AWASIIRKA GAASHAANDHIGA IIRAAN & MADAX QUWADA NUKLIYEERKA OO DIGNIIN CULUS JEEDIYAY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 39

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @MaxamedAyman-l5k
    @MaxamedAyman-l5k 50 นาทีที่ผ่านมา +2

    Alle muslimiita ha u hiiliyo

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    waxa dhacaaya mareykan iyo 6 lix dal oo carabah ayaa ka danbeya masiibo allah kurido dhamaantood aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin

  • @CabdifataxHarun
    @CabdifataxHarun 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Musliminta guuul indha alah ❤❤❤

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 45 นาทีที่ผ่านมา

    Hbn mowliid iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah

  • @Abdullahi-v7m
    @Abdullahi-v7m ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigana mahadsanid

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen,argagax,daweelo,dhulgariir yaarabi kurid

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @DuuranAbdulewardhere
    @DuuranAbdulewardhere 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahay waxaAn ka baryayaA in alle ka dhigo biyo ay Canaan waA imtixaan alle oo uu ku imtixaamsyo muslimiinta fiirsaneysa iyagaa og waxa ay ku hadli doonaa maalinta qiyaame ku fiirsada falastiin yuhuuda walaahi alle uu ugagaarayaa weyna gaarsyaan hadafkooda adiga ayaa og waxa ku hadli doonato carabka muslimka awooda in uu wax ka qabto oo fiirsaneysana waxa ay ku sameynayaAn yuhuud maraykanka iyo ingiriiska oo masuul ka ah dajinta dhulka falastiin alle ayaa weyn

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warar sugan ugu imow HBN online TV ❤

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hbn❤❤❤

  • @SadiiqYuusuf-m2b
    @SadiiqYuusuf-m2b ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILAAHAY uu awodaa in uu kuqarxiyo hubka ay dadka kulaynayan diyaraduhuna in ay uduliwayan uu awodaa gacmaha hubka ayku ridaayana uu awodaa in uu qalajiyo ee waxa uu doonay in uu isku imtixamo si adomadiisa qaar karun shegay iimankaooda uu shuhado uga dhigo sikuwa kibray eedadka kibirka kulaynaya iyo kuwahubka ukenaya iyo kuwa kufaraxsan inlalayo musliminta iyo inta inay quudiyan karila cabsi ay kabaqayan galada cadab adun iyo cadab aakhiro si uu ugu rido reer GAZA ILAAHAY haku sugo iimaankooda iyo dhaman musliminta kadamqanaysa dhibka lagu hayo iyaga iyo dawladaha kale ee musliminta ahba

  • @HaniHussein-g8x
    @HaniHussein-g8x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc adeer mowliid waxaad tahay nin wariye caan ah oo leh aqoon sare ahna codkar, tankale waxaan ku xirnahay TH-cam HBN oo aan kahelo warar xaqiiqo ah IWM. Tankale, adeer waxaanse ka cabanaynaa xayisiiska farah badan oo keenaya in wararku naga kala go'aan oo naqasaan .
    Hal iyo labo xayasiin oo aad ku furto waa sax laakiin kuwa dhexda kujira waani ka cabanaynaa

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa rabi dhibka ka qaad reer qaza adiga weyn oo awoodle rabow uhiili oo guusha sii muqaawimada xamaas iyo xisbulah xuuti iyo dhamaan muslimiinta
    Yahuudda allow masiibo degdega ku rid oo dhulka la jar

  • @SiciidMouse
    @SiciidMouse 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AxmadNimcaan
    @AxmadNimcaan 54 นาทีที่ผ่านมา

    Walal mar walbo waxaad hor marisaa taariikha MIILAADIGA fadlan HIJRIGA HOR MARI WALAAL .....HADA BBC UMA SHAQEYSID WAXAA TAHAN INSAAN XUR AH

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 43 นาทีที่ผ่านมา

    Waxa bariga dhexe ka dagaalamaya maaha yuhuuda ee waa mareykanka Ilaahey umada ha ka qabto

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @SiciidMouse
    @SiciidMouse 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    H b n warbahin wax tar leh

  • @halimaaliabdullahi1262
    @halimaaliabdullahi1262 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAX YUHUUD LAYIDHAAHDAA MAJIRTO EE WAA MARAYKAN IYO INGIRIIS RABA INAY LAWAREEGAAN WADDAMADA CARBEED EE KUXEERAN WAXAY YUHUUDDA KUSHEEGEEN LKN MUNAAFIQIINTA CARBEED WAA XOOLO AAN DAREEN IYO DAMIIR MIDNA LAHAYN OO AY DULLEYSTEEN MARAYKANKA IYO INGIRIISKU WALOW KUWA XUKUMA ASALKOODU YUHUUD YAHAY

  • @XuseenAxmad-c9k
    @XuseenAxmad-c9k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @maxamedshariifiidle
    @maxamedshariifiidle ชั่วโมงที่ผ่านมา

    jihaadka dhabta ah ayey kugweryooden Falastiin

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OGAADA IMTIXAANKU IYO CIQAABTU WAXAY KUDAMBAYNDOONTAA MUNAAFIQIINTA CARBEED EE TAAGEERSAN YUHUUDDA IYO MARAYKANKA

  • @MaxamedAyman-l5k
    @MaxamedAyman-l5k 48 นาทีที่ผ่านมา

    Ale hu u hiilyo muslimiinta

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadamaxay wada falsatiin ayaxasuquday lubnan wakudarata

  • @XuseenAxmad-c9k
    @XuseenAxmad-c9k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maliid

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaah garabkooda galo dhamaan dhinacyada iskacaabinta

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Free Palestine you gonna win Palestine winner free Palestine❤🇵🇸🇵🇸

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 13 นาทีที่ผ่านมา

    Iran Waa ku Qasban Tahay ineey Mar Walba Weerar Qorsheysan Qaato Hadii kale 2025 Lagama Yaabo ineey Badbaado Iran Waa ineey Qaada Weerar

  • @MohamedSheikh-ki6wd
    @MohamedSheikh-ki6wd 54 นาทีที่ผ่านมา

    Takale hada dagaalku kasocdana waa alkhiyaam

  • @maxamedshariifiidle
    @maxamedshariifiidle ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guushu waa xageena yahuudana waa ba ooda

  • @abdulkadirmohammed9241
    @abdulkadirmohammed9241 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beryahan qoraalka somaliga ayaad qaldeysaan maxaa dhacay

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waa lanacay 7 maalin Natanyahu dagaal mawadikaro maraykan la,aantiis, maraykanna madiidikaro warka natanyahu waayo mr J.Biden isaga iyo raggiisa ayaa meesha keensadey.

  • @MohamedSheikh-ki6wd
    @MohamedSheikh-ki6wd 56 นาทีที่ผ่านมา

    Waxaa ladhahaa aan kusoxo bacalbak