Wacdarihii Sooraan Iyo Jawaan iyo Heesaha Fannaaniinta Jabuuti Bc24Tv 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
  • Wacdarihii Sooraan Iyo Jawaan iyo Heesaha Fannaaniinta Jabuuti Bc24Tv 2021
    Fadlan Subscribe Dheh Channelkan Mahadsanid
    Baddacas 24Tv ama Bc24tv Kala soco Barnaamijyo Tayo Leh IYO Warar Xiiso Leh + Madadaalo
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks ✔Bc24tv -You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily.
    .....................................................
    Televisionka Baddacas24Tv kala soco
    Website: bit.ly/2njuGlG​
    Facebook: bit.ly/30ESsGd​
    FB Page: bit.ly/2M7X9TW​
    Twitter: bit.ly/31IOz4h​
    ..............................................................
    FAAHFAAHIN DHEERI AH CALL US: +252 63 4738818, 0634738819
    ama +252 65 7023001, 0657023002

ความคิดเห็น • 30

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ya raxma

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว +1

    We are all sooraan alow kuu naxariso

  • @mubaarikbaysodh
    @mubaarikbaysodh 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha uu naxariisto sooraan😭😭

  • @drdrmumtaas123d4
    @drdrmumtaas123d4 3 ปีที่แล้ว

    AlllaH naxariizjano HaziiyoH Zoraaan Izmaciil zugule 😭😥😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ugaasascmashaalahwllomasha680
    @ugaasascmashaalahwllomasha680 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xagalaga heleya waxaso narwaaqo hablo weyinaa

  • @abdiraschidali9068
    @abdiraschidali9068 3 ปีที่แล้ว +10

    Hhhh ina cumar geele wuu dhacyaa sidii cabdi ilay waayo soraan iyo jawaan kaasna way amaneen hhh nika ay amaanan masoo noqdo

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว

    Mabaazan i like it

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +6

    akhristow weliga ma aragtay wadan dumuraadi ah madaxwaynahiisa laamanayo dictator laga baaqayo uunbaa la amaana war hoy ilahay kabaqaa

    • @jamalsaidhassan6935
      @jamalsaidhassan6935 3 ปีที่แล้ว

      joog sxb wakhtigan calanka kuu yaala profilekaaga waxaa udan ah ismaciil oo soo noqda maanta hadii kale waxaa suuro gal ah inaad khatarweyn gelidoonto sababtoo ah xiliyo badan ayuu ismaciil s.land udarnaa lkn maanta waa sxbo sababta loo maaagayaana waa s.land ayuu laheshiiyey oo uu soodhaweeyey ,.

    • @abduqaadir2281
      @abduqaadir2281 3 ปีที่แล้ว +1

      Jamal sxb anigu hadan ku jawabo digdator dadkisi gajokulayay hadad uba dodayso laba wamid uun inad cabsanayso iyo inad daba dhilifkisatahay anigu calankan kamaso jedo somali ayan ahay dadkayga rer jabutina waxan leyahay naftu marbaybadaye dulinimada kabaxa oo ninka iska dhiciya nololkuma jirtane dhiig iskalaye oo gumaysiga iskaqada sacabka laynku qasbayo dan idinma ahe

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 3 ปีที่แล้ว +1

    Lagu shubtayaal bay noqdeen sooraan iyo Jawaan

  • @AliHassan-dh9gp
    @AliHassan-dh9gp 3 ปีที่แล้ว +1

    Dal waxaan ku noolahay saddexdii dalqadood lagu furay DADNIMADII.
    Dal waxaan ku noolahay RUNTU arag daraysay.
    Daadihii la yidhi BEEN...
    Waxay amaanayaan DAALIN dadkiisii & dalkiisii saaray daawaha. Sooraan & Jawaan: waar ALLAHA AWOODA badan ka baqa.

  • @zaktoboy6087
    @zaktoboy6087 3 ปีที่แล้ว

    Sooraan caawa wuu isi soo gii jiyay

  • @faisalawad7707
    @faisalawad7707 3 ปีที่แล้ว

    Ma xishoode ina Cumar geele, 2021 buu dadka rabaa inuu yidhaahdo khasab iigu balweeya .. Ma arkin abid barmaamij ka xikmad liita. Dictator waa la arki jiray lkn kani waa bakhti dil wuxuu wadaa...

  • @xaawamaxamed7885
    @xaawamaxamed7885 3 ปีที่แล้ว +2

    Horto meeshan jabuutidu wameel dhimatay may dadku ku hadlayaan miyaanay soomaali ahaayn maxay islayelyela yaaan

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 ปีที่แล้ว +2

    War afkiina ilaashada
    Oo dhaqankiina & diintiinana ilaashada

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 3 ปีที่แล้ว

    Maxaad cidla amaanteen kulaylaha awgeed ayey shimbirihi soo daataan

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 3 ปีที่แล้ว +1

    Soraan iyo jawaan cumamadii way ka dhacday because dictatar ismacil ayay amaanayan shacabkii iyo dhalinyaradii baa ku bakhtiyaysa.

    • @abduqaadir2281
      @abduqaadir2281 3 ปีที่แล้ว

      Fardusa wlshy hadlkoda ufirso nimanku waa sarbebayan cidii fahmaysa fahmaysa hhhhhhhh

  • @haldoor820
    @haldoor820 3 ปีที่แล้ว

    Ismaaciil cumar geele waxaa u bilaaway sheekadii cabdi iley waa naf bax mar haduu sooraan iyo jawaan o u uyeertay waa yihiisa waa gabo gabo cabdi iley ayaan ka baranay

  • @hamzemoumin3242
    @hamzemoumin3242 3 ปีที่แล้ว

    Dumar iyo ciyal aya uso baxa i a cumar

  • @abduqaadir2281
    @abduqaadir2281 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkan karkaqadan muwadinba ma aha intaa yaa ilafahmay soran waa sarbeb socota hhhhhhh

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 3 ปีที่แล้ว

    OGI OGI WAX WALBA RUN MOODAA RAG U LIITA

  • @abdisalanmohamedhussein268
    @abdisalanmohamedhussein268 3 ปีที่แล้ว

    Halkii noolow siyaad afweyne ee 1974 kii bay so socdan illahaw dimiquradiyad nafleh jabuuti gaadhsi

  • @jacobbouhofficial
    @jacobbouhofficial 3 ปีที่แล้ว

    Nabadeyn iyo kala dambeyn hadaad horseed u noqotey dumarkiina xaqoodii siisay , anagu ku jecel adiguna daryeel taam ah na siisay... Joog oo hadana jidka wanaagsan ee ilaahey ku garansiiyey anaga noo jidee... ilaahii ku siiyey kursigan kumuusan qaldaneyn ee dadnimaada ayuu arkey iyo sida aad umada u hageyso... Dalkeenuna hajiro .

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh