Kkkkk adanow sheekada sidaas ma aha waa dhola tus loo diraayo axmed madoobe lagu kala shaki galinaayo lafta gareen iyo axmed madoobe marka lafta gareen isagoo og in xamse faraha dhiig ku wato jubland ku duulay shalay in maanta aad roog cas u dhigta gabdhihii raxan weyn soo dhaweeyaan ma fiicneyn lakin lafta gareenbaba mar hore gacanta laga riday kulana heshiiya in hal sano wuxuu qaadan karo xasn ka qaato xukunka maayland wareejiyo waa sida hawiyaha noo sheegeene
Hadha hadha
Waxa allaah xarimey daawo kama dhigo,
Reewunow hawiye aamin ma lahan
Wareysi Hore Miyaa Sanadka Wuxu Ku Sheegay 2022
waa waa'hore hadal kan
Qamri daawa ah abidkey mamaqalin
Allaha ku caafiyo macalin
MACALIN AADAN RAXAN WEYN
SIYASIINTOODA WAXAA KU BADAN DOQOMADA DHUUNI RAACA JAAJUUSKA SHISHEYAHA
Haa kaabe
😂😂😂😂😂hasaan khamrii mukudaraay😂😂😂😂😂
Kkkkk adanow sheekada sidaas ma aha waa dhola tus loo diraayo axmed madoobe lagu kala shaki galinaayo lafta gareen iyo axmed madoobe marka lafta gareen isagoo og in xamse faraha dhiig ku wato jubland ku duulay shalay in maanta aad roog cas u dhigta gabdhihii raxan weyn soo dhaweeyaan ma fiicneyn lakin lafta gareenbaba mar hore gacanta laga riday kulana heshiiya in hal sano wuxuu qaadan karo xasn ka qaato xukunka maayland wareejiyo waa sida hawiyaha noo sheegeene
Hawiye hooyadooda ma leh Mayland waxas waa dhuuso
Maraq iyo bisbaas masoo cabtay
Walaalkey waxan ku shegayaa awoowe yuu ka aqbalin baxa dheh marka kale isaga ayey ku duuli rawaan viva awoowe ha diido ❤❤❤❤❤
I like 👍 sheega dee maashaa alaah Adam waakusalaamey 🎉❤❤❤
Xamza waa kasbeyn oo qorshayaasha udagan ayuu ka midyahay
Jawaabta Sheegadee waa haa waakadagyau waarikow Beydhabo HaaHeey❤️👏
raxanwayn iyo ugadeen waa wallalo
Beer bilaa danbe ayu yiri qamrigi xassan dalxaraashe 👀
Xassan sheikh hogamiye koovxeed islami ah ayu kusoogaley qamri cabow sharaf moose 🙈
Qamri dawo manoqfo siida diintu Noo dheekte
Ninka kaliya ee hadalkisa 80% sax yahay
Macalin adan waxad sheekto waa la arkaa kusoco
Asc smc warbakinta soomaaliyeed ma koonfur Kaliya ayey kafaalootaa maxaadhacay G,,woqooyi kamafaaloooto miyaa ???????
Macalin wa ku ixtiramaya lakin kan waa fuley ha isku halaynina,wuu ka baqa qolada muqdisho jogta
Asc
HSM iyo kooxdiisa qaabka ay u dhaqmayan aa ah afgenbiga Jubbaland lagu qadey mid lamid ah bey Baydhabo na kusamey nayaan qorshahoda A.B.C qorshaha ugu danbeyo waa iney gacanta kudhigay meel KGS kamid ah iyo meel Jubbaland kamid ah tolo ba allaah kadhigee elabor na leh iyo iney santuqda dhigan sidaas na doorasho kuqabtan caasimadaha mamul goboleed sida Baydhabo Kismayo iyo magaloyinka sorsco intarned ka ayey kacoden Shacabka sidaas weyo ujeed koda mamul goboleed yada na shabad da qas wadayal lagu dhufto aa kadibna sidas iskugu dhawaqn
Somaliya ay gasho 3 dex kooxood oo aan is ku imaney nin
Cuqubo uu qabo ayaa hayastay waa munaafuq Xasan Tuug
The lies about alcohol, seriously is that a news??
Mar hore maxad ugu socelisey hada maxa cusub horta
Sirta majirto gal galceel uma aadin daarood axsaan uma suubin marxuunka waji kama suubsan majeerteen ama dhul bahanta
aniga waligey waan taageersanaay guuleyso inshaa allahu abdiaziiz mohamed laftagareen
Kuwaani waatuugo xasan xamse waatuugo markaa laftagaren inuuyeelaayo umamaleeynaayo waayo dhiiqoadu jeedo galimaayo laftagareenkg iskajira tugadaswaisogyihiin iskasooceersha yeyidinwasaqeenine
Waa markaad caruurta u sheekayn jirtay😅😅😅😅
LAFTA GAREENOOOW XABSI GURI ,XABSI GURI, XABSI GURI KU BADBAADI MAYLAND IYO SOMALIA 🇸🇴
XAMSE MAXBUUS WUXUUBA RABAA MAXBUUSNIMADIISOI OO ONUU SII JOOGO XABSIGIISUUBA U RAFANAAYAA INUUSAN MARXUUM AHAYN BAA HALKAAS KA CADDAATAY LAAKIIN UU AHAA MAXBUUS LAFA-LAFAYSI ISKA HAYSTAY SIDAASNA AAD UGU QANACSANAA.
Lafta Gareen haddii uu naf leeyahay ama uu Soomaali u hiilinayo Damu Jadiidka Baydhabo yimi iyo Aadan Madoobe Xabsi Guri haka dhigo,si dhibka Damu Jadiid shacabka Soomaaliyeed uga raystaan, Xabsi Guri iuo Dillal iyo Jeebayn ha iisugu daro Qurunka
Raxanwayn waa gobgobdhashay roog cas bay udhigeen Raysulwasaare xamse daroodna way diideenba in uyimaado
Rahweyn dadkan dagaalka idinka ugala xadana wey idin kafanayaan rahweyn waa laangaab waa ceeb rahweyn arinkan dalka idinka hukuma ama dal kaguura waxaa tihiin mujrimiin ama naarta toos ugala ama Rabi kacabsada
Ninki ogaaden la dagalamo isago mareexan iyo hawiye garabsinayo alle uma naxristo
Ninki ogolaado waa doqan cadowga cadowgis caana mac ayaa la siya