Khadar Keyow ft Xaliimo Gobaad | Nasiib | (Music Video) 2019 By Aflaanta Studio

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 3.5K

  • @abdiato21
    @abdiato21 5 ปีที่แล้ว +917

    Hadii Aad qoraalkeeyga Arakto wxn ku rajeyna cimri dheer iyo Farxad bdn🙏🙏🙏

  • @mohaalfa3766
    @mohaalfa3766 5 ปีที่แล้ว +91

    Vediowgaan wadanke lagu duuuuna singbaor mise dubia areey maaaHa waa muqdishadeeni one love inta muqdisha jecel 😍😍😍🙏

    • @nazriinaawil6463
      @nazriinaawil6463 5 ปีที่แล้ว

      moHa alFa

    • @moe7969
      @moe7969 5 ปีที่แล้ว +1

      Nice adigba ka fcn kuwa liketa igu qabta la waregaya sxb

    • @hibaaqabdifitah8396
      @hibaaqabdifitah8396 5 ปีที่แล้ว

      Barakey allow xamar

    • @bashirxamaraawi7276
      @bashirxamaraawi7276 5 ปีที่แล้ว +1

      Aryaa meeshaan xamar ma ahan ee waa warshiikh

    • @Caaqibtube
      @Caaqibtube 5 หลายเดือนก่อน

      Warshiikh waayey maaha mogdisho

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 5 ปีที่แล้ว +317

    Xeebtan quruxda Bdn miyey kenyatigu hawaysteen wale wan udhiman dhulkayga l love my country #Somalia 💙💙💙

    • @baxboybaxboy9082
      @baxboybaxboy9082 4 ปีที่แล้ว +2

      🥰😍🤲

    • @alinaasir1
      @alinaasir1 4 ปีที่แล้ว +4

      Ancient Rageedi it’s in warsheekh in the lower shabele region!

    • @nimcacismaancali121
      @nimcacismaancali121 4 ปีที่แล้ว +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nimcacismaancali121
      @nimcacismaancali121 4 ปีที่แล้ว +9

      INTA SOOMALIYA JECEL LIKE IISAARA 🇸🇴🇸🇴💙💙🙏

    • @najiibclwali1323
      @najiibclwali1323 4 ปีที่แล้ว

      Sidookle

  • @murtimalofficial4721
    @murtimalofficial4721 5 ปีที่แล้ว +746

    Nabiga ku saliya xumaanta suursha markasta wa dhimankarta igu sali nabiga scw

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 5 ปีที่แล้ว +2146

    ha waaro jceylka ha waaro❤

  • @lolamohamet7991
    @lolamohamet7991 5 ปีที่แล้ว +201

    I am from# jibouti wlhi ad ayan u jeclahy hesaha afka reer xamar ka ah ha nolaato somali oo dhan♡

    • @odayibrastudio2926
      @odayibrastudio2926 5 ปีที่แล้ว +10

      Aniga waxa ka so jeeda Reer Mugdisho wa idin jeclahay Dadkeyga Reer Jabuuti ❤❤❤❤

    • @sonicbest4ever544
      @sonicbest4ever544 5 ปีที่แล้ว +2

      Ayagana wan idiin jecelnahay

    • @howrsanproduct8416
      @howrsanproduct8416 5 ปีที่แล้ว +1

      Hye walal anaga aad baan ujecelnahay walalahen Djouti
      Ciwankan igala soxirir

    • @waayoarag2615
      @waayoarag2615 5 ปีที่แล้ว +2

      Heestan wa hees Somali caadiya wllo kuwii reer xamarka maaha lolls Djibouti ❤️🔥

    • @amriya3587
      @amriya3587 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂reer xamarku ma af gaara ayey le yihin lol

  • @Waarre
    @Waarre 5 ปีที่แล้ว +400

    Halkani waa Caasimada Umada Somaliyeed meek waliba ay joogaan😍 Muqdisho 🇸🇴 quruxda Allaha u siyaadsho

    • @mohamedomar-ul5gy
      @mohamedomar-ul5gy 5 ปีที่แล้ว +3

      Casumada umada somaliyeed ee 2020ka waa hargeysa waa hadii midnimo la doonayo

    • @amhanna2882
      @amhanna2882 5 ปีที่แล้ว

      Gavol Navol Allahuma Amiin

    • @Internut1985
      @Internut1985 5 ปีที่แล้ว +1

      Gavol Navol maaha laakiin kama foga

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 5 ปีที่แล้ว +5

      Warshiiq waaye halkaan

    • @Internut1985
      @Internut1985 5 ปีที่แล้ว +8

      Nagaash Channel sxb dadkaan dhulka makala yaqaanaan anigoo Rer Burco ah baa gartay in aysan Mogadishu ahayn laakin Warsheikh

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 5 ปีที่แล้ว +153

    Heesta%100
    Erayada%100
    Laxanka%100
    Music100%
    Muuqaalka%100
    Lebiska%100
    Halima%100
    Khadar%100
    Aflaanta%100
    Adiga aqrinaaya%100
    Aniga soo qoray%100❤❤❤

  • @mascuudahmed3352
    @mascuudahmed3352 7 หลายเดือนก่อน +1

    hees xasuus iga lisay❤

  • @mohammedbahu5018
    @mohammedbahu5018 5 ปีที่แล้ว +86

    Hees mcan waye...like wiligey 7 kabadan mahelin 😄😄...

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 5 ปีที่แล้ว +729

    Intii bada somaliya taageersan like igu qabta

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +38

    Yaa ila dawanayO 2019
    😍😍

  • @saaficadey88
    @saaficadey88 5 ปีที่แล้ว +370

    naag keyaan ah tartan kula jiraa 😂😂 hde iga hormartana waaa iska ogthiin tay dhigayane iga dhiciya hdaa dhig ledihin 😂😂🙌🏻🔥❤🌍👈🏻

    • @Arafodore
      @Arafodore 5 ปีที่แล้ว +2

      😂 😂 😂 Wanku ciliyey

    • @saaficadey88
      @saaficadey88 5 ปีที่แล้ว +3

      @@Arafodore 😂😂 HG waa iskaga ogaa kartida

    • @maryanruun7636
      @maryanruun7636 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhjhhh hadeey ka hormarto Somalia lagu tarxiila yaah😉😉😉😉😉

    • @sakariyeyusuf1366
      @sakariyeyusuf1366 5 ปีที่แล้ว

      maxa rabta marka😆😆

    • @osmanafweyne3246
      @osmanafweyne3246 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh hawashada k qabso nagta like wan ku siyaye

  • @caddowchannel7786
    @caddowchannel7786 5 ปีที่แล้ว +50

    first ayaan ahay
    wll hadii aad Quranka Jeceshahay like isaar wll QaaliH

  • @mohamedaamin4305
    @mohamedaamin4305 5 ปีที่แล้ว +294

    War hadii aad rabtiin inaad jannatul fardoso gashaan= heesaha iskadaaaya, salaada tukada, qur'aanka Akhtista, Sunnada nabiga ha lagu dhaganaado, Qof buka ha la booqdo, Ilaahay waydiiso jannada sadex jeer, sakadda bixiya, soonka sooma, 99 Magac ee Ilaahay oo la xifdiyo, Ballan oofinta iyo Amaanada, Akhrinta aayada Kursida, Akhrinta suuratu Tabaarak (Al-mulk), Qofka kulansada afartan camal hal maalin, Qofka akhriya ducada Sayyidu Al-istiqfaar, Samofalka Waalidka iyo Qofka ku samra indho la’aanta.

  • @qaysyare6063
    @qaysyare6063 5 ปีที่แล้ว +275

    Xebtaan quruxda badan miyey rabaa kenya in ay qotoqoto noga qataan walee dhimashaan kaxignaa like ta

    • @hannaalii6111
      @hannaalii6111 5 ปีที่แล้ว +2

      Saas waaye

    • @faysalmohamed5002
      @faysalmohamed5002 5 ปีที่แล้ว

      😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋✋✋✋✋

    • @ahmadmuuse2637
      @ahmadmuuse2637 5 ปีที่แล้ว +1

      Qays Yare maqadanayan wll anaga iskaa leh cawa iyo bariba

    • @seaditeyib9070
      @seaditeyib9070 5 ปีที่แล้ว

      @@faysalmohamed5002 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 ปีที่แล้ว

      Dadkii lahaa maanka ee ka dhinteen hee.

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 5 ปีที่แล้ว +293

    Hadaad afsomaliga ku hadasho like ha ila dhaafin somalinimo wixi dhiig lahow like ukaca

  • @cod_bashka2353
    @cod_bashka2353 5 ปีที่แล้ว +48

    Muuqaalka 100%
    Codka. 100%
    Music. 100%
    Ereyada. 100%
    Hore u socda 👏

  • @wabigadiifkacade600
    @wabigadiifkacade600 5 ปีที่แล้ว +34

    Ciyaal xamar like 💗 israa from Canada 🇨🇦

  • @nimcoaxmed8487
    @nimcoaxmed8487 5 ปีที่แล้ว +377

    Manta waa malintan qofka aan ku riiyon jiiray helaay waa farxadaydi like iizar aazxabta 💋💋

  • @ahmednuur2046
    @ahmednuur2046 5 ปีที่แล้ว +108

    walahi somaliwayn waan jeclay
    from hargeisa
    ilahay nabad ha ina siiyo

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 5 ปีที่แล้ว +233

    Inta kaxun kenya inay badeena nagu hystaan like s aara fadlan aynu midowno oo meel kaso wada jeesanondamiir laaaweyaal yaynan noqon

    • @hibaaqmaxamed9868
      @hibaaqmaxamed9868 5 ปีที่แล้ว +1

      Isha allaah soomaaliya oodhan way midoobaysaa in illaahay kuguuleeyo Muuse biixi iyo farmaajo kulankooda kaynu sugaynay inaynu midowno xaasidkana kaguulaysano

    • @armaakadem5649
      @armaakadem5649 5 ปีที่แล้ว

      Mubaarik Sleban

    • @aminaahmed9327
      @aminaahmed9327 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @ayaanmaclin997
      @ayaanmaclin997 5 ปีที่แล้ว

      5

    • @ayaanmaclin997
      @ayaanmaclin997 5 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @AmranShow
    @AmranShow 5 ปีที่แล้ว +1903

    Maanta waa maalintii gabadhayda curad ii dhalatay sanad ka hor like igu sharfa Somali maxamed
    Edited: prank buu ahaa commentigaygu

  • @fahadkayse663
    @fahadkayse663 5 ปีที่แล้ว +336

    Waaki nabigu c.s.w lhaa كل أمتي يدخلون الجنة إلا من أبا قالو يا رسول الله ومن يابا ،قال من اطعني دخل جنة ومن عصاني فقد ابا

  • @slimshady8336
    @slimshady8336 5 ปีที่แล้ว +462

    Hadaad nabiga jeceshahay like igu qabo plz

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 ปีที่แล้ว +1

      Alle kabaq wll oo kasaar commentiga meeshaa
      Adi cayaar ayee kaa tahay lkn dad gaalo oo waxaa jiro nabiga scw caaynayo ogaaw dambigaas adne qeeybaa kalahaanee

    • @deeqosiman1302
      @deeqosiman1302 5 ปีที่แล้ว

      wawa shidantahay khadar keyow waad kabaxsatay

    • @naadiyasaid6451
      @naadiyasaid6451 5 ปีที่แล้ว +1

      Nebiga jeceshahaya war islam.matihid beenta jooji naag nin.qawan xaqiirin.ah ayad nebiga noogudharin.war.afkaaga kada nebiga acuudubilaah maxa like tisa nohaya

    • @nazwadsharif
      @nazwadsharif 5 ปีที่แล้ว

      Duliyadan il arka... waraa to be honest waa ku report garenana walaahi, ka bixi comment gaan mesha inkaar hesho.. ma meeshan ayaa Suubanaheena dhax keentay Duli waxid

    • @yasiirahassan7666
      @yasiirahassan7666 5 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @Yourangel.s.a
    @Yourangel.s.a 5 ปีที่แล้ว +35

    Wow hees Kala kacsan iga dheh horta Somali mxamadeey like isaara intee sano like idin sarayey manta waa malintayda 😍✌

  • @husseinabdullahi4335
    @husseinabdullahi4335 4 หลายเดือนก่อน +39

    Still 2024😢

  • @fathiyaabdi1229
    @fathiyaabdi1229 5 ปีที่แล้ว +21

    🙄🙄🙄🙄😍😍😍 ya u xiisay dhulka hooyo iyo xeebti xamar

  • @hanaismail9505
    @hanaismail9505 5 ปีที่แล้ว +26

    Marka ay marada furan o cadeeska ah xiranthy wxn moode iney sur_wal aynan wadan wlh wn naxaY😢lkn wey wadataa o jirkeda buu u egyahy 😍gofoward✌dhulkeeeny qurux pdnaa msha allah💯

    • @istahililwadsan2691
      @istahililwadsan2691 5 ปีที่แล้ว +1

      kula mid wllhy hno lkn qaar ba umoday oo leh kiin jmc wlga tegey😂

    • @hanaismail9505
      @hanaismail9505 5 ปีที่แล้ว

      @@istahililwadsan2691 😂 sifiican ban ugu laapte then lee fahme wlhi lkn kowdi wn naxay wlh cos ilaa cajarkeda ba la arkayee😢

    • @anuushali9099
      @anuushali9099 5 ปีที่แล้ว

      hana ismail anib kula mid wlhi wxn is iri qofti gormay san noqotay wa jeclhy qoftan

  • @ibrahappy1329
    @ibrahappy1329 5 ปีที่แล้ว +29

    Somali xaasisana war hesta hal milyan ayey kor udhaaftay like tana wa sedex kuj magaarin inta ila aragtay caalamka waxa ugu harnay like ta ii saara

  • @nastainashuqul6577
    @nastainashuqul6577 5 ปีที่แล้ว +40

    Ana hureyo like somaliyey 👍🏻

    • @cdirxiug578
      @cdirxiug578 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/o5qRzCC4H_g/w-d-xo.html
      pls video ifirso

  • @queenjuweria3410
    @queenjuweria3410 5 ปีที่แล้ว +31

    Xeebta quruxda bdn eeee WARSHiekh😍😘🙋

    • @samiraaden4436
      @samiraaden4436 5 ปีที่แล้ว +1

      Queen juweria Jaziira waaye

    • @darishore814
      @darishore814 5 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo jasiira maahan ee waa warsheekh maba la isku qaldi karo

    • @queenjuweria3410
      @queenjuweria3410 5 ปีที่แล้ว +1

      @@samiraaden4436 xbbti anigaba jogo warsheikh ogana markay dubayen

  • @ayaaniitaadam6278
    @ayaaniitaadam6278 5 ปีที่แล้ว +49

    Mogdisho qurux bdnaa mashallh❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

    • @jawaafachennel7413
      @jawaafachennel7413 5 ปีที่แล้ว +1

      Muqdisho Mahan ee waa war shiiq baro.

    • @ayaaniitaadam6278
      @ayaaniitaadam6278 5 ปีที่แล้ว +1

      Gdye8 Jc8rj wan ogahay huuno dee warshiiq waa xamar lee soomahan 🇸🇴🇸🇴❤️

    • @elmishire8562
      @elmishire8562 4 ปีที่แล้ว

      Mogadisho ma ahan waa cadale shabeelada dhaxe somalia🇸🇴

  • @huthahammi2965
    @huthahammi2965 5 ปีที่แล้ว +8

    Alaa muqdisho muuq wanaagay wlee hadii anaan dhiman cagaha waan kuso saari reer muqdisho wan idiin salamayaa from #Hargeysa#hadhwanaag

    • @ismahanhussien9800
      @ismahanhussien9800 5 ปีที่แล้ว +1

      Ooh abaayo muqdisho maahin meesha waa warshiiq wax yaree u jirtaa

  • @yayaGGMU6770
    @yayaGGMU6770 5 ปีที่แล้ว +1136

    Inta, quraanka Jecel, oo iga danbaysa, 2kun like igaar siiye bcz, walkiin ahy❤🙏🙏

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 5 ปีที่แล้ว

    good jop saaxib

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 5 ปีที่แล้ว +395

    Intii qabyalada neceb like ha ii saarto 🇸🇴💪

    • @basra.93mohamed86
      @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +2

      wil shidan wlh qabiilka waxa neceb waa yar yihiin dadka like saaray 😂😂😂😂😂

    • @aminmuhudinosman
      @aminmuhudinosman 5 ปีที่แล้ว +1

      Bro Qabyaalada Dheh.
      Majirto Cid Neceb Qabiilkeeda

    • @abdiwaakha9647
      @abdiwaakha9647 5 ปีที่แล้ว +1

      Somalis should be united

    • @wiilkashidan420
      @wiilkashidan420 5 ปีที่แล้ว

      @@aminmuhudinosman you right bro 🤣🤣🤣

    • @wiilkashidan420
      @wiilkashidan420 5 ปีที่แล้ว

      @@basra.93mohamed86 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohakassim6927
    @mohakassim6927 5 ปีที่แล้ว +21

    Aflaanta studio waxeey badashay booska haatuf abdi hadii aad igu raacsan thy like iisaar

  • @cabdishakuur7421
    @cabdishakuur7421 4 ปีที่แล้ว +28

    Ya ila dhageysa nayo 2020 like isaar he maxa suge Ina aderow

  • @mahamedmahamudiidow4282
    @mahamedmahamudiidow4282 5 ปีที่แล้ว +135

    Hada singal tahay like ha ila dhaafin waxbaa kala ugaan rabaa heee

  • @xamdushmodel2123
    @xamdushmodel2123 5 ปีที่แล้ว +26

    Aww Sida ani caml qofka sugeesay war Liketa noosara😘😁

  • @cilmiyoibraahim945
    @cilmiyoibraahim945 5 ปีที่แล้ว

    Khadar keeyo heesa xul miyaaa

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 5 ปีที่แล้ว +272

    Weligay like layma saarin wllhy murugo guys caawa iga farxiya plze😭😭😭
    KEeyow and Gopaad

  • @xiishyareproduction3750
    @xiishyareproduction3750 5 ปีที่แล้ว +369

    Inta Jacell Rasuulka Scw Iyo Diinteena Sharafta Leh Hal mar Like Ii saara|🙏💯✔
    👇

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 5 ปีที่แล้ว

    Ma macaana heesta

  • @cakaaashkp5890
    @cakaaashkp5890 5 ปีที่แล้ว +40

    Xaliimo gb io keeyoow isku dhirir waaye 😂😂😂 inta ila aragtay like isaara

  • @kinghanadofficial7928
    @kinghanadofficial7928 5 ปีที่แล้ว +143

    Ar ilma adeerayaalow anigaa ugu soo horeeyey ee bal like ta iska taabo 😂😂😂haday like tu noqotay 4.5 na waaad iska dhaaafi kartaaa

    • @ismahaanmohamed2324
      @ismahaanmohamed2324 5 ปีที่แล้ว

      Qof aan aqni ayaan ku maleyaa 😆

    • @salahudeen9097
      @salahudeen9097 5 ปีที่แล้ว

      King_Hanad _Official wakass iska qaado inkastoo laangab tahay 😂

    • @FLICKSNOW1
      @FLICKSNOW1 5 ปีที่แล้ว

      Nio qolama tahay😂😂😂 aan liketa ku siiye

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 5 ปีที่แล้ว

      Sxb inako reer .... miyad 4.5 like inogu radine dhulka nala gashey

  • @mihimjimcale8870
    @mihimjimcale8870 ปีที่แล้ว

    Nacabkena jah😫😫😫😫🥺❤

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa Taas Caasimadena Moqdisho Saas uqurx baden allow nabada usiyaadi ❤❤❤❤

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 5 ปีที่แล้ว +84

    Allow umada muslimiita soo hanuuni xumaanta baa tartan loo galayaa
    Kuwana way u soo dadajinaayaan
    Kuwana waa usoo duubayaan subxaanallah

    • @yywvy7025
      @yywvy7025 5 ปีที่แล้ว

      Ameen

    • @abdirahmanhassan7617
      @abdirahmanhassan7617 5 ปีที่แล้ว +4

      Adiga is xisabi hortaa.why iwate xumanta🤔

    • @Qaxoontii
      @Qaxoontii 5 ปีที่แล้ว +3

      Why are you watching a music video if you think it is haram? Munafiq baad tahay.

    • @miskihassan4663
      @miskihassan4663 5 ปีที่แล้ว

      Ameen wllo

    • @gicilo386
      @gicilo386 5 ปีที่แล้ว

      Amiin dhamaan teen

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 5 ปีที่แล้ว

    Jacayl iga dheeh waaba mazeerayee amaa ka dhacaa nac naqaan xaliimo gobaad isku qaboojisay Allha isku barakeyo jacaylku haguulaysto

  • @caddeyarejuube6387
    @caddeyarejuube6387 5 ปีที่แล้ว +527

    Ilaahey dariis LIKE iigu saara maanta oo dhan waan soonaayee

    • @mohamudsharif4797
      @mohamudsharif4797 5 ปีที่แล้ว +9

      Caddeyare Juube hadii aad jeceshah somalia oo nabad noqotay like ha dhaafin hhhh

    • @abdishakuur8650
      @abdishakuur8650 5 ปีที่แล้ว +8

      Magaca allah haku radin wax walal

    • @Nicmaat
      @Nicmaat 5 ปีที่แล้ว +4

      Ajir kaada ha’iska dayicin Illaah dartiisa aa u soontay like haku radin magac Alle iyo cibaadada. 🤦🏻‍♀️

    • @hornent132
      @hornent132 5 ปีที่แล้ว +4

      Nacasayasha you wll see on yutube....waa kuwaan

    • @abdirisakomar7623
      @abdirisakomar7623 5 ปีที่แล้ว

      Mackey kutaree ?

  • @kingalka8179
    @kingalka8179 5 ปีที่แล้ว +132

    Hesta macan mahaan lkn videoga macan hada ila aragte like nh😁

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว

    xumaanta xaliimo xamarba u guban doonta iska xoreeye xashiishka yurub like inta samaha jecel

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 5 ปีที่แล้ว +444

    Dhulkeena quruxdiisa awgeed ilaa dhawr jeer kusoo ceshaday heesta muuqalka uun daawanayey

    • @Engrsalman336
      @Engrsalman336 5 ปีที่แล้ว +8

      2 daqiqo le ku jirta hestaba ma dhame maxa kuso ceshaneysay 😂😂😂

    • @captainshiine7288
      @captainshiine7288 5 ปีที่แล้ว

      Apdullahi Carab xnxc

    • @zakajapoi5432
      @zakajapoi5432 5 ปีที่แล้ว

      Hees iga dhah chris brownka somalia qadar keenyow

    • @wariyexamari3160
      @wariyexamari3160 5 ปีที่แล้ว

      Xeebta Warshiikh Caadi maaha Waa Muqaal Ay indhaha ka daaleen wlh

    • @rahodahir6836
      @rahodahir6836 5 ปีที่แล้ว

      Ani xitaa nawad warta Allow na sii

  • @abdirize6080
    @abdirize6080 5 ปีที่แล้ว +47

    hadaa ku faki reysid inaa xamar cadey Xeebteda ku Dumashaado like ha iga baqiilin

  • @Maryam-pi3bt
    @Maryam-pi3bt 3 ปีที่แล้ว

    I like like Noting 🙃😛

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 5 ปีที่แล้ว +470

    Hada jiif ku daawanayso like iisaar anigu waa jiifaaye💖😅😅

  • @bashirmohamed2867
    @bashirmohamed2867 5 ปีที่แล้ว +216

    Qofkii u soo galay inuu comment yada akhristo fadlan like ii saar waa habeenkii aan dhashay

    • @munoali1360
      @munoali1360 5 ปีที่แล้ว +1

      like saar mad udhalatay darteed

  • @cabdulqadirsheeq3704
    @cabdulqadirsheeq3704 ปีที่แล้ว +2

    M,a walaahi gabadhaan haliima gobaad marka fanka baxaday m,a dhaqatay muuminad noqatay alla Kumar sooceliyo aamiin aamiin aamiin fariintaan waaxaaiisoodhiibay yuutabar Kala ah Asad hagio king CK arimaheena boqara

  • @shukrimohamoud5693
    @shukrimohamoud5693 5 ปีที่แล้ว +19

    Ala qrxbdnaa Mogadishu Banaadir, Somalia 🇸🇴 Mashalah Mashalah

  • @S_Siman2188
    @S_Siman2188 5 ปีที่แล้ว +17

    War imtaxan iska diyari islahay heestan ayaba so gashay sidan u dawanay ugu so celceshanay quruxda dhulkena waqtigi ebar 🤣🤣🤣🤣
    Stylka ka dhisan yahiin tlhi🤙
    💓💓💓 Horumar wacan idiin rajeyneyna 🌹🌹🌹keyow and gobaad 💓💓❤️❤️❤️😍

    • @suomimohamed1753
      @suomimohamed1753 5 ปีที่แล้ว +2

      Warshiek gobolkayga shabellada dhexe💯🇸🇴

    • @S_Siman2188
      @S_Siman2188 5 ปีที่แล้ว +1

      @@suomimohamed1753 ad io ad qali dumar 🇸🇴❤️

  • @abubekerabu636
    @abubekerabu636 5 ปีที่แล้ว +140

    I am from Eritrea I like this song keep it up bro 💛💛❤💙❤💚💓💔 nice

    • @mdy387
      @mdy387 5 ปีที่แล้ว +4

      We love our brothers and sisters from #Eritrea❤❤✌✌✌

    • @raxmakhaliif2617
      @raxmakhaliif2617 4 ปีที่แล้ว

      Thnks bro welcm

    • @maryanmohamed3202
      @maryanmohamed3202 4 ปีที่แล้ว +1

      Hahahaha

    • @hanadyare6010
      @hanadyare6010 3 ปีที่แล้ว

      @@raxmakhaliif2617 . ...............view. .....c.. .......xxxx.. ... .. . .

    • @maxamedmaxamuud4626
      @maxamedmaxamuud4626 3 ปีที่แล้ว

      Cgyegijjjshdgdkh💕💤💝💛💚🌷🌷⚘❣💙💓💓💛🍂💚💚💚💚🌿💟💛💕fxujjdqtcknvbxWgkvova

  • @hassanfarah1580
    @hassanfarah1580 5 ปีที่แล้ว +64

    Wlhi intaan heeta daawanayay ishaydu waxay haysay quruxda Muqdisho masha Allah. Ku darso I'm from Galkacyo waligayna ma arag xamar I hope inaan one inaan tagayo. Soomaaleey wadankeena aan dhisano hadaan ilawno wixii horay u dhacay. One love☝☝
    ❤❤ jaaw 🖐🖐🖐

    • @farhiya3693
      @farhiya3693 5 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Farah your very lucky adigaba galkacyo joogo I wish one day inaa galkacyo imaado

    • @shaafijeyte9021
      @shaafijeyte9021 5 ปีที่แล้ว +1

      Sxb halkan waa Warshiikh ee Muqdisho ma ahan.

    • @hassanfarah1580
      @hassanfarah1580 5 ปีที่แล้ว

      @@shaafijeyte9021 mahadsanid waa isla Somalia wali alxmdlh

    • @munanuur2210
      @munanuur2210 4 ปีที่แล้ว

      Warsheikh waa xamar ma aho inta

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish 5 ปีที่แล้ว +645

    Hadad commentigayga akhrido wxan ku rajayn nolol farxad leh aakhirana janatul fardowsa

  • @somaliofficials4826
    @somaliofficials4826 5 ปีที่แล้ว +5

    Qof kastoo arko qoraalkeyga somali ah wan idinku fanaa sharaf iyo cizo kunooladaaa😭😭😭😭😭😭

  • @FAAD21
    @FAAD21 5 ปีที่แล้ว +17

    Keyow super starka mugdisho🇸🇴⭐

  • @fartuunmaxamedalmaz4413
    @fartuunmaxamedalmaz4413 5 ปีที่แล้ว +60

    Dhulkega qurxdiisa lee ugu socoto heesta maba firin haayo hdad ila mid thy plz 🖒🖒🖒

    • @wadajirchannels2573
      @wadajirchannels2573 5 ปีที่แล้ว

      Waan dhulkaan kusoo korey heestaba gulka dartiisa aan u fiirsadaa

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 2 หลายเดือนก่อน

    Khadar keeyow iyo xalimo gobaad waa inay markale hees isla sameeyaan because way isku fiican yihiin ❤

  • @fathaabdillahi1135
    @fathaabdillahi1135 5 ปีที่แล้ว +122

    Hadaa jiif ku daawaneysid Like wllyl🙏👍👍👍👍👍

    • @fathaabdillahi1135
      @fathaabdillahi1135 5 ปีที่แล้ว +1

      @Abdi jj hye wllo diyr waye👍

    • @aaminomohamed9461
      @aaminomohamed9461 5 ปีที่แล้ว +1

      Orad aa ku fiirsanooyaa. Sorr

    • @fathaabdillahi1135
      @fathaabdillahi1135 5 ปีที่แล้ว +1

      @@aaminomohamed9461 hhhh huno hyebal😂😂😂😂😂

    • @zaccun2300
      @zaccun2300 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhh run badanidaa iga soo wac zaki ilka case

    • @fathaabdillahi1135
      @fathaabdillahi1135 5 ปีที่แล้ว

      @@zaccun2300 hhh😂😂😂

  • @ncawil7960
    @ncawil7960 5 ปีที่แล้ว +434

    Ado dawanaya hadad commentska akhriyayso like isaar lacag mahee👀

  • @cabdikariimyuusuf906
    @cabdikariimyuusuf906 4 ปีที่แล้ว +1

    Bartaa kaga haya

  • @ugaasali3313
    @ugaasali3313 5 ปีที่แล้ว +65

    *heeestan wx badan ayn sugaynay inta ila midka like*

    • @ikransheik12omer14
      @ikransheik12omer14 5 ปีที่แล้ว

      ShodhahaYgii Xagana Majogtaaa

    • @ugaasali3313
      @ugaasali3313 5 ปีที่แล้ว

      @@ikransheik12omer14 🤣🤣🤣haa

  • @minachic1780
    @minachic1780 5 ปีที่แล้ว +12

    Hadad somalinimadu kugu weyn tahay 🇸🇴 💪🏻 like i Saar
    Cadowga somalida down
    Kenya 🇰🇪 Nd Ethiopia 🇪🇹 🖕🏻👍🏻

  • @shadiyaaxmed88
    @shadiyaaxmed88 5 ปีที่แล้ว

    waa kayanyee iskadhaaf

  • @nasteexonalka8119
    @nasteexonalka8119 5 ปีที่แล้ว +11

    Intaa somalinimada jecel liketa yaaliila dhaafin

  • @geenyadadheer
    @geenyadadheer 5 ปีที่แล้ว +37

    Inta dhulkeena hooyo ka heshay love isaara Muqalka dhulkena hooyo alla wacana

  • @hassnabdullhi425
    @hassnabdullhi425 2 ปีที่แล้ว

    Hoyadhin wasaa

  • @Shaduuq
    @Shaduuq 5 ปีที่แล้ว +182

    Walal hadaad somali dhalat tahay like anka arko 🖒❤
    One love viva somali 😍

  • @naciimonuura1651
    @naciimonuura1651 5 ปีที่แล้ว +84

    intii ila aragty inuu keyow xishod ku jiro pls like😂

  • @qaalidumar5917
    @qaalidumar5917 5 ปีที่แล้ว +1

    Aflaanta hore u socda saxibayaal runtii war baahin lahuba aya tihiin oo xiiso badan aan marnaba laga caajiseyn

  • @aysaaa965
    @aysaaa965 5 ปีที่แล้ว +5

    Khadar keeyow nin abgaal 😍😍😋😋😋😍😍😍 so handsome

  • @salmaismaaiil7192
    @salmaismaaiil7192 5 ปีที่แล้ว +29

    Msha allh marky gobaad lahady dhulkeena nimca fadhida ileen quruxdaas bay aragty Bada Quruxdeeda ayaanba ka hely❤❤❤💯🔥

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaal lambarkaaga whatsAppkaaga ii sheeeg plz

    • @salmaismaaiil7192
      @salmaismaaiil7192 5 ปีที่แล้ว

      @@goobjoog7658 hee wll

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 5 ปีที่แล้ว

      @@salmaismaaiil7192 walaal si gaar ah ayaan ayaan rabaa inaan kuula soo xidhiidho ee WhatsApp-ka ii sheeg. Delete- garee markaba halkan ku qoroo. Cidna si degdega kuma arkaysee. Aniga uun baa arkayee

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 5 ปีที่แล้ว +2

      Anaa qorayee ila soo xidhiidh haddaba: qoro waan delete garaynayaaye: 659029248 WhatsApp

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 5 ปีที่แล้ว

    Garacani islaantii gobaad wuu ka dhanansadey

  • @hassantech510
    @hassantech510 5 ปีที่แล้ว +4

    Badan quruxda badan ee hesta lugu qaday hadey Somali tahay like isara

  • @nasteexaladan6092
    @nasteexaladan6092 5 ปีที่แล้ว +22

    Diamondka Muqdisho
    Waleee wiil balo ah baa wadanka🇸🇴 usoo baxay sharukhan been dheh ❤❤

    • @Kingashraf2024
      @Kingashraf2024 5 ปีที่แล้ว +1

      Saas waaye sharukhan asa ladhaha cml keeyow waa tagay aso qurbaha tagin haddu tago kasi daran ka baqoya hees walax walax in u soo saaro cml

    • @nasteexaladan6092
      @nasteexaladan6092 5 ปีที่แล้ว

      @@Kingashraf2024
      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      😂😂😂😂😂😂😂😂 wax daran daacad u qoslay

  • @kamaalabdullahiosman3884
    @kamaalabdullahiosman3884 5 ปีที่แล้ว +13

    Aaway Reer tolkey gobtii Majeerteen ilma adeeryaal like igusharfa sidokale abtiyaashey duriyadi Reer sheekh isxaaq abtiyaal wiilkiini baan ahaye cimaamada igutuura👌😍❤👏😍👌

  • @munamakeup8241
    @munamakeup8241 5 ปีที่แล้ว +69

    Team_keyow like ta ugu cawiya❤️❤️❤️

  • @updallahudjama8984
    @updallahudjama8984 5 ปีที่แล้ว +44

    keeyow inu NO.1 yahay fananiinta muqdisho hadaan xaqiiqsadey

  • @caaficlinic
    @caaficlinic ปีที่แล้ว +1

    Acuudu bilaahi illaahow iiman ka ha naga qaadin

  • @fahadkayse663
    @fahadkayse663 5 ปีที่แล้ว +312

    Showyada iyo silimoonada wd camirtaan lknse aaaway masajidii la buuxin jirey
    Pls xumaanta iska dhfa
    O kolpa gabar iyo wiil yr o dhaqankii ka tgy yaanu idin glaafn o lydunku rogin

  • @fauziaahmed8863
    @fauziaahmed8863 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah 😘♥️🌹 waan jeclahay Walai 💖💖 much love from Kenya...khadar and xaliimo💋

  • @farahabdikaremosman2629
    @farahabdikaremosman2629 5 ปีที่แล้ว +1

    Khadar keyow waa fanaaka ugu caan sa caasimada muqdisho ee heesa ugu macaan qaada laakiin fanaaka dayax dalnuurshe bayjka ayaa ladhigay marnaba magadhayo khadar keyow haduu waashan magadhayo👍👍❤️❤️👍

  • @naimabarre7307
    @naimabarre7307 5 ปีที่แล้ว +30

    Qoftaan cod xumo cod malaha wayna fisqi jeceshy waa qof nolosha ku cusub ilaahey hana wada hanuuniyo kuligenba Aamiin

    • @shukriya6334
      @shukriya6334 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin 😢

    • @khadrayusuf5221
      @khadrayusuf5221 5 ปีที่แล้ว

      Amiin 🙏 waa runta cod Malahan gabadha autotune codkeeda laguu dileey 😂😂

    • @sadiomohamed2345
      @sadiomohamed2345 5 ปีที่แล้ว

      @@khadrayusuf5221 yusuf 112 777,777,777,777,777 112 777,777,777,777,777 niin

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 5 ปีที่แล้ว +10

    *Inta muqalka ine firsato uso gashay like isaar like me* 😁😁

  • @fahadosman4763
    @fahadosman4763 2 ปีที่แล้ว

    Alx alihi kasarey fanka

  • @othmanmuhani7253
    @othmanmuhani7253 5 ปีที่แล้ว +7

    Weee_weeh💯🌹
    Halimo_ft_keyow🎙❤
    💏Fananiteyda Jir Oo JooGa👍
    AFLAANTA_STUDIO🔥🌹🤗

  • @cabdifataaxmaxamed3935
    @cabdifataaxmaxamed3935 4 ปีที่แล้ว +28

    2020 Inta daawanaysa like dhac iigu sii

  • @mohamedabdi9045
    @mohamedabdi9045 3 ปีที่แล้ว

    Laxanka keenyow music Karaama wow rag Adag

  • @Lilzack685
    @Lilzack685 5 ปีที่แล้ว +20

    Wll IlaaHey Ka baq Oo is Astur Adunkan Waa wax yare alle Haku soo hanunsho #Amin dhaHa wllYal

    • @Chanariofanny
      @Chanariofanny 5 ปีที่แล้ว +4

      intan comment akhriyayey qof ki ugu horeehoreey ...... ee yidhi alle ka baqa ..shukrn wll...wlhi 100% alle ha nawafajiyo khayrka

    • @Lilzack685
      @Lilzack685 5 ปีที่แล้ว

      @Ahmed Deeq wll Ani Ma wrpa iga hyza teda kle wx Wngzn le u shegy ceyna Ma soo qorin wx khld ahna ma shegin Alle hana soo wada Hdeyo😭