ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha allah sheekh saa kuwad xaqa cadeee
Wahaaabiyo. Tajsiim iyo tashbiih bay lawareegayaan iyo takfiiir
Waa runti sheekh barbarwi
Allaah Ayaa Wahaab Ah. Waxaad Moodda Ninkan Dhalinyarada Ah Inuusan Fahamsanayn Waxaa uu Ka Hadlayo. (Aqoon La'aan Waa Diin, Diin La'aan Waa Iftiin La'aan. =Mahadsanidin
Waa dhaqanka Suufiyada iyo dhammaan bidcoolayaasha marka mas'alo lagu qabsado in ay hawlo kale ku xiiqaan.
Asc kan yar ee suufiga ah waxba ku mahaysto sheekh barbaraawi ee uu iska caayayaa bilaa sabab xataa iyaga suufiyada kama hadlaayo cashar buu dhigayaa markaa xaasidnimo ayuunbuu ku diidan yahay
Wahabi xaasidnimo kahadlaya waa musiibo
لا اله الا الله wax buriya miyaanay lahaynba suufiyooy??allahow caqliga hanaga qaadin sida suufiyada😂
Wahaabiyo miyaa hadal ubanaan yahayba😢. Takfiirsocdaa
@KhadijaAbdikariim عندالله تنتهي الخصوم
@@HASSANDheere-dt8gm ilahay kudhiiranaa subxaanallah
Taan kugu dhigo ogow fiidhyawga aan kugu soo radiyo
Waa la ogyahay waxa tahay caqiidada الأشاعرة dadka isgaalaysiinta lagu yaqaano waa ashaaciro siyaaratii miyaad tegahayn geel ayaa lagu qalayaay si hilibka usoo cuntid
Miskiinka ayaa lasoo kalifay تعلم أولا ياأخي لأنك مبتدئ
Ufiirso gantaalka kugu dhaca,Maanta ayaad libaaxi africaAfka uga gashay lkn ardaydiisaKan ugu yar baa kugu soo maqan Iska qabo gantaalka.
Masha allah sheekh saa kuwad xaqa cadeee
Wahaaabiyo. Tajsiim iyo tashbiih bay lawareegayaan iyo takfiiir
Waa runti sheekh barbarwi
Allaah Ayaa Wahaab Ah. Waxaad Moodda Ninkan Dhalinyarada Ah Inuusan Fahamsanayn Waxaa uu Ka Hadlayo. (Aqoon La'aan Waa Diin, Diin La'aan Waa Iftiin La'aan.
=Mahadsanidin
Waa dhaqanka Suufiyada iyo dhammaan bidcoolayaasha marka mas'alo lagu qabsado in ay hawlo kale ku xiiqaan.
Asc kan yar ee suufiga ah waxba ku mahaysto sheekh barbaraawi ee uu iska caayayaa bilaa sabab xataa iyaga suufiyada kama hadlaayo cashar buu dhigayaa markaa xaasidnimo ayuunbuu ku diidan yahay
Wahabi xaasidnimo kahadlaya waa musiibo
لا اله الا الله
wax buriya miyaanay lahaynba suufiyooy??
allahow caqliga hanaga qaadin sida suufiyada😂
Wahaabiyo miyaa hadal ubanaan yahayba😢. Takfiirsocdaa
@KhadijaAbdikariim عندالله تنتهي الخصوم
@@HASSANDheere-dt8gm ilahay kudhiiranaa subxaanallah
Taan kugu dhigo ogow fiidhyawga aan kugu soo radiyo
Waa la ogyahay waxa tahay caqiidada الأشاعرة dadka isgaalaysiinta lagu yaqaano waa ashaaciro siyaaratii miyaad tegahayn geel ayaa lagu qalayaay si hilibka usoo cuntid
Miskiinka ayaa lasoo kalifay تعلم أولا ياأخي لأنك مبتدئ
Ufiirso gantaalka kugu dhaca,
Maanta ayaad libaaxi africa
Afka uga gashay lkn ardaydiisa
Kan ugu yar baa kugu soo maqan
Iska qabo gantaalka.