oo kenyatiga ku tashanaya maad ku qaldaysa lafta gareen

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 3 หลายเดือนก่อน

    Hadda ma waxaad na leedahay farmaajo in yur layska dhoho xaq bay ahayd....lkn xassan shiikh in yur iyo kir layskadhoho waa khalad

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 หลายเดือนก่อน

    Daarood wuxuu aaminsan yahay in soomaalida oo gumeysi la hoos geeyo..

  • @CaliAxmadCofiya
    @CaliAxmadCofiya 3 หลายเดือนก่อน

    War.canfar.noogawaran.iyonaftofhurayashii.maxugudsmbeeysy

  • @AbdulAzizIsmacil
    @AbdulAzizIsmacil 3 หลายเดือนก่อน

    jaamac galad waligeyba waan daawan jirey oo waxaan uhaaystey inuu Abdet yahay lkn markuu dhahay Reer baydhabo waxey cabsi kaqabaan hawiye inuu kuso duulo oo baydhabo ka,qabsado saas darteed jaamaca galad waxaa ii cadaatey inuu iskahadlo shaafto raadis yahay
    somaali maanta Reerkale ka,adag oo xaafadiisa kaqabsan karo wllhi majiro ee jaamacoow sidan un hadi aad ahayd waa kusalaamaya

  • @XasanMaxamed-g4f
    @XasanMaxamed-g4f 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed adaa kashay dhaansan sheegad makaahiilow

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 3 หลายเดือนก่อน

    Jamacow Walalow Manta Hawiye Dagal Kuma Jiro Hada Naceyso & Hada Na Amanto Waa Isku Hal Marka Xalwo An Ku Siyee Is Daji

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 3 หลายเดือนก่อน +1

      Alla beenta

    • @abdulkadiryousuf7395
      @abdulkadiryousuf7395 3 หลายเดือนก่อน

      @@XayaatAbdi324 Jamac Ayantan Waa Run Low Abayo

  • @zahrahussein7547
    @zahrahussein7547 3 หลายเดือนก่อน

    Ahmed Modoba iyo reerkisa aya lay Hawiye nared baa sosocda. Dadka kalay waxba indhaha is kugu qabanina aa Tina Kaa hadla. Confur galbed Hawiye hay ka adagtahay.

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 หลายเดือนก่อน +1

    Laftagareen MA sharciyad miyuu u haystaa waa riyoonaayaa dowladnimada mayaqaano awoodda waxa iskaleh dowladda federaalka ama diid ama Doon ciidanka ithiopianka awood sharci waafaqsan ayey kubaxayaan.

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 หลายเดือนก่อน

    Shaar gaduudo ayey lafti badashay waa dumaaal dani cabdulahi yusufo aroosyada xaflada waaku wada jiraan beydhabo ka dhacdey

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 หลายเดือนก่อน

    W.m.santihiin .

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 3 หลายเดือนก่อน

    Waar kuwani waa hogaamiye kooxeedadii oo magacyo labaxay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 หลายเดือนก่อน

    JAAMAC HUURO WEYNE HOOYADAA KA WARAN SIILKEEDA ANIGU MA GELI KARAA???????

    • @AbdulAzizIsmacil
      @AbdulAzizIsmacil 3 หลายเดือนก่อน

      KKKKKK
      Samigey warkada ninka caayda intaan la,Eeg

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 3 หลายเดือนก่อน +8

    Lafta garen wa gartii nin xasan dhiiqo arkayaa xamar iyo dowlad kushègteeda Aamini maayaan

    • @IssackAbdi-zq5vn
      @IssackAbdi-zq5vn 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaas flastiin ciilan ka ahaaw 😮😮😅😅😅

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@IssackAbdi-zq5vn Maa raxaweyne iyo laftagareen baa falastiin ku sheegaysaa?

    • @IssackAbdi-zq5vn
      @IssackAbdi-zq5vn 3 หลายเดือนก่อน

      @@XayaatAbdi324 walaalow ii kaalmey tuugsi mooye maxaa kale oo aad taqaanaan reer tuugsa. 🧎‍♀️‍➡️ 📣 🚶😭😭🤣🤣🤣🤣🤣

    • @AbdulAzizIsmacil
      @AbdulAzizIsmacil 3 หลายเดือนก่อน

      Nin walba xaafadiisa isaga og sida uu umaalo
      xasan shekh 2 sano iyo bar aawey jimca kasta misaajidki uu kaso hadli jirey wadan ciidan adag leh dhiseyna uu lahaa siyaasad xumo wax uu dhisey majirto

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

      kkkkkkk adoo adoon shabaab ah oo hablahaagii habeenkii wax labaro kuwa laqabo iyo kuwaan laqabin baad hadlaaysaa inagumeed is xoree horta markaa ilahadal oo falastiin igu dheh adoo adoon shaaab ah hadal kuuma yaal

  • @XasanMaxamed-g4f
    @XasanMaxamed-g4f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jamac moryaan mw axmed makaahiil way ku waasheen

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 3 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya. Ma. Garanayaan. Itoobiya. In. La iska. Dhiciyo. Maahanee. Wiji. Ma laha. Anagaa. La. Dagaaleyney. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Lafta. Gareen. Ahmed. Madoowe. Waa. Inaa. Iska. Qabanaa. Anigaa. Digil iyo mirifle. U. Dhashey. Itoobiya na. Waa. Ogahay. Waa. Odowga. Somaliya.

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 3 หลายเดือนก่อน +1

    AXMED ALSHABAB WALAGA XISHONAYA LAFTA GAREEN AYAMORYANA WACAQLIGA OGADEN LAHAYSTEAH ILAA QIYAAMAHA

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 3 หลายเดือนก่อน

      Maanta somali oodhan baa laheysta ah. Bal iisheeg ninka hadli kara. Lakiin Qofka kaliya ee runta sheega ee hadlikaa waa Ogadeen. Faarax macalin suu uhadlo cid uhadasho iisheeg

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 3 หลายเดือนก่อน +3

    Jaamac kalad manta runto kaahadlay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cagdheerey anaga dabarogata ah dowgaan mid noga xun tariikhda nama somarin abaal aan idin galney oo aad nogudeysan majirto 2qodob midkaad qadaneysan idinkaa
    Dow uleh ama iskayo raciya oo dhulkana qaata ama nogar gaara nabed baadiya mogdisho cadow moyee arxan kama sugayo oky

  • @Shatedeol
    @Shatedeol 3 หลายเดือนก่อน

    Itopiya waa walalehena hawiyana waa cadowgeena mrdhow inan.xamar qbsano.ayan rpna

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 3 หลายเดือนก่อน

    Oo jaamac glad hadda ma waxaad naleedahay ....Hawiyiyahaas qabuuraha faaganaya raxan weyn haysku dhiibto

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed madoobe maamulka waa inuu ku fidiya jubada dhexe (bu,aale) iyo gedo (garbahaaray)

  • @AbdulAzizIsmacil
    @AbdulAzizIsmacil 3 หลายเดือนก่อน

    RRA baydhabo in loo qabtey iyo in ay iyaga qabsaden xussen caydiid weydii kkk wallhi barqad cad ayuu iskaga cararay isago
    RRA Kacararaayo

  • @AbdulAzizIsmacil
    @AbdulAzizIsmacil 3 หลายเดือนก่อน

    jaamacad galad maalinki uu furtey TH-cam kan illaa maanta dhoorsano kahoor qalinkaas iyo warqadaas yar sidaan ayuu uhaaystey warqada isago wax ku,qooraayo waligey ma,an arkin war ninka cilmi badana kk

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan Axmed AS wuudifaacayaa Lafta gareen gunimo uu asaga uga horeeya uu laftagareen kabartay kabadiye aa war heedhe gunimadan3 anaa kaaga horeeysee maxaad iiguqabsan weeye waxiisa maracana iney cidkale kuqabsato

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน +1

    in qabalida laysku diro oo hadba qabiil lasoo dhaweesto waa strategy aay istcimaasho itoobiyanku wayna u shaqaysaa runtii maanta

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 3 หลายเดือนก่อน

    Raxanweyn Kama baqayaan ee ciidanka dawlada ayey rabaan iney u adeegsadaan waayo Raxanweyn 3 meel 1 meel ayaa hubeysan . Marka intii hub ku filan ay ka helayaan itobiya wey joogaayaan.

  • @mohamedluqman1884
    @mohamedluqman1884 3 หลายเดือนก่อน

    Wariye adiga dhinac ayaad u janjeertaa
    Somali weli ma heshiin

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 3 หลายเดือนก่อน

    Ahmed madoobe waxa uu ka baqayo waamaxay ma in mareexan kismaanyo Qabsadan😂😂

  • @GiifayDuurey
    @GiifayDuurey 3 หลายเดือนก่อน

    Nacaskaan wuxuu aaminsan yahay in Raxaweyn ay kacabsaneyso hawiye.
    Waxan keeyahay waad xanuunsan tahaye hospital aad

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 หลายเดือนก่อน

    Raxan weyn waa runtodo hawiye dowlad nimo marabaan dhul iyo dad biliqestaan ayey donayaan axmadna wuu ka horeya

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 3 หลายเดือนก่อน

    Somalidu inaay warertay oo aay wax magarato tahaay waxaa lagu gartaa nin ithobiyaan ah ayaay kadhegteen Rislwasaare

  • @خلودمحمدعلي-ح6غ
    @خلودمحمدعلي-ح6غ 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale waainka ah kaaley adiga koonfur galbeed waa tii caga dheer kan ha igu dhufanin ee kan igu dhufo taariiqda been baad ka dheegtey

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    jamacoow waxani daawlad maaha ee waa mooryaan aan xishoon waana ku saxan yahay laftigareen inuu itoobiyaanka daaysto dameeraha hawiye mooruaanta ah aamun malaha

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

    ninkan weriye maaha . war ninka hadalka hakaga cayaarin waadba iska qoslesaa

  • @zakad9554
    @zakad9554 3 หลายเดือนก่อน

    Geedo naarna hadii ay kenyaanku ka tagaan maxuu aamin san yahay fadlan kaana ka faalooda

  • @maxamednuur649
    @maxamednuur649 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa kaa dhax hadayaa xamza iyo sulub ibaaro ceda ey utaa waa taqanaa hawite ayey utalaa

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

    Siyaasada Soomaliya meel xun baay maraysaa

  • @khalifjama3925
    @khalifjama3925 3 หลายเดือนก่อน

    Ahmed madoobe kenya baa ilaalisa

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 3 หลายเดือนก่อน

    sow xasan u keenay warkaas? ee noo sheef

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 หลายเดือนก่อน

    Nin dankaa leh adiga dan.makuu hayaa

  • @HassanaadanIssack
    @HassanaadanIssack 3 หลายเดือนก่อน

    Kan mafiyow waa walanyahy

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 3 หลายเดือนก่อน

    Hawiye naareed

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 3 หลายเดือนก่อน

    Been cad weyn

  • @silverloola726
    @silverloola726 3 หลายเดือนก่อน

    Hasan Shiikh inuu Ahmed Madoobe iyo Lafta Gareen inqlaab kusameeyo buu rabaa. Markii Ethiopia bad qaadeneeysay maxuu usaariwaayey.

  • @husseinmohamudadan9832
    @husseinmohamudadan9832 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp jabhadii ceydiid laftigooda wey wateen ethiopian oroma ah markii laga saarey baydhabo waxaa marlabaad soo laabtey wiilkiis xusen ceydid waa laogyhy wixii ku dhacey

  • @xuseencalimaxamuud7450
    @xuseencalimaxamuud7450 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 หลายเดือนก่อน

    Dowladda soomaaliya ma jirto koox ayaa qabsataye amisan qabyaalada iyo aniga iri qabiilkasta deegaankaga ilaasho hassan xaraashaye dowladda iyo soomaaliya uma shaqayo waa munafaqa ilaahay umada ha dhaafiyo

  • @zahranuur128
    @zahranuur128 3 หลายเดือนก่อน

    Boor isku qarin ma ahan ee sheeg in uu baqayo isagaba Axmed Madoobe.

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 3 หลายเดือนก่อน

    Madaama lafta gareen uusan wax horumara dadka usamaynin wuxuu rabaa inuu adeegsado qiiro qabyaaladeed si uu xilka kusii joogo.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 หลายเดือนก่อน

    JAAMAC MIIROGA MARKU CUNO WUXUU DOONU KU HDLAA

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 3 หลายเดือนก่อน

    JAAMACOW QAADKAAN DHAAN DHAAN UU KAA DHIGAY 😂😂😂😂

  • @zahranuur128
    @zahranuur128 3 หลายเดือนก่อน

    Adiga ayaa marna sheegaya waxa laga baqayo in ay tahay Hub iyo Saanad. Ogow hubka iyo saanadda waa la wada haystaa maanta

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 หลายเดือนก่อน

    Xamar
    Waa meesha Gobalada looga soo duulo oo Soomaaliya ka dagi weyday waa in la iska ilaaliyo

  • @NoorDubet-kk6lf
    @NoorDubet-kk6lf 3 หลายเดือนก่อน

    Please respect president Ahmed Mohamed islam

  • @BashirAhmed-qg8ht
    @BashirAhmed-qg8ht 3 หลายเดือนก่อน

    Walhi kal iyo laab ayaan uqoslay hawiye narred

  • @mohamedabdi9475
    @mohamedabdi9475 3 หลายเดือนก่อน

    Jamacow tan waa kaa halaawdey

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 หลายเดือนก่อน

    Waar jamacow walale wa kutagerna ee nagada hassan dhiqo moryane dawlede rabbin oo wiqaay haykalki dawleda mamulgobelka majeegli ee hassan moryane hayskaceshan

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 3 หลายเดือนก่อน

      Haykalka dowladnimo mawaxaad utaqaanaa Itoobiyaanka lahoos fariisto sida farmaajo

  • @LauraBinns
    @LauraBinns 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiyahaba Oromo ayay wateen xiligaas. Haddii Oromo ay la socon lahayn maba imaadeen Ethiopa runta ka sheeg taariikhda Jaamacow. Tankale dad badan baa ka soo horjeeda oo isla raxawaynta ah ee ma ahan sidaad u fahantay.

  • @rashidabdi1409
    @rashidabdi1409 3 หลายเดือนก่อน

    Waa fulay

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhibaato aan daarood ahay somali ma hayso munaafuq. QABIILISTE AH:

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 3 หลายเดือนก่อน

      Cudur Darood ku dil Hawiye ayaa haystee wadanka meel ku sheeg ma dharagto!

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 3 หลายเดือนก่อน

      Daaroodku waa Qaswadeyaal aan tabar lahayn

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 3 หลายเดือนก่อน

    War qowmiyad jabtey waye Somalida la sheego ufffff,

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 3 หลายเดือนก่อน

    Asc nuur iyo jaamac

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 3 หลายเดือนก่อน

    Hawiye Nareed ayaa Raxaweyne Baabiyay.
    Daaroodna waa uu Salaaxay..
    Xasan Shiekh lama aamin karo, waa gar sax ah,
    Raxanweyne waa Ormo, idinka kaga dhow Isaaqa ordaaya etoobiya...
    Xamar iyo Xasan intii la aamini lahaa
    Abiye laqaatay
    By by Somaaliye