قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ ) Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤) Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔 Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
Horta ma ii sheegi kartaan sababta heesaha iyo filimada ay views badan u helaan maxaadirooyinka iyo wixii fiican ay u helaan views yar wll waxan kaa codsanayaa in aad heesaha iska daysaan aduunkii walaahay waa sii fasahaaday allah ilaahay naarta haynaga badbaadiyo
اللهم إنا نعوذ بك من عذاب النار و نعوذ بك من عذاب القبر .
Sheekh maxamed dirir walaahi waan ooyay😭😭😭sidan u dhaqmayo iyo sida wax badn oo aanan ogeyn kuuna hor seedaya naarta i faham siisey allow jidka toosan igu soo hanuuni amiin yaa rabi😢👐
Amiine wllo walahi
sheekh mohamed cumar dirir rabi ha ku xafido amiin adiga iyo waalidkaa jantal fardows rabi haydin geeyo amiin aduunkana rabi kheyer ha ku xafido amiin rabiga weyn waxaan kaaga rejnayaa in uu cibaadada kaa aqbalo rabiga weyn adiga iyo dhamaan awlaada guriga ha kugu xafido amiin ramadan mubaarik jazkalaa khayer
Illahay haynaga badbadiyo naarihisa alahuma amiin
Ilaahay naarta ha naga koriyo. Jzklah kheyr sheikh dirir
Xanuuun badanaa😭😭😭😭😭😢😢😢😢😭😭
Mansha Allah jazakallahu khayr Ramadaan mubarak dhamman umada muslimiinta
jazakallh khera
Ilaahay naarta hanaga bad baadiyo intii islaam ah amiinta soo raaciya in ilaahay naarta inaga badbaadiyo
Wallciyaadu billaah
Allow magan galyadada nagu deeq
Allow naga kori naarahaaga
Allow awod iyo caqli aan kaga lexano mallihin
Allow noodanbi dhaaf waladiintena udanbi dhaaf yaa rab.
jazaka allah kheyr sh.dirir
rabiyoow naga badbadi cadabta aakhiro iyo mida aduunyaba.
Asc Alnasiixa media waxaan rabi idinkana rajanayaa aduunkana khayer akhirana riyaadul jana rabiga weyn haydin denbi dhaafo idinka iyo waalidkeen rabiga weyn bisha ramadan dhamaan umada islaamka ah ha ku gaadhsiiyo naxriis iyo nabad idinkana haydinka aqbalo ramadan mubaarik jazkalaa khayer
Nadia Mohamed ヒ🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎏🎉🎊🎊🎉🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎉🎏🎉🎗🎏🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎏🎏🎏🐱🎮⚽🎞🎞🎊🎎🎊🎎🎎🎀🎀🎀🎀🎊🎞🎀🎞🎊🏀🏀🎖🏀🏀🏀🏀🏀🏀🎖⚽🎖🎖⚽🏉🏉🐎🐎🐎🐖🐎⚾⚾🐱🐱🐱✨✨🏈🏈🏈🎮🎍🎍🎀🎍🎮♥♥🎍🎗🎀🎀🎀🎀🎉
🎀🎀🎎🎎🎀🎊
ربنا اتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار
Allahu janada nasii cadaab kaagana naga bad baadi yaarabil caalamiin allahu ma ameen
Allahu ma inii acawdubika cadaabu naar
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ )
Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤)
Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔
Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
mashaAllah jazakallah kheer
Masha allh sh dirir Alle hakuxifdyo
Masha allaah xafidaka allaahi sheeikh mustafe
ilaah khary hakaaga baal mariyo . Sheikh maxamed cumar dirir.
allaah ayaan dartii u jecelnahay culimada oodhan iyo dhamaan ehlu khayrka alloow kuwa hooskaaga harsado nagadhig aamiin yaa allaah
Masha allaah jazaka allaahu kheer kuum
jazakallahu kheyr sheikh
Alnasiixa
Masha allaah
manshaa alaah jazaakalaah qayrn sheikh dirir ale minsaanka xasanaadka hakugu daro
جزاك الله خير شيخ
jazakalakh sheikh
jazakallaahu khyr shiikh
🕋🕋🕋☝️🤲
mansha allah
اللهم نجنا من النار 😢
amiin
ilaahow culimada nooxifdi ilaahay janada hanakulmiyo naartane hanaga fogeeyo
jazakallah sheikh alle haku barakeyo
Horta ma ii sheegi kartaan sababta heesaha iyo filimada ay views badan u helaan maxaadirooyinka iyo wixii fiican ay u helaan views yar wll waxan kaa codsanayaa in aad heesaha iska daysaan aduunkii walaahay waa sii fasahaaday allah ilaahay naarta haynaga badbaadiyo
Mashallah sheikh jazaakalaahu