GUUL GUUL CIIDANKA GESIYASHA BOOSASO KU QABTAY 8-RUUX AJANIB DACISH AH & XOGO SIRDOON BIXIYEEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @diniali9095
    @diniali9095 9 วันที่ผ่านมา +1

    Guul guul iyo gobonimo wallaahi soomaalidu hadday soofahmayaan bal ufiirsada soomaalidu waddamada a joogaan si sharci ayey ku joogaan waan lalaayaa waana ladhacaa war nin kugu sooduulayoo miino kuu dhigaya oo tuugsi been ah kula agtaan markay hodydaan oo guryihii aad siiseen ay uhoydaan shaqadooda qabsanaya oo kuwo kele uueeraya dowladdoodana ribood ugudbinaya taasi macnaheedu waa fakerka foosha xun ee aan kahaysanno dadkeenna iyo dalkeenna caalamka annagaa ugu taajirsan in nabaryo ayey ahayd oo laysku dilo annagaa idiin shaqaynayna iyo Mayee aniga taas hajoogtee Oromo adduunka ugu jaahilsan ugu urbadan ugu injirbadan ayaan aqli aqli ku qaadanaysa my Somalia is possible.weligey waan ogaa puntland inay soomaalida waxdheertahay siyaasad iyo dadnimoba ogaadana kudayoo puntland been been umabixin. Erayadaasi marrumoomayso oo lagudayadoono waan ogaa. Thank you puntland.God bless my Somalia.

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 9 วันที่ผ่านมา +1

    Shirkadaha Isgarsinta ba la SHAQEYSA ARGAGIXISADA

  • @hodanisse3714
    @hodanisse3714 8 วันที่ผ่านมา

    Nolow sida aad usoogudbiso waraka butlaan(heats gumolayey la guculeynaan saman bey kuladoonayaa ❤

  • @AdoontiAlle-o7l
    @AdoontiAlle-o7l 9 วันที่ผ่านมา

    Jooji beent

  • @SaciidBulshaale-n1v
    @SaciidBulshaale-n1v 9 วันที่ผ่านมา

    Cidkasto shakigalowaa inlaqabqabto Haba udarnaadeen itoopianka nockasto ayyihiin waliba oromadu waa kuwa udaran oromo wa waras