WAR CUSUB:Maraakiibtii dagaalka Mareykanka ee kusugnayd badda cas oo kacarartay halkaas,maxaa dhacay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 เม.ย. 2024
  • WAR CUSUB:
    Maraakiibtii dagaalka Mareykanka ee kusugnayd badda cas oo iskaga cararay halkaas, xuutiyiinta oo sheegaya in sababtu tahay weerarada joogtada ay ku hayeen, iyo warar kale oo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 518

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 16 วันที่ผ่านมา +20

    Imaaraad allaha ka qabto muslimiinta meel kastaa iyaga ayaa holcinaaya subxaana allaah ❤❤❤❤❤

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 16 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @abdimuhumed5546
    @abdimuhumed5546 16 วันที่ผ่านมา +58

    Imaaraad waa musiibo muslimiinta loosoodiray ee illaahii ayaan uga baryaynaa inuu inagaqabto allaahuma aamiin

    • @kautharabdikadir9237
      @kautharabdikadir9237 16 วันที่ผ่านมา +2

      Amiin boycott emerate gold

    • @XawaCige
      @XawaCige 16 วันที่ผ่านมา +1

      😅😅😅😅😅😂😂😂 wa masibo daran waliba meeldaran allha katuro

    • @user-bf8oj2pb4b
      @user-bf8oj2pb4b 16 วันที่ผ่านมา +4

      Waa run imaraat anigu marhore ayaan arkay Ilaahay haga qabto

    • @user-mt6ys8gg3z
      @user-mt6ys8gg3z 15 วันที่ผ่านมา

      May ku tirsanaayen imaraaDku
      Iyo carabtuba
      Wax la hubo oo dhigle
      Xuuti iyo plastiinta quwada islaamke iraan mooye nagaaha
      Ayaad wax weydiisa

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 16 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 16 วันที่ผ่านมา +9

    Allah ha usiyaadiyo jabka iyo halaaga natanyaahu iyo kooxdiisa reer qaza a Allah ha caawiyo

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 16 วันที่ผ่านมา +17

    illaahayow adaa awood leh oo multi iyo qadar iyo naxariis lehe falastiin u gar gaar oo cadowgoodoo dhan kaga filow yahuud allow cabsi iyo cudur ku rid aamiin scw

  • @AsadaliMaxamuud
    @AsadaliMaxamuud 16 วันที่ผ่านมา +70

    Aaway dadkii jeclaay saliga nabigeena muxamed scw scw scw ❤❤

    • @mariansaid1129
      @mariansaid1129 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️

    • @ardayaduun8008
      @ardayaduun8008 16 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw

    • @hiboali5025
      @hiboali5025 16 วันที่ผ่านมา

      S.C.W

    • @farduus_
      @farduus_ 16 วันที่ผ่านมา

      Scw scw

    • @aishacadeey9928
      @aishacadeey9928 16 วันที่ผ่านมา

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

  • @muhmedsehel5239
    @muhmedsehel5239 16 วันที่ผ่านมา +2

    Ilahay ha inaga qabto imaaraad dhibaato wayn ayuu wadankeena ka wadaa,
    Ilahow Somali Mirja dhig 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @mohamedhassan-xz3op
    @mohamedhassan-xz3op 16 วันที่ผ่านมา +4

    Nadaara somaliya waxa qasaayo waa Emaaraad waxeey heestaan maamuul goboleedka oo dhan ❤

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 16 วันที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gabonimo Xuuti Masha Allah 🙏

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 16 วันที่ผ่านมา +8

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 16 วันที่ผ่านมา +8

    allah burburiyo mareykan yahuud imaaraatka masar aamiin illaahow ugargaar falastiin aamiin

  • @zakariyaalinuur
    @zakariyaalinuur 16 วันที่ผ่านมา +4

    Nadara wallal WA run imaradka in u yahay qayiin lakiin waxa kadaran ka amiina

  • @adonallah
    @adonallah 16 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم انصر اخواننا في غزة اللهم ثبت اقدامهم وسدد رميهم اللهم صل على محمد وعلى ءاله وسلم

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 16 วันที่ผ่านมา +1

    Imarda iyo masara iyo urdun iyo yuhudu waa isku mida ali hajabiyo amiin

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 16 วันที่ผ่านมา +1

    MACALIN YARE RUCUB IYO WALWAL ALLAH QALBIGA U GELIYEY SHARKAGA LA TAG IYO MEEL AAD KU GUBATO XASBIYAALLAH

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 16 วันที่ผ่านมา +11

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @Bile_hajji
    @Bile_hajji 16 วันที่ผ่านมา +10

    NAGTEE KU HAYAA INTA KU HEESTO LIKE PLZ😅😅

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 16 วันที่ผ่านมา +17

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA CADOWGA AH AAMIIN

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 15 วันที่ผ่านมา +1

    Imaraat inuuyahay cadawga koowaat ee Islaamka oo uu kadaranyihiin yuhuudda Muslimiinta badankooda weywada ogyihiin. Laakiin Allaah waxbakamaqarsoona maraandheereynna inuuqabandoono vidna shaki ugumajirto ee Allaah hanoosoodadajiyo Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin❤️👏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 16 วันที่ผ่านมา +15

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna wadna wadna guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 16 วันที่ผ่านมา +4

    wcs ustard kheir sheg kheir shege guul xm sq muqamaeadha

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 16 วันที่ผ่านมา +7

    Mareykanka Ingriska kuwa Kale Gumeystayasha ah,Munafaqyada Masar Moroco Cadowga Islaamka loo isticmalo waa Immaradke Jordhan,Gunea bisau Allaha ciqaabo.Xutiyinta Xamass muqawada Iraq kuwa kale ee difac Beitul Aqza difacayo xusbullah sido kale Guleysta.

  • @HiraabeCali
    @HiraabeCali 16 วันที่ผ่านมา +2

    Imaaraad wuxuu ushaqeya mareykanka, mareykana wuxuu necebyahay warka Sudan waa sax

  • @sacidxaaji4784
    @sacidxaaji4784 16 วันที่ผ่านมา +4

    Xadir ahy manta gad gadey barnamjkan ustad

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 16 วันที่ผ่านมา +3

    Mashalah guul wanayautahaye rafa

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 16 วันที่ผ่านมา +1

    Mash Allah. This is great news to watch.. thank you, Nadara. I think Huties are not kidding.

  • @ijabohussein8046
    @ijabohussein8046 16 วันที่ผ่านมา

    MBZ dhan fiican maleh waa shaydaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 16 วันที่ผ่านมา

    Guul Falastiin inshaAllah☝️🤲🏼🤲🏼🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🏼

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 16 วันที่ผ่านมา +1

    Sukran walalkey

  • @shucabmuxumad
    @shucabmuxumad 16 วันที่ผ่านมา +4

    Asc nadaara waanagan dadkii
    Jeclaa saliga nabiga n n k h ahaato s cw s c w scw scw

    • @XawaCige
      @XawaCige 16 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @QoraneMaxamad-xb9bt
    @QoraneMaxamad-xb9bt 16 วันที่ผ่านมา +1

    Nadaara sxb mahadsanid

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 16 วันที่ผ่านมา +3

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Abdulkadir NADAARA, Iyo Bahda Nadaara Show Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Waannu Ku Faraxsanahay In Ay Maraabkiibta USA Ka Caranaan Badda Cas ALLAAHU AKBAR GUUL Falastiin Inshaallah, Guuleyso Sami

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 16 วันที่ผ่านมา +1

    Emerates wa cadowga islamka wana gacan yaraha yahuuda iyo galada Alle ha ka caqto islamka

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 16 วันที่ผ่านมา

    imaraadku waa masiibo ee ilaahay balaayada uu nagu wado ilaahay haku celiyo

  • @DrMaalim-gv3fw
    @DrMaalim-gv3fw 16 วันที่ผ่านมา +1

    Waa cabsaday mareykinka

  • @saaidkhalif4416
    @saaidkhalif4416 15 วันที่ผ่านมา

    Imaaraad meel fiican malahan Ustaad.
    Ilaahi hana amaansado

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 16 วันที่ผ่านมา +1

    Aduunkii waa u kacay falstiin maasha allaah 🎉🎉🎉

  • @farahguled5609
    @farahguled5609 16 วันที่ผ่านมา

    Yahuuda iyo inta lajirta Allah ha jabiya

  • @daudibrahimali5864
    @daudibrahimali5864 16 วันที่ผ่านมา +3

    LAyga ugu horeyo wa xageyga

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 16 วันที่ผ่านมา

    Yuhuda iyo marikan wa isku hala iyo kawa lascda ee islmka shiganaya ali gusha hasiyo falstina amiin

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 16 วันที่ผ่านมา

    صلى الله عليه وسلم

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x 16 วันที่ผ่านมา

    ALLOW JABI IMAARATKA IYO CADAWGA ISLAAMKA SUUBAN

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 16 วันที่ผ่านมา +5

    Yaaaaarabi yaaaarabi yaaaarabi guul

    • @ahmedolad9476
      @ahmedolad9476 15 วันที่ผ่านมา +1

      Asc imaaraadku ma rabo dowladaha islaamka ah in ay shidaalka soo saartaan ,sudaana sidaas bay u qasaysaa si aan shidaalkeedu adduunyadda u gaadhin,somaliyana iyadaa weligeedba hor taagneyd iyo sucuudiga si aan somalya shidaalkeeda ula soo bixin.

  • @user-er1df2ze7l
    @user-er1df2ze7l 16 วันที่ผ่านมา

    Naf allale loo ma cabsoda
    Waxan uga jedaa
    Dadka rer falastin 💪💪💪
    Yuhudu na noqon mYso
    Sida ay modayan

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
    @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 16 วันที่ผ่านมา +1

    Falastiin insha alaah guuul ayaan alle uwaydiinaynaa

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs 🤝 Nadaara show

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 16 วันที่ผ่านมา

    Allah guuleyo reer palestini 🤲 🙏 ♥️

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 15 วันที่ผ่านมา

    Jizaakulaah Khayr

  • @user-so2gn8lr6v
    @user-so2gn8lr6v 16 วันที่ผ่านมา

    Masiibo alah ha ku rido lmaaraad waa NA dhibeene ilaahey ha naga reebo insha alaah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 16 วันที่ผ่านมา

    Imaaraad iyo suudan fadlan warkooda naga dhaaf

  • @husseinhashi8690
    @husseinhashi8690 16 วันที่ผ่านมา

    Ma laha dhanfiican Emarad

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 16 วันที่ผ่านมา

    Rabi haw gar gaaro shacabka rer falastiin

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f 16 วันที่ผ่านมา

    Kaasi hadda inaguu dacalka ina haystaa alleeyn leenahay❤❤

  • @naemaabdi7696
    @naemaabdi7696 16 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 16 วันที่ผ่านมา

    Wcs mahadsant walaalkey nadaara show ❤❤❤❤

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 16 วันที่ผ่านมา

    Alaahu Akbar alxamdulillah ilaahay swt haw gargaaro reer rafah

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 16 วันที่ผ่านมา

    Wansugaye warkaa

  • @IsaaqGoomey
    @IsaaqGoomey 16 วันที่ผ่านมา

    Waa run laakiin ala waa ujedaa

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 16 วันที่ผ่านมา +2

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @MahamedShmuse
    @MahamedShmuse 16 วันที่ผ่านมา

    Xuutiiguul❤❤

  • @KAAFIHashi
    @KAAFIHashi 16 วันที่ผ่านมา

    Inshalaah way guuley san doonaan xamaas miilwalba aygoogaan

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 16 วันที่ผ่านมา

    Allah imaradka haka qabto wadamada Musliminta ah dunida muslimka asaga kala reebay

  • @naimaomar3254
    @naimaomar3254 16 วันที่ผ่านมา

    Asalamu Calaykum. Mr . Nadara aad baad u mahadsantahay aqbaartaada aad ka u tafaftiran marwalba waxaan kuu haynaa taageer aad u qaali ah ! Reer afakastiin iyo Islaamka oo djana Allaha u gargaaro.

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 16 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 16 วันที่ผ่านมา

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH ALLAH AYAA U SIKHIREY FALASTIINE DHALIN TAAS MUDAHARADEYSA ADUUNKOODHAN.ALLAHOU AKBAR

  • @libanabdi4658
    @libanabdi4658 16 วันที่ผ่านมา +1

    Tnx bro

  • @user-vd2bn9zm4h
    @user-vd2bn9zm4h 16 วันที่ผ่านมา

    Allow ugargaar reer falastin allow adaa awood leh

  • @whome4851
    @whome4851 16 วันที่ผ่านมา +1

    Inaaraadka Alle ha baabiyo waa fidno soo daahirtay ee.

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 16 วันที่ผ่านมา

    Waa joogaa dhibaato xun buuna ku Hayaa ilaahay ha Naga qabto

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 16 วันที่ผ่านมา

    Asc allaha kuxafido imaarad dhan fican ma laha allaha ka qabto muliminta cadawga islaamka wa imaarad

  • @C.qani.qalinle
    @C.qani.qalinle 16 วันที่ผ่านมา

    Waa sax macaa miisha isra,iil shaki maku jurto wax lahuba waaye waana tuugo.

  • @ibrahimabdullahi7706
    @ibrahimabdullahi7706 16 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah warakaga wa xiseeya. Balse adigu amuuraha Somalia dhexdhexad maka tahay? Dhbna ulam jeedo. Waraka a so gudbisid wa xaqiiq ila sugan ka ka so qataa shugran siina soco.

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 16 วันที่ผ่านมา

    Xuutiyinta allah hanii siyadio guusha

  • @maryan3892
    @maryan3892 16 วันที่ผ่านมา

    Imaarad alle haka qabto umada muslimiinta ah

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 16 วันที่ผ่านมา

    Somali ayuu baabi'in raba ilaahey masiibo haku rido

  • @kamalmusa-rb5he
    @kamalmusa-rb5he 16 วันที่ผ่านมา

    Jasaakallaah

  • @user-xd6zm3of2j
    @user-xd6zm3of2j 16 วันที่ผ่านมา

    Imaraadku meelkalu ka heli doona camalkiisa Insha-Allah

  • @user-xe1mm7cy4c
    @user-xe1mm7cy4c 16 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay.imaaraat.iyo.yuhuud.iyo.reergalbeed.umadahakaqabto

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @XalimoYusuf-me2nl
    @XalimoYusuf-me2nl 16 วันที่ผ่านมา

    Ustad nadara anaga ku xigna alle hanaga badbadiyo

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 16 วันที่ผ่านมา

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 16 วันที่ผ่านมา

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @user-wn6ml1nw6z
    @user-wn6ml1nw6z 16 วันที่ผ่านมา

    Imaaradka illaahay haka qabto islaamka

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 16 วันที่ผ่านมา

    InshaAllah guul

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 16 วันที่ผ่านมา

    Imaaraadka madaxdooda iyo siisii waa yahuud qarsan ee allah umada muslimiinta dhibaatada uu ku haayo allah ha ka qabto aamiin waa dalaalka lagu baabiyo umada muslimiinta ee allah ha ka horwareejiyo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo

  • @user-hw6bl5sf1v
    @user-hw6bl5sf1v 16 วันที่ผ่านมา +1

    Quran online qofki rabo welcome

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 16 วันที่ผ่านมา

    Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay

  • @user-by4bj6vq2i
    @user-by4bj6vq2i 15 วันที่ผ่านมา

    Imaaraadka waa cadooga Islaamka alle hanaga qabto

  • @HassenAmaan
    @HassenAmaan 16 วันที่ผ่านมา

    Asc walaal imaarad alle ha inaga qabto kheer malaha shar mooyen

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 16 วันที่ผ่านมา

    Allow sahal amuraha

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 16 วันที่ผ่านมา

    Kataga ilahayna hanagakiin kexeyo insha allah

  • @issahussein8946
    @issahussein8946 16 วันที่ผ่านมา

    Al mowt li amirikiya ,Al mowt li israili nacalatulahi yahuud Al nasr lil Islam Allahu akbar

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no 16 วันที่ผ่านมา

    Imaraadka waykulaxisaabtamidoonaan hogaaminta diinta islaamku insha.allaah wuudhamaaday waqtigii yahuuda iyo fanaafaqiinta maraykan uhoreeyo imaraadna waakakamid

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 16 วันที่ผ่านมา

    Allah hajebiyo cadowga

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 16 วันที่ผ่านมา +1

    Guul insha allha yaan urajaynaynaa xamaas iyo xulfadooda

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 16 วันที่ผ่านมา

    Congratulations huti ragarag dale

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 15 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 dhibaatada ugu wayn ayaa ku haysa somalia oodhan qabiil iyo dowlad gobaleed noo keentay rageen 🇸🇴wadanka gabay hadii carabta faaiido leeyahiin falastiin caawi lahayeen🕌🌏

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 16 วันที่ผ่านมา +1

    Imaraats wacadawga islamka ilahay hakaqabto muslinka insha allah.

  • @qazaliali7302
    @qazaliali7302 15 วันที่ผ่านมา

    Dhan fiican eu malahee ilahay haynaga qabto