WARARKII UGU DANBEEYAY XIISADA BARIGA DHEXE | XOG CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @shukrilibax
    @shukrilibax ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaah ha u naxaristo inti dhimatay amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢
    Ilaahow umada musliminta eeh ugargar amiin yaa allaha 🤲

  • @haawowaheliye920
    @haawowaheliye920 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Shakeyowsankaagelin yurube marabaa labo dawalodo amazing khada reerfalastiin

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weey sii soconeysaa insha allaah guul ayeey ku dhamaan doontaa falastiina waa xoroobi isha allah inta dhinatey janada illahey hawada geeyo🤲🏽

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    InshaAllaah iiraan wey guuleysaneysaa yuhuudna wea jabkeedii"

  • @Hodan1-n8k
    @Hodan1-n8k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dhiiga mujaahidka waa guusha reerki qasa insh allah yahuuduna waa jabe insh allah

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Insha Allah

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @DacarCalidacar
    @DacarCalidacar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hadalka ay gaalada sheegi jireen ee ah inay falastiin heli doonto dawlad madax banaan aragtidayda waa wax kama jiraan waxaana xaqiiqa ah inay rabaan israaiil iyo inta taageersanba in dadka rer falastiin labaabi.iyo ficilkooda ayayna kamuuqataa
    Gaalada allaha jabiyo meelkastoy hoogtaba

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 22 นาทีที่ผ่านมา

    Welkom 🤗 Abdihafid

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bilgum waxaan leeyahay mahadsanidiin"

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caalamku may cali dheere Alshababka smaxkamada caalamiga saaraan 😊

  • @hawowarsame1536
    @hawowarsame1536 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waxaay ahayd qowda maqashi waxna haw qaban

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi guul insha Allah

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qawda ma qashii waaye dagaalka sidiisa ayuu u socon hogamiyaha dhinteyne alle ha u raxariisto anagane ducada ayaan u heynaa🤲

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dagaalku haduu bilaw yahay 100,Yahya Sinwaar Ayaa Jooga Wa insha Allah insha Allah Guusha Wey Soo dhawdey 😢

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilay hohi kuma bogsiiso hamigu warwar kaama biiyo
    Calaacal wax kuma keeno
    Aduun hawli kama dhamato 🇵🇸 🇸🇴

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa Allaah sacuudiga hantidiisa hala burburyo

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc maansha Alaaah dibad baxayaasha GUL GUL GUL GUUUUL nalcada Ale haku dhacdo tvga iyo kuwii kahadlay oo Afkooda eeday sxb badayda muda haraaday hanbalyo hanbalyo waad gulaysaten jahaad badgashen

  • @taakulmuktar298
    @taakulmuktar298 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inshaa Allah Hamaz sideydee usii dagaalamaysa ilaa ay ka guulaysato Yahya Sinwaar waa hogaamiye shahiiday Hamazna badalkiisa way helaysaa

  • @bashiircismaanyuusuf4823
    @bashiircismaanyuusuf4823 12 นาทีที่ผ่านมา

    Alcarabiya waa in la xiraa carabta madaxya waynta ahna waxay ka baqin yuhuud waase la dhaafin xukunka

  • @gureyxasanxusen4922
    @gureyxasanxusen4922 37 นาทีที่ผ่านมา

    Yaxye haduu dhintay qadiyadii miyaa dhamaatay waa maya reer. Falastiin qof hogaamiya waa buuxaa

  • @maryancali8043
    @maryancali8043 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer galbeedka wa gumayste, haka sugin inuu qowl qabto, umada muslimka ee Jihaadka ku jirta way guulaysan ayan insha Allah

  • @fadtima3141
    @fadtima3141 33 นาทีที่ผ่านมา

    Insha'Alllah dagaalka falastiin joogsan mayo,waa kii kalasarayay, muslimka,saxda ah iyo midka dabadhilifka ah, lakiin galada hadalkooda waa qawda maqashii waxna ha uqaban, yaan la hil mamin gaalo iyo munafiqnimadooda oo inta horey umoodijirtay,in ay xaquuq yaqanaan, mantay u cadatay dhagartooda

  • @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
    @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 50 นาทีที่ผ่านมา

    Alloow Israel umada ka qabo

  • @Saladdin313
    @Saladdin313 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa qawda Maqashii waxna haw qaban,sinwaar dabadii waxay doonayaa yuhuuda iyo sxbadood reer galbeedku in xasuuqa reer Qasa sii socdo,lagana dhigo wax dhintay iyo wax carara halka walaalaha reer Falastiin sii wadi doonaan iska caabinta weerarka Daalimiinta yuhuuda go'aankooduna waa laba mid uun
    1. In ay geeriyoodaan iyagoo difaacaya muqadasaadka diintooda,dhulkooda,naftooda iyo sharaftooda.
    2.Inay helaan xoriyad buuxda iyo dawlad ay iyagu iska leeyihiin taasoo ay maamulaan mujaahidiintoodu.

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xayesiwaarwaashahiidwaan ladhimanayaah dagaalkuna wuusisocon

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adbaaumahadsan tayi

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    I believe Palestine is gonna win🇵🇸

  • @FarahA.Mahamuď
    @FarahA.Mahamuď 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Page kaada magiciisa ma ahan BRIT ee waa (KAALEY ISKA ARAG)

  • @fatoummohamed152
    @fatoummohamed152 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan ku salamay abdixafid
    Khalijka ha ka sugin 70%
    Adunka la soconin
    Sababto ah dad indhaha ka xirna loo furay oo anan hadli karin haka sugin gear ahan sacudiga illahay aya u maqan falastiin

  • @AhmedCabdi-k4d
    @AhmedCabdi-k4d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way ahayd qawda maqashii waxna hawqaban weeye

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meesha tv lagu gubay waa wadanke abdixafid

    • @Adamhagler
      @Adamhagler 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa ciraaq

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxda carbeed iyagaa bur buriye ree palestine 7 nin oo xukuma carabta hadaan leeyska qaban waa la dabar go aa

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guba nacalaa dhalay waxuushta sacuudiga""

  • @MaalimabdiQadir
    @MaalimabdiQadir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cidna loojoojinmaayo?gargaarka allaah ayaan dhow samra ree falastiiney mahadsinidiin pstv