War waxan jabarti laleeyahay asagoo dood ma dhalays ah oo saxabadii iyo culumadii kadanbaysay wax ka sheegaya mooyee yaa arkay asagoo diin intu kayaqaano dad ku wacdinaya? Anu ma arag wuxuna u egyahay jaahil mashruuc shiico faafin ah qandaraas kuso qaataye ha feejignada
Shiicigow maxaad ku beeninaysaa axaadiista soo arooray qaarkood diinta ma fikir baad u qabtaa hadaad leedahay xadiiskaasi waa been sheeg waxa aad ku beeninayso oo diin iyo daliil cad ah ma adigaa caqligaaga ku cabiri kara
Yarka sheecada. Ah waaba Nin dul qaad miiran ninkaan fudud ee hadalka aanba sugeeen suu ula murmi suaal aa qof la waydiinaa jawaabtana isagaa rabo sidiisa in loo jawaabo
Shiica nimo ahaan ma ahan ee ninka cumar ah waxaa kadagan ninkan shiiciga ah marka aragti ahaan loo eego. Jabarti waan maqlijiray laakiin walaahay waa nin dagan marka loo eego ninkan kale
shiiciga waxaa loo sugi waayay ayaa waxay tahay sida aan ka fahmayo in uu rabo axaadiithka saxiixda ah in uu umada shaki galiyo waana nin weerar kusoo qaaday axaadiithka in la baacsado oo warba laga sugin waa qabaa
Cid ma taageesana shiicada in ay sunada rasuulka qilaafsan yihiina waa wax loo jeedo aniga Waxaan ka hadlay ninka dooda wado ma aha nin dagan marka aad diin ka doodayso waa in aa dagan tahay ee ma aha in aad dood badan tahay waxaad la hadleeso ma aha hal Nin oo shiica ah e waa boqolaal isaga lamid ah waa in aad si dagan uga dhaadhicisaa waxay rumeeyeen inay qaldan tahay
Sheikh cumar jazsklum kheyer
jibertii waa jihilk shico rafiido duuliy
War waxan jabarti laleeyahay asagoo dood ma dhalays ah oo saxabadii iyo culumadii kadanbaysay wax ka sheegaya mooyee yaa arkay asagoo diin intu kayaqaano dad ku wacdinaya?
Anu ma arag wuxuna u egyahay jaahil mashruuc shiico faafin ah qandaraas kuso qaataye ha feejignada
Khawaarijta area kaliita avoided a??
Shiicigu waaaa buuuqayaa uun waxba .mesha kuma hayyo
Inta nabi Muxamed iyo asxaabtiisa jecel kor
inta ugaftay nabiga s.c.w iyo asxaabtiisa jahannamo Ilaahey ha geeyo
Ahlu Sunnada kor
Shiicada lunsan Ilaahey hasoo hanuuniyo xaqane allah hatuso
Haa iyo maya jawaab
ma aha kulaha jabarti shiici😁😁😁
قال امام الشافعي رحمه الله سعى المسلمون قهر الرافضة من افضل الأعمال
Walal omer ilahay janada hangu kulmiyo
Abdiwahaab Dahir amiin
Shiicigu waa bilaa akhlaaq waxba masugaayo waanuu caytamayaa
Allow naxifdi caadoqaatayaal kalanooc nooc ah ayuu cadowga soo diyaarsadey sida shiicigaan caniidka ah oo kale.
وكذالك شرب الماء بالشمال
Sheekh yaanu isukaa qarin ninkani waa shiica
Ilma ader yaal dad cilmi leh ba lala doodaa shiico cilmi mlaha hadaad ladoodan adinkaaba karaameeynaya
Wa dad waxay ogyiihiin iska indha tirayo
Shiici maskiin reer mii ah mashruuc baa u geeyay waxba ma oga
Magaranayo cilmiga barkii waaye ninkaan shiiciga ma aqaanada ayaaba dhibeeysa
Kan suni qaylo badanaa
Iiman.laawe gormad somali shiico noqotay lacag darteed iyaad la shicowday
Gal iya tahay dhiigaga xalal ah Nacalad hakugu dhacdoo xaramii ila xarami
Yaa jabartii kawaanka ku saraynaaa tuug hayow
Omar ninka waqti si
Yaa jabarti beenaaale
Waxan waalan ee jaahilka ee doqonka muxuu kala hadlayaa hadalku waa ku khasaare
حوار مع شيعي مثل حوار مع إبليس .
Maash Allah that's right.
Shiicigow maxaad ku beeninaysaa axaadiista soo arooray qaarkood diinta ma fikir baad u qabtaa hadaad leedahay xadiiskaasi waa been sheeg waxa aad ku beeninayso oo diin iyo daliil cad ah ma adigaa caqligaaga ku cabiri kara
Kumar waad Walden they sax mataqaanid sax baron Maria Gore??
Dee ninku shiciga ah xadhiskiba mayaqano miya
Shiicada iska ilaaliya
Wr ninka shicda iswalayo mahaayo waxa sax ah marka nin din sax ah ku sugneyn siduu usaxnan kara wa maya
Yarka sheecada. Ah waaba Nin dul qaad miiran ninkaan fudud ee hadalka aanba sugeeen suu ula murmi suaal aa qof la waydiinaa jawaabtana isagaa rabo sidiisa in loo jawaabo
Adiguna ma shiicaa tahay
Shiica nimo ahaan ma ahan ee ninka cumar ah waxaa kadagan ninkan shiiciga ah marka aragti ahaan loo eego.
Jabarti waan maqlijiray laakiin walaahay waa nin dagan marka loo eego ninkan kale
shiiciga waxaa loo sugi waayay ayaa waxay tahay sida aan ka fahmayo in uu rabo axaadiithka saxiixda ah in uu umada shaki galiyo waana nin weerar kusoo qaaday axaadiithka in la baacsado oo warba laga sugin waa qabaa
Ma waxaad taageereysaa midkaan Shiicada ah oo inkireya axaadiista Rasuulkeena,waxaa u dadiil ah waa isagii hadadaan khilaafaya sunada Rasuulkeena oo yiri hadaad wax cuneysaan iyo wax cabeysaan midigtiina Ku cuna kuna caba.midkaan shiiciga gacantiisa bidixda ayuu wax Ku cabayaa.
Cid ma taageesana shiicada in ay sunada rasuulka qilaafsan yihiina waa wax loo jeedo aniga Waxaan ka hadlay ninka dooda wado ma aha nin dagan marka aad diin ka doodayso waa in aa dagan tahay ee ma aha in aad dood badan tahay waxaad la hadleeso ma aha hal Nin oo shiica ah e waa boqolaal isaga lamid ah waa in aad si dagan uga dhaadhicisaa waxay rumeeyeen inay qaldan tahay
walal omar si dagan u suaal si degannu dhageyso
Husein Mukhtaar wa yahay wll
Kan suniga qaab malehbmuu kasugo hadalka ninka
Wuu is waalayaa, Jeberti waa nin degan
😁 Jabarti wa jaahil
لا تلف تلف يا شيعي
Wagabiyadu wax masugaan