@@Gosha-rercarale haa waraa fiiriya team Amiira iyo team ceyda dhamaadka video ga meeqa qof baa naxdin darteed u dhiman kara meeqa qof baana farxad darteed caawa aan jeexan karin
waxa jirta gabar marku dhahay warqadii ku xigtayba waan ka fahmay in dhamaystiran laga hadlaayo waayo astaamaheeda ayaa warqada ku qornaa marba marka ka danbaysana waxan sii ogaanayay si 100% qofka laga hadlaayo ilaa dhamaadka laga gaaray omg Amiira qoraal laguma soo koobi karo sifooyinkeeda ❤😢
King ceyda wuxu so shegeyba waxy ku saabsanayeen amiira qurux wyo iyada aya iska leh tilmamahaas ❤ quful kasna wuxu uga dhiganyahay in isaga agtisa ay ku tahay qof qaliya marwalba iyo sacad walba 😢❤ qufulkas ayad ah furaha qalbigisa wanaga badan ❤😢 allow ha fid team27
Caawa Qab Qab waa na waasheen inbadan waa sugaay sidaan iyo si qurux badan ee xalwada nasiiyo xaladu waa dhiin dhiin araoska comming soon anaga waku farxena wa isku qalantiin masha allah❤❤
Dhanka walalatinom lknse dumarka wexey jecelyihon wiilka kaftanka badan dandaasiga kusoo gala wiilkas isla markaba wa jeclaata lknse kani wa mama boy ixtiraam walalnimo idinka dhaxeyne
Arooskoodaa soo dhaw markii ay milyanka gaareen waaba idiin sheegeen wax ween aa soo so do dhagaha,usii taagta ee idin dhaheen waane leesla ogyahay warqadahaan hhhhhbbbbbb
Awww finally Qabqab🌸 is here AMIIRADEENA♥️ &CAYDA waad iskeenteen ugu danbayntii balantii baan soo xasuustay aad qadeen wanad kaso baxdeen😂❤❤we love you guys all 🥰♥️♥️👏👏👏👏
After one hour ayu video ga iso gaadhay all most 1.2k comments iga horeyey caawa waa yaabe iyo sidaan u jeclaa inuu video gaas idhaafin 😢❤❤ thanks amiira iyo ceyda wan idin jecel nahay wada jira abidkiin
@@MILYAAN_DHAANwar saan rabno insha Allah way dhacaysaaye war isii Team cuqdad dadkii ila nacaayay labadaan oo wax ka sheegi jiray maxay dhihi doonaan say u barooranayaan aan aragno bal 😂😂😂
Amora wa qof maskiina o karti badan ayu dhahy hada ka hor midka amira chanelkida hada ka hor ay dhahdey qabqab noalsheda waxas ka saar ay tiri markasu dhahay noalshada dhibka ayan ka saaro laha wayo dadka nafta aya u keentey 😂marka qoftu ka hadlayo wa amira qurux dadka hore u dawan jiray le fahmi karan ceyda qoftu ka hadlayo
AMIIRA WEY ISKA CADAHAY EE NOQDA KUWII ISKU WAARA INTEEY NOLOLI JIRTO WLLHY WAAN ISKU KIIN JECLAHAY FARXADAYDA LAMA QIYAASI KARO ALLE HAIDIN XIFDIYO MY KING CAYDA AND AMIIRA ❤
Waxaa maqli jiray indha is jecel ma is fiiri karaan 😍 waana waaleeysiin 😂 Qab Qab halmar lee naga soo gaba gabeeya guurgiina waa sugi la’nahy, film caadi aa nooga dhigteen lkn film waaka samee kartiin jaceelkiina kasoo sameeya short film 😂🤣
King Ceyd waa hadaleye caaw Manshalaah ilaaheye ha isu Kiin calfo Amiiro gabdh aan jecelahaye oo fiican oo aad u macan walow aan waligey meel ku kulamin hadan Way Ka muuqata ineye sweet tahsye Ceydn wa sids oo Kale personale uma aqan hadan wan daremay inuu sweet yahsye idkun fiicansn lahayen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wallahi caawa saaid ugu faraxsanahy ugu dambeyn qab qabs we iskenen ceydow ada nasiib leh o amiiira helay Illahey ha isku kiin daro calaf qeyr qabo o an dhamaad laheyn🤲🏽😩❤️🔐
Qof la xuso oo la xasuusto waxa ugu wanaagsan rasuulkeena shrafta badan scw❤❤❤❤❤
Salallahu caleyhi wasalam
Scwscw
Sallaahu calayhi wazalam ❤
Aad kuwa salino xabiibkena scw scw❤❤
😊😊
@@SamiiraXassan-tt8cpyuutuubar scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw 🎉😢
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw ❤❤
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeenisharafta badanaa Scw❤️🥰
SCW❤❤
SCW❤
Scw
𝒔𝒄𝒘
Scw❤
Ceyda walahi waxa ukiraa luck boy hadu hadaa heshid amira inta iku racsane one like 👍 ❤
aan kuwada salino nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤😢
Scw scw❤❤
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Salallahu calayhi wasalam ♥️
صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️
Inta TikTok kaso aragtay oo so carartay sidayda like isaara😂😂😂😂
😂😂
Hee 😂
Hee abayo 😅
Een een beenta maha😂
😂😂
Inta qabqab❤❤❤ ku soo orodey ismuujiya😂😂😂😂likta❤
Waaikn😂
Quful iyo fure mxuu kawdaa inaaa ki xirto oo ku mehersadaa rabaa miyaaa😮😮❤🎉🎉🎉
@@aasiyoxasan5504😮😮
Waaikn
@@aasiyoxasan5504 haaaa omg
Ugu danbeyna waxaa tahay furaha nolasheyda inta fahanti 🎉 congratulations 🎉👏🎉👏 team qab qab ❤
Yaaa
Aad iyo aad
Yaah 😅
Waliba jacayl 😂😂
hee
dhamaystiran caawa Quruxdeeda baxaysa masha Allah Allah❤❤❤
Sow maha😊
@@Gosha-rercarale haa waraa fiiriya team Amiira iyo team ceyda dhamaadka video ga meeqa qof baa naxdin darteed u dhiman kara meeqa qof baana farxad darteed caawa aan jeexan karin
@@adoontiallesiman262 ala manoli ila hada wan amini lahy🔐san markan arkay wan barfay😩💃
14:46 @@adoontiallesiman262
❤❤❤❤❤
Amiiroy waan ognahy inuu qalboga dhwqc maray lkn ceyda wakii qapbkaga jaban isku soceliya marka Nabiga baa yeri qofkaa jeceshahay haka xishooninee waxa qalbigaaga ku jiro usheeg soco marka wuu ku shegayeee ❤
🎉
waxa jirta gabar marku dhahay warqadii ku xigtayba waan ka fahmay in dhamaystiran laga hadlaayo waayo astaamaheeda ayaa warqada ku qornaa marba marka ka danbaysana waxan sii ogaanayay si 100% qofka laga hadlaayo ilaa dhamaadka laga gaaray omg Amiira qoraal laguma soo koobi karo sifooyinkeeda ❤😢
King ceyda wuxu so shegeyba waxy ku saabsanayeen amiira qurux wyo iyada aya iska leh tilmamahaas ❤ quful kasna wuxu uga dhiganyahay in isaga agtisa ay ku tahay qof qaliya marwalba iyo sacad walba 😢❤ qufulkas ayad ah furaha qalbigisa wanaga badan ❤😢 allow ha fid team27
@@MawahibCabdifataax saas waaye ❤
Jah ❤❤sificn ayad ushegtay
❤
❤❤❤
War niyo qoftan hadaa heshid lucky boy baa tahay wlhi 🎉
igulsali nabiga Mohamed صلى الله عليه وسلم 🥰🥰🥰
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
صل الله عليه وسلم ❤❤❤😊
Scw scw scw
Amiira qurox wanku salaamey
Scw❤❤❤❤❤❤
Wllhi ereyada oo ceyda istimcaalooya dhn wxaa fahmi kro qof wx garad ah runtii Wllhi aniga wn ka hely wxn rajeenaa amiiro iyo ceyda iney noqdn la maano qurux bdn ceydana caawa wxuu cadeeyay iney tahy amiiro midii noloshiisa ku habooneed hambalyo Hambalyo ceyda nin rag iga dheh 🎉🎉😢caawa farxad Wllhi ceydow ereydaada aad istimcaashy wey na daaweeyeen kliya wxaa dhimn ind cadeeso amiiro iney tahy mustaqbalkaaga quruxda bdn neecaaw qawoob bdn aad ku dareento inoo cadey Wllhi wxd ka sheegty dhn ka badn xitaa wey uqalan taa amiiro naxriis mooyaane dhib iyo xumn looma quuro waayo waa gabar naxriis bdn 🎉🎉😢😢❤🎉
Wllhi waa run aniga oo aanan ben sheegeynin CeYdOw Hambaliyo 😊😊❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ceyda iyo amiira ❤❤❤
Wlhi warun eryadadi odhami way isku nurayan waxa rajaynaya in ay nodal qays🎉🎉
@@AbdirahmanAdansaid.
🔐means "waxan rapaa ina noqoto xaaskeyga iyo jaceylkeyga kowaad iyo jaceylkeyga ugu danbeyo aniga waku jeclahay amiira❤" ani madhihin ceyda uhadlaayay😂😂❤
Exactly ❤❤❤❤❤
alla aqwan 😂😂
Ma iga hubta cwa meel jogo iyo meel kle maba kala ogiye❤️😅
Yaa u hadal ku dhahya ceyda difaac ayu ku jira qoftis in laga qaato ayu diidan yhy hadana waxba ma shegan karo xishod aya diloyo😂
Jah
Yaa rabi labadan calaf is kugu dar ku wii nolal qurux badan wadaagana ka dhig❤❤🎉
Aamin
😂😂😂
😂😂 adi dadkale odyceynayo adi maismeleysaa😂😂😊
Amiin
❤❤❤
Sixroole ma ihi Lkn video Adoo dhoolacadeynaysid baa daawanaysaa ama daawatay beentay miyaa Hee 😂 one like team qabqab
Haa wlhi 😂❤
haa
Haa wallh😅
Maya why yaa ku shegy😢😂😂
Walahi warunta Mel anjukan kasiwayey
Ani ina mesha fadhiya ismodoya wadnaha nay nay idhahoya😂😂😂
😂😂
Really me too
Ala Ani xitaa wadnaha naynay😂😂😂
Ala Ani misa idinka wadnaha nay nay amiira qurux say daremysaa tolow😂😂
Ani sariirti wan Ka Kacy wan tgnhy😢😂😂😂
wlhi warku wuu cadayhay isoo cayda iyo amiira xishood ayaa dilaya lkn wxwalba waa noocadaysayn mahadsanid ❤❤❤100🎉🎉🎉🎉
Views iney ku raban iya dhicikarta
@@mnviepapa2003 views ka aad sheegayso ayaag dhalay 1.2m video fiirsata mxaa ubaahanyihiin
Aan kuwada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤❤❤😢
صلى الله عليه وسلم❤❤😊😊😊❤😊❤❤❤❤
Scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم
Videogan inta dhoola cadayn ku dawanosa wa idin salamay ❤😊😮
😂😂😂😂😂😂😂😂😅
😂😂😂 waan kaqadii😂
@@SumeyaAden-o5l 😂😅🫡
😂😂wan ka qadnay😅
Walhi kal iyi laab udhoola cadaynayay
Illahow caymir calaf iskugu dar aaminta soo badiya kaliya 40 qof i.a waa la aqbalaa 🤲🙏🥺
Aamiin aamiin ❤
Amiin yaarabi
Aamin❤
Aamiin
Aamiin
Ceydow hadda wlaahy gabadhaas hadaa hesho aduuunyo oo dhan waa heshau qof lamidana weliga ma helesid ee waa talo wll gabadhas guurso farxada hada wada hysatan ee saaxibtinamada mid ka weyn ba heli donta weliba 2M oo qof ah baa isla kiin jecel 2023 ilaa hada dad baa muqalo idanka so jarjara oo raba ina midowdan oo laamane noqotan marka guurkina guur kheyr gurigiina guri kheyr ilaahy ha idiinka dhigo isku waara ubad kheyr qabana kala hela aamin❤❤❤😊
Haa wllhi WA runtada aamiin 🎉
Qof wngsn😂❤
Maanad ilaahay ka baqayn maxaad inanka yar naagta ka wayn ugu qalqaalinaysaa
Noloshj guurku maaha waad ka heshay ee iska guurso ee mustaqbalka qofkastaa isagaa xor u ah cida uu guursanayo markaa dookhiisa udaa
😊
@@ridwanmohamud5134
Wll gurku kuma xiidhna weyinii iyo yarii nabigena scw xaskiisa khadija Rc 15sano bey ka weyneyid
@@ridwanmohamud5134mdaaa raba qasisyahow ninan mayara
Iskwaara teedakle garoopku ceeb maahan cyde waa wiil amiirana waa garoop lkn lasocda garoopka nabigaa uduceeyy cayde iyo boqoradiisa amiira amiira waa boqorada❤❤❤💎👑
صلى الله عليه وسلم
Amin 😢🎉❤😊@@deganahmedali
@@Maxamedcnuur-d5o
garoob nabigaa ka hadlay waa sax, lkn saan haloola dhaqmo ma dhihin, gabadha wuxuu ukeenay sawir firkir aqldan umada ku abuuray, jooji difaaca indha tirka ah, garoob wax haloo sarbebo nabiga ma dhihin.
mcjksjmrjtihrfivr😂🎉❤😢❤@@deganahmedali
Ceyda saasa laga rabaa amiiro noo xafid qabqab best couble inthis years❤❤❤
Finally team qab qab waaguulesane inkastoo wax noola jaakire 😂❤
Qofki aqli leh wu fahmi kara ayu dhahay falaaraha raac na way ku jirtaa e raac 😂
𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥𝐥𝐲 𝐬𝐮𝐠𝐨𝐨𝐲𝐚𝐚𝐚🎉🎉
Somhn😅
Wee iska cadehèe qufulka waa ku jelehe uu ka dhigan yahy ❤❤
m.a
Caawa farxdeyda wallhi lama qiyasi karo illhey calaf heyskukin daro🤲❤
Aamiin yaarabi wllhi aniba farxadeyda lama sookoobi karo😫
Amiin wlhi aadaa ugufarxe inuu ceyda marun usheegto jaceyl amiiro kuwii nolosha kumidoobo alaah kadhigo
Amin yaa rabi 🤲 ❤
Aamin
Aamin
ilahay isha nacabka haydinka lexiyo quful iyo furohow nolada intay nolol jirto😊❤❤
Magaceeda arageeda io hadalkeedaba waa naxriis karbti bdn amiiro diamond 💎 guulayso qalbi ❤
M.a garoob qurxoon
Caawa Qab Qab waa na waasheen inbadan waa sugaay sidaan iyo si qurux badan ee xalwada nasiiyo xaladu waa dhiin dhiin araoska comming soon anaga waku farxena wa isku qalantiin masha allah❤❤
Wllo Anna saasaan ku qiyaasey wllhi amey is aroosyaan key waa ku farxeynaa oo kaliya inkastoo xalwdu nasoi gaareyn😂😂😂😂😂
@@aasiyoxasan5504 Haa wa sugeynaa wey nagu dheeratay wan ujoognaa anaga I.sh 😂😂
Haa wllhi saan ugu farxay simaaha isguursada oo iscalfada naguna waa isla kiin jecel nahay
Dadkani wada shqyn ayaa ka dhxyso wax fahman maryoley mesha jcyl hala soo ordine😂
😍😅
Ceyda cwa waaso wada baxday koly arooskina naga so boobsiya😂❤
اللهم اني اسألك من فضلك ورحمتك فانه لا يملكها الا أنت ❤❤❤❤
Ugu danbyn waan ku qanacnay wllhi alla maxan isla kiin jeclaa wllhi caawa farxad baan la ilmeeyay jacaylkii guulaysty❤😭
😂😅
Walahi abu wan sokujeclahay lawadan ❤
Ishalh❤ guul ❤
i.a jacaylka hawaaro
Mad iskah ilmeyne marka dadka shaqa kadhaxeysa jcyl majire😂
amiiradeyna caydahena waxu rabaa inaa LA qebsato nola shiisa caawa ku hibeye si mar walbo isku noqataan qoful iyo furo ha daan qal damin❤
QabQab waxa Tihiin 2qof o Daacad ah, Dabeecad wanaagsan, Dabacsanaan & Dad la socod le, Dadnimo & Dulqaad le, Daganaan & Deqsinimo u dheertahay. Hadaad caawa DAREENKIINA Daaha nooga qaaden Duco an Duugoobin baan Darafka Niigu xirnay. Dadabgalkiina Daaiimkey ha igu simo.
Aamiin yarabi allow isku xafid calaf aan dhamaanin isku dar iyo owlaad bari ah
Amiin❤❤
Aamiin😭❤️
Garoob nima ceeb maahan waxaa ceeba dadnima xumo ayaa ceeb ah yaa igu raacsan like sara
Nabi muxamed ayaa uducyey raabta scw❤
Ceyda nin ragg wye hablaha sidaasa lola hadlaa oo lo xushmeya gabdhow idinkuna muteysta❤❤
Somhan 😂😢
@@Ilhaancabdulahi-cf5dh haa
My musow😂@@Ilhaancabdulahi-cf5dh
Kaa aan dumarka xushmayn raganimo maba sheegan kare dumarkena madaxe noo saaranyihiin weliba hablaha soomaliyeed ❤😊
Dhanka walalatinom lknse dumarka wexey jecelyihon wiilka kaftanka badan dandaasiga kusoo gala wiilkas isla markaba wa jeclaata lknse kani wa mama boy ixtiraam walalnimo idinka dhaxeyne
Jeceyl uuba usheegtay maxaa dhimana anaga yaabaabnee qufulka iyo furaha waxaa laga wadaa forever 🎉❤😂
Sheekadu waa furaha hay Ana qafilka idhiib😂😂😂😂😂😂😂😂
Omgggg yariisteyda Quruxdeeda🫶😮💨🥹❤️🔥
Omg❤
Shekadan keliya waxa fahmi kara qofkii wax garada oo qalbiga kahadla si amusana wax ujecel 🎉🎉qanful iyo furaha wax sahlan maha ❤❤qanfulka Aniga idhib furahana adigu hay🎉🎉❤❤❤ isku wara labadeydii ❤❤❤🎉🎉🎉
Waan fahmay aniga qufulja io furaha wan kujeclahay weeyeh😂😂😂❤❤❤ only like plz inta sas ufahanty😂
Whi aniga xitaa wan fhmay wan ku jeclhy waye 😂
Hhhhhhhsax wye 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤soodhawaada dhaheenaa anikane😂😂😂❤🎉
Arooskoodaa soo dhaw markii ay milyanka gaareen waaba idiin sheegeen wax ween aa soo so do dhagaha,usii taagta ee idin dhaheen waane leesla ogyahay warqadahaan hhhhhbbbbbb
Qofil iyo furey jaceil maa laga wadaa🔐 waa waree
Adigo single ah maxa kuguqasbe ina qososhid😂😅😂😂
Fuura nolshayda weeeyn amiiro masha Alllh wlih ku faarxaay😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Allhumia beerik🎉🎉❤❤
Labo jerba ku ceshaday dawashadisa iyo kabadan xoga marka firiyay waa islakiin jeclahay waa iga dacad abyo amiiro qof ka wanagsan agtisa asxab ma ahan ❤❤❤❤
Jada marki 3aad ii sh kwrn
Ala ceyda io amira isla jecliyaa ilahy calaf ha isku kin darsado insha allah ♥️ ❤🎉🎉🎉🎉
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
Scw scw scw❤❤❤
😂❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉 0:50
SCW SCW scw
❤
Alla inta qab qab maqashay uu soo caratya farta tag 😂😂👆
Waa ikan wad naha nay nay
☝️
Maxa jira❤
☝☝☝
Hadan kufi laha xata wan uqabi laha farxad😩
Awww finally Qabqab🌸 is here AMIIRADEENA♥️ &CAYDA waad iskeenteen ugu danbayntii balantii baan soo xasuustay aad qadeen wanad kaso baxdeen😂❤❤we love you guys all 🥰♥️♥️👏👏👏👏
Na xasuusi balanata😂
Naxasiusi plz😂
Ilahayoow is gursadaan labadanii wllhi wn isla jecelahayee😢
Magaca qab qab micnihhiisu waa qofol iyo furo omg kuweeygi😢❤🎉
Qab qab waa qufulka iyo furaha waana Amira iyo ceyda wuuw Amiro dumashi bilaney Noso dhawaw❤❤❤😂
Noso dhaweya quruxlayda😂❤
Quful iyo furo yaa dhahay
@@SuhuurcaliSuhuurcalithumbnailka sooka ku sawiran❤
@@SuhuurcaliSuhuurcaliwarqad ku soo daawacay 😂😂😂
Lawadan waa isla jeclahy ❤is guursada ceyda iyo amiiro 😂si aan anagana u faraxno rer comment ma igu raacsantihin 😅
Haa waa kugu raacsanahay yaa hadalka keeni kara kkk
Haa waa kugu raacsanay
Haa way isu qalmansaw mahan❤🎉
isku dara hadhownh kala fura ciylalkan😂
CEYDA I LOVE THIS VIDIEO I CALLED ALL MY FRIENDS 6 DAYS AGO ANd SAID SUBSCRIBE TO KING CEYDA😂🎉🎉 congrats 1 mil almost 2 mil!
After one hour ayu video ga iso gaadhay all most 1.2k comments iga horeyey caawa waa yaabe iyo sidaan u jeclaa inuu video gaas idhaafin 😢❤❤ thanks amiira iyo ceyda wan idin jecel nahay wada jira abidkiin
Ku Sali❤️Xabiibkeena Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤🫶🏻
Scw scw
Ani dhan cabsi cabsi Dareemaha 😅❤qabqab 😂❤
me too I can't
Same😂😢
Walahi cedow wanka filayey ina usheganeyso
waxana utahay nin rag ah ilaha
Haa isku kiin barakeyo ilmo kheyr qabo na ha idin kalasiyo hambalyo🎉 king ceyda ❤
Intii amiira ceyda ino❤jaceyl ushekineyo umaleynayo like ❤❤❤
Amiira qurux nin nasiib leh ayaa hela kaasna ceyda alle ha ka dhigo ceyda waa codsi farxada noo dhameystir 😢😢😢
Somah ilahayow isku yacan😂❤
Iyah😂
Amiin wey isu qalmaan❤❤❤
Adine ani farxada I dhamestir😂
🤣🤣
Ana ku wada salino nabigan scw
Habaryar wiilka waxuu ku yiri furaha qalbigeyga hoo soo dhaweey❤
Cayda waa qof wax jecel ooh hadana qarsanaya lkn indhihiisa laga dareemya amirana shoog haysta😂😍😅💕🫶🏻
Really inu jcyl hayo waladremaya
Haa jacayl dhab ah ayaa cayda haaya lkn wuu qarsana yaa
Haa wlha wuu jecel yhy amiira ilaahow sidan rabno😭❤️
@@MILYAAN_DHAANwar saan rabno insha Allah way dhacaysaaye war isii Team cuqdad dadkii ila nacaayay labadaan oo wax ka sheegi jiray maxay dhihi doonaan say u barooranayaan aan aragno bal 😂😂😂
Lakiin wuu kayar yahay kooko oo iyadu kawayntahay ayuu kayar yahay
Inta sidey usugeysay erayga qap qap daasheyy farta taga☝️😂
Ala cawada farxad iyo xishod daremoya😂
@@Gosha-rercaralesame wllhi😂
AnigA 😊
☝️
😂
Asc amiira qofulkan waa guur wiilku kùu soo bandhigay ee la qabo waa wiil kuu qalma ilaahayna nabsi bax buu ku siin iyo awlaad khayr qabta wllo amiira ilaahay kii aad isku jano tageeysen haku siiyo wllo waxad tahay hooyo sharaf leh from uk
Yaaaah wy isu qalmaan lkn haday jacay list sheeganayaan meeshaan ma la imadeen furaha iyo qufulku wuxuu soosheegay ka turjumin
Wow xagee isku daadiyaa waa aamin lahy walahi ceyda iyo amiiro waa is la kiin jeclahy ilaahyna ha idin jeclado oo calaf ha is kugu kiin daro aamim ❤❤
Aad yo aad baan ugu farxsanhy guurka cayda iyo amiiro waa laba qof oo wangsa waxn ini leeyhy arooska nagsoo dadjiya❤❤❤
Can ku salino xabiibkena muxamad scw
Amiin ❤
Scw❤❤❤
Scw scw scw scw ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Inta mooday in ereyga qab.qab lashega🥺🤣🙈
Lee maba la shegin miya
3 bil kahoor igudambeyse TH-cam lknse qabqab cawa ikeneee😢❤😂😂😂team qabqab ♾️
Wlhi kula mid ahy 😂
Ceyda iyo amiiro waa laba shaqsi oo wanaag u saaxiib ah waan idin jeclahay saan wax u fasirtana ineey noqdaan allah ka baryaa ❤❤
Wax la is qarqariyabo manta ma soo wada baxdeen qab qab 😂❤🎉🎉
Alla Hooyooooy Caawa intee is Geeya 😭😅😅😅😅QabQab wad iwaashen Amiira Ceyda wuxu raba inuu ku shego inu ku jecel yah🥰❤️💋🫦😭😅
😂😂❤
Ala cawdad good good IGA soon hadhay
Haduu hada jeceel sheegayo yaa aroosayo 2025 marka wax walba wee isla ogyihin anekee now sheegooya
@@bilinguuleed hada ma isku shegnyin aa anagy hada noo shegyan lkn wxy iska dhigoyin kuwa aan is ogyn anigna wan ka siiwlay😭😅
Wlhi waxa ku riyoday sxbtinimadoda oo jacel dhaba weliba guur isku badalay yaa rabi 😢🎉❤
Taadi maku riyoon😂😂
Insha allah
@@salahinhok.b5419 waliga daran yahay 🤣🤣
Wax raba in aad nogoto nolosheyda Amira wey ku dhadi be♥️🩸💝🔐
Waa iska dareemay qofka laga hadlaayo inay amiira qurux thy amiira qurux kartideeda wanaageeda kartideeda sharfteeda dabci wanaageeda eray iyo labo laguma soo koobi karo dhamaystiran dhaayo wacan dhilaal badan dheeman dumar dhigaa usaree my sister amiira qurux cadowgaa unolow 😢❤❤❤
Amora wa qof maskiina o karti badan ayu dhahy hada ka hor midka amira chanelkida hada ka hor ay dhahdey qabqab noalsheda waxas ka saar ay tiri markasu dhahay noalshada dhibka ayan ka saaro laha wayo dadka nafta aya u keentey 😂marka qoftu ka hadlayo wa amira qurux dadka hore u dawan jiray le fahmi karan ceyda qoftu ka hadlayo
amiiro wiilka fahan qofka la amaanooyo waa adiga wXaasne waxa laga wadaa wan ku jeclhy😮😢😢😊
Ilahay calaf hayskugu kiiin daro amiira iyo cayda laba qof ooo aaan aaad iskula jecelhy oo nolosha wax badan fahansan oo isku Soo baxaaya man'sh allh mabruuuk qalbiyaaal 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ waliba waxan jeclaaan lahaaa inaad comment yada marnamujkan Laga qoray aad Soo qaadataan oo video nooga samaysaan hanbalyo congratulations caawa oo dhan ka daaali maayo ducadiina wllyaaal noloshu haydin qurxiso inshallah ❤❤❤💎👸👸👸👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️
AMIIRA WEY ISKA CADAHAY EE NOQDA KUWII ISKU WAARA INTEEY NOLOLI JIRTO WLLHY WAAN ISKU KIIN JECLAHAY FARXADAYDA LAMA QIYAASI KARO ALLE HAIDIN XIFDIYO MY KING CAYDA AND AMIIRA ❤
Cayda waraaqada ugu dambeeso waxa uu kawaday furaha qalbigyga ayaad tahay ee labadiina warkiina wuu cadyahay ee ilaahay haidin isku barakeeyo😊🎉🎉inta ugu raacsan one like 👍
illhow lawdan calf iskudar amiiin dhahaa😊😂😂😂
Amiiiiiiiiiiin
Amiiii🤲
Aamin❤😂
Inta umaleenayso in uujecel usheeganayoh😂😢
Ar adiga😂😂😂
Muu isaga shegto weynadaliyen kuwaan😂😂
Inta Tiktok kaso aragtey oo so carartey like me😂🎉😭
Waxaa maqli jiray indha is jecel ma is fiiri karaan 😍 waana waaleeysiin 😂 Qab Qab halmar lee naga soo gaba gabeeya guurgiina waa sugi la’nahy, film caadi aa nooga dhigteen lkn film waaka samee kartiin jaceelkiina kasoo sameeya short film 😂🤣
Alla cayda iyo amiiro waynawaalayaan yaa naga qabsada😂
Sow maaha mamo calwiyo iyo suldaano noogu yeedha😂
😂😂😂😂@@HindaIsmacil-bw2rl
@@HindaIsmacil-bw2rluyeedha saan xal maaha anagiiba jaceyl nagalay 😂
Haa walahi
Lamaaniyaasha team 27 in aad noqotan wax yar baa ka dhiman. Mss 1 milion and mr 1 milion noolasha ku midoowe❤
❤❤❤❤❤
Qamaanayaash team 27❤
Aan ku wada asalino rasuulka scw
😂
Qap qap wadnaha nay nay😂😂😂❤
😂💔
🤲🤲🤲اللَّهُمَّ بَارِكْ لَهُمْ فِيمَا رَزَقْتَهُمْ، وَاغْفِرْ لَهُمْ وَارْحَمْهُمْ🤲🤲🤲
آمين 🤲 ❤❤❤🫶🏻
yaa isla jecel amiira iyo ceyda💋😭❤️
Ani😩
Aniga❤❤❤
Anika❤❤❤❤❤
Wllhi aad baan ufarxey markaan raacey faraalaha runtii waxaa ii soo baxdey iney
Kalkacal jiro oo afkii jiqdagabey 😢
Ilhow wanu is la rabna ducadaya noo aqabal 😢 ilhow xita is jeclesii wanu isla rabnaa😢😢❤❤
Amiin amiin yarabi ❤❤
Aamin😊
@@MarwaAhmed-w6i amiiin
Amiin ya Rabi 🤲
Inta ila xishoonosa away 🤭😭😂
😢😢Ani lee
Aniga hoostaana ka ducaynaysaa
Naayahe sariirti wa sarnan Kari wayay San Marba dhan isugu rogayey wa wlhy😢😂😂❤
Xishood drtii hdba pause baan dhahayey😂❤
Wa ikn😂
Hambalyo hambalyo team caymiir waa guuleysany ugu dambayn ❤
Jah🥺❤️😊
Guul waarta i.a
Jha 🎉❤❤
Xaly wan dawdy hadan imka qan ku ceshydyy i love you wlhi amira iyo cayda❤🎉
Uluuuuul aroooskaa so dhow qaab lo sheego la rawaaaa qofki aqli leh wuu fahmi karaaa kulahaaa ❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa heysaa 😂😂
Cawa sharuukhan ayu isku badalay Ceyda wayo ereeyada u isticmalayay wa eraayo muug iyo mizaan leh keep going m'y favorites couples❤❤
Qab qab inta markay aragty so cararty🏃♀️🏃♀️🏃♀️🏃♀️😂
I sughaigacararine😂
Waan kufi gaadhay 😅
@@faraxabdi3028 na islilali
@@faraxabdi3028 Ken gacanta 🫴🙈😂
Waa soo orday waa kufay hhh
King Ceyd waa hadaleye caaw Manshalaah ilaaheye ha isu Kiin calfo Amiiro gabdh aan jecelahaye oo fiican oo aad u macan walow aan waligey meel ku kulamin hadan Way Ka muuqata ineye sweet tahsye Ceydn wa sids oo Kale personale uma aqan hadan wan daremay inuu sweet yahsye idkun fiicansn lahayen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤
dadka qaar waxkale ayey iska aaminyaan ani waxa isdhihi kara labadooda ine yihin labo qofod oo isfahmen oo saxipo isku dhow ah🎉😍
Saaxip lee mala wadaa midkale dadka iyaga shukaansado ma maseeraan miyaa wah😂
Hada heysaa maryoley qaar waa dhantaa
Ciilka yaan lagaadareemin😅 ceymir forever 🔐😩❤
Is adkyn badnida halahan kadib mxa sugysa inay hortada isku shumiyna😂😂
War Lee maa wadeena 😂
Wallahi caawa saaid ugu faraxsanahy ugu dambeyn qab qabs we iskenen ceydow ada nasiib leh o amiiira helay Illahey ha isku kiin daro calaf qeyr qabo o an dhamaad laheyn🤲🏽😩❤️🔐
Qalbigayga furihiisu waa adi ayuu kawada❤❤❤❤