MAXA KU DHACAY FARXIYA FISKA & MUBAARAK OCTOBAR || JAWAABTII FISKA! KARBAASHKII REER COMENTLAND

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @shaafinho1539
    @shaafinho1539  2 ปีที่แล้ว +5

    HALKAN KA DAAWO REACTIONKA HEESTA CUSUB FARXIYA FISKA & MUBAARAK OCTOBAR th-cam.com/video/wJi7zgBl_Oc/w-d-xo.html

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +38

    Qof walpa oo qoraalkayga aqrinaya waxan u rajeynaya cimri dheer iyo cibaado suuban ❤

  • @ugbaadibrahim9638
    @ugbaadibrahim9638 2 ปีที่แล้ว +5

    Aniga qof wayn ima tihid alle ha isku barakeeyo lamana qarniga♥️♥️

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 2 ปีที่แล้ว +4

    Hanbalyo ayaan leeyahay farxiyofiska, silac ku nool sodon guursato ayaa ka roon, again Congratulations my sister .

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 2 ปีที่แล้ว +4

    Fiska waa gabar qiimo badan ninka helo waaa nin nasiib badan Mubaarak canug yar maahan dooqiisa ayuu rabooday marka yaana lagu mashquulin congratulations hambalyo

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว

      Ninkan 30 ukujiraa wexey kawentahaba iskayaree

  • @nuuryaremoha6919
    @nuuryaremoha6919 2 ปีที่แล้ว +5

    Ku sali nabiga scw scw scw ❤️

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله مبروك الف الف مبروك الله یبارك فیکم يا اولاد المشرفین فرحیة ومبارك الله یحفظکم من البلاء والحسد الله یعطیکم صحة جیدا hambalyo Allaha ha isku gukiin barakeeyo oo awlaad khayr qabo na idin siiyo dadka qaarkood oo caqli lahayn oo iska hadlaya dag ha udhigina Rasuulkeenii nabi Mohamed ba سلی الله علیه وسلم khadiijaرضی الله عنها waxay ka waynayd 25 sano masha Allah edo farxiya iyo saygeeda mubaarak nolol farxada kunoolaada inankuu mu khasaarin way udhali karta ubad qurux na way haysa hada wasalam 🌷💐🌹😍😘💜💙💚👍

  • @najiibcabdi8743
    @najiibcabdi8743 2 ปีที่แล้ว

    Masha allhaa wa ale mahadii guur khayt qabaaa ooku waraa

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waa quruxleey maashaa allaah
    Wey isu qalmaan waayo age waa only number laakiin 15 weyka qurux badan tahay dadnimaa udheer iyo haybad

  • @caanodcaanod1999
    @caanodcaanod1999 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 💗 hambalyo 💗 marwalbo 💗 family qurux badan ina adeer horay usoco fiska iyo dumashigey

  • @gulletsheikh3622
    @gulletsheikh3622 2 ปีที่แล้ว +5

    Shafinho Mubarak October ma dhelin daa uud xanfar balse waa adeerkiis
    Aabihis waa geeriyooday Mubarak October

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 2 ปีที่แล้ว

    Masha alla tabarakala,Alle ha isku astuuro

  • @norabellaina1557
    @norabellaina1557 2 ปีที่แล้ว

    Love are not age but hambalayo fiska wish all happy life

  • @maryammohammad3585
    @maryammohammad3585 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah farxiyo iyo saxibked hambalyo🥰😍😍😍😍🥰🥰

  • @cabdifitaax6233
    @cabdifitaax6233 2 ปีที่แล้ว

    Legend shafinyo ku wataa hanabalyo

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaaha hambalyo hambalyo Arooska 🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹

  • @wllmoha1991
    @wllmoha1991 2 ปีที่แล้ว

    Habaliyo wllhega is jcl wiil iyo caano gabar iyo caano🤴🤴🤵‍♂️🤵‍♂️

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +7

    Shafici shafinho golden voice keep going szb sare🥰🙏

    • @polucker6181
      @polucker6181 2 ปีที่แล้ว

      Hampalyaanu leenahayee isku waarah

  • @foosaxmedsiciid7164
    @foosaxmedsiciid7164 2 ปีที่แล้ว

    Waxaba laqaaty gabadha wayn iny guursato ninkayar hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤💗💋💝💖💖kii aad kudegilaheed alle hakaga Dhigo farxadiinahajirto

  • @aminadenali9080
    @aminadenali9080 2 ปีที่แล้ว +1

    Habayo Habayo

  • @daljoogchannel8797
    @daljoogchannel8797 2 ปีที่แล้ว

    Waa adeerkii aabihii maaha
    Walaahay mubaarak aabihiii waa dhintay
    Walaahay maaha aabihii waa adeerkii aabihii lawalaala ah

  • @ashma9748
    @ashma9748 2 ปีที่แล้ว

    Sidii ugu haboonayn baa uga hadashay nin karmeed horay usoco 💯

  • @libanmahamed375
    @libanmahamed375 2 ปีที่แล้ว

    Libaax magacaygu waa Liibaan canbuulow, run ahaantii isagaaba nasiib badan oo helay mid kamid ah qalanjooyinkii gabdhaha soomaaliyeed ee hambalyo Hamblyo hambalyo baan leeyhy Lamaanayashaas

  • @hodanhalane4288
    @hodanhalane4288 2 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo farxiy iyo mubarka somali dhagah laga xirata aroos wacan

  • @walaaldarmaa1632
    @walaaldarmaa1632 2 ปีที่แล้ว +1

    First viewer commentor liker pro wanna reply to me 🥺🥺

  • @LOBO___669
    @LOBO___669 2 ปีที่แล้ว +2

    War Naagahaan Guurka Kadaahay Warkooda Naga Dhaaf legen shafinho 👍

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa waa ku sarey like badaan 👍👍👍

  • @nuurxuseencabdiqaadir731
    @nuurxuseencabdiqaadir731 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo lamaanaha walashey farxiyobfiska iyo seegeeda
    Mida kale dadakaan kumashquulaya waxaan leeyahay
    واللذين يوذون المومنين والمومنات بغير ماكتسبو فقدحتملو بهتاناواثمامبينا
    Wiil iyo Gabadh Xasuusnaada Aayadaan Adoo og.aayadaan cudurdaar majiro qiyaame

  • @samiraqasim6767
    @samiraqasim6767 2 ปีที่แล้ว +4

    اهم شي يحبو بعض الف الف الف الف مبروك 🌹 🌹 🌹 🌹

    • @sahraaadan8145
      @sahraaadan8145 2 ปีที่แล้ว

      Aniga waxan dhihi lahay dadka doqoda oga fuqa

  • @jujuqoolif4517
    @jujuqoolif4517 2 ปีที่แล้ว

    Waa dhan qurun ah oo mar hore ay sameysten odayal jahiliina hanbalyo fixka

  • @amiinyare3391
    @amiinyare3391 2 ปีที่แล้ว +3

    Adeer dhip maleh rasuulkeena muxamed "s.c.w" isagoo 25 jir ah ayuu guursaday khadiija bintu khuwaylad iyadoo jirta 40jir marka dhib maleh

  • @muhammedhazzan9943
    @muhammedhazzan9943 2 ปีที่แล้ว

    war waxas jacel lama dhihi kare waa will saqiray oo passport lagu qalday ee iga cun aniga farxiya fiska waxa la rabay nin wayn but will nolasha bilow uu ah

  • @suhaypmaxamed3426
    @suhaypmaxamed3426 2 ปีที่แล้ว

    Shafihino waxaad doonto
    Kaa qadan meynO waxaaad
    Naga dhaadhici neysaa fadxiya fiska 30 jir zhp midhas wan ka diidey 50 wajiga kagaga qornthy markaa halkaa naga hubi

  • @ramlamohamudadan4879
    @ramlamohamudadan4879 2 ปีที่แล้ว

    Horay usoco fiska hmlpyo

  • @habibomahamud4243
    @habibomahamud4243 2 ปีที่แล้ว

    Haye macan wan Ku aaminay kkkkkkk adeer benaale

  • @cabdikariimleo843
    @cabdikariimleo843 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 2 ปีที่แล้ว

    That's the true

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 ปีที่แล้ว

    Farxiyo anigu waa sugayaa laynka ayaan kujidhaa nambarkaygu waa dhow yahay cabdiwali gaas wuxuu yiri puntland waa farxiyo fiska hadba nin ayaa guursada

  • @deeqojilibey117
    @deeqojilibey117 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo mcnto

  • @cabdllakaape9579
    @cabdllakaape9579 2 ปีที่แล้ว

    Only one

  • @maxamedismaaciilofficial1674
    @maxamedismaaciilofficial1674 2 ปีที่แล้ว

    Waa iska caadi guur lkn waxoo gaha farqi ayaa udhaxeeya

  • @baarmohamed8520
    @baarmohamed8520 2 ปีที่แล้ว

    in ay is guursadaan waa guuuul da maleh jacayalku haku mashquulina dadka

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 ปีที่แล้ว

    Mida kale kadamaada iyaan leeyahay lamaanahan xslaasha isku doortay i am fro usa ok

  • @farhanjay2637
    @farhanjay2637 2 ปีที่แล้ว

    Mida kale dadka qaar waxalaga yaba amaba macqula ine xasidnimo u arkaan yacni sidu uguursan kara gabadhas caanka ah canugas yar ee isaga dhan 2015 sobaxay iyo wax lamida lkn calafka wa inaad amintaan asxaabey

  • @dhoof2140
    @dhoof2140 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah 🥰💝💝

  • @haaruunmuqtaar854
    @haaruunmuqtaar854 2 ปีที่แล้ว +1

    Hamplyo

  • @mariaabdi207
    @mariaabdi207 ปีที่แล้ว

    Gabadh 35 waa inaay guursat will 25 haaa wan ku raacsan ahaay wlllo iyo wlshay hanbalyo

  • @deeqomohammed141
    @deeqomohammed141 2 ปีที่แล้ว

    👸🤴💝🥰

  • @shukriahmedgacal4291
    @shukriahmedgacal4291 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰hanbllyo

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxbow shafinoh mesha jecel ma yalo duqada lacga ayey ledahy sas Ayo ku racay anigana hadan boskisa KU jera laha wn aroosa leha qofta 😂😢

  • @cabdirashiidmoha7842
    @cabdirashiidmoha7842 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi wan ku farax sanahay wllo

  • @akramman5195
    @akramman5195 2 ปีที่แล้ว +2

    Haladaayo wiilka iyo fanaanadeena farxiye fiska isku xishooda prothers

  • @SonaldoCr7
    @SonaldoCr7 2 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaan dhihilahaa guur wacan

  • @mane659
    @mane659 2 ปีที่แล้ว +1

    Only legend shafinho pro😍⚽

  • @cabdiqadir1849
    @cabdiqadir1849 2 ปีที่แล้ว

    Waxan Lee yahay jecelka hajiro waayo wey is doorteen adi hadat ka xuntahay suncab waxat rabtitna ahaaw

  • @aayaat7160
    @aayaat7160 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Waan kugu raacsanahay age is just a number
    Lkn waa maqbuul gabadh middle age ah iyo nin dhalin yaro ah.
    And there no contest eldry man marrying a child
    Because as we see here choice koogay isku guursadeen wanna is jecelyihiin masha Allah.
    And the other hand waxaaba laga yaabaa odayga duqoobay in gabadha yar lagu qasbay lacagna lagu iibsaday waayo waa iib yaradka iyo gabaatigu badanaa
    Iyadoo laga yaabo gabadha yar meherba inaan la siin
    Ta hore waa farxad ( labada is doortey)ta dambena waa cuqubo (gabadha yar ee la qasbay)
    Shame on you.. "dadka ka xun" Farxada, Cuqubadana jecel💔!

  • @farhanjay2637
    @farhanjay2637 2 ปีที่แล้ว

    Marki lagaso tago dheleecenta dadka qaar anigu fikrad ahaan waxan qaba ama xaqiiqa ah qof walibo inu dooq leyahay doqiisa ha ahado mid xun ama mid wanagsan hadesan dhibato uga imanen!

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +2

    Mid aan isla fahanno naagtu markay gaadho 40 waxba ma dhasho markaa dhaylada la iska jaqa.
    Tan kale islaan oday dhacay wuu ka dhali karaa 19 jir ee maxay kale 😂

  • @cmshow7720
    @cmshow7720 2 ปีที่แล้ว

    Fiska wakhatigaaga qaado keeb going 😘

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo fiska sida raga somaliyeed ayey u dhaqantaa . Ninka markey ka dhanaan sato wey iska burinee . Aniga hada time keygaa sugaa hhhh

  • @ismaaciil8088
    @ismaaciil8088 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk aabaha kan miyaa 14jir miyuu kudhaley hanbalyo farxiyo fiska iyo xaajikeeda isku waara insha allah

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว

    Hadey iskufaraxsanyihin dibmlhn lkn Somali daqankeda waa inlagucebeyo wilka gabar kaweynbo hadugursado nimankana caadi udaqankaraa ladoho wanyabnee

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 2 ปีที่แล้ว

    Legend brother 😍

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว

    Ala dadku been badhanaa wilkan iyo wilka farxiyaa arostay weybailaegyahiin mabadalikaree

  • @HamzeabdiHamzeabdi
    @HamzeabdiHamzeabdi 2 ปีที่แล้ว

    Fist 📌

  • @shufeermadia
    @shufeermadia 2 ปีที่แล้ว

    Waxan leeyahy gabdh 30jira wa gabar yare oo dhalaysa lkn odaygu 60jira adunkiisa wuusooqaatay

  • @mohamedabdilahi6772
    @mohamedabdilahi6772 2 ปีที่แล้ว

    Kᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ʟᴘx

  • @Nafiso059
    @Nafiso059 2 ปีที่แล้ว

    Wax kasto waa calaf waa qadarka alle taas

  • @xamsecumar8104
    @xamsecumar8104 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh wllhi odaygaasi wa geesi

  • @xasanjimcaale6604
    @xasanjimcaale6604 2 ปีที่แล้ว

    Nolosha waa mcn balse dadka ayaa si qald eh ka dhigo

  • @sadenaldo1897
    @sadenaldo1897 2 ปีที่แล้ว

    Hampalyo 💜

  • @ibrahimugaz4734
    @ibrahimugaz4734 2 ปีที่แล้ว +1

    Iztaqfurulah waxay ku hadashay arka

  • @isninonux2372
    @isninonux2372 2 ปีที่แล้ว

    Hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo

  • @shufeermadia
    @shufeermadia 2 ปีที่แล้ว

    Hamplyo lamaanayasha

  • @idrissesouleiman7794
    @idrissesouleiman7794 2 ปีที่แล้ว

    Maschallah arooska yanasa

  • @qancisa._
    @qancisa._ 2 ปีที่แล้ว

    TiTle xumidaa xoolow😂😂

  • @maanoPOY666
    @maanoPOY666 2 ปีที่แล้ว

    mupaarik iyo Aabaha kee wayn🤔

  • @mohamedabdi6487
    @mohamedabdi6487 2 ปีที่แล้ว

    59

    • @yayastar5165
      @yayastar5165 2 ปีที่แล้ว

      Waw machallah hanbalyo balse fiska wa gabadh siisa janisyada guurka ee anna markeyga wansugaya inshallah

  • @taxaneofficaill6965
    @taxaneofficaill6965 2 ปีที่แล้ว

    Ani fartuun birimo ayan rabaaa 😭😭

  • @abdalleahmed3314
    @abdalleahmed3314 2 ปีที่แล้ว

    Baaf buu dhar ku dhaqanaya ilahay bu leyahya

  • @sahrahirsi7859
    @sahrahirsi7859 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh hal

  • @mohamedsomali944
    @mohamedsomali944 2 ปีที่แล้ว

    Daud xanfar maaha aabahiis 🤣🤣🤣

  • @deeqomohammed141
    @deeqomohammed141 2 ปีที่แล้ว

    Daku waa iska hadlayan maa lo galo war koda

  • @Duceysan361
    @Duceysan361 2 ปีที่แล้ว

    Labadoda isagaba duq u ek😂😂😂

  • @cxafidmaxed1383
    @cxafidmaxed1383 2 ปีที่แล้ว

    Far xiyo fiska waxay kaween tahay wiilka aabihii hhhhhhhhh😁😁😁😁

  • @xuseendaahircali
    @xuseendaahircali 2 ปีที่แล้ว

    Dauud xanfar wiilka aaba uma ahan shaficiyow😂😂😂😂

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 2 ปีที่แล้ว

      Waa adeerkii abihii la dhshay maxaa dhiba

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 2 ปีที่แล้ว

    fiska wax lo bahan yahy ayey sameysay raga ayena naga barejeysay

  • @cabdiqadir1849
    @cabdiqadir1849 2 ปีที่แล้ว

    Waxan Lee yahay jecelka hajiro waayo wey is doorteen adi hadat ka xuntahay suncab waxat rabtitna ahaaw