Xildhibaan hore oo ka tirsanaa BFS oo kasoo jeeda Somaliland ayaa caafimaad-darro ugu dayacan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 10 หลายเดือนก่อน +1

    WAA LOOMA OYAAN

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa iska caadi marka joogta meela aanada waxba ka ahayan.

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 10 หลายเดือนก่อน

    Aabo mcn alle haku caafiyo alle albab khayr leh hakuu furo 😢😢

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 10 หลายเดือนก่อน +1

    Barlamaan federaal muxuu taraa??

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 10 หลายเดือนก่อน +1

    Kan doqonka ah ee saalax lagu sheegayaa maaha mid cidina metela waa qof aan u qlmi n jagada uu fadhiyo

  • @NurAbdelkader
    @NurAbdelkader 10 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyey dadkaan walaalaheena hala caawiyo.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 10 หลายเดือนก่อน

      Walaal wax Somalinimo la yidhaahdo ma jirto. Waaxaan se la yaaba Somaliyada noocaasa ayaa Somaliland loogu yeedheya?
      Cuqubadii Somaliland ayaa sidaa iyo si kadaran idin heli doonaa intiina reer Somaliland ee meesha joogta. Intiina reer Somaliland ee meesha joogtana cashar ha u noqoto.

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 10 หลายเดือนก่อน

    Dumuquradi wax jira maaha.
    Islaamnimo dheh islaamnimo somalinimo

  • @abdurahmanhussein400
    @abdurahmanhussein400 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa somaaliya ku geeyay,??Maxay wax kuugu qaban wayeen,,,??? Ta sadexaad iska soo Laabo in kastoo anad waji dhigaaan

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 10 หลายเดือนก่อน

    Maxaa abaha u ka doonay Mudiisho

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 10 หลายเดือนก่อน +2

    Idinkaa mafiyadaa xamar uu tagaay oo dalkiini kacararay

    • @MaryanHussein-nu9yd
      @MaryanHussein-nu9yd 10 หลายเดือนก่อน

      Xamar ma gaartaane orod shaqa yeesha dadkiina oomana iyo gaajo ayay idinka Soo carareen guura idima baahnine

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@MaryanHussein-nu9ydbisaduu markaa wax lasiyo indahaa ayay Isguu qabtaa shalay gajadii iyo macalushee Idinku dacdaay wanakii idinso gurmanaay