Waa dadaalrysiin lkn wax badana idinka qaldan waxa u baahantihiin tababar iyo qof daaraktar idiin noqdo idiinkala hago hada ha yaacdo u jiloysin fikir waala imaaden lkn aqoonteedi jiliinka baa idinka maqan waxaa sameysan hadalka soo yareyo 2 min qofkiba ha hadlo inta nuxurka leh hakuso koobo because flimka hadalkisa waa badanyahay halki qof 10 min ka badan iska hadlayo war aan macno laheen isaga soo celcelina waqtigi saasuba ku dhamana qisada waa dhumeysa marka dib u habeen ku sameya hadalka halasoo koobo ereyada qofka ku hadlayo waa loo qoraa si uusan doobiga uga bixin lkn qofka maskaxdisa marku ka hadlayo hadalka waa jiif jidaa manta dhan waa isaga soo celcelina sida dad caadi ah oo shekeysanayp camal waa idiin daawana lkn warka soo kooba waqtigana kordhiya qofka inuu wax badan hadlo waxa ku dhumayao sheekada nuxurkeda
Alla sucdi amay danaysato noqotaa oo is dhahdaa ilmahaga waxwalba usamee markas ay ek khiyaantaa waa film xarig dheer ah kani khiyaano wuu dhaafy mararka qaar duruufaha iyo xaaladaha qof xun kaa dhiga yaa salaam 😢 anyway sacdiya door adag bay ka jilaysaa filmka
sagal oo qayante cad ku samese maxu uu kufsan waye 😂😂😂 marko maskinta xooga uuuf war sacdiyo gorme qeeb fican la siina waxyar marke madaxa so qadabo waa silcineysine 😢😢😢
Waxan waayadan ba bilaa dhadhan ayuu ahaa ee waxan meel hagaagsan ku jeceheeya ama naga dhaafa abayo siduu filim kuu bilowday ee shax shax da lahayd iyo sidaad hada ku wadaan ee bilaa jacda ahi isma 83 part na waa marayaaa waxan ama naga macaaneeya oo sonkor nagaga dara ama halkaas kaga hadha please
Kulu she,in irjicuu ilaa aslihii Asadow 1991 kii re abahaa magalada kismayo waxey ku argudani jireen kufsiga dumarka ay ragoodu is hayeen wa sax in ad adiguna manta nagu mawelisaa😂😂😂
Nabiga ku saliya scw scw scw
Kufsi wax sahlan maaha, oo gabdho badan ayaa dhibkaa lanool. Waxaan filayaa in ciqaab adag Asad la marsiiyo. Filimkana xiiso dheeraad ah buu yeelanayaa.
Waa nacay Asad filinka AK iyo hodan baan wataa
Hodan waa naag aad u aqli badan waan ku heysta horey usoco walaashay Quruxbadaney
Waa.filimkii igu horeyay ee kufisi lagu xayasiinayo😅😂
Waa dadaalrysiin lkn wax badana idinka qaldan waxa u baahantihiin tababar iyo qof daaraktar idiin noqdo idiinkala hago hada ha yaacdo u jiloysin fikir waala imaaden lkn aqoonteedi jiliinka baa idinka maqan waxaa sameysan hadalka soo yareyo 2 min qofkiba ha hadlo inta nuxurka leh hakuso koobo because flimka hadalkisa waa badanyahay halki qof 10 min ka badan iska hadlayo war aan macno laheen isaga soo celcelina waqtigi saasuba ku dhamana qisada waa dhumeysa marka dib u habeen ku sameya hadalka halasoo koobo ereyada qofka ku hadlayo waa loo qoraa si uusan doobiga uga bixin lkn qofka maskaxdisa marku ka hadlayo hadalka waa jiif jidaa manta dhan waa isaga soo celcelina sida dad caadi ah oo shekeysanayp camal waa idiin daawana lkn warka soo kooba waqtigana kordhiya qofka inuu wax badan hadlo waxa ku dhumayao sheekada nuxurkeda
Munasar gadhi uu wado lama arko maalin kastana gadhi buu ka sheekaynaya 😊
😂😂😂😂😂
Mashegd marka😂😂😂😂😂😂
Ani asad ban jiclaa laakiin hada filinka ba asaa unecbahay awal waxa unecbaa sucdi korween😂😂❤❤😂😂
Sucdi iyo magacedu wa, is leyihiin ma,Istria ❤❤
Lkn iney isqawiso Kuma tagersanin😊😊
Wlhi Seme anhy Sida eyga usonacay runrun aabo u nacy😂😂😂
Argabadhaan hodana caadi maahan wixii lobiibto wa haynee masha allh. Waxay tiri dadka ilna walola jiraa mid laga jiraa xaqiiq waayo taas
M.a hodon waa naag aaqilad ah❤❤❤
Bilaa dhadhan ayad filmki sagaley ee muhimada ka hadla waxa dha dhan uyeela saan film loma matale
Ar ekeyaaaaa😂😂❤
walhi AK 😂. wan jecelnahy❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 nin adag waye🎉🎉
Sagaleey filinka sidan ka bedela oo waxaan aad marna kubilaabaysaan marna aad ku dhamaynaysaan abaayooy naga joojiya oo halku ku dhamaado kasii qaada bilaa caleek
Naa sucdi marhore ayey sheegtay warkaas sagal waa doqon
Aargosi ama qiyaano ubixiya flimka maseer maba kusabsane qiyano le argna
Haaa wllhi filmka mowduuc uukucdoba waan wayey
Haaye fiimkiiba waad nanacsiinasaan nagadaya labada qofe is hor istagaba 2 hours is hortagnanayaan filimkuba uu ku dhamanyaa😊
Wll kuwani xataa film-maan hore masoo wadan hadana iney wx jilaan bey rabaan
waar filinkii waan nacay anuu uuxumaaday
Waan iska dhafay daawashadiisa wlh
Ya atuura yase ladara😂😂
meel laadarkii wali guuleysanaayo
Alla sucdi amay danaysato noqotaa oo is dhahdaa ilmahaga waxwalba usamee markas ay ek khiyaantaa waa film xarig dheer ah kani khiyaano wuu dhaafy mararka qaar duruufaha iyo xaaladaha qof xun kaa dhiga yaa salaam 😢 anyway sacdiya door adag bay ka jilaysaa filmka
sagal oo qayante cad ku samese maxu uu kufsan waye 😂😂😂 marko maskinta xooga uuuf war sacdiyo gorme qeeb fican la siina waxyar marke madaxa so qadabo waa silcineysine 😢😢😢
😂😂
Sacdiyan xoogay
Ilmahaan xalaaaleen wa dhaqanka iyo diinta haku cayAARINA
Sax wa xogay ayu dhahay hadane wa xalalenaa ayu leyahay asad ilhey uga toba keen gafkaas jilin aya ka waday sax ma shan u fiirsada waxa jilesiin
Asad waa nin aqoonta diineed ku liita
Somalidaa sidaa ah gabi ahaantood walhi gabadha laxogay ninkii xooga bay dhahayan haguursado sababtana wa uur inlagu qariyo u isaga uyelay walahu aclam
Ani Assad waxaan kuu nacay kalmada waa raxaysatay
Yaa Sacdiyo waa is badasha iska celi dadka👍👍👍👏👏👏
Uf asad waan nacayba😅
An kul naacy
10:46 wrya Ak gabadhu wa walac 😅😅😅
Waydhici kartaa inay sucdi idin fash sho waa surogal❤❤❤❤❤
Kan asad la leeyhy waaba iga soo booday😢😢😢😢
Anaa kul mida
Ciil baba iga hayo
Eekee waaa xaraabe caadiya
Ani caawa baan qustey Sxbkey Ak indho gulay sanayo maleh
Zxp haisdhiibn guushu weey noo dambeen
Ana uhoreeye cawa sagaley❤❤
Qofki ugu horeyey❤❤❤❤❤ aniga waaye
😂😂😂😂walhi waa kuhaystaa filimkaa
Hal qof iga horeeyaya😂❤
niow horta sagashu doqonsanaa😂😂 wx walba way iska sheegi😹😹
Hadaad sagal khiyaan to waad ksheekeen doontaa asdoow😂😂😂😂
Hadan aqali badan Manshallah
Run run amaa uur u yeelata waaba catowdeeee 😂😂Astaqfurallah
Miyaa la qabaa tolow 😅
Sagaluu qabaa filinkana iyadaa wadda
Alah mayla aragty😂😂😂
@@hawohosh9198 sacdiyo Mala.qaba
Waa film boqol Waji leh
Sagaley aasad filimika halaga qabato waxaye waxan mida kale filimika 1hal ladiri halo yeelo waxan iisi daba yacayo halaga reebo blzz❤❤❤
Ak iyo sacdiyo waa is mari wayeen 😢😂😂
Wecel buu leeyahay ilman dhalay waxas bulshada ha oola imaanina
Waa filin gaalo laga soo guuriyay
Ma xalaaloobo ilmaha.noocaas ku dhashaaye.waa.asturaad.
Ana ugu horeeya
Wlhi sagal dar alle ayaan ujecelahay
Sacdiyo wey hadal baratey wlhi😂😂
qofkii ugu horeeyay ahay caawa
Somtel namaste ❤❤❤❤
Team AK wan idin salamey 🔥👏
Waa wareray sedeey sagal uwarer santahy cml
😂😂😂😂 asad waaba iska nacayy kulaha naagti sacdiyo ahayd waan xoogayy😅
Hooyo runbaymooday allah Hooya😂
Sagal maxeey ka aaminaysaa jeh😊😊😊
Sucdi
Waxbaa baqyiri😅😅
Wax ba baq yudhi ku laha asad😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ek daa sacdiyo lacag mawada. Siinine arimihiina wad iga baxdee. Sacdiyo an lagu qaylinin Majecli inay xanaaqdee xaqiiq
War mihiimada ka abaara waxa yaqee
Filimka asad ciqaab hapamariyo ek ha guulaysto waahadaad filimka macaankiisa rabtaan
Filimka asad ka saara 😂😂 gabadh miskiina ayuu caloosha ubuuxshay 😂😂😂
Aan xoogay cebiy tacala🙈🙈🙈🤣🤣
😂😂😅
Waxan filim ma ahan huunoyal
Legemad baa thy kulaha seylac😂😂
Munasr waaba doqon doqon😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asad sidu sacdiyo ukufsaday wa is badalay fool xumo ayu noqday 😂😂😂
Ma ila aragtay ninkiiba foolxumo uf
Keligay baa ismoodayey ileen waa ila aragtay😂😂
@@hawohosh9198 kkk wajigisa dhan rafad ka muqda lama firin karo
@@FarahAbdimuhamud kaliga ma ahan wa lagula arkay kkkk
Haaay😂🎉🎉
WaynA lasoocotaa musasalkN😂😂
Ilmo wecel ah side lo xalaalayn kara waryada diinta haku cayaarina
Hodan Shuubo iyo sagal dhillo iyo asad khaniis😂😂😂😂😂😂😂😂
17 qof iga hor jirtaa ha la iga war haaayo 😁🙈
❤❤😊
Ak io hodan ❤
Waxan waayadan ba bilaa dhadhan ayuu ahaa ee waxan meel hagaagsan ku jeceheeya ama naga dhaafa abayo siduu filim kuu bilowday ee shax shax da lahayd iyo sidaad hada ku wadaan ee bilaa jacda ahi isma 83 part na waa marayaaa waxan ama naga macaaneeya oo sonkor nagaga dara ama halkaas kaga hadha please
Walahay wan qoslay asad waxba baq yidhi😂
Sagal nacasnimada meeshii udanbaysay ayay kujilaysa😮😂
Alla ak waa funny wlhi sacdiyo baryahaan sidii hore matihid
Wa jecelahay ruwayadan walahi
Lejemad baa thy seylac is not easy 😅😊😊
sagal qofki lagu diro way adi lee 😂
yeah first🎉😊❤😂
Munasar wuxuu sugayay inteey sagal waardiyqha katageeysay yaa ila arkay
Alla ekeyaa cay xumaaa alabri baa aadey kulaha😂
Ar eky umadeena mahan
Ar eekey yaa😂😂😂😂😂
Kulu she,in irjicuu ilaa aslihii
Asadow 1991 kii re abahaa magalada kismayo waxey ku argudani jireen kufsiga dumarka ay ragoodu is hayeen wa sax in ad adiguna manta nagu mawelisaa😂😂😂
😂😂😂belo kuxalaashatay
Film kiiba waa nacney ciiso maleh waa ilameereyso fifa Ekey og Hodan ayaa u fican
Magaca filimka maseer ka badala mesha aarsi iyo khiyaano ubixiya maseer lama arkayee
Ninki Asad Dib Bu Ka Xumaday Wllhy " Bal Muxu U Dulminaya Miskiinta Yar "
9 qof iga horeeyey😂
An xoogaa maxuumee kulahaa wuba isla qumanyehee
Waa dhaqan shaydaan
😂😂😂😂😂ilma càadiya oon dhalay
allh niinku muxu ahaa waa niin waalan
Second 😂
13 qof iga horeeyey 😂😂😂
Kkkkkk wllo maxa lagu qaataa horaynta an bari idinka so horeeyee isosheeg huno
@@CabirahmanUbrahim habeenkii u horeeyey een is idhaahdo horeynta waxa lagu helo so arag ma adna anigii iso weydiinaysaa🤣🤣🤣
Plz uurka sacdiya iga cuna beeniya asalankiisaba shaki umbuu ahaa dhaha
Nin wayn oo gabsho dhalay baa tahee maxaa kaa qaldan afkaaga hagaaji waa raaxaysatay maxaay tahay gabadha aad xoogtay
❤❤❤❤❤❤❤
uurtu ku go dey asadow😢
Dulqadki wa igadhamadypa ani halsaac wa lislahadlaayaba
Ana afar halqadood kadip lee firsadaaa 😂
sagal rafato booto uun 😂😂😂😂
Ak agtorka filmka
Hooga iyo ba aa😢😢sacdiyo
Akhas filim maaha waxan
Wax walbo kenaysan diinta iyo bulshada samayn ficn haku yesho wan kufsaday wan xalalayn xagay katimid 😮