nidaamka faderaalka ee dunida ka jira iyo ka soomaaliya ka jira isku mid mahaa. soomaaliya qabyaalad aha ayaa loo kala tegey, waxayna mustaqbalka noqonaysaa dwoaldo yar yar oo deris ah. waxaana la dhahaa nidamak noocaasi ah (Loose Federalism).
Maxaa laga rabay ina siyaad.Haddiiba la guranaya macdantii dahabkii dakadihii iyo ayrabooradii.kuwii dalja burburiyey ayaa sidaas samedyey.Axmed ayaanlow waxaa soo socota middaan mid ka daran
WALLEE ADIGAA WAALAN QOFKA BANII'AADAMKA AH WAA LA DHEGEYSTAA KADIB AYAAD WAX KA SHEEGI KARTAA TAN LABAAD MARKA DANTA GUUD LAGA HADLAYO QOF LAGAMA HORYIMAADDEE WAA LA QIIMEEYAA@@laylasuruur5769
@@Michealfot doqonimada akhlaaq xumaa kuu dheer walaashaa adaa mar hore geeyay dowladnima mahelin nacas gabdhaha soomaaliyeed ee meel kasta ku beylahan waa walaalahaa
Caanash waan ku salamay
"Dadkan waa ambassadors dalal kale aye halka ujoogaan". Kkkkk best line
AAMIIIN
ALLAAHUL akbar
WAA IMAARAAD AYAA INA XUKUMA RAG SHAQAALE U AH AJNABI U.ADEEGA ADOOMO IMAARAAD LEEYIHIIN AYAANU MADEXWEYNEYAAL UGU YEERNAA AMA U NAQAANAA WAA LEYSKA INDHATIRA YAA DANO SHAKHSI AH
Mahadsnid mudane xasan
🤲😭❤️🎉
Wa jogna
Imaaraadka yuhuuda iyo reer galbeed waa in laga taxadiraa
😂😂😂 dowladda soomaaliya horta waxa xerada xalane ka scoda ha soo xalliso ?
Wankusaamay Walaal
Matahay Dowladii
Walaal waa runtaa laakiin xasan tuug muqdisho qubuuraheeduu Ka dhama😢anla yahay
Kkkkkkkk cadawgii wuu jabay slaan guul
nidaamka faderaalka ee dunida ka jira iyo ka soomaaliya ka jira isku mid mahaa. soomaaliya qabyaalad aha ayaa loo kala tegey, waxayna mustaqbalka noqonaysaa dwoaldo yar yar oo deris ah. waxaana la dhahaa nidamak noocaasi ah (Loose Federalism).
🇸🇴🇸🇴
Dowlada fadraalka iyga tuugo ah ayaa lugu aaminaa
Sheekadaan Ayeeyo maa kuu sheegtey
waxba kama jiraan warkaagu puntland iyadaa shibata waxba haya xiijin
Kkkkk waa nin waalan
Doowlada cid u xilsaarta cidii aay uqorsheeyso
un hadda ma shaqeeyo aduunku waa bilaa sharci hadda sow ma aragtid waxa falastiin ka dhacaya
Aduun ma joognaa
Cayntoow asalaamu calaykum. Salaam kabacdi walaal maanta wadciga aan kusuganahay Malaga aamini karaa xasan sheikh a wax kasta gadanaya xataa qubuurihii udhacay?
Kii Amxaarada ilaa Xamar keeney magaaladiii iyo dadki la BURBURIYEY waa geesi mooho oo airport loogu magac daray
War immerat kofur iyo waqooyiba hallaga qabto , wadanka wey haystaane
Fidnada waa idinka ummadda kale iska dhaafa
Maxaa laga rabay ina siyaad.Haddiiba la guranaya macdantii dahabkii dakadihii iyo ayrabooradii.kuwii dalja burburiyey ayaa sidaas samedyey.Axmed ayaanlow waxaa soo socota middaan mid ka daran
Away dowlada aad sheegaysa
Comment iga maxaad U diidaysaan . Maxaad ufurateen meesha
waa waalan yahey odeygani maogid
Xasan..ceenaash. guuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
WALLEE ADIGAA WAALAN QOFKA BANII'AADAMKA AH WAA LA DHEGEYSTAA KADIB AYAAD WAX KA SHEEGI KARTAA TAN LABAAD MARKA DANTA GUUD LAGA HADLAYO QOF LAGAMA HORYIMAADDEE WAA LA QIIMEEYAA@@laylasuruur5769
Walaal federal ma dhisna waxaa Somalia Ka Jira waa qabiiil
Waa tuugo😢
Mida qabuuraha qodanaysaa
Hassan Caynaashe, waa runta waxaad sheegaysid.
Xasan. Adigu dawlada ma U sheegtid , waxa Ka socda , dekadda barbera iyo puntland
Ilaahay hanaga qabto dhamantod tuugada rabi kafuratay
Sidii kuw Wii xamar haloo saarro
Dawlad dhexe oo la aamini karo majirto xasan isagaa dawladii dhexe ee loodhiibay kadhigay hawiye qudha isagaa safaaradihii aduunka ciidamadii madaxtooyadii dawladii kadhigay faamiligiisa qaraabadiisa iyo qabiilkiisa oo keliya sharcigii iyo haykalkii dawlad nimo ee laysku halayn lahaa iyo sharcii isagaa ku tuntay
Soomaalidu waxay ku maamaahdaa wadaanta Isha ka xumaatay faylkay latagtaa hal qabiil oo filan soomaaliya fadhiya oo sharcigii burburiyey cid uu udaladaynayaa majirto marka lately dawlad dhexe oo dalka usiman madax wayne daacada oo sharciga ladhigtay aan ku xadgudbin wax walba umadu usimantahay ayaa la oran karaa dawlad oo sharci lagula dhaqmi karaa dawlad tuuga qabyaaliya hawiye qudha dalka kama shaqayn karto majiro dal soomaali kadhexeeya qabiilba meel baa ilahay ka abuuray meeshiisu xiran hadaan dawlad loosiman yaha xil iyo nacfi iyo taloba lahelin
Caaac, oohin la soo qoraayo II koow
Xasan dowladdaas oo sheegeyso ma aragno sidaa daraaded maamul goboleed daneste ah ayaan aragnaa e maxaan sameenkarnaa
XASANOOW GUGUURTE WAACAOGA REER BUNTLAND MADAXWEYNENA NOOMA AHA
Macaa. Be. Caadaqaate. Inan gumeedah. Taariihkida. Ayaa. Ku qorifoonta
TUUG ILLAHAY KAFOGAADAY
Ma taqaanid urur samaale meeyey federaalka aad sheegaysaa nin hurdoow toos
Social media kaliya haka hadlin
Balfaankiisa dhagaysta Cimribuujoogaa waxxun unbuukasheekeeyaa
Asc ninkaa somalilandow ,dhinac baa ka rarantahay .war ma ka hadashid sharciyada qardajeexa ah
Ee la iska samaysanaya aan ku dhisnayn wadar ogol .
Haku daalin dawa yeela meysee
Dawlada xasan sheekh iyo budhcada hawiye
Yaa aamini kara soomaali qabiil bay isu dishay ilaa hadana qabiil walba gobolkiisu haystaa waxbaa larabay in laysku darsado qabiil keliyaa ayaa sharcigii iyo dawladii
Damcay inuu dadka kale kasaaro oo keligii qabsado oo gobolkiisa haduu qabsado oo dhaho caasimadan ubadanahay madax wayne na anaa ah hubkii dawlada dhaqaalihii iyo awood qabsigii iyodastuurkii keligay baa leh qabiilada kalena loo joojin maayo dee Yaa ujoojinaya xaguuse kashaqaynayaa
Qabiil ma jiro shuftaa ku heysata aad raali ku tahay heyso waa kugu heyb😮😅😅 ha nooladaan waxna yey kuu reebin 😮😅😅
Walaa sha noo keen dowlad nimada waa lagu siinaa 😂
@@Michealfot doqonimada akhlaaq xumaa kuu dheer walaashaa adaa mar hore geeyay dowladnima mahelin nacas gabdhaha soomaaliyeed ee meel kasta ku beylahan waa walaalahaa
Waa hadaad soomaali tahay hadaadan aheyna shuushow bax 🥊 👊🏻👊🏻👊🏻
Benaleh😂😂😂😂😂
Waa saadaq tuugada Allaha qabto😢
ALLAAHUL akbar