Rooda Kayf - Heesta - Gugeenii Waakaa Samaadey - Astaan Music 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 322

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +79

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Aan ku wada salino rasuulkeyna

    • @hannia3577
      @hannia3577 ปีที่แล้ว

      M. 9 oni(loll lop
      Poop m

    • @hannia3577
      @hannia3577 ปีที่แล้ว +2

      No NJ po 9⃣ person

    • @MohamedDheeg-q1j
      @MohamedDheeg-q1j 4 หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم

    • @ZakariaIbrahim12
      @ZakariaIbrahim12 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw

    • @xuseenkhalif4450
      @xuseenkhalif4450 หลายเดือนก่อน

      Pp
      P0
      ​@@hannia3577

  • @abdikaafiosmanqataarey5170
    @abdikaafiosmanqataarey5170 2 ปีที่แล้ว +10

    Axsan cod wlhi gabadhan waa heesaaa dhameeystiran dhinac walpo codka jilliiinka iyo luuqda erayada oo ey aad iskaga saxday keep going sister

  • @KISTATV
    @KISTATV 2 ปีที่แล้ว +7

    Cajabeey cajab wax laga qaban karo maleh. Rooda inaba caadi . Heestii Hibo Nuura Iyo Abdikhadar Laari. Meesheedii bay dhigtay gabadhan. Qoftaan oo kale baa u qalanta in layiraahdo Hore usoco mudanayaal iyo marwooyin.

  • @Hassgymer
    @Hassgymer 2 ปีที่แล้ว +9

    koley qof qofi ka maqan tahay ayaan dareemi kara dareenka eey xambaarsan tahay heestaas waxaan si qaas ah u salaamayaa raga heesta dhadhanka noogu yeelay oo gabadha gadaasheeda joogo iyo inanta codkeeda aan la xaqirikain masha allaah iyo dhamaan bahda astaan

  • @mdabdirisakmahdimohamoud654
    @mdabdirisakmahdimohamoud654 2 ปีที่แล้ว +11

    Gabadh Waxa ilaahay Hibo u Siiyay Cod Aad u Macaan oo Talented Person Dhinca fanka Waa dadka Loogu talo galay

  • @Ali-yr6yf
    @Ali-yr6yf 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤Fanaanada codka. Macaan
    Rodo, Waxay leedahay, cod dahab, ama dheeman,
    Aniga Cali, aad Ayaan kuu tageera, mashaa alaah
    Xasidiin ilaah hakaa qabto🎉

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 2 ปีที่แล้ว +15

    Absolutely remarkable voice
    Waayo waayo
    Guuleyso walaal Rooda Keyf

  • @omarhassen3242
    @omarhassen3242 2 ปีที่แล้ว +17

    Roodo keyf dhabtii cod macaan iyo ciyaarteeda intaba caadi maahan
    Alle waxuu siiyay qaab qurux badan mashaa allaah

    • @12good101
      @12good101 4 หลายเดือนก่อน +1

      thank you for your thoughts

  • @djweerofficial
    @djweerofficial 2 ปีที่แล้ว +47

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD ❤❤❤♠♠

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +27

    Reer Somaliand fanka iyo curinta suugaanta Hiddo ayey u leeyihiin

    • @OmaliMedia-zv1bs
      @OmaliMedia-zv1bs 8 หลายเดือนก่อน +2

      Inantu ma ahan reer somaliland. waa reer sool, sanaag iyo cayn (Khaatumo)

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 8 หลายเดือนก่อน

      @@OmaliMedia-zv1bs BAL.KA WARAN IN AAD XANUUSANAYSO QABIILBAAD KA HADLAYSAA SANAAG WAA XAGEE SOOLSE MIYAANAY SOMALIAND AHAYN FAN IYO SUUGAAN AYAAN KA HAFLAYNAA ADNA XANUUNKA K7 HAYA IYO NACAYB IYO QABIIL AYAA CALOUSHA KUU FADHIYA JAAHIL

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 5 หลายเดือนก่อน +2

      @@OmaliMedia-zv1bsdhulkaso dhan waa Somaliland inantuna waa HY Muse Ismaaciil ragga Sanaag ka taliya. Cuqdada iska Saar 😂😂

    • @abdisamadhassan2011
      @abdisamadhassan2011 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@OmaliMedia-zv1bs
      😂😂😂

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 4 หลายเดือนก่อน +1

      Somalia dhan ba somaliland ah 😂​@@KhalidAlirunsheeg

  • @mohaweheliye8852
    @mohaweheliye8852 2 ปีที่แล้ว +18

    Nostalgic memories,,, congrats Astaan for the great job your doing 👏👏

  • @cubeydmaxamuudcubeyddaacad8563
    @cubeydmaxamuudcubeyddaacad8563 ปีที่แล้ว +9

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 2 ปีที่แล้ว +23

    Heestan mardambe ayey qaaday Hibo Maxamed, waxase ka hor qaadi jirtey Fanaanad la odhan jirey Canab Diiriye Ileeye waxay wada qaadeen fanaankii Muuse Ismacil Qalinle, Ereyada iyo Laxanka waxa lahaa Abdiraxmaan (Abu Raas) AHN dhamaan, heestu waxay ku jirtey riwaayad la odhan jirey (Murugo iyo Macaan) 1973 oo uu sameeyey Abwaanka qaaliga ah Ahmed Salebaan Bidde Caafimaad Allah ha siiyee.
    Roodo si wacan ayey u qaadaysaa heesta erayadana si wacan ayey u xafiday una karaysaa, hanaanka iyo muqaalka iyo labasikuna waa sidii fanaanadaha lagu yiqiin. waa ayaan darro ah in badiyaa fankii ay dumarku u gashadeen diric oo weligii loo yaqaanay dharka lagu joogo guriga waana qas iyo walaaq lagu sameeyey fanka. waxaana muhiim ah in la soo celiyo anshaxii fanka iyo masruxu lahaan jirey waayo fanku waa dhaqanka dadka waana in la sharfaa maaha in qof kastaa wuxuu rabo soo gashado iyo is dhexyaac masraxa

    • @daaha12
      @daaha12 3 หลายเดือนก่อน +1

      Nio wxn diin xumo weeye mxa laga sharfayaa

    • @MunoCabdi1
      @MunoCabdi1 20 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂​@@daaha12

    • @abdiftaahomar6544
      @abdiftaahomar6544 วันที่ผ่านมา

      ​@@daaha12lol diin xumo miyaad daawaneysaa adna marka

    • @daaha12
      @daaha12 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdiftaahomar6544 waa wada daawanaynaa😂

  • @naasirbashiir358
    @naasirbashiir358 10 หลายเดือนก่อน +4

    Dadkii fanka lahaa Rooda kayf

  • @ahmedkaare8362
    @ahmedkaare8362 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaw msha allh dadkii hibada iyo fankaba waa loo dhashaaa waa heestii u horaysay waliba

  • @ayuubfarhan8135
    @ayuubfarhan8135 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah cod ayaa illahay siiyey iyo dagnaan qoftan ciwaankeeda ma heli karaaa

  • @shibbingoala6407
    @shibbingoala6407 2 ปีที่แล้ว +4

    khalaas fankii iyadaa SanduuQ Ku ridatay. Mashallah good Work

  • @medsaid357
    @medsaid357 2 ปีที่แล้ว +5

    waaw cood dahablay qurux iyo qaab ficaan u ciyaaraysa hambalyo rooda kayl horey u socco

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 ปีที่แล้ว +3

    Cod iyo kalsooni ayaa kaa muuqda iyo afsoomaaliga oo aad qani ku tahay intaasoo Kuu sahlaysa inlagu raaxaysto lana fahmo waxa aad soo gudbinaysid maasha Allah

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +8

    BOQORADAN YAR codkeedu waa 💯 anigu waaan ku wataaa quruxeey
    Ilaaa markaad tiktok bilawday ilaa maanta.

  • @MohamedMohamed-qk5ue
    @MohamedMohamed-qk5ue 2 ปีที่แล้ว +31

    Damn, heestaan dhawr million bey gaari doontaa.

    • @Anabeeyyyy
      @Anabeeyyyy 5 หลายเดือนก่อน +1

      1.2M 2024😮😂

  • @elmowarsame8883
    @elmowarsame8883 2 ปีที่แล้ว +18

    This lady she got all characters of singers she got bright future.

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 ปีที่แล้ว

      Aad io aad sanadadan soo socda way na waali doonta .😂

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 11 หลายเดือนก่อน +3

    Rooda keyf heestan wey ku dhaweysay 😊❤

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alaah fanaanad buuxda weeye gabadhu🌹🎉

  • @ayanbourhan5497
    @ayanbourhan5497 2 ปีที่แล้ว +4

    Macha Allah gabadhu cod iyo qurux inta Allah wa ku manestay

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 2 ปีที่แล้ว +8

    Ayyyyyyyyy 🥹
    Fanka Waa hibo Waleee..
    Roda kayf Wxan ku aqaanay
    Heeso yaro gaagaban oo ay iska soo dubto, ugu danbayn wataa badwaynti fanka soo gashey !
    Astan Tv 💯🫡 Waa tv dhan walba kaga horMarsan tv’da kle ee somalida

    • @halimogardafil6661
      @halimogardafil6661 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allh roodo kayf ugu danbeen waad iskeenty fanka kuu bahan qalanjooy

    • @dagalsiciid7088
      @dagalsiciid7088 2 ปีที่แล้ว

      Waliba sida ayey music live ugu heesayso oo aanay play back ugu heesayn taas ayaad qiimayn gaar ah leh talent buuxa ayey haysaaa runtii

  • @AidarusHassan-jt3vi
    @AidarusHassan-jt3vi ปีที่แล้ว +1

    yaa salaaam gabadha codkeeda caadi maaha waa xasuustii Hiba NUURA iyo Cabdi khadar laari

  • @hanadhiil3067
    @hanadhiil3067 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashalah waxa kamuuqda gabadha edeb iyo xishood lagu soo koriyay illahay ha kadhawro ashraarta

  • @faaraxsandhoore4369
    @faaraxsandhoore4369 2 ปีที่แล้ว +4

    Intaan arkayay gabdho iyo inamo toos u heesaya inantan wax ka cod macaan ma arkin. Rooda keyf waa inan cod iyo muuq wanaagsan

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      last 30 years she is one of the leading stars that come out

  • @abdisalaanciid-gb3kd
    @abdisalaanciid-gb3kd 6 หลายเดือนก่อน +2

    She has wonderful voice also good talent wow my dear sister ❤

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 2 ปีที่แล้ว +3

    Wooooooow best song fanaanada wa wadattaa cadi mahan 🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sayidkhalif6086
    @sayidkhalif6086 2 ปีที่แล้ว +2

    waakan fankii dhabta ahaa wowow wlshy noolow

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +17

    This song is a classic, yet clean and contemporary. This music makes you want to dance and sing while giving you a sense of peace and oneness with others and the world. Come together. I remember when I first heard this song; I had chills all over my body..this song brings back good memories!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +2

    Cadi khadar xasan rabow u naxariiso Aamiin

  • @dugsiiyeabdi64
    @dugsiiyeabdi64 2 ปีที่แล้ว +11

    Kinsi Xaaji ayay u egtahay Allah haw naxariistee.

  • @ZahraMaxamud-gh8uj
    @ZahraMaxamud-gh8uj 7 หลายเดือนก่อน +2

    Rooda kayf❤❤ Allahayoow wuxu naagsanaa.

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wooow mashallah.inadeer ku coso hanblayo❤❤❤❤❤

  • @cakoodhanaf5166
    @cakoodhanaf5166 ปีที่แล้ว +2

    She put a small box fankii walahi.
    Yaan laga dhigin rooda kayf.

  • @ahmettabdikaadir4461
    @ahmettabdikaadir4461 ปีที่แล้ว +1

    Hees aad u mcn qof jacayil ku dhaca dareemi kara miraha culus ee heesta

  • @fuaadciise3164
    @fuaadciise3164 2 ปีที่แล้ว +17

    Alla yacizik!!! I was so captivated by her voice. …

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa salaam
    Eesh calaa cod music,iyo muqaal
    Noolow sis

  • @nuhmuse5443
    @nuhmuse5443 2 ปีที่แล้ว +8

    the best voice of young artist

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 ปีที่แล้ว +3

    War gabadhan codka macaan xagee ku nooshahay manshallah waa fanaanad dhameys tiran gugeenu waa kaa samaadey aroos bey noo gagamayee

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 2 ปีที่แล้ว +1

    Jahh roda keyf ugu danbeen waa is keentay😘😘❤❤❤

  • @kingzamiir9319
    @kingzamiir9319 2 ปีที่แล้ว +3

    Roodo kayf waana waa loosaa

  • @hassanaadam2744
    @hassanaadam2744 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep going Team astaan 🙏

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah rado isxaaqnimoooo😊😊😊😊

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE ปีที่แล้ว

    Ayyan Wadani Baan Udaayay Cusbooneysiinta Heeskaan Qaybta Hiba Nuura, Inkastooysan Rooda Liidan Misana 🤝

  • @Ayanle143
    @Ayanle143 2 ปีที่แล้ว +6

    Talent buuxa ayay lee dahay inaantani👊✨

  • @abdirizakjafane1178
    @abdirizakjafane1178 2 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii : Abwaan Axmed saleebaan bide
    Riwayadii: murugo iyo macaan 1972
    Xasuustii: Hibo nuura iyo C/khadar xasan laari

    • @amcamc3949
      @amcamc3949 2 ปีที่แล้ว +1

      Hobo nuura & c/ khadar Xasan laari AHU

  • @ismDirir
    @ismDirir 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waxa sad u tshay cod aad u wanaagsan ku soo dhawaw dhaqankii somaaliyeed cssuustii kinsi iyo hobaladii qaranka aad u tahay aad u qalantaa codkaaga kuugu mahsdinaynaa❤❤❤

  • @midnimojjmaankabulshada7217
    @midnimojjmaankabulshada7217 2 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely shis complete legend maansha'alaah wow wow wow wow gabdhani faniinta oo dhan eryatay waa Organicgii oo qof ah💚💕🇸🇴🇸🇴💚🇸🇴💚💕💕💚💕💚💕🇸🇴💚🇸🇴💚🇸🇴💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚🇸🇴💚💕💕💕💕💕💕💚💕💚💜💚💜💜💚💜.

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว

    Dhibtii soo gabagabawday, Arooos baan galnay.

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 2 ปีที่แล้ว +5

    Quudul awliya iyo markad heestan isla hezho
    Nolosha waxba kama maqNa👏

  • @rashidali4854
    @rashidali4854 2 ปีที่แล้ว +5

    I love this song so classic and romantic. ❤❤

  • @amcamc3949
    @amcamc3949 2 ปีที่แล้ว +9

    She has golden voice

  • @abdullahiosman744
    @abdullahiosman744 2 ปีที่แล้ว +4

    Sabab kale comment-kaan uma qorin aan ahayn in mar walba oo like la saaro ay fariin ii soo dhacdo oo aan nasiib u lahaado in aaan dib u dhagaysto quruxdaaan.

  • @nickal2018
    @nickal2018 2 ปีที่แล้ว

    Oof oooof caleeg caleeg, heestan ya qaadi jirey awal wan maqli jiree

  • @shirwachassanafrah6809
    @shirwachassanafrah6809 2 ปีที่แล้ว +2

    reer hargeeysa waaa wax kale runtiii

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa salaam wallee waa fannaanad

  • @apdi_rizakshawr2595
    @apdi_rizakshawr2595 ปีที่แล้ว +4

    Yaa salaam❤❤

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 ปีที่แล้ว +1

    Wey cod macaan tahay laakiiin waxaan jeclaa inay si live ah u heeso hadda heestaa shidan wey la heesayaaa

  • @Mr.4
    @Mr.4 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going rowda ❤️

  • @mohamedadal465
    @mohamedadal465 2 ปีที่แล้ว +1

    Love you keep going ❤

  • @AliYusuf
    @AliYusuf 2 ปีที่แล้ว +3

    she got a bright future, keep it up

  • @ayuubilkacase9760
    @ayuubilkacase9760 2 ปีที่แล้ว +1

    Eshcalaa cod ma Sha allaah keep going sister

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว

    Astaan tv waa u hanbalyeeynayaa is garab taaga dhalinyarada iyo soo saarista jiilal cusub oo faneed
    Hanbalyo Marlabaad

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow gabadhan waa cajiib sideey u keentay

  • @BouhOmaros-u6v
    @BouhOmaros-u6v 4 หลายเดือนก่อน +1

    Tankou sister Roda kef

  • @BlueSkyedCountry
    @BlueSkyedCountry 2 ปีที่แล้ว +4

    Tabta ay indhaha iskugu qabanayso waxaad moodaa inay Biyuhu ka imanayaan naag nool dheh ❤🎉🎉🎉

    • @mohamuudsaacid2931
      @mohamuudsaacid2931 2 ปีที่แล้ว +2

      You are funny and ciyaal suuq lol.
      Kaftan sxb

    • @sahra6279
      @sahra6279 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk ma naagtaada ayaad u fiirsatay

    • @BlueSkyedCountry
      @BlueSkyedCountry 2 ปีที่แล้ว

      @@sahra6279 Adigu indhaha ma isku qabataa marka ay Kaa imanayaan Quruxeey

    • @goood9
      @goood9 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@BlueSkyedCountrywax ooman ba tahay waligaa geedka ma arag ba filaya . Marna lama yaabo inad wastid Roda taasa run ah loser .

  • @BouhOmaros-u6v
    @BouhOmaros-u6v 4 หลายเดือนก่อน +2

    Istahil alek Roda kef stars somlienne

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 2 ปีที่แล้ว +7

    Codkii iYo CiiYaartii KINSI XAAJI ADEN 😔 aYeY gabadhan Yari ixasuusisaa🤦

  • @guud-weyneMedia
    @guud-weyneMedia 2 ปีที่แล้ว +8

    Walaal aan idin saxo marka hore heesta magaceeda waxaa la dhahaa GABAGABO, asalkeedna waxaa lahaa CABDINUUR ALLAALE, ka dibna heesta oo qeybta ay Hiba qaadeyso oo lagusoo kordhiyay ayaa waxaa si tallantaalli ah u qaadaya HIBA MAXAMED HUDDOON (HIBA NUURA) IYO CABDI KHADAR XASAN XUSEEN (LAARI).
    N.B Hiba Nuura kaligeed ma qaado.
    Mahadsanidiin

    • @awaaredeeq
      @awaaredeeq 2 ปีที่แล้ว

      Cumar seerbiya buugiisa ma ku aragtay heestaan?

    • @guud-weyneMedia
      @guud-weyneMedia 2 ปีที่แล้ว

      @@awaaredeeq Walaal buugaas maba arag, nasiibna uma yeelan inaa. Akhriyo

    • @alandosh
      @alandosh 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdikhadar iyo Hibo ayaa ku garanaya heestaan Gabogabo

    • @guud-weyneMedia
      @guud-weyneMedia 2 ปีที่แล้ว

      @@alandosh waa sax labadooda ayaa ku caan ah heesta lkn markii hore waxaa si kali ah u waadi jiray Cabdinuur Allaale oo reer Jabuuti ah, ka dib ayaa heesta tallantaali laga dhigay oo ay si wada jir ah u qaadeen Hiba iyo C/Khadar.
      Mahadsanid

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +2

      Heestan waxaa sameeyey abwaanka weyn ee Ahmed Salebaan Bidde, muusiga isaga ayaa raaciyey, ruwaayad bay ku jirtay aan galay oo 1973 meelahaa ahayd

  • @SOMALIMEDIA1
    @SOMALIMEDIA1 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah cod aan caadi ahayn iyo daganaan albamkii ugu horeeyaay ayayba front line kutagtay

    • @AxzaabAbdalla
      @AxzaabAbdalla ปีที่แล้ว

      1sano gudahed xidigaha so tabatay 🎉😊👏😁

  • @mustafeshinbir117
    @mustafeshinbir117 2 ปีที่แล้ว +2

    walligay hees hal mar wax ka badan ma dhegaysan balse mashalah cod ay dhegahaygu ku raaxaysteen ayay leedahay fanaanad rooda keyf --- hibada fanka ee qarniga weeye waxaan kula talin lahaa inta aanay heeso cusub soo qaadin in ay qaraamiga dhamaan dib u cusboonaysiiso iyada oo hees kasta ka dhigaysa wax kale...reer ceerigaabo ma ahi balse waxaan ogahay in wiilka ama gabadha rreer ceerigaabo ee isku daya shay uu dareemayo inuu hibo u leeyahay ay noqdaan dad taariikh iyo magac ka taga ...

  • @xabsocali3247
    @xabsocali3247 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta gebedhan tiktok kuso aragtay like saara

  • @5cloud340
    @5cloud340 ปีที่แล้ว +3

    Queen of voice

  • @manazilali1751
    @manazilali1751 2 หลายเดือนก่อน

    Bal fiiri/ eeg af Somali ka sidu u qurux badan yahay marki afkale lasodhax galin sida afka carabika o xoog afkeena kula wareekay. Haan uwada kacno nooleenta afkeena hooyo ❤

  • @deeqawarsame9417
    @deeqawarsame9417 2 ปีที่แล้ว +32

    Only deep reerwaqooyi will fully understand the meaning of this hees.

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 2 ปีที่แล้ว

      Sidanu idinkaga badanahay
      Abwaanada iyo fanaaniinta
      Ayaanu idinkaga badanahay
      Xiisaha ay xambaarsanatay
      Suugaanta iyo dhaqanka
      😂😂😂 wax kale maaha

    • @hassanrhoda
      @hassanrhoda 2 ปีที่แล้ว +3

      Don’t forget to add reer galbeed.

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 2 ปีที่แล้ว

      @@Shdvbwyromnqcapejlfizxk waxa laga hadlaya fahamka heesta maad wada fahmin lkn anu waan wada fahmaya

    • @superpoetry8704
      @superpoetry8704 ปีที่แล้ว +2

      Gaalkacyo bal soo booqo afka halagu baree, huuno huuno laynine.
      Wuqooyina ma degtide Wuqooyi Galbeed baad degtaa. Wax ku yaqaanaba Reer Mudug baa jira, jabhadiina lagugu baray inaad dhaqanka iyo luqadaba ka aradantihiin. Awalba nidaamka siyaasadeed ee casriga ah anagaa kugu soo biirinay. U fan Urur Samaalahiina kale, BS ka kala tag meesha.

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 ปีที่แล้ว +2

      @@superpoetry8704 huno du afka reer waqoyi weeye erayadana anagunba fahmi karna ari bowe iyo nin caqli malay leh ma fahmi karo

  • @raseedfaarah9311
    @raseedfaarah9311 2 ปีที่แล้ว +3

    Wale waa gabadh qurux badan oo cod nacaan. Ilkaha CAD CAD oo quruxley ah,,,,wan jecelnahay

  • @HodoAbdi-h8c
    @HodoAbdi-h8c 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shib iska dheh❤

  • @AweesCalixasan
    @AweesCalixasan 3 หลายเดือนก่อน

    alha unaxariisto roodoo wey codmacdahay

  • @hassanomarabdillahi1330
    @hassanomarabdillahi1330 2 ปีที่แล้ว +1

    Heeska meeshiisii ayey dhigtay ilaahay amarkii

  • @abdirisakabdilahihassan7238
    @abdirisakabdilahihassan7238 2 ปีที่แล้ว +4

    Inantan xumaan yaan lagu dhiiri galin wll heesaha iska dhaaf

  • @MohamedHussein-oh8cd
    @MohamedHussein-oh8cd 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow
    Asal Reer Ceerigaabo 🌹

    • @Ahmed-u2y7k
      @Ahmed-u2y7k 2 ปีที่แล้ว

      adeer u ducee inantan wax u ducaynayaba ma lihidin in ilhay heesha iyo danbigoodaba ka masaxo quruxdasay leedahaye

  • @idilaxmed1314
    @idilaxmed1314 2 ปีที่แล้ว +2

    Maanshalh walhi baarteday
    Dhiigtay

  • @FuaadAdan-u9g
    @FuaadAdan-u9g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa alaah❤

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaan ma sha allah

  • @superpoetry8704
    @superpoetry8704 ปีที่แล้ว +5

    Great song and great singer, Allaah ya cizak.

  • @blackpanther01234
    @blackpanther01234 2 ปีที่แล้ว +1

    Xusuusti C/khadar X Laari iyo Hibo Nura

  • @khayremooris3197
    @khayremooris3197 5 หลายเดือนก่อน +1

    Salaamaad❤

  • @sharmoqaliif-ip3sw
    @sharmoqaliif-ip3sw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gacmah aan sare u tagay

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว

    Xusuuustiiii,, Hiba Nuuura.

  • @abdiqadirahmedxussen6630
    @abdiqadirahmedxussen6630 8 หลายเดือนก่อน +1

    Anabad roodaay 😢igu dhibqisee bal aan dib xusuus

  • @umarabdinuur6432
    @umarabdinuur6432 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ya ya ya kayf

  • @qaalimahamud156
    @qaalimahamud156 2 ปีที่แล้ว +10

    She has a sweet voice ❣️❤️

  • @nasroipraahin9509
    @nasroipraahin9509 2 ปีที่แล้ว

    Keep going astaan 🙏👌

  • @unlockedmedia3589
    @unlockedmedia3589 2 ปีที่แล้ว

    Ma arag tan oo kale in mudo ah fanka aduu ku bahan yahay wlaahi fan noleeso mashallah 💕💖💕

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Indhahaaga waa cabsi cabsi sharma

  • @simaanabdi8995
    @simaanabdi8995 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful!!