hadalka garaad jamac garaad ismaaciil 2,putlan ayaa dadka sheeganaysa3 shirka fiqil30 September 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 หลายเดือนก่อน

    Waan sugayey inaad arinkan ka hadasho, horgaladana meel iska saara.Guul baan ssc qaatumo u rajeynaa ❤❤❤❤

  • @turbshit
    @turbshit หลายเดือนก่อน +4

    dhulbahante abaal ma leh deni abaalkii u si toosa idinku difacay afxumo waa hoygiina shacabka puntland iyo madaxweyne deni waa isku mid

    • @aishafarah5500
      @aishafarah5500 หลายเดือนก่อน

      Deni iyo shacabka harti isma saara hadii uu wanaag u hayey 25 /8/023 wadanka wuu kamaqnaa maanta oo lajoogo iyo maalinkaa soolna masoo booqan umana hambalyey
      Shacabkuna way kukhasbanaayeen inay difaaca kaqayb noqdaan waayo hadii kuwaasi dha.aadaan iyana lagama hadheen sidaa ay uyidhaahdaa waanoo garoowe bay tegi lahayd

    • @MaxamedSoofe-ve8qz
      @MaxamedSoofe-ve8qz หลายเดือนก่อน

      Beesha maĵerten iyo harti wàynaa abaalnagu leh dàni waxba umahayno

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad หลายเดือนก่อน

    MUUUNAAAFAAAQ ,, MEEEL GEEY REERKAN AAD WAASHEEN,

  • @Maxamedmaxamuud-yy6jh
    @Maxamedmaxamuud-yy6jh หลายเดือนก่อน

    Wakumaqlayna

  • @FatimaAHMED-l5q
    @FatimaAHMED-l5q หลายเดือนก่อน

    Xaasid ma afloxo siyaasad adaan lahayn qabiilna lahayn. Inlagu qurxiyo budlaan ayaa idiin sababa cidi ku raaci mayso ee tolkaa raac ama hororka raac

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin หลายเดือนก่อน

    Kkk

  • @InaCadaani
    @InaCadaani หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน

    Ninkani wanaga uu hayo wallalaha Puntland wuu cadeeyey marka mamulka la soo qaado maxa loo kulalada.
    Kelmeda Waan idin xoraynay wa maan gab hadlki. Ma ilowdeen inti ku dhimatay difaca Mudug ee soo gurmatey. Iyagu miyanay ahayn hiil Harti.
    Dadka wax meelahan ku qorow afkina hagajista oo kala saara mamul iyo shicib wada dhashay oo dhiiga isu hura

  • @marianmohamed2500
    @marianmohamed2500 หลายเดือนก่อน

    Ader walidina cid ubahan ma jirte dani dadka iyo dhulkaba asagaay dorten ee shaqa yesha putland watashataye tashta

  • @Ibrahim-u6v4e
    @Ibrahim-u6v4e หลายเดือนก่อน +1

    Munafaq aya tahay. Nacayb iyo qabiil ku buuxo..ceergabo ma aha lascanod..gacantayada ha isku so celin.

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr หลายเดือนก่อน

    نعم شيخ شكران

  • @MaxamedSoofe-ve8qz
    @MaxamedSoofe-ve8qz หลายเดือนก่อน

    Inader hadalkagu qub buu iyidhi

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน

    Horgalayaashu ma kuwa puntland taageersan baa mise kuwa somaliland 😂😂 horgalaha u wayn waa garaad jaamac garad ismaacil gariraye ha lagu xiro tiirka

    • @MaxamedSoofe-ve8qz
      @MaxamedSoofe-ve8qz หลายเดือนก่อน

      Waa kuwo isqariyà oo muse biixi lacagsiiyo

  • @_22260
    @_22260 หลายเดือนก่อน

    Walaal xasan shiikh ma dan buu idiin hayaa maxuu idintarey illaa xadaa dhaqaalihii aad xaqa u laheeyd buu kusiin waayey oo isaaq wali lasiiyaa ayagoo bada gatey baa wali Lana's nuujiyaa watii timacade cabaadeyey oo dhahay khaatumo waxba nooma ogala marka in aad isku sawirtid madaxdooyo micno maleh somaali nimada aad raadineysid somaaliyo kama jirto miyaa leeydiku tixgaliyey somaali nimada

  • @nasriwarsame8742
    @nasriwarsame8742 หลายเดือนก่อน

    Kaaga marag oo been ma aadan sheegin. Markaan saa leeyahay waxaan ula jeedda sida aad u cabbirtay ragga ka taliya PL. Midse ku seexo, reer PL oo aan ka mid ahay anigu, raalli marnaba ka noqon maayaan in dooxatadii SNM dib dambe cago u soo dhigaan SSC, wuxuu doono ha sameeyo Faroole ama Deni ama labadaba

  • @FutoXar
    @FutoXar หลายเดือนก่อน

    Ma waalanyihiin reerkan horta😂 Adeer Siciid Dani anaguu gar iyo gardaro madaxweyne noogu yahaye naga dhamaada balo idin hartiyeysatay mudug idin marabto waad waalantihiin ,oo jeeb marantihiin oo caqli xuntihiin

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr หลายเดือนก่อน

    Waa sax ddbadan ayaa
    Ushaqeeya weli weliba
    Ddbaa xafiis kuleh garoowe
    Qayb ka midi waa harti oo
    Inkiraya khaatumo SSC.
    Oo diidana iney dawlad
    Noqdaan isbaaro harti baa
    Baa jirta iyo oo 17 xildhibaan
    Uniikinaya shaqana uheyn
    SSC khaatumo markaa shaqo
    Adagbaa taala jeel adag baa llaraba

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน

    Ciirtaa dhamaa caydaa yaqaan ma dani la'aantiis baad xoroobi lahayd farmaajo baa idinku shaqeeysta oo dani aad uga dabo laalaadaan 😂😂

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน

    War somaliya maxay kugu darsatay waa la ogaa in uu muuse biixi la jiraye

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 หลายเดือนก่อน

    Mudug iyo sool iyo caabudwaaq haleysku daro

    • @FutoXar
      @FutoXar หลายเดือนก่อน

      Bisinka mudug aa😮naa anaga majeerteen laf dhabarkiisan nahay mudug layne majeerteen meelna uma socdo cidna marabnee kashuba