Taariikh nololeedkii Xajaaj Ibnu Yuusuf. (Dhamaystiran) iyo Sh Abdulaziz Mohamed Oogle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 138

  • @umalkheyrcaynaan8211
    @umalkheyrcaynaan8211 3 ปีที่แล้ว +12

    Maasha alaah sheekh cabdilaahi ibnusubayl waa asxaabigi dhiigi nabiga cabay scw ee nabigu ku idhi cidi aad weerer kuqaado way hoogtay cidi kugu sooqaadana way hoogtay ninkaa buu dilay xijaaj khayr laawe

  • @yuukeyabdi-fy7du
    @yuukeyabdi-fy7du ปีที่แล้ว +2

    MashAllaah jazaakallaah kheren shiikh

  • @abdiqadirusmanasc2848
    @abdiqadirusmanasc2848 3 ปีที่แล้ว +3

    Ajir iyo xasanaat allhkusiiyo wall allh dambigaada hadhaafo aamiin

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah sheikh ajir Allaha kaa siiyo waqtigaaga qaaliga ah waa noo faaidaysaye

  • @اميرةاحلامبنتالحب
    @اميرةاحلامبنتالحب 5 ปีที่แล้ว +7

    Jazaka Allahu kheyr sheq wallhi in yar wan qosley odaygii

  • @ridwansaed1043
    @ridwansaed1043 6 ปีที่แล้ว +13

    Jasaa'aka allah wll, saacad iyo dheeraad ayaad halkaa u fadhidaa si aad qisadaa nooga sheekayso, Alle ha kuu danbi dhaafo janadana ha ku geeyo 💞👍

  • @haddiyosaid641
    @haddiyosaid641 4 ปีที่แล้ว +4

    cabdicasiis. ilaahay. ha. ku. barakeeyo. aamiin

    • @apdimajiid9946
      @apdimajiid9946 2 ปีที่แล้ว +1

      Ihay ban ku Dhaartee wan kugu fanaa

  • @fatumamohamed3262
    @fatumamohamed3262 4 ปีที่แล้ว +1

    Jzk allah sheikh abdirizaq allah kheyr badhan hakusiiyo

  • @abdulahiibrahim6543
    @abdulahiibrahim6543 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا شيخ عبد العزيز sifican ayaad u faahfaahisay

  • @Kn-ch2zs
    @Kn-ch2zs 4 ปีที่แล้ว +7

    شيخنا الفاضل ربنا يحفظك من كل شر يسر أمرك

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaahu kheyr shaikh abdulaziz

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah 🇸🇴💕 jazaakalah sheekh

  • @Xamze394
    @Xamze394 ปีที่แล้ว +1

    Wacalaykumu❤salaam ❤waraxmatulaahi❤wabarakaatuhu🎉🎉🎉jasaakalaabu khayr

  • @abdihersi9158
    @abdihersi9158 6 ปีที่แล้ว +6

    jazaka Allah Khayr Wll Qlih Ilahay Haka Abal Mariyo

  • @razakabdi226
    @razakabdi226 6 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaah jazaakalaah khayr sh oogle

  • @seaditeyib5707
    @seaditeyib5707 6 ปีที่แล้ว +5

    Jazaakalaah khayre yaa sheikh

  • @sahayaakhiro1611
    @sahayaakhiro1611 6 ปีที่แล้ว +10

    جزك الله يأشيخ💖👍👉

  • @ridwaanahmed1533
    @ridwaanahmed1533 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah jazakallahu kheyr sheikh😍

  • @sakariyacaqli437
    @sakariyacaqli437 6 ปีที่แล้ว +4

    Jazakumullahu khayra

  • @hannaali3863
    @hannaali3863 6 ปีที่แล้ว +6

    Jasakallahu khayr sheikh

  • @kadijasalah8771
    @kadijasalah8771 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah Jazakalaah kheeyr

  • @mahadsahal6755
    @mahadsahal6755 6 ปีที่แล้ว +7

    Mansha alh shiikh wa tariikh inbdan raadinyey xayaa ka alah sida nogu fa ideysay

  • @mustafNune
    @mustafNune 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah sheekh

  • @shukrimohamedhassan3789
    @shukrimohamedhassan3789 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashalh jazaka lah qer

  • @ilhancabdi2182
    @ilhancabdi2182 6 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakalaah qeyr

  • @mohamedkaparabdulahi3336
    @mohamedkaparabdulahi3336 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaha bra Allah hakuxe fadiyoh

  • @farhiyahassan3084
    @farhiyahassan3084 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheyr

  • @shamsoshibrahin2176
    @shamsoshibrahin2176 6 ปีที่แล้ว +5

    Jazakalah sheikh❤

    • @ikraaancabdulhi8584
      @ikraaancabdulhi8584 6 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕

  • @husnahussein9145
    @husnahussein9145 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah

  • @mahamedhassan2438
    @mahamedhassan2438 6 ปีที่แล้ว +3

    MNSHA Allaah

  • @yasmiindheman962
    @yasmiindheman962 6 ปีที่แล้ว +6

    Jazakumulaa sheekh

  • @KhadroMaxamud-q8o
    @KhadroMaxamud-q8o ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @hassansubane5410
    @hassansubane5410 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah sheekh jazalallaah

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +4

    Abdulaziz masha allah allehaku barakeyo hno waxyalo badan banaka faaiday malin an dhagesan malahan cajaladahada kala duwan allehaku dhawro👏👏👌

  • @sharawefx5300
    @sharawefx5300 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah ustad jazakallaaah

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 6 ปีที่แล้ว +10

    asc wll jesaakallaahu khayr inbadan baan raadinayey taariikhdan

  • @abdullahibulhan9050
    @abdullahibulhan9050 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Shiikh ilhy haku xifdiyo

  • @kaahgarowekaah7225
    @kaahgarowekaah7225 3 ปีที่แล้ว

    SUBXANALAH HADAL HAYS FIICAN WEYE

  • @faraxjawan9915
    @faraxjawan9915 4 ปีที่แล้ว +2

    Insha allaah

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 6 ปีที่แล้ว +4

    Mash allah

  • @ista-istar
    @ista-istar 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah thank you sheikh

  • @geenyojabuti3230
    @geenyojabuti3230 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha Allah

  • @xasanyuusuf6094
    @xasanyuusuf6094 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey dembigiisa ha dhaafo, waa la imtixaanee!!!!!!

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 6 ปีที่แล้ว +5

    ASC.waxaan salaamayaa sh.maxamed oogle markasta waxaa inoo gudbiyaa tariikhda ilaamka waad ku mahadsan tahay

  • @gaashaan5
    @gaashaan5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ayaa leh xukunkiisa

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalhu sheikh

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 6 ปีที่แล้ว +6

    Asc alha ku barakeeyo noo soo gudbi qisooyinka cajaabika leh

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +1

    Imamu dahabi warkisa iska dhafe Shaikhow xajaj wuu naga hoseyaaye uducee uun in allh unaxristo laa taqnudu min raxmati laaah

  • @umunagaadibrahem8431
    @umunagaadibrahem8431 6 ปีที่แล้ว +6

    Kheyr allah ku siiyo shekh waxan ka codsan lahaa inaad noga waran jajaj iyo wiilki yaraa

  • @Jamaalaxmed449
    @Jamaalaxmed449 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cws wrx wbr

  • @maxameddeq3064
    @maxameddeq3064 6 ปีที่แล้ว +11

    Walal allaha Ku barakeyo waxad Ku xijisaa qosada xigta xijaaj iyo wiilka yaraa fadlan walal

    • @MohamedAli-ue7yp
      @MohamedAli-ue7yp 5 ปีที่แล้ว

      Maxamed Deq walal qisadaas waxba kama jiraan waa daciif

  • @lakilove2401
    @lakilove2401 6 ปีที่แล้ว +4

    masha aalha

  • @shamiselmi5168
    @shamiselmi5168 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @aqoonguud442
    @aqoonguud442 6 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @khadijajjjj7283
    @khadijajjjj7283 6 ปีที่แล้ว +7

    Walaal jazaakalaahu qayr. Waxaan. Xiiseeyaa. Barnaamijyadaada. Aad. Iyo. Qisooyinka. Waxaa. Jira. Buuk. Carabi. Ah. Oo. Aan. Aad. Waxaan jeclaanlahaa. Inaad. Buugaas. Noofasirto. Afsoomaali. Bifadlika. Waacosi. Qasab. Maaha.

  • @cali230
    @cali230 ปีที่แล้ว

    Xajaaj inkastoo daalim uu ahaa hadana walahi qisadiisa wax badanaa raadiye waana dadka ugu caansan islaamka dhaxdiisa

  • @nimcomahamed6369
    @nimcomahamed6369 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah wllo

  • @faniofficial6546
    @faniofficial6546 6 ปีที่แล้ว +3

    Wax Kastaba Ha Ahdo xajaj tagersanhy 💕💕

  • @aishamaow3531
    @aishamaow3531 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh mashallh

  • @shekbehi
    @shekbehi 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaajaj binu yuusuf waa seef la boodyada maanta joog oo kale. ALLAH HA NOO GARGAARO.

  • @axlahenna1158
    @axlahenna1158 6 ปีที่แล้ว +3

    Jizaaka Allah sheikh

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 6 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid

  • @maxamedibra2146
    @maxamedibra2146 6 ปีที่แล้ว +9

    walaal waxaan kaa codsanaynaa Taariikhda umawiinta inad noo soo diyaariso

  • @qatroahmed8916
    @qatroahmed8916 6 ปีที่แล้ว +1

    C, azees oo glee waxan kuweydinaya sacad abii waqas iyo xaskisa iyo saxabikale.iyo faraski amiirka balqaa

  • @xaliimoabdi3954
    @xaliimoabdi3954 6 ปีที่แล้ว +46

    السلام عليكم ورحمة الله
    walaal waxaan kaa cod sanaynaa sanadka cusub inaad noo bilawdo tafsiirka quraanka

    • @abshirjama986
      @abshirjama986 6 ปีที่แล้ว

      Wuu socda wlll suratul ruum uu maraaya

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a weeye inkastoo qisadu aysan dhameystirneyn

  • @zubaydasheikh486
    @zubaydasheikh486 6 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @hanadibnuwarfa2499
    @hanadibnuwarfa2499 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sheekaygii

  • @Fatuush-u6q
    @Fatuush-u6q 10 หลายเดือนก่อน

    Lkn qaatumo wanaagsan iyo bil barakeysan iyo maalin jumcaa ayuu dhintay asagoo saxaabigii rasuulka dilay dulmi badanne sameeyay illaahey asagaa waxkasta naga og

  • @fadumoahmed1204
    @fadumoahmed1204 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc horta shiikhow aaan ku suaalee masugantahay qisadaaan afsomaliga loo turjumay ay somalidu in badan dhagaysato ee wiil yar iyo xajaaj dhexmarty ay dhaheen

  • @amransaciid6295
    @amransaciid6295 6 ปีที่แล้ว +3

    Tabicigi Saciid biinu zubeyr alle ha u naxariiste ow diley xajaaj binu yusuf as qafii iyo cabdullahi binu zubeyr allah ka rali noqode asiga iyo abiihisa ma walaala mise saciid waxa dhaliy zubeyr kale

    • @abdiqanipaldoz
      @abdiqanipaldoz 4 ปีที่แล้ว +1

      Walalkey saciid binu jubeyr waye ma ahn subeyr walalky
      Allahu akbar

  • @camaaraxmed8444
    @camaaraxmed8444 5 ปีที่แล้ว +5

    aan ku saxee ma uu san dilin wiilka yar ee qofkaad ku qaldaysaa waa taabicigii saciid binu jubeyr qofka madaxa uu kagooyay alle ha unaxariistee

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 9 หลายเดือนก่อน

    War si sax ah uga hadal xajaj taarikhdiisa zaani ayuu ahaa daalin ah

  • @khadijajjjj7283
    @khadijajjjj7283 6 ปีที่แล้ว +5

    Buuga. Magiciisu. Waakan. Istmtac. Bixayaatika

  • @ELMANSSON
    @ELMANSSON 6 ปีที่แล้ว +5

    War sheekhu muxuu ninka u nacladayaa subxaanallaah!
    Nin shaqaysanayuu ahaaye soomaali baa ninkaas oo kale u baahan wallaahi.

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 6 ปีที่แล้ว +1

    ASC.

    • @fadumoshukri673
      @fadumoshukri673 4 ปีที่แล้ว

      Waa la sheegi abtirsiga nin saabiyiini dhaleen waa qorantahay taariikhdiisu awooweiyo habaryariyo adeerba waa la sheegi

  • @mohamudabdiwali7491
    @mohamudabdiwali7491 4 ปีที่แล้ว +1

    Subaxn Allh naar ba nalugu aqablay kulaha😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @khadijajjjj7283
    @khadijajjjj7283 6 ปีที่แล้ว +1

    Tafsiirkana. Noogudar

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 5 ปีที่แล้ว +1

    Inankani xaga tariikhda iyo cilmiga aad uma yiqan, Sheikhyada somalida waxan kula dardaarmaya in ay cilmiga diiniga iyo madaniga aad u bartaan.

  • @Cubaado
    @Cubaado 4 ปีที่แล้ว

    M a

  • @arwakey1152
    @arwakey1152 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaar Sidaas oo kale ah mala helaa? Ma Ma jiraa?

  • @haddiyosaid641
    @haddiyosaid641 4 ปีที่แล้ว

    xafidulaah

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 ปีที่แล้ว +1

    xajaaj ibn yuusuf wuxuu ahaa dadkii muslimiinta xasuuqay , kaas muslin laguma sheegi karo waa ninkii cabdilaahi ibn subeer intuu dilay madaxiisa salbiyay, subxaanalaah kaasi muslin maaha

  • @JamiloHassanGambay
    @JamiloHassanGambay 3 หลายเดือนก่อน

    xajaaj qeyr ma laheen magaalooyinkii xurmaysnaa Maka iyo madiina dhiig badan ayuu ku daadiyy cabdullaahi bin subeyr iyo saciid ibnu jubeyr ayuu dilay

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 4 หลายเดือนก่อน

    Wiilka yari fariid sanaayaa 😂

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 4 ปีที่แล้ว +2

    Xajaaj cadawgii alle faajir

    • @omarbaalwi3544
      @omarbaalwi3544 4 ปีที่แล้ว

      A helka bin umayaa waa midkaha o arabtaa waaye

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 6 ปีที่แล้ว +5

    Asc, waayahaye sh Abdiaziz markuu dilay Abdullahi binu zubeyr ee sujuday ayaad lacnad ku tuurtay ee makaa baxsatay mise waa sax, raali noqo

  • @iskufilanhaji9759
    @iskufilanhaji9759 6 ปีที่แล้ว +1

    Hi

  • @huckaherci
    @huckaherci 4 ปีที่แล้ว +1

    Qisada xajaaj waxa isku egyhin
    Kuwa islaam isku sheega ee dadka muslim ha dilo oo qarxiyo sida alshabab iyo daacish

  • @arwakey1152
    @arwakey1152 3 ปีที่แล้ว

    Wuxuu laayey Asxaabtii Rasuulka oo ku dilay Maka iyo Madiin oo xataa wuxuu u diiday in la Aaso. Waxba u samayn mayso Khawaarijiinta uu la dagaalamay oo uu Xukunkooda ka ilaashanayey.!

  • @mustafNune
    @mustafNune 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah sheekh

  • @nacimosalaad2521
    @nacimosalaad2521 6 ปีที่แล้ว +2

    Ala yax fadag

  • @ConfusedMansion-pv7vd
    @ConfusedMansion-pv7vd หลายเดือนก่อน

    Xajaj lacnadi korkisa ahato waa ninki lahay saxabadi rasulka scw dumiyana kacbada

  • @ahmedabdi7958
    @ahmedabdi7958 6 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed scs

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein415 6 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkkkkk wlllhi aad bad u qoslay duqa woka raayay

  • @salman0515
    @salman0515 3 ปีที่แล้ว +1

    Xajaaj binu yusuf shaki kuma jiro inuu daalim daaغyah ahaa lkn akhii yaa kaaga horeeyey culimada islaamka oo lacnaday lacnada yahuud iyo nasaaro? Cid gaalaysiisay na ma jirto culimada islaamka
    Markaa ma haboona lacnu mucayan mar hadii daalim iyo faasiq ha ahaadee aanu gaalobin
    Waanu neceb nahay xajaaj binu yusuf lakin ma gaalaysiinayno mana lacnadayno
    Sh ibnu cuthaymiin baa yidhi

  • @iskufilanhaji9759
    @iskufilanhaji9759 6 ปีที่แล้ว +1

    Naa annoy macanor acarnor

  • @zahrasentifarah5304
    @zahrasentifarah5304 5 ปีที่แล้ว

    L

  • @MelissaWilliams-o4y
    @MelissaWilliams-o4y 3 หลายเดือนก่อน

    Lee Carol Williams Linda Lee John

  • @sports-lk7ne
    @sports-lk7ne 4 ปีที่แล้ว

    Raali noqo adeer