Markaan bilaabayay jamacadda 2022 faculty of medicine ayaan waxaan bilaabay in aan qoro dhammaan wixii su'al buugga ku jiray anigoo chapter walba gaarkiisa uga qoraya su'aalaha iyo jawaabahooda marka loo gudbo cutubka xigana waan qori jiray asagana anigoo mar walba kuwii hore iska dhagaysanaya jawaabaha ayadoo ugu yaraan cutub walba aan 45-60 questions and answers aan ka qoray dhammaan cutub walbana korka ayaan ka qabtay. Taas ayaa i xasuusisay wllo dhiirigalinta waa tan oo cabsi dhan ma jirto lkn waxa kaliya oo ay rabto ayaa ah ku celcelin badan mahadsanid
Erayga review soomaali ahaan waa "dib-ueegis"

@@MohamedAliJama-pu2ib si wanagsan baad yeeshey
Mahadsanid macallimad.
Maskax caafimaad qabta oo wax baratay ayaa ku jirta gabdhan , waa hormuudka jiilkan , ❤❤❤
Shugran wll
Maasha Allah ❤️ waxaad utahay tusaale wanaagsan dhalinta maanta❤😊
Thank you ❤isoo racaa 👍❤
Review==dib u eegis..
Thanks sister
Your welcome
Mashaallah wllshy maanta ayaan kugu soo biiray Waana kula socon doonaa inshallah
Allahaa ku barakeeyo❤❤🎉
@@BashirSharif-k3j welcom wll mahadsanid
Thank you my sister
Thanks sister ❤
@@Ducaysane-to1qv you welcome
Thank you Bilan.
You welcome
Thnks wll waa cashar muhia walaahi😮
@@SakariyeIbraahin-je6bl you welcome
Waa arrin aad ugu muhuum ah ardayda thank sister
@@MohamedAliJama-pu2ib aad iyo aad
Shukran hppti😊❤
Mahadsanid hppti ❤❤❤❤
@@fatimaabdi9523 adaa mudan xbbti
❤❤❤❤
Wll upp aan wax lagu qorto {qorshaha} Noo soo sheeg pls
@@SakariyeIbraahin-je6bl Insha alah
@@BilanQorane ok wll waan ku sugaynaa
Thanks sister ❤
Review= dib u eegis
@@ahmedqoraneguledxanaf3013 shugran
Revision wax la sameen jiray week Ka exam Ka Ka horeeya
@@Odaybahal-i8k review not revision
Eray-gas isticmaali jirnay , review saxsan somaha ok
Review (Dib u-eegis)
Review -gu aad ayuu muhiim u yahay' si aad isku xisaabiso. Waxaanan is leeyahay inuu Soomaali ku noqonayo "Dib u eegis"
@@MacalinEnglish Mahadsanid ustaad
@@BilanQorane Shugran wllo, Barnaamijyo waxtar leh ayaa soo gudbisaa Hora u soco
Hadan hda bilawayo masii qoran kraa isbuca waxyabha inan sameyo rabo❤
@@Sahruush haah to do list, kadibna asbuucu markuuu dhamaado review ku sameeeh maxaa kuu qabsoomey maxaa kaa qabyoobry
@@BilanQorane Haa Wan fahmay hppti thank you for your helping
Hdan awoodo 1m ku gaarsii lha lkn Wan ku rajayna kabdn u qalntaa hppti
Waan gaareynaah lkn wakhti bey u baahantahey anigoo 1m gaarey oo aad gaarsiisey ka soo qaad Mahadsanid alaha ku sharfo
Review = dib ueegis = المراجعة
Review means Af somali=Dib u milicsi