Deeqo weliged way yareed lakiin hada laga yaabe inay jiratay gacan dad ku dhacday somaliya adigo cata ah hadad tagto waan ku baninayna bay ku leyihiin hilib lee laga buxina deeqo iska rid hadad awoodo hilibka
Hasan Sheekh ayaa dalbanaya inuu khilaaf ka dhex abuuro raysal wasaaraha ka soo horjeeda Xasan Sheekh oo laba waji ku khasaaray hadda mooshinkii Xasan Sheekh ayaa ku dhow inuu ku dhaco Xasan ma garanayo sida ay qalbigiisa u ruxayso inay daqiiqad kasta ku qaraxdo.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 😅
ELAAY CUQDAD QAADAY BAA UGU DARAN WALIGII WX MA CAFIYO. "QABIILKEEDA MA GARANAYO" KU YIRI😂😂 ISAAQ CIILAN UNBAA GABADHA CAAYAY WARBAAHIN SOO QAADATAYNA MAJIRTO AAN ADIGA KA AHYN.MARKAA YAAN LAGAA DAREEMIN BAHASHA SXB MAALMO KAHORNA HUBKII ITOOBIYA LAGA KEENAY BAAD LAHAYD FIRDHIYE WX KA OGAA SUBXNALLAH
Oo muxuu dhulbahante ka rabaa sawtuu saaxiibkiis ku lahaa nimankaas laascaanood ha na bareen dagaalka si aan hawiye isaga celino e
Weleen waa hadhaa hadhaa😂😂😂 iska ceeli nayaa iska ceeli ba meshaa ka dhaceey😂😂. Xildibanadan ma baartan HSM Miya lakiin 🤔.Subxanallah.
Rida waa loo tolaa rajabeto waa sax Iimey warkiisa
Macalinkoow caawa qusulbaad nagu laaysee kkkkkk kkkkkkk
Dumarka dabada looga tukada waa maxay ? Afsomali miyaa mise waa hantaatac
Asc wll shalay waxay ahad iimaan la.aan laakiin hada waxaa buuxiyay iimaan maadaama maanta aay asturantahay
Waa hadha hadha
Rida waa loo tolaa rajabeeto waa run
Qosolkii Adduunka iimeey ma sahlana.
Midhaha Shabeelada hoose ayaa macaan . Midha janno yaa dhadhamiyeyba .
Reality man guuleyso
Rajabeetada rida magac ay leeyahaye magaceeda sheega wuxuu Wiilka sheeegay run magaceeda waa la yaqaanaa imay Ma wuxuu ka yimid gaalkacyo ?
Wayla soo daaheen
Xukamadda Dhulka laka dhawee.
San Bagan San bagaf San bagaf.
MayMay gabadhu shalay ma qaawanayn , maantana ma qaawana . Haddii aad madaxa ka hadalayso timuhu cawro maaha . Xadiis iyo aayad sheegayso timo cawra ah ma jiraan . Soo qor adigu jaahilow
Qosolka Madani waa xaaraan
Hadiis ?🤔
Iimaay waa Ban 😂😂 aaway Hinda 😂😂😂 naga qabo Iimaay
Arimo kale waa xariif hasan 20waji
WCS ASXABTA SMC SALAN SARE 😂😂😂😂😂😂😂IIIIIIMMMMMEEEEEY😅😅😅😅
Dirdhabe iyo magalada huurso waxay isku jiraan 19 kiilo weyin wana xero ciidanka lagu tababaro
Deeqo weliged way yareed lakiin hada laga yaabe inay jiratay gacan dad ku dhacday somaliya adigo cata ah hadad tagto waan ku baninayna bay ku leyihiin hilib lee laga buxina deeqo iska rid hadad awoodo hilibka
Kaas uunbaa xukumi kara soomaali
Mmooshin beel dowladaan iyo madaxweyneheeda barlamaankeeda Somali waxeey gadaal u celiyeen 20 sano no ciidan no barlamaan no siyaasada adag 4 sano oo xisabsaneen yaa naga qabto madaxweyn la keensaday
Hoobiya xukumada
I love you daddy
😂😂😂😂😂😂😂😂 raxaweynay hubka dhiiga
Hasan Sheekh ayaa dalbanaya inuu khilaaf ka dhex abuuro raysal wasaaraha ka soo horjeeda Xasan Sheekh oo laba waji ku khasaaray hadda mooshinkii Xasan Sheekh ayaa ku dhow inuu ku dhaco Xasan ma garanayo sida ay qalbigiisa u ruxayso inay daqiiqad kasta ku qaraxdo.
Mooshin aan meelna u socon ama prank ah
kkkkk 😂😂😂 shekada hasocoto adan digsi
Waxay u tagtay sheekhii iyadoo soo islaaminaysa sababta ay ugu duuduubtay abaayad had iyo jeer u hogaansanta dhaqanka islaamka.
Hhhhh dhamadee aaaa
Hhhhhhhhhhhhhhhh
Xassan dhiiqo lacag doolar oo faalshana Cabud waaq ayuu u sameeyay, oo fartaag u sii deebay, si uu hubkii ugu soo iibsado? Halkaas na Adduunyadii wuu istusay in uu Mooryan yahay?
Waxan.raba.inan.jamacada.kusobiro.waxanan.joga.jigjiga.
Ninka iimay la dhahaayo iyo adiga oo aadan ahba waxaad na tusteen inaad ciyaalsuuq tihiin ....ma jiro nin wax isku falaya oo ilbax ah oo magaalo joog ah oo gabar naasaheeda ari carbeed ku tilmaama intuu dhalada soo fariisto allow yaa na tusa naagihiina .... taas waxay cadaynaysaa nooca dadnimo ee aad leedihiin iskaba iloow raganimo iyo xishood iyo xaal iyo ceeb e
😀😀😀😀
Olooox😅 elaaneeB 😂
Kkkkkk
macalinka wariye nimadada waan kugu racsanahay oo waan ku daawanaa lkn qosolka badan shaqsiyadaada ayey wax udhimaysaa anagana wlhi wariyaha keli aan ku faano ayaad noo tahay
Abiy ayaa amar siiyey farmaajo cabudwaaqna asagaa kadan beeya lkn Beesha marexaan Dan uguma jirto meeshana waa galgaduud
Kkkkkkk jini farmaajo idinku dhacey ilaahey ha caafiyo.
Abdikadir bos Aya corona kuguride
Wariya Laftgaren maxumo kawadaa Gareh kuawey
Macalinka Lugeeya waxad sheegi lahaydba qosolka boojada aan micnaha lahayn ayaad isaga xumaynaysaa falanqayntaadana xiisihii ka dilaysa iska dhaaf
Waxaan diyaar u nahay inaan ka hadalno wararka adiga kugu saabsan hadda waa aseptic SMC waxay ku siinaysaa macluumaad cad si aad u ogaato dhacdada hadda jirta.
Sawirka dambe waa been
Waxaad u sheekaynaysaa sidii dhilo dharagtay