WAXA KU INKIRAY WIIL UU KA DHALAY GANACSADE CAANAH OO BULSHADA SOMALIYEED TAQAAN SUBXANALAAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 67

  • @khadramohamud5281
    @khadramohamud5281 3 ปีที่แล้ว +6

    Wallaahi wax walba haday dhacaan. Aabo hooyadey igu inkiray oo hooyaday saas u galay inaa heshiis baa dhahdee waligay xitaa meeluu joogo tageen .

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 3 ปีที่แล้ว

      kkkk qaldana Abbe iyo hooyo suuqa lagama so iib sado , hadu Abbe ku dhaleyn allah ku hanuunin maad dhalateen tan kale cafiska wa wax fiican cafiska waalidka wa kheyr badan oo kuso hoyatay du'ada waalidka wa lagu janno tagaa .

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 ปีที่แล้ว +1

    Cimraan omadaxa heeeysta umbaa arkiiynaa kheer Allah hakadhigo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว +3

    GANACSADE REER BOSASO AH OO MARKEY 4 UDHASHAY EEY IS OGADEN BAANU NAQAANNAA

  • @iskufilen3148
    @iskufilen3148 3 ปีที่แล้ว +3

    Qudbo siro iyo qasaaro

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 3 ปีที่แล้ว

    like iyo share waan kala noqday .safia tusmo ayaad aad u daba gashay wax qurux badan maaha qofka in aad sharafka ka qaadid . wbt

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa bosaso meshu
    Bosaso ayeey cadadeed tahay Raga markay hawenkoda iyo caruurta xagabaxan 3bilod hawlihisa hose ayeey iska wataan markay fashilmana walawadagarana
    Barbra iyo jabutina waxas mayaqanan

    • @masaai-cw4lz
      @masaai-cw4lz 3 ปีที่แล้ว

      Subxaanallah,oo reer Boosasoodku diin maleh miyaad leedahay bisinkow!

    • @munoabdinur4015
      @munoabdinur4015 2 ปีที่แล้ว

      Walaal jabuuti & ber bera ma koromo ayaa jooga nin walba way ka suurtoban ee qolo ha calaamadin

  • @aminosaid
    @aminosaid 3 ปีที่แล้ว +2

    Qisadee bare oo kale ayaan kuu hayaa

  • @NaNa-kc2ou
    @NaNa-kc2ou 3 ปีที่แล้ว

    Sabaraa allhe ayaa u samayelo xakhne maqarasoomo sababato ah allha waan o waxidka waxakasto waa arkaa

  • @hindamohamed6455
    @hindamohamed6455 3 ปีที่แล้ว +1

    wcs wll ciimaraan iyo baraliin

  • @khadarismaaciil4143
    @khadarismaaciil4143 3 ปีที่แล้ว +1

    Cimraan ha dhihin wecel ku bedel nin baa soo furay ama aabihii ayay kala soo baxsatay.waar ba a.

  • @kowsarhappeychanel4219
    @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo nacas weeye kan wiilkiisa dafire hoyadaas ilmaheeda dhexda ha uxirato dhibaato aduun kaan kama dhamaade alla hala korsho ubadku waa cajiib wallahi ninkaasna nabsiga isaga lugaheeda keenaayo dulqaad mujiya gabadhaha sidaan haystow

    • @munoabdinur4015
      @munoabdinur4015 2 ปีที่แล้ว

      Haa Walahi la tuura la tuuga ilmaha mid wax laga dheefayo alla og dumarkuna waxas camal maaha inay aqblaan ninan bareeri karin muxuu sheega

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga waxaan talo sii nayaa haweenka reerka u soo horeeyay haciilina hana badina xumaan xakiina ah waayo qofta dhulka lagu jiidayo waa qof walaashaaya oo kula mida lagaba yaabo inay kaa kheyr badan tahay una diid dhaliil kastaa oo uu kuu sheego iyada iyo ilmaheeda tan kale waxaaba wax aan la dhagaysan karin ah in uu kula soo hor istaagaa Saaxiib baan la ahaa haduu sidaa uu kula yimaado go’aan adak kagaar taana adigay kugu xiran tahay in kastoo haweenka qaarkii ay u haystaan in taa uu caayayo kaliya ay xun tahay laakiin ogoow kor biliseed kabo isma dheero.

    • @munoabdinur4015
      @munoabdinur4015 2 ปีที่แล้ว

      Walahi abyo waa run kor haween kabo isma dheera

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalahyg qalig aah fadlan🙏 iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan 🙏🙏

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla bi'iaadanka markuu fooga leeyahay dafdaf badanaa oo tala xumaa subxaana Allaah wiilkii markuu kordy oo xoogiisa ku istaagay miyiu iskaleeydhsy waan qaldamay matkii hore yaa yiri beents u dheeg babadha maskiintaa oons ehtl u joogin hadana indha Adeeygiisa uu leeyshsy saaciib baan la Ahaa subxaana Alle miyuu ka xishoon waayey intuu naagtiisa ka baayo subxaana Allaah .
    Wardadoow godob iyo danbi iska ilaaliya dumarka hadaad guurssnaysaan ku guursada si sharaf leh Alle Ayaa kuu baneeyey hadaada Awoodin wax kala qarin iyo been maxaa kuu soo Arkay taada iimaansho .
    Ogow intaad dhrlinyaro rahsy wax ha isku wa6inin lacagtana been yeey kuu shergin

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 3 ปีที่แล้ว +1

    In ay u sheegto mahayn kaas abe maha waa sii inkirilahaa waxaan oranlahaa waa wacal sababtoo ah way ogtahay cunuga wacal maha laakin asagaa inkiray anaguna waa sii inkiri lahayn

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว

    Raga lacagtale intabadan naagahoodu way sixreen waa ragsixran walaahi dumarkii kalana cawday ujareen

  • @hibaaqlibaax2108
    @hibaaqlibaax2108 3 ปีที่แล้ว

    Xaliima xagaayo baa ladhahaa oo inta xagaaga ah beey qabaan hadhoow marku yimaaddo xaaskiisii kale waa furraa waxaanna loo yaqaan xaliimo xagaayo waxeeyna badanna sameeya ragga xaasaskooddu kaxaggaa baxaan boosaaso baa lagu sheegijiray xaliimo xaggaayo

  • @Qisooyin12797
    @Qisooyin12797 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow qofkasta oo adiga dartaa subscribe igu saara gacantisa irsaaqad xalaala soogali amin danbigisa iyo kii waridkiisba dhaaf

  • @fatxiyachanel8946
    @fatxiyachanel8946 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalhaga sharafta badan #subscribe# igu sharaf boqorku ha idin karameeye 🙌🙌

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaas oo kale aabo lama dhaho ee verbrui a qarxiya ragga soomaali hadaad tihiin ma xishoodayaal meel walba iska nool baad tihiin

  • @kanomohamed4637
    @kanomohamed4637 3 ปีที่แล้ว

    Ma lacag baad ku raadineeysaa.
    Miyaadan shaqo kale lahayn.nin wanaagsan oo wax Soo saar leh noqo

  • @axmedhay9298
    @axmedhay9298 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan ma ubahantahay inad barato qur.aanka amba aad ku xifdido halsano amba caruurta in lagu baro amba dadka wawayn halkan nagala so xidhidh whatsap +2520634217410
    بارك الله فيكم

  • @amransaleeban3002
    @amransaleeban3002 3 ปีที่แล้ว +1

    Axaxax

  • @muriyaahmed8046
    @muriyaahmed8046 3 ปีที่แล้ว +1

    🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 2 ปีที่แล้ว

    Imranow wahan qadawada Minnesota

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 ปีที่แล้ว +1

    DNA haa ka qado dee manta Waa laa hora maray

  • @umucaliyaumucaliya5606
    @umucaliyaumucaliya5606 3 ปีที่แล้ว +2

    Oo goormuu furey

  • @lajmo78
    @lajmo78 3 ปีที่แล้ว

    Somalie man, omg 😲 this is crazy

  • @luulabdille4778
    @luulabdille4778 3 ปีที่แล้ว

    Maskiin maxey ugu sheegtay

  • @MohammedAli-jv9yi
    @MohammedAli-jv9yi 3 ปีที่แล้ว

    War.saaxiib.adiga.iyo.boqorada.barakaysan
    Wa.idin.salamayaa.warhorta.mamaa.badtihiin.mise.laako.mise.lamanne

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 ปีที่แล้ว +1

      Yaa boqorad Baliney Xaajiga Dumarka buu lajira lakiin waa caadi haddisa uu ninkan raaci laha ama uu raali kayahay waan dalamil laheen Cimaran waa ku soo hujuumi kaheen haddii aad arintan ku faxi laheed lakin hada wan ku deyana

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyey walaalkin youtuber aan ahay waxaan soo dhiga wax aniga dhan Na anfaco aakhiro adun nagu camamada subscrib sher lik

  • @obaxadjama308
    @obaxadjama308 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa kawadaa waa laga xagaa baxaa

    • @zaamiyahassan3374
      @zaamiyahassan3374 3 ปีที่แล้ว +1

      Xagaagii xeebtu wa kulaayl walaga guura noh

    • @shamhaadabdalla380
      @shamhaadabdalla380 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa laga wadaa sida boosaaso berbero Djibouti waxaa ka jira kuleyl xiliga xagaaga marka waa laga soo xagaa baxaa yacni 3 da bilood oo kuleylka yacni sida boosaaso waxaa la aada qardho gaalkacyo adigu meelaha u dhaw dhaw ayaa la aadaa

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shamhaadabdalla380 iyo gorowe wllo kuwaaba laascaano aadaba

  • @amransaleeban3002
    @amransaleeban3002 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @amransaleeban3002
    @amransaleeban3002 3 ปีที่แล้ว +1

    Cimaraan

  • @fardusxuseen7066
    @fardusxuseen7066 3 ปีที่แล้ว +1

    Way ka bixi dhibka inshallaha
    Rajada alle lagama quuste

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 3 ปีที่แล้ว

    Minnesota Minneapolis maba laguu ogola barashadaada

  • @maryamomuxumed9402
    @maryamomuxumed9402 3 ปีที่แล้ว

    kalaamiso aya ladhaha cudurkas

  • @zahramohamed3641
    @zahramohamed3641 3 ปีที่แล้ว +1

    Saaxib beenta naga daa

  • @teamwaashekokale8365
    @teamwaashekokale8365 2 ปีที่แล้ว

    kkķkk

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 3 ปีที่แล้ว

    Bosaaso meel dhibyar maaha

  • @maryanmahamed4147
    @maryanmahamed4147 3 ปีที่แล้ว

    Xaga bax maxa la dhaha ma fahmin

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว

      Xagaaga mataqaaana waa xagaa bax wllo waadadka jawiga badashta waaye wllo

    • @maryanmahamed4147
      @maryanmahamed4147 3 ปีที่แล้ว

      @@kowsarhappeychanel4219mahadsanid wallo ragii waa washeen bismilah

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว

      @@maryanmahamed4147 wasidaa allah tubta toosan haku soo hagaa jiyo wllo

  • @muse8396
    @muse8396 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan xageed ka soo aruurisaa
    War dadka run haloo sheego

  • @ciiseyaasiin8070
    @ciiseyaasiin8070 3 ปีที่แล้ว

    Nacas adigu ma ceebaha dadka ayaad wax ku dooni ilaahay arsaaqdhantawaydiiso allaa yaab nin dhan oo qiimaleh oo waxa shaqo unoqotay ayaandaro dawarsiga ku dhaama

  • @ibrahimsharif4781
    @ibrahimsharif4781 3 ปีที่แล้ว

    Asc