@@maxamedahmedmaxamed5602walaale wuu wada duubaa kadib editing ka baa waqti qaata tusaale fiidiyowgan waxa Laga yaabaa bil ama laba bil ka hor inuu duubay lkn hada inuu soo daayo baa waqtiga u saamaxay
I had a dream, that metro and all other somali schools would be inside our beloved somalia and people around the globe sending their students to learn, instead of investing in america and europe.🤲
Mr Hereri.waad mahadsantahay shaqada wanaagsan oo aad bulshadeen u hayso warbaahin waxtar wanaag iyo waayo aragnimo leh baad maamushaaye magacaa ha jiro #1 Journalist
Good job Hereri. Dadka Somaliyeed inay waxqabsadaan aad baan ugu faraxsanahay
Hereri waa Hanti Qaran waa inaa ilaashaana dhamaan Soamli weyn walahi waa wariyaha kaliya aan isbadalin ee Somali iskumid uwada tahay We love you Adeer Guuleeso.
Wcs c,salan herri allaaha Ku xifdiyo aakhiro iyo aaduunka waanda Ku mahadsantahay
Asc
meeqa hareeri yaa jirto shaley gaalkacyo daraad muqdisho maantane usa
@@maxamedahmedmaxamed5602walaale wuu wada duubaa kadib editing ka baa waqti qaata tusaale fiidiyowgan waxa Laga yaabaa bil ama laba bil ka hor inuu duubay lkn hada inuu soo daayo baa waqtiga u saamaxay
Waa guulo ay gaadheen soomaalida joogta qurbaha mar hadii maraykanka schoolo ay maamulayaan oo gaar uleeyihiin ay heleen hanbalyo
I agree with your dream of these kinds of schools to be here at home instead of America and Europe
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.
I had a dream, that metro and all other somali schools would be inside our beloved somalia and people around the globe sending their students to learn, instead of investing in america and europe.🤲
Mansha allah gretest
❤❤❤❤
Hereri mansha allahu
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Somaliya meel maaha anaga taagan ilaahow naga saar 😂😂
First herari
Bisinka Abdisalam hereri gormaad maraykan taagtay wadigi shalay joogay Galkacyo ee gobalka mudug mâcha allah wariye diyaradii ayaad bas ka dhigtay mesha rabtii ayaad iska tagaysaa wa Nasib dadkakalee mawada helaan waxa tahay dulmareen misee maraykan wuxu ku noqday sidaa jigtaa Éthiopie iyo Djibouti 😅😂
Wll sidaa maha markuu maraykan tago barnamijyo badan ayuu diyaariyaaa kolba mid ayuu inoosoo daayaa
War waxaa laga yaaba inuu muuqalka mar hire duuaby hadda soo geliyey😂😂😂😂
Kkk Masha Allah dheh wll.
Hereri waa munafaq khayin wadan ah hargeisa halkee ayay somalia ku noqotay hargeisa maanay ahayn caasimada somaliland wale in aad munaafaq tahay ilmaha yar eh 2 jirka ayaa garanaya eh ilahay umada somaliland haka qabto aafo ayaad somaliland ku tahaye