Isku diyaarinta ciida// Eid mubarek qolka caruurta sidan ayu ku cidaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @ilwaaddegan2449
    @ilwaaddegan2449 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah tabaara kalaah qolka Isra iyo intisaar waa qurux alle haydiin barakeeyo Habo mcn hooyo fiican baa nasiib uyeelateen alle haysku kiin daysto iyo aaboba wiilal walaalahiina ahna alle haydin siiyo oo cadow ga iska dugsataa iinsha allah alluma amino ❤❤❤

  • @hooyocooking
    @hooyocooking ปีที่แล้ว

    Maasha allaaah tabarakalaah xabibti horay u soco gacantada allaaha ku barakeeyo ❤❤❤

  • @deeqaabdi5174
    @deeqaabdi5174 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma barik Abaayo aad uga helay qurux waaye buuq Iyo alaab badan mafiicno I like it Wallahi❤️❤️❤️

    • @umuisradecor
      @umuisradecor  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid abayo alaab badan wasaq mehe wax kale ma leh

  • @siciidocabdullahi1130
    @siciidocabdullahi1130 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ❤ xbbti allaha ku barakeeyo kuna xafido 😊

  • @hodansiyaad7428
    @hodansiyaad7428 ปีที่แล้ว

    Asc xppti umu isra Masha allah allah ku xiftiyo awlaada waxan ku waydinayay sariirta inantada wayn xgee ka dalbatay ama xgee ka heli karaa qali❤

  • @nacimaneyruuz663
    @nacimaneyruuz663 ปีที่แล้ว

    mansha Allaah qurux kuso baxay

  • @nimoahmed2155
    @nimoahmed2155 ปีที่แล้ว

    Asc wll book 📖 ta xaged ka Dalbataa wll ku wa Caruurta Anuu Maktamada uun bn ka soo Amaajdaye wll

  • @maryamaxaji3820
    @maryamaxaji3820 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah abaayo alle haku xafido si wanagsan ayaad u qurxisay ❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 ปีที่แล้ว

    mash allh qurux

  • @farxiyogabeyre2267
    @farxiyogabeyre2267 ปีที่แล้ว

    M.a waaye ilaah haku barakeeyo❤❤❤

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 ปีที่แล้ว

    Qurux sariiraha ma iyagaa kala doortay

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha kuubarakeeyo

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 ปีที่แล้ว

    mash allh qurux