Heshiiska Dekeda Berbera ee Xasan Sheekh Lacagta badan Kucunay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 99

  • @mahadabdirischid399
    @mahadabdirischid399 16 วันที่ผ่านมา +3

    Tv ga ugu wanaagsan beesha darood 😂😂😂😂😂

  • @Fagaare1
    @Fagaare1 16 วันที่ผ่านมา +6

    Qofku markuu umadd wax qabsatay u quudhi layahay wanagooda iyo dawladnimadooda sidanuu u hadlaa

  • @Wiilonimeey
    @Wiilonimeey 15 วันที่ผ่านมา

    Hodoneey guuleeyso abaay ha na kala gooynin abaay
    Wallaahi waan Odin jecel nahay.

  • @Ahmed-c6z7b
    @Ahmed-c6z7b 16 วันที่ผ่านมา +3

    Meeqaamki wariye looga baahna hoosbaad uga dhacdey wllhi pro
    Maracadde show baa wariye ah

    • @farhanahmed-ii2lk
      @farhanahmed-ii2lk 15 วันที่ผ่านมา

      Iyo sidu isaga dhigi jiray wariye dhexa
      Munafaq wallle markan bartay may dhawayn
      Xaasid hoyada anga waasna somaliland waa daal jiira jiirina doona xanunow

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 14 วันที่ผ่านมา +1

      Been mad. Sheegin😂😂😂

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 14 วันที่ผ่านมา

      @@farhanahmed-ii2lkala mxd. Aragtay😅

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 15 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر في اخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين يارب العالمين

  • @BareHalanmude
    @BareHalanmude 14 วันที่ผ่านมา +1

    Awey ninki la doortey ha isaga tago hadu meesha xukumo muuse handarab 😂😂😂😂😂

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 16 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha hu akbar scw scw csw csw scw scw csw ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdalahKalil
    @AbdalahKalil 16 วันที่ผ่านมา +2

    Weliba waa la gawracayaa waxa midnimada lagu shaqaysto dadka ku shaqaystaan 😂😂😂

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 16 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan Waa masiibo Qaranka Somaliyed Ku dhacayday 😠🇸🇴😭💯

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 15 วันที่ผ่านมา

    Jeclidaa Jabka Madaxweeyne Xassan Sheekh

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 16 วันที่ผ่านมา +2

    Soo Dah Gabadha.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 16 วันที่ผ่านมา

    H.YOONIS WAA LAGA QAADAYAA XUKUNKA SIDII HORAY U DHACDAY...!!!!

  • @BilalHassan-nb2ie
    @BilalHassan-nb2ie 15 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan. Waaa. Washeey. Qabiil. Uguurey

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 15 วันที่ผ่านมา

    War odaygaan aboorka ka baahi badan inti aan la dooran kahor muxu cuni jiray oo wax deeqa aan la garaneyn kaankara aan daawa laheyn allaha kugu rido oo silac iyo saxariir illahey hakuu dilo illahow aamiin

  • @falisissahak
    @falisissahak 16 วันที่ผ่านมา

    Asc
    Insha allah albaabafa illahay ood ma saarna
    Albaab haduu xirmo albaab buu furaa
    Maran dheerayn reer falastiin way xorobataan
    Balse madax ku sheega kaba qaadka ahi xageebay ku waari doonaan
    Allaha garab galo illahay culeyska haka dulqaado insha allah

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 13 วันที่ผ่านมา

    1.Soomaali Land= Dhulka Soomaaliyeed.
    2.Dheh,Qor= GOONI-UGOOSADDOONKA WOQOOYI GALBEED ✅

  • @mussekhadar7388
    @mussekhadar7388 15 วันที่ผ่านมา +2

    Nasabkaygu waa soomali calankayguna waa ka tawxiidku ku qoranyahay am somalilander dawlada xamar ka jirte qudhunka alle nama hoos geeyo

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 16 วันที่ผ่านมา +1

    Ciro waa meyd harag ah oo aan waxbaba ogeyn, waxaan kaloo ka yaabey ciro markii uu noqdey madaxweynaha maamulka hargeysa wuxuu moodey inuu noqdey madaxweynaha usa 😂😂😂😂😂 wuu suuxey

    • @RoodaIsmail-i6p
      @RoodaIsmail-i6p 16 วันที่ผ่านมา

      Doqon, hacaayin madaxda

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 16 วันที่ผ่านมา

    XAASHIYAW WERIYE SOMAALIYEED RUNTA KUDHAW AYAAN BADAN KULA JECLAA AAD KUNA DHOWAYD LKN SIDII DAGAALKII LAASCAANO U QARXAY CUQDAD IYO QABIILAYSTE AYAAD KU FOGAATAY KUNA TALAXTAGTAY WAXAAN JELAANLAHA INAAN CAADIFADU KULA FOGAAN WAA BILAAHI TAWFIIQ

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 13 วันที่ผ่านมา

    7:00
    Soomaali Ayaa Sidaan Loo Wadar-Gumeeysandoonaa

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 16 วันที่ผ่านมา

    Kkk xaashow ganacsade Al yaasir maaha nin cusub ee waa nin muddy deer ka ganacsanaayey somaliland siiba dhoofinta xoolaha ganacsade indhodeero alla haw naxariistee amin fog ayuu wakiil u ahaa macjaro ku leh berbera

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 16 วันที่ผ่านมา

    Soomaalinimada inaad kudhimato waan,kugutaageersanahay Ina qoranaay gobanimo

  • @FarhioAli-x8e
    @FarhioAli-x8e 15 วันที่ผ่านมา

    xarfantii muuse dhanka liin cabsiinta u qabilsanaa baa weli jogo😂

  • @AxmedyaasiinMuxumed-q4x
    @AxmedyaasiinMuxumed-q4x 16 วันที่ผ่านมา

    Soomaali waxadiiday daarood

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 16 วันที่ผ่านมา +1

    FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM AND SOOMALILAND TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES BETWEEN BORDERS AFRIKA FARAGALIN LIIDATA XASAN HAWIYE

  • @ismailhersi6242
    @ismailhersi6242 16 วันที่ผ่านมา

    Asc:
    Hor ayuu u soo maray Sharkada xoolaha Al-Yaasir, waxanse ku sheegayaa inuu Yaasir Yahay Tuug Caan ah oo dhacay malaayiin doolar oo dad soomaaliyeed leeyihiin, ka dibna uu ka cararay Somaliland iyo Jabuutiba.
    Markaas haddii Somaliya ama dawladda Sucuudigu warqado soo siiso, cid dib u aaminaysaa ma jirto. Kiiskii xoolaha uu dhacayna maxkamadaha Sucuudiga ayey jirtaa.
    Mahadsanid

  • @SahraNoh
    @SahraNoh 16 วันที่ผ่านมา +1

    Iska hadloow ina igare

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 16 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya waadalafcn

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 16 วันที่ผ่านมา

    Hooyadaa u sheeg argagixso

  • @sahraJibril-es6ze
    @sahraJibril-es6ze 16 วันที่ผ่านมา +4

    Kani maha weriye ee waa qof buka oo uu bahan cillaaj 😎😎

  • @JamalSaed-dh6bi
    @JamalSaed-dh6bi 10 วันที่ผ่านมา

    Meshan nidaam baa kajira maaha Mel layskasoo geleyo

  • @rashiidashkir8103
    @rashiidashkir8103 16 วันที่ผ่านมา

    Muuse waa la bedeli kara balse Sharciga isma badalayo 😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 วันที่ผ่านมา

    Munaafaq Muuse wadanka ma lahaa ama Ciro waa wadan sharci leh waaye sharcigaa qabanya qofka yidhaa Somaliland ma jirto ee u dhashey in dil lagu xumkumey aheyd why waa qof meeshuu ku dhashey wax ku bartey dafiraya

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 16 วันที่ผ่านมา

    Masiibada qaran waa qabiilka,nin afar sano joogaya wey ka culustahay arinta soomaaliya (Growe,hargesa,&kismaanyo)sirdoonka ethiopia ayaa maamula dawlada dhexena lagama ogola kasii darane wakiilo ethiopia uga wakiil ah parliament iga federalka ayey xamar usoo dirsadeen oo weli fadhiya si ay u qariyaan qayaanadooda ayey webiga haduu fataho Xasan mas,uuliyada u saraan waa beelo aan waa jibaad laheyn oo xuquuq raadinaya, waajinaad hadaanaad laheyn xuquuqna malihid.arinta soomaaliya ha biqleyso oo hooyadeed ha wasto aan aragno cida goofkeeda xabashigu la wareego.

  • @saynabahamed7148
    @saynabahamed7148 16 วันที่ผ่านมา

    Taa inla xidho waa lagu saxaye ee nacabka darodka ha nola imaan

  • @FarxaanDirac-s6b
    @FarxaanDirac-s6b 16 วันที่ผ่านมา

    S.s.c.guuuuuuuuuuuuul.iyo.gobanimo.isha.allah

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 16 วันที่ผ่านมา

    XASAN HA CASHUURO BERBERA LK YAANU U DHOWAAN BOSASO WAAYO WUXUU PL KA JARAY LACAGTII CAAWIMADA ADUNKA.

  • @mohamedadan7867
    @mohamedadan7867 16 วันที่ผ่านมา

    Maxaa kaa galay Somaliland?

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 15 วันที่ผ่านมา

    waar waxaa ku biyo dhigtay qabyaalada kab iyo laxnimada xataa hadalkaagu waa qabyaalada ugu xun ee daaroodiisamka😅😅

  • @FarahAbdi-rv9jq
    @FarahAbdi-rv9jq 16 วันที่ผ่านมา

    Xashiyaw halkaas haku dhex walan Cirro siyasada dalku ku shaqaynayaa!

  • @abdullahiibrahim5354
    @abdullahiibrahim5354 16 วันที่ผ่านมา

    Madax waynHa ka xishoo.wlhi qabyaladu wa xalaaal waar qabyaalada barta hawiye iyo dirow

  • @Arabduur
    @Arabduur 16 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxwaynuhu wuxu isleeyahay xilkaan rajo kama lihid e meeshii ay kula gashaba la gal hhhh

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 16 วันที่ผ่านมา

    Oo yaad u warantaa horta ma ilma faqash

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 16 วันที่ผ่านมา +1

    Farmajohanoodo

  • @homeh3455
    @homeh3455 16 วันที่ผ่านมา +2

    Way istaahishaa in la xiro naagtaas

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 16 วันที่ผ่านมา

    Loogamabaahna somali itaaliya

  • @Gellehboon
    @Gellehboon 16 วันที่ผ่านมา

    Waxan uhu necbahay war aan jirin oon sal iyo raad toona lahayn marka war xaqiiqa lagaga dhigo

  • @MadarBurco
    @MadarBurco 15 วันที่ผ่านมา

    Riyo

  • @NurIbrahim-t3o
    @NurIbrahim-t3o 16 วันที่ผ่านมา

    Kooxda farmajo waxan leyahay hor i amow red mi amaw

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 16 วันที่ผ่านมา

    Waxaan u malayn hayaa muslim sax ah maahan flsn ee waa bidco Ilaahoow asha haadada ku qaado

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 16 วันที่ผ่านมา

    aaway di

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 15 วันที่ผ่านมา

    dal layirahdo somalilan majiro 34sano waxaloo aqonsawayay ayabasa ah majiro somaliya ayey kadirsantahay so.alilan ciro waa gofernatore iskadaa riyoyinka ay iskusexiyan dekeda berbera muqdisho ayaa lagaxukumaa jadwalka aykushaqeysana xasan sheikh ayaa dejinaya duful horgal media sheka idintalo ma,aha

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 16 วันที่ผ่านมา

    MISKIIN BAA MISKO LA FUULO LEH WAXAA LOO BEEGSANAYAA WAA IN AY CIIDAFALE TAHAY OO KELIYA YAA U HIILINAYA RAGIIDII YAA SIDII LA ARKAYEY LOO BAHDILAAYAYE

  • @Abdiwahab-ll7gh
    @Abdiwahab-ll7gh 15 วันที่ผ่านมา

    Dagaalada sokeeye ee Muuse Biixi koixdiisa Ka hurinayaan beelaha Soomaaliyeed dhexdooda
    th-cam.com/video/gYD31N95JiE/w-d-xo.htmlsi=cuS8cKAAPpEK5icp

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 15 วันที่ผ่านมา

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @CmaxamedMaxamed
    @CmaxamedMaxamed 16 วันที่ผ่านมา

    Hooyadaa afka ligisa kawas qadaadwayn

  • @cartanyusuf21
    @cartanyusuf21 16 วันที่ผ่านมา +2

    DOQON BEENAALE MAALINTA QIYAAME LAGU KEENA BEENTA AAD BULSHADA KU VAAFINAYSO WAR ILAAHAY KA CABSO OO MUSLIM MABA TIHID MIYAA MAALIN WALBA SOMALIA LIDU KU TAHAY IYO NINKII MADAXWAYNE NOQDABA SUBXAANALAH WAR KA YAA KA DHIGAY MIDIA OO BEER KU FASHO DOQONKAN

    • @AbuukarMuuse-s1y
      @AbuukarMuuse-s1y 16 วันที่ผ่านมา +1

      Aamus🤫 runtaad kasoo horjeedaa yee 🤫

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 16 วันที่ผ่านมา +1

    Suriyahanooto

  • @MohamedAhmedMohamed-l6k
    @MohamedAhmedMohamed-l6k 16 วันที่ผ่านมา

    Benaale benaale bariiqday
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @dualejama6156
    @dualejama6156 15 วันที่ผ่านมา

    Si qabiileysan baad uga hadashaa madaxda Hargeisa iyo Xamar kkkkk
    Bal isku yar day uun inaad waxooga qarsatid cudurka aadka u xun 😂

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 16 วันที่ผ่านมา

    Wariyahan xun ee faqashta ah mawuxu nalarabaa in uu siduu isagu doonayo Somaliland udhaqantokkkkkk

  • @dualejama6156
    @dualejama6156 15 วันที่ผ่านมา

    Somaliland baa qof u xidhey Somalinimo kulahaa waar ma caadifadii baa ku ilowsiisey akhlaqdii suxufinimo.
    Muse iyo cirro midna waxba ma xidhaane dastuurkaa dadka xidha ama sii daaya.

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 16 วันที่ผ่านมา

    Waar is layaab waxa aad ku hadlayso

  • @KoosMohamed-p1p
    @KoosMohamed-p1p 15 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 Dakada barbara Xasan xabao qote dakada isagu maxukuma mana imakaro S/land Ninkasi bal aynu eegno waxakayimada. Muukataliy tiisa kolb intuu meel kabarkicinyo Iibinayo hantida dadka cashuur uu helya majirto kaalawallo.😂😂

  • @craxmanmaxmud6716
    @craxmanmaxmud6716 16 วันที่ผ่านมา

    😂uuu aaa uuuu aaaale

  • @cadomedia
    @cadomedia 16 วันที่ผ่านมา

    Cawaanow somalinimada iyo somalia waxay kala thy laba waxaan ahay somali u dhashay dalka somaliland iska hadlow adigu waxaad thy somali ka soo jeeda somalia hadaba somali waa isku mid meel kasta oo ay aduunka ka joogan marka somalia qarawga ha ka toosto somaliland ayey 24 saac ku qarwaysaye

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 16 วันที่ผ่านมา

    Ma isaga ku dhaca gurguurte tuuga ah

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 15 วันที่ผ่านมา

    Dhal!nta Soomaal!yeed Ahaan, Waa !n Aanu iska Dhicinaa Cadówyadeena Dhaw Ee Der!ska Ah iyo Kuwēēna Kalena Éé Fogba, Hadìì Kale Adoons!ga, Sí 100% Waa în Aanu UWadar Ogolaanaa iyo !n !na La S!! Adoonsado

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 16 วันที่ผ่านมา

    Beenaale Somaliland maaha meelwixiiladona dalka laguxukumo
    Dalkuna madaxweynuu leeyahay
    Ooloodoortay
    Warkayagu waasherko munaafaq

  • @fadumoelmi3594
    @fadumoelmi3594 15 วันที่ผ่านมา

    Qab yaladi meesha ay nageso an ogano midkasta hala lugu dho

  • @awgeele
    @awgeele 15 วันที่ผ่านมา

    Somalinimadu ma muqdishaa qurjiilow.
    Qabiili uraya ayaad tahay.
    Haku dhuuman somalinimo ee ka badheedh daaroodiisamkii baabi iyey somalinima.

  • @Zer_Znoop
    @Zer_Znoop 16 วันที่ผ่านมา

    Sheeko xume hhhhh

  • @farhanahmed-ii2lk
    @farhanahmed-ii2lk 15 วันที่ผ่านมา

    Hoyada somali wastay waar somali ilahayba naga dhiigay xanunow munafaq aya tahay beenala somalinimada layskuma hayo
    Oo dadka reer somaliland wa umada somaliyed
    Lakiin
    Qomiyada iyo dhaladhadu maha wax labadlo waa lo dhasha
    Somali ilahayba naga dhiigay
    Lakiin dalkaygu waa somaliland
    Sida carabtu dalala kala duwan utahay
    Oo kale weyan
    Wariya ayaad sheegata
    Hadana ciilqabku laaftu ka ga jiira
    Ina dhiiloy

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 16 วันที่ผ่านมา

    Waar naagta diiltokasho haalaku xukumo adero bokol ciiro haadi aye imadaan garaan nimada somaliland waa muugadas

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 16 วันที่ผ่านมา

    Kuwasha Somaliland Faqashey.

  • @mursalmaxamed1666
    @mursalmaxamed1666 16 วันที่ผ่านมา +1

    Beenale

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj 16 วันที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale hubka waa la waadanayaa waana ka difaacayaa.

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 16 วันที่ผ่านมา

    Beenaleh ayaadthy huuhaaleh munafaq wxbajiraan waxad shubaysan

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 16 วันที่ผ่านมา

    Barbara laguma dhisin Xoolo koonfur kayimi hadaad Run doonaysaan Waxa ladhisay 3 jeer waxaanay kala ahaayeen sidan. 1 waxa dhisay ingiriis 2 waxa dhisay ruush 3 hada waxa balaadhiyay imaaraad waxna waxa kudarsaday reer Soomaaliland Siyaad bare isagu waabu naga xidhay oo wuxu yidhi jabuuti wax kalasoodaga markaasuu kuleeyahay wariyahan xumi cashuur somaaliyeedbaa lagudhisay beenaale beenaale dhalay kkkkkk

    • @moabdu4834
      @moabdu4834 15 วันที่ผ่านมา

      Ingriiska iyo Ruushka invesment Bey ku sameyeen laakin taarikhda berbera habarawal baa waligeed dhisi jiray

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 16 วันที่ผ่านมา

    Fataal ayaad tahay shadhaab

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima5729 15 วันที่ผ่านมา

    Beenale ayad tahay

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 16 วันที่ผ่านมา

    XASAN HA CASHUURO BERBERA LK YAANU U DHOWAAN BOSASO WAAYO WUXUU PL KA JARAY LACAGTII CAAWIMADA ADUNKA.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 16 วันที่ผ่านมา

    XASAN HA CASHUURO BERBERA LK YAANU U DHOWAAN BOSASO WAAYO WUXUU PL KA JARAY LACAGTII CAAWIMADA ADUNKA.