MUSLIMIDII ODAYGAYGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • ASC ALL
    MY AMAZING HUSBAND IS EXPLANING HOW HE BECOME A MUSLIM.
    And plz if u have any question.contact us on
    Snapchat Naeema32
    Instagram Naeema_brink
    Fb Naeema Brink
    Thank u all love u

ความคิดเห็น • 896

  • @fartunmohamed8274
    @fartunmohamed8274 4 ปีที่แล้ว +64

    Walashey waad quruxbadan thy mashAllh blckbeuty lkn waxan raba inan dacwad ku gaarsiyo xijaabka qado fadlan oo qoortada Asturo birahan walalo iska saar becouse nebiga csw wuxuu yiri (mantashabaha qowman fahuwaminhum) marka inaad asaga dariiqa wangsan u horkacdid larabA

    • @farxiyoomar2068
      @farxiyoomar2068 4 ปีที่แล้ว +3

      Wallayal ka daaya naciima wa qof weyn iyada go aan ha ka gaarto hanuunka alla wate. Marki hore madaxa banana jiray haday daboolatay

    • @fartunmohamed8274
      @fartunmohamed8274 4 ปีที่แล้ว +12

      @@farxiyoomar2068 walal adiga kulama hadal kowdheh mida kale in xaqa loosheego gabadha miyad diidan thy kadaaya maxaa layiri?wixii Allh swt yiri oon uga roon nhy waa wajib isaaran inan lawadaago gabadhas walashey ah hadalkan ah kadaaya waxan u arka qalad sababta waxa aan usheegay waa xaq hadalkaAllh &Rasulka scw waxladaayana maahan ,waana nasteexo &Badbaado ee hadad kanaxeysid waanadu wey anfaceysa waani

    • @hanan8506
      @hanan8506 4 ปีที่แล้ว +3

      @@fartunmohamed8274 saxiix waaye abaayo mcn

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 ปีที่แล้ว +2

      Fartun Mohamed sax wllo من تشبه بقوم فهو منهمwaxaad katagtay (bب)mahadsanid xaqa gaarsi qofka kudhanto dhamantayo allaha na hadeeyo

    • @imanmohamed3526
      @imanmohamed3526 4 ปีที่แล้ว

      Xanta iyo xaasidnimad iska daayo idinku niyaaay xijabku waa waxa walbo ku asturayo gbdha naagti waaaninaysa haka waaniso private keeda deeta kle diinta horta idinku ku dhaqmo xaasidnimada joojiya xanta joojiya

  • @zamzamadan8808
    @zamzamadan8808 4 ปีที่แล้ว +11

    Abayo Masha Allah aniga waxan kudhihilahay adiga dinta islamka kudhashay e kucawi barashada quranka walalken

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 4 ปีที่แล้ว +47

    Gabar wanaag san baatahay laakiin qaabka aad ula dhaq maysid nin kaaga ma u bogin inyar kor is ku soo qaad qosalka dheer na ALAAH majecla ogow. Nin kaaga akhlaaq badan baa kamuuqata mashaa Allaah my brother. Igaraali noqo wixii aad dhib sato walaashey

    • @maryanabdi4371
      @maryanabdi4371 4 ปีที่แล้ว +2

      Man sha allh lakiin isastur

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 4 ปีที่แล้ว +2

      Ok waaye hadaa talo siisey waad jeceshahay wllsha. gabar cideedey karabtaa iney wanaaga faraan

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 ปีที่แล้ว

      @@maryanabdi4371 walaalo sowta asturan.

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 4 ปีที่แล้ว +15

    Soomaliyay maxaa gabdhan iyo ninkeeda idin dabo dhigey ilaahey umadeyda inamad geeli ayuu ku yidhiye anaa abuurtey anaa xisaabinaya markaas gabdhan amaan siiya walashey hore usoco dadkan how joojin

  • @caraweelo2673
    @caraweelo2673 4 ปีที่แล้ว +6

    MashAllah walaalo I'm happy for you both. You guys are obviously both in love and who can argue. With that. Illahaye aa ni xafiido.❤❤🌹🌹🌹Next time you should talk about how you guys blended your families together. Blessings to you both💜💜💜

    • @talisosabriye2680
      @talisosabriye2680 ปีที่แล้ว

      Asc maasha allaha walaalo im happy for you brother fantastic

    • @husseinomer1960
      @husseinomer1960 8 หลายเดือนก่อน

      Good continue........❤

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 4 ปีที่แล้ว +5

    Naima din mand er sød og kærlig jeg er så glad for jer ❤️💙 der nogen mennesker der er irriterende de spørger nogen dumme spørgsmål

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +2

    Thanks, Naima, for your story with Brain❤❤❤ Hope you happy life🎉

  • @xamdasoofe9925
    @xamdasoofe9925 4 ปีที่แล้ว +99

    Walaalo macaney tagero num one ayn kuu ahy from hrgysa plz plz wll nadhka ka Saar carabka iyo dibinta wanaag ayn kula jeclhy quruxdaaduna sidaaasay ku jirta talo uun weeye walalo mcn😍😍

    • @beautychannel6359
      @beautychannel6359 4 ปีที่แล้ว +1

      Xamda soofe iso boqo ku boqde

    • @yusrahachi4823
      @yusrahachi4823 4 ปีที่แล้ว +1

      Caruurta hanaga fasahaadin habar waalan diin ma haysatid dhilo gabawday caruurtaadi ayaad gaal ka raacday

    • @Arafodore
      @Arafodore 4 ปีที่แล้ว +1

      xamda soofe Mashallah she is beautiful walalo and she is a good sister with a beautiful heart 💓 may Allah guide us all ameen.

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 4 ปีที่แล้ว

      @@yusrahachi4823 yusra abaayo anigaaba yaabanaa oo qof kahadlo malaawey oo carabka birta Iska bixi dhaho wallahi waan yaabey abaayo

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 4 ปีที่แล้ว

      @@Arafodore abaayo wether you are good and have a good heart it won't make sense as long as you don't follow the right path and never be an excuse may Allah guide all of us abaayo Ameeen

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +39

    MnshaAllh🍁🌷🌷🥀
    Alle ha dhowro
    Naima iga taLo abyo qli
    is astur si uu adiga marwalba dhaqankaaga diintiina ay carrurtuna ha raacan 🍁
    Qalbiga marwalba ka jcleysii InzhAllh

    • @beautychannel6359
      @beautychannel6359 4 ปีที่แล้ว

      Kowser official iso boqo ku boqde

    • @roodadheeman8492
      @roodadheeman8492 4 ปีที่แล้ว

      Adigaa maxad ku xiijabaway wll

    • @abdiwaled8067
      @abdiwaled8067 4 ปีที่แล้ว

      @abdi noor naag Somali in badano kamidi waa iska sidan sxb

  • @idinelediye6734
    @idinelediye6734 4 ปีที่แล้ว +6

    Welcom
    Too
    Djibouti
    Mashallah
    Beautifuul
    Couple
    Woow

  • @sagal626
    @sagal626 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah walaalo naciimo aad baan ugu hambalyeynayaa
    Ninkaaga muslimkaa iyo dabeecadaada wanaagsan qalbi furnaantaada ilaahay hakuu barakeeyo noloshaada qurxoon hadaad kala kulanto dhib dadka Qaar haka xumaan
    Dad badan ayaa ku jecel ninkaaga iyo caruurtaada iyo naftaada
    Barta diinta si aan dag dag ku jirin xijaabkana ku dadaal si ay qurruxdiinu idinkugu siyaado
    Ilaahay ha idin xifdiyo

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah naciima walaalo dadkan haujoojin kuwaas waa just jealousy illaahay haiskukiin barakeeyo beautiful family hore usoco quruxay Asc dumashi🤗❤🌹♥️ naciima aniga notification

  • @khadramoha8918
    @khadramoha8918 4 ปีที่แล้ว +6

    My so proud my habo and my abti allah increase your iimaan

    • @hamdixamdi8011
      @hamdixamdi8011 4 ปีที่แล้ว

      Asc maanshaa Al laah walal xijabo sida ayakufiicn

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +9

    Alle ha idiin barakeeyo lkn ninkaaga wax walbo qalad ah caadi ha uga dhigin coz diinta ayuu ku cusub yahay qalad ayuu ka fahmaa hadhow kale mida kale af somaliga bar sida haba yasmiin cml Dadka so islaama wlh debeecadooda iyo edab tooda caadi maahan waxey u dhaqmayaan sidi waligood iney muslimiin ahayeen okale masha Allah ❤❤❤😍😍😍😘

  • @mandeeqmay5126
    @mandeeqmay5126 3 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah Naeema Quruxey Allaha is ku kiin daayo ❤️❤️

  • @suhuromar6988
    @suhuromar6988 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah welcome to Islam brother may Allah bless you

  • @khadijo9951
    @khadijo9951 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Tabarakallahu barakallahu feekum 👍😍😍🌺🌺🌺🌺🌷⚘⚘⚘👉 Lakiin somalida suu,aal badan Subha Allah 👈

    • @hodanelmi4573
      @hodanelmi4573 4 ปีที่แล้ว

      Asslamu Alaikum abaayo Masha’allh abaayo

  • @sahraabshirow4211
    @sahraabshirow4211 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walal Illahaay hani xafido ❤️

  • @ramlaaxmed9549
    @ramlaaxmed9549 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh dumashigeen waa nin xishood badan oo dhaqan wanagsan bashaash ah hanagu soo dur kin buu yiri masha allh calankii somalind baad uxirtay fariid abayo naciimo 😍😙

    • @mammalile1492
      @mammalile1492 4 ปีที่แล้ว

      Walaahi dumari waa u dhasteye

  • @asadholland3217
    @asadholland3217 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah royal family naeema Brink Hawaaro jacaylku💕

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah 🤲 ❤️

  • @aliyabunnysshorts3220
    @aliyabunnysshorts3220 4 ปีที่แล้ว +5

    Naima is very funny 😂. Wlhi. Cute couple mashallah ✌🏽

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 4 ปีที่แล้ว +9

    Msha Allah tabarakalah ilah ha idin barakeeyo qos qurxan ayaa tihiine

    • @nooramohamed8818
      @nooramohamed8818 4 ปีที่แล้ว

      😎🐱🐱🐱🐱😙😭😭😭😭😭😭🤨🤨🤨🤨🤨😙😭😭😂😂😂😂😂😙🤨😊😶😅😯😅😅😯😯😯😯😚
      🎵😎💐

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 ปีที่แล้ว

    Waaw Waan iska qiyaasayey in ninkaaga cadaannuu yahay ama ajnabi uu yahay waayo waxaa bir kuugu jirtaa carabka. Ilaahay ha idin barakeeyo aamiin.

  • @najmaisse96
    @najmaisse96 4 ปีที่แล้ว +11

    tagero ayaan ku ahay wlshey talo carabka & bishinta waxan kugu xidhan iskabixi sababtoo ah nin ajana ib ah uu kuqabo tus dinta & dhaqankena islamka tus iskasaar waxaas dintu mayna banaynine quruxna kumalehid thnks wll

  • @iskufilan3960
    @iskufilan3960 4 ปีที่แล้ว +19

    Maasha allah walahay mahadsanidii dadwanagan baa tihiin aad baan u jeclahay sheekadiina jacaylkiinu ha waaro waan idinku farax sanahay😍

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Naeema walaalo waan ku salaamay aadbaan ooga helay video gaan maantuu isoo gaaray waana su’aashii aan ku waydiiyay maxbadan ayaan ka ogaaday walina ma iidhamaanin aad buu udheeryahay walaalo maanta aadbaan oogu qoslay odagaaga iyo adigabo waxaad tihiin funny 😄 waxaan qoslay markuu ka sheekeeyay jaadka Wallhi waan qoslay waa runtiis walaalo make up ka seen ku helaa waxaan joogaa sacuudiga. Tell iisoo qor mise kayga ayaan kuu soo qoraa walaalo aniga ma isticmaalo Facebook iyo Twitter ama snap toona ee bal igu soo war celi waxaan ahay hooyo sidaado kale guuul baan kuu rajeenayaa 👍💪🏽🙋‍♀️

    • @NaeemaBrink
      @NaeemaBrink  3 ปีที่แล้ว +1

      Thank u soo much my sis💕💕💕

  • @AbubakarMAli-xr8dg
    @AbubakarMAli-xr8dg 4 ปีที่แล้ว +3

    Naema infact you are super, and am glad you have clarified this topic, and pass my greating to our #Seedi.

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 4 ปีที่แล้ว +5

    Naima abaayo Allah ha idin xafido laakiin fudaydka is ka dhaaf somali ay ka maahmaaheen

  • @ifraaxismaanismaan9970
    @ifraaxismaanismaan9970 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah Alxabdu lilah hadu ninkagu Muslim noqday walal adiguna waxad mujisa Astanta gab dhaha islamka ah gortada dabolo oo tartib uhadal Alaha ku barakeye islamka sharaftisa muji si logu daydo odaygaga asxab tisana ugu daydan adigu gabar muslimad ah batahay jaziyada da Waa Somali janziyada iyo muslim nimadada Sharaftoda waa asturad igana rali noqo walshey

  • @honestdude70
    @honestdude70 4 ปีที่แล้ว +8

    Beautiful family may allah bless your beautiful family

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +1

    👍Waa nin❤️ilaahay jeclaa ilaahay baana ugartay inuu🌹👌diinta xaqaa kuhanuuniyo🤲maansha alaah

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 4 ปีที่แล้ว +4

    Beautiful family, may Allah bless you. Keep up the happy life.❤👍

  • @fadumonurannimohamed625
    @fadumonurannimohamed625 4 ปีที่แล้ว

    Manshala dadaka waaxaya rara is qabaay oo carurur isu dhalaya kaa waadinay guriginn ilhahy hadin xafidido 🌷🌷🥀😊

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah Naima Iam new to your channel this is the second video I watched Manshallah hambalyo 😍😍😍

  • @farxiyaahmed7116
    @farxiyaahmed7116 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah habo naciima odeygaga alle haku barakeeyo muxtaram waye adab leh akhlaq allow keyga saan cml iga dhig amiiin

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 4 ปีที่แล้ว +3

    waxan layaabay 6 sanad is qabtaan caruurtadana waa 15 yrs ald waa firsadey waa dad wa ween see wax u jiraan taloow ma nin kaloo cadaan ah baad usoo dhashay mise horaad saaxiib u aheedeenoo sasad ku dhashay ilmaha kasoo jawaab bal saas isku barateena soo sheeg ma asagaa kaa keenay somaliya mise adaa yimid danmark meshad hada joogtid ima hore miyaa nin kaloo cadaana kaa dhalay waligaase nin somaliya ma aroostey kk suaalaha waa kugu badshay am curious

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah my sister and my brother that this beautiful🙏💯🙏💯👑👑👌👌👍👏👏💖💕💖

    • @ikraamahmed2964
      @ikraamahmed2964 4 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maqsuudcali93
      @maqsuudcali93 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah nina iyo xajigeda af soomaliga bar wllo

    • @fisoabdullahi9140
      @fisoabdullahi9140 4 ปีที่แล้ว

      WAACEEB NINJA NACIMO WAS MUSLIN OK AFXUMADA JOJIYA XASIDIIN AYAA TIHIIN

    • @fisoabdullahi9140
      @fisoabdullahi9140 4 ปีที่แล้ว

      DHIIQO MAYER AYAA HAYO NACIMO AYEY QURIWAYSAY OK00

    • @fisoabdullahi9140
      @fisoabdullahi9140 4 ปีที่แล้ว

      HAA

  • @happyjj8891
    @happyjj8891 4 ปีที่แล้ว +1

    maanshaalah walaalkeey aadbaan ugu faraxsanahay sida dagan uu uhadlayaa jasaakalaahkheeyr adigana nimco waxyar udaji sidii soomaalida hauladhaqmin maanshaalah janadaa inoo balanah kuligeen aamiin yaarabi

    • @happyjj8891
      @happyjj8891 4 ปีที่แล้ว +2

      dadka ilaahay kabaqda ninkaa islaamka ah mar danbe gaal haku sheegina

  • @nasragarrett8866
    @nasragarrett8866 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yes,very well

  • @abdig7562
    @abdig7562 4 ปีที่แล้ว +1

    Na'eemo waad salaaman tahay dadka odeygaada ku mashquula ha u bixin.adiga inaad faraxsan tahay ayaa muhiim ah masha'alaah.

  • @liyaomars
    @liyaomars 4 ปีที่แล้ว +1

    Malaha qaar waa dambi wlh bal fiiri sida wanagsan uu ujawaabay walaalayaloow wax aan la hubsan in lugu hadlo ma wacana jzk

  • @mohamedsham4296
    @mohamedsham4296 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaha my sister and my brother you are 100 pasant 💖 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑😻😻👏👍👐 masha alaha sister god blesa i

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali maryooleey seedigiin ka xishooda
    Kuwa caruurta in laga hadlo rabo dhaqan xumaa
    From mugadishu
    🇸🇴

  • @xaamudibraahin2579
    @xaamudibraahin2579 2 ปีที่แล้ว +1

    asc.wlo marba hadii uu muslim yahay waa khayr

  • @D.Rose1990
    @D.Rose1990 4 ปีที่แล้ว +6

    Brian how did your parents react when you became a revert

  • @tway5195
    @tway5195 4 ปีที่แล้ว +5

    Nema and her husband enjoy life for ever

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 4 ปีที่แล้ว +3

    I always love 💕 you naeema sis and your husband wish you all the best and happy

  • @aliiibrahim5026
    @aliiibrahim5026 4 ปีที่แล้ว

    walaashey dad ka warkood is ka da ala ha idin hafido amiin amion

  • @mimifufu6001
    @mimifufu6001 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah sister and brother. Can you make a video how do you met?

    • @NaeemaBrink
      @NaeemaBrink  4 ปีที่แล้ว +2

      Yess its comming walalo

    • @NaeemaBrink
      @NaeemaBrink  4 ปีที่แล้ว +2

      Or we did actually

  • @deebrown2456
    @deebrown2456 4 ปีที่แล้ว +10

    🤣🤣🤣🤣 he is talking now.. we are the most beautiful women in Africa .... Danish English and Somali English, I love it

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan xasuustaa 2017 adoo madax qawan oo life fb kaso galaya qofkii kudhaaha walaley is astur iyo ninkagu ma muslimbaa iyo Ilaahey Ka baq adoo block dagdaga udhiiba Alx wn ku faraxsanahay inaad sualahaas udulqadaneysid kana jawaabeysi waxan jclhay inaad Jawaab uheshay anyway next step waxan rajeynaya inaad ku dhaqanto Diinta ood Xijaabka xirato inshllh adigiyo anagaba alaha noo danbi dhaafo

    • @safiyayasin3305
      @safiyayasin3305 4 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah Allah yaa hadayada iskaleh inta ka dhiman Allah hawgu daro

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah laamaane qurux badan bad tihin alle haysku kiin barakeeyo wll Xajigaga isku waraa ubad khayr leh kala hela amiin amiin ❤❤❤❤

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah waa nin xishood ka muuqdo allaha haku adkeeyo muslinimada waalidkiisana allaha soo hadeeyo🙏🙏🙏

  • @fardowsadaganofficial7585
    @fardowsadaganofficial7585 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah naeema wa qof ku fanta midabkena iyo jinsigena sido kle dumshina sidokle wan salamaya

  • @khadroali5553
    @khadroali5553 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh well come to isalamka waa faraxada weyy wlken soo dhawow thnx

  • @FatumaAdem-i9q
    @FatumaAdem-i9q 4 ปีที่แล้ว

    Yes all Somalis, our brather in law we lave you a lot, ur very gentle, u said all Somalis good 😁😁😁❤❤❤🇪🇹🇪🇹

  • @istahilcadced3049
    @istahilcadced3049 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha.alh tabaraklah.abyo barakalah.dumshi.

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlshay intu somaliga ka aqaano video noga so same seedigayo amaba uu adiga kaa maqlu bartay😍😘

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs welcome Naciima cadey❤

  • @zumalife7681
    @zumalife7681 4 ปีที่แล้ว +8

    Manshaallah abaayo Waa mahadsantihiin 💙💙💙💙💙💙💙

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho 8 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah bro welcame
    To the muslim

  • @CaqilXanasha-pi4sl
    @CaqilXanasha-pi4sl ปีที่แล้ว +1

    Maashalaa

  • @FatumaAdem-i9q
    @FatumaAdem-i9q 4 ปีที่แล้ว

    You make me cry wow brather mashaallah i lave you guys ❤❤❤🥰🤲🤲🤲🤲🇪🇹🇪🇹 love for this families mashaallah

  • @fathiamohamed8393
    @fathiamohamed8393 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah beautiful family my god bless you guys..

  • @rodamoha208
    @rodamoha208 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah naeema ad ban ugu hanbalynaya ninkaga dinta islmka uqatay wuxu sameyay wax saxa ale haydinka dhigo kuwi isku wara

  • @elaataysin1229
    @elaataysin1229 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansh allah .wll laakin iska saar carabka birta kuugu jirta allah ma jecla kuwa siduu u abuuray iska badala.

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa sax Masha allah tabaraka allah halkan ayaan ka helay su'aal aan maanta kugu waydiiyey muqaalkale oo aad soo duubtay jawaabtii, iga raali noqo wllo hadad wax xumaan iga aragtay hadalkaygaa. Alle haysku kiin barakeeyo insha allah lkn waxaan kugula talin lahaa inaad adigu si fiican ugu dhaqantid Diinta oo ay kaa muuqato si uu isagunna Diinta u sii jeclaado unna barto maxaa yeelay dhaqanku waa wax aad u qaali ah oo qofka aan Muslumka ahi uu kaa egaayo inta aanu dhanka Diintab u kicin markaa dhaqankaaga iyo Diintaadab aad ugu dedaal noqonna ruux ay aad ugu muuqato. Ninkaan waan soo dhawaynayaa mar hadduu Calankii waddankayga Somliland gacanta ku xidhan yahay yidhinna waa jecelahay mahadsanid ayaan lee yahay.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akba allaahu akbar

  • @abdulahiabdurahman5251
    @abdulahiabdurahman5251 4 ปีที่แล้ว +1

    asc waalaaleey waakusaalaamaa

  • @nuuracalicawil876
    @nuuracalicawil876 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allha brother welcome to Islam ilaahy hay isu kii daayo

  • @dacawodhalad
    @dacawodhalad 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah

  • @لولواالعلي
    @لولواالعلي 4 ปีที่แล้ว

    Maashaaa alaaaah waaa u tahnideenaayaaa walaaalkeen islaaamkiisa alaaaahu akbar 💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐

  • @nastehbashir8415
    @nastehbashir8415 4 ปีที่แล้ว +1

    Islam is a way of life

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 ปีที่แล้ว

    Anywherey we love you forever guys keep it up 💕💕❤️🌹👍🇬🇧And my seedi is very Hanson 👨🖐

  • @hiboabdala4908
    @hiboabdala4908 4 ปีที่แล้ว +1

    Walashey Allah KU xiftiyo ee xijaabka zero codkaadane good udhig mcne Allah KU xiftiyo adiga iyo familkaada ee dadaal ha iloowin hadaa soomali nahnay inaa KU dhalamay diinda is laamka ee KU da daal xibaabka mcnto ikaralinoqo hadaa hadalxunku dhahy xabiibti naciimo

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah nieema abay ferebuotifulo familiy

  • @shibdheh2842
    @shibdheh2842 4 ปีที่แล้ว +2

    😍 😍 😍 😘💯 Ha'ujojiin dadka bila akhlakhda ah maxa kagalay privat live waye wan idiin jeclahay sida wnga leh ee ad uu ilaliso bulshada Lakin Somali waa dad anlagaraneyn nocoda

  • @hawaadoahmed635
    @hawaadoahmed635 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomalida waan kayaabay gabadhan iyada marka hore dhaqankeeda fiiriya iyada ayaaba meelkasta uduran iyadaana hagaagsanayn ilaahay hasoo hanuuniyo

  • @monahrr3827
    @monahrr3827 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah wllo Alle haysu kiin barakeeyo adi ninkaga hora usocda sis ❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว +1

    Maashaah allaah

  • @halimoadan6536
    @halimoadan6536 4 หลายเดือนก่อน

    Masha,allaah waxan tihin famly wacan jacaylkinu ha waridad amin amin

  • @leenpersico
    @leenpersico 4 ปีที่แล้ว

    I think is your life and you don't have to justify your marriage.....he love you and you look beautiful couple. God bless you.... maashallah

  • @safamaxamed4301
    @safamaxamed4301 4 ปีที่แล้ว +2

    hbo mcney Alleh haydin xafido wxaan ku nolhy hargesa waan idin jclhy waana idin tageraaaa

  • @safiaelmi7279
    @safiaelmi7279 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @fatumomohamudomar1951
    @fatumomohamudomar1951 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah, jeg er maget glad for at du er muslim masha allah

  • @hamdahonesty2415
    @hamdahonesty2415 4 ปีที่แล้ว +3

    Somliyeey diintada inlaga kaxey mhan Hadi ajanabi guursatid ee wa inad adigu diintada dadka umacysa

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 4 ปีที่แล้ว +2

    ASC mashaala Allah Allah idiin xiftyo inshaala Amiin thank you for sharing this story

  • @sihamaxmed7204
    @sihamaxmed7204 4 ปีที่แล้ว

    Am proud of you noolada labadiinaba mashaalah specially nacima aad ban u jeclahay walashay sawir waxaan haya ay wada galeen iyada iyo walashay iga wayn markay dalxiis noogu timid magalada borama somaliland balse nasiib daro ani ma joogin markaasay walashay ii sheegtay sawir ban soo wada galnay Mar waan farxay marna waxaan idhi maxan nasiib ugu yeelan waayey inaan la galo sawir no problem waxan rajaynaya inaan Mar uun kula kulmi doono inshaalaah walashay qali 😍😍😍😍

  • @naftamacalindheere9708
    @naftamacalindheere9708 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Abayo youtubka sheer idha iyo lik Asaxaabtada lawadak Mahasanid Abayo sooboqo plz dabadan balahadlay youtubliyda maisojawabin plz isooboqo

  • @saaqahassan4304
    @saaqahassan4304 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allh Allh ku xafido Islam 🥰

  • @Latara297
    @Latara297 4 ปีที่แล้ว +1

    Welcome to muqdisho you my seedi kkkk we love you both of you brother

  • @hanniedirie9019
    @hanniedirie9019 4 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍Masha Allah tabarakallah SIS Naciima bra gjort Allaha isku kiin daayo waan ku faraxsanahay guurkiina caafimaad Iyo farxad ku waara

  • @sowdonuur322
    @sowdonuur322 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh naeema brink allha niixafdiyo abyo adiga iyo family gaaga xabiibti

  • @anisaxassanmirrehassan9705
    @anisaxassanmirrehassan9705 4 ปีที่แล้ว +1

    Habo maashallh reerkaaga allha kuu barakeeyo

  • @ubahali7258
    @ubahali7258 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabaarakalaah abaayo macaan Alaha idin xafido. Beautiful family my allah bless your family ❤️❤️❤️💕😍

  • @mulkimaxamud3905
    @mulkimaxamud3905 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walashey waxa tahay gabar qali ah huray osoco

  • @saaam6896
    @saaam6896 4 ปีที่แล้ว

    Somalia waxay ku mashquulayaan family waxooga iyo caruurtoda asa ma arkaan meesha fiican ee uu Allah kuso hadeyey mansha alah every emotional

  • @yaasinabdi5977
    @yaasinabdi5977 4 ปีที่แล้ว +5

    Gabadh fariida inaad tahay way kaa muuqataa nacasnimana kaa dheer runtii waxaanad iila eegtahay qof qalbi wanaag san oo dal iyo dadkeedaba jecel intaa ka dib hal eray oo waano ah baan kuu Soo jeedinayaaye walashayda fariida aheey biraha carabka iyo dibinta kuugu jira walal iska saar oo ana hadalkaygaa Iyo wanadeyda ii rumee illaahayna waxaan kaaga baryayaa caafimaad iyo cimridheeri iyo cibaado saalixa inaad ku naalooto maalintay taada gaadhana Rabbi la kulan kaaga ha jeclaado

  • @abdoulkaderhibo3205
    @abdoulkaderhibo3205 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah ma sister