Waxa jira dad reer soomaliland ah oon school galin oo illahay garaad siiyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @abdirashidduale2883
    @abdirashidduale2883 3 หลายเดือนก่อน +2

    Odaygani wuxuu ka hadlo mafahmo inata wuu cabanaya wu xanaqsanyahay

  • @MadrasatuAtTibyan
    @MadrasatuAtTibyan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qof aan diin lahayn karaama male

  • @Jeenyokajeenyo
    @Jeenyokajeenyo 3 หลายเดือนก่อน +1

    The best speech ever, Masha Allah ilaahay ha ku daayo, waa hadal cilmiyeysan, laakiin dad aad u yar ayaa ka faa’iideysanaya oo fahmaya,

  • @MadrasatuAtTibyan
    @MadrasatuAtTibyan 3 หลายเดือนก่อน +1

    This guy talks a lot of nonsense, forgetting the most important matter the religion of islam. If it's missing from a persons life , his life is useless

    • @arafatsahardid1870
      @arafatsahardid1870 3 หลายเดือนก่อน +1

      Edeb waryaa...

    • @MadrasatuAtTibyan
      @MadrasatuAtTibyan 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@arafatsahardid1870
      Maba fahmisid waxa kuqorane iska aamus saaxib

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 3 หลายเดือนก่อน

      We are talking about the speech, no his personality or religion,
      Anything that you disagree with him in his speech let us know please, other than that keep it to yourself

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน +2

    impressive speach like always !!!!!!! thanks prof sam

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 หลายเดือนก่อน

    Gaadhigii.lantu.uubanjaray..gidaarbuu.galay.labataayirbaa.qarxay..

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin2306 3 หลายเดือนก่อน +1

    Prof Samatar Dalkaa Ubaahan

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhh muraayada yari waxay aragtaa wixii weakness ah Balse doesn’t have a solution 10 suuli Ayaa Ku filan inuu u sameeyo Balse waa dhaliil bilaa solution ah

  • @afrodir4828
    @afrodir4828 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka halka ku dhaliilaaya professor ka ama diintiisa wax ka sheegaayow adiga taada yaa sheega? Professor fikirka uu doonaba ha hayste waa ninkaa muuqda ee adigu maxad tahay? Soomaalida ayunba laga helaa qof xayawaanka ka sii caqliyad hooserya balse hadana ku dhiirada in uu qof kalr oo ka cilmi iyo sharafba badan wax ka sheego. Adeer Professor samatar waa ayo? Adigus3 kumad tahay? 😂

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 หลายเดือนก่อน

    Very entertaining, informative and educational speech 😮

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 3 หลายเดือนก่อน

    War somaliland wakhtigeedi ba dhamaday,dulmi bey isku gargaaren isaaq marka way burbureysa ee ka yaaca

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 3 หลายเดือนก่อน

    Adigu proffesor sheeganaya maxaad ka qabatay dalkii hotelo maad dhistay, dhir badan maad beertay aaway carurtada kaligaa uun baa hadlayee 1000 dhir maad beertay, xil uun baa dooneesa hadal mooye hadaad weysana waxbaad cambaareeneesa aqontii diintana kama hadashid mana aad baran americadada iskaga laabo😂

  • @maxamedibraahim9947
    @maxamedibraahim9947 3 หลายเดือนก่อน

    Caqligii gaalada ayaad u haysataa in hormar lagu gaadho waar ilaahay u cibaadayso oo misaajidka gal wakhti kuuma hadhine.

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 3 หลายเดือนก่อน

    Waar soomaalilandba ma aqoonsanid laakiin hadaad wax tarayso imikaba der wax tar laskiin ninkaagan yidhi lama aqoonsano soomasliland hadaad khaayin tahay ilaahay soomasliland ha kaa qabto

  • @MaxamedShowkani-lm8jg
    @MaxamedShowkani-lm8jg 3 หลายเดือนก่อน

    Odaygan afkaar uraysuu la ordayaa waa mareekan madow

  • @guuleed9980
    @guuleed9980 3 หลายเดือนก่อน

    Pro.xaqiiqda ka hadashy axmed ismail

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr 3 หลายเดือนก่อน

    School adaa galaye maxaa haysa qof waalan batahaye

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan waa runtii. Nin Professor ah oo isagu salaadi Ilaahay garan waayey in uu salaada tukado.

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy 3 หลายเดือนก่อน

      Imisaa tukada hadday wax inagu soo kordhinayso.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน +1

    definition of politics (moving people from where they are to a different place ) siyasada dayeradu waa madhalays waligeed ma guurto (reeer dhagax ayaa lagusoo dhayeeya halkaasay ku dhimataa) from saylac city somaliland republic

  • @abdirashidduale2883
    @abdirashidduale2883 3 หลายเดือนก่อน

    Odagni waa waashay maxa loo laha wax aqonyahan

  • @abdirahmanmohamoud6420
    @abdirahmanmohamoud6420 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka aad sheegsyso adiga ka midah prv

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 หลายเดือนก่อน

    MAXAMED SACIID MAXAMED GEES❤❤😂😂😊

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 3 หลายเดือนก่อน

    Waar iska dhigin nin wax garanaya

  • @maxamuudnuux2287
    @maxamuudnuux2287 2 หลายเดือนก่อน

    Dameer

  • @Faylan-Hd
    @Faylan-Hd 3 หลายเดือนก่อน +3

    waa fikrado fcn especially in bulshada lagu wacyo galiyo dhir beerista si loo ilaaliyo deegaanka🌴☘️👏💚

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 3 หลายเดือนก่อน

    Waa nin waalan

  • @abdikadirismail1334
    @abdikadirismail1334 3 หลายเดือนก่อน

    Amazing

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 หลายเดือนก่อน

    ADIGAABA KA MIDA PROFESSOR SAXANE ALWAYS MR RIGHT ALLAAH AGTIISA MAXAAD U DIYAARSATAY ,AAKHIRA XASUUSO MR FAAN BUGAAX FAAN IYO BAKH❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 หลายเดือนก่อน

    Wixiisu wa dhaliin indho beel kuwa aragtida kuyar tahay ee cadifadeysan dalka horumarey lasimaaya,dadkisa inaanu hanan karin buu dareemey ,wa dhibatada siyaasi isku sheeg domalida haysata .

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 3 หลายเดือนก่อน

    Dhiigu Biyo Maha adero professeur Ahmed ismail samatar inolow ❤

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

    Adigu waad ku qasaartay wax barashada saaqid dhacay waxba kuumay kordhin waxbarasho bilaa caqliyi

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน

    Cajiib aqonyahankii canshuurta dadka wax ku bartay inuu yiraahdosomalida kale somalida kale iyo inuu kala gooyo umada

    • @afrodir4828
      @afrodir4828 3 หลายเดือนก่อน

      😂 caqliga horta miyaa la idinka soo kireeya wll? 😅 cashiurta ad sheegayso waxan hubaa in hal qof oo qoyskaagi in aanu waxba ku darsan wakhtigaa aad sheegayso. Samatar iyo somaliland ba guud ahaan waxay saluugeen garaadka gaaban ee yaala meel baasta ad ka soo hadlayso wll. Ma ruushbuu joogay mise hindiya Mar ka ad leedahay cashuurti dalka😂

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 หลายเดือนก่อน

    Calmaani waa bilaa diin iska ilaali. Walaal

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน

      diin bila cimi ah ayaa ka daran oo wixii la doono lagugu shubanayaa prepayed maxaa ka xun ???????

    • @arafatsahardid1870
      @arafatsahardid1870 3 หลายเดือนก่อน

      edeb waryaa...

  • @huseinabdidahir4039
    @huseinabdidahir4039 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asw....
    Sheikhu mashallah... walahay waa runti wana run waayn lakiin qabiil aya waxasi ka waayn ...

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 หลายเดือนก่อน

    Ala muxuu ku xiiqayaa waxan loo feeding iidoorku waxaasi Kuma jiraa qalbigooda waxaa ku jira qabyaalad iyo reer hebel ku duula oo laaya