Hodan star Diamondka💎👑

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 215

  • @umua3483
    @umua3483 5 วันที่ผ่านมา +42

    Maamo ducada iska sax please waxa waye bismilahi ladi layadhuru maca ismihi sheyu fil ardhi wala fi samaai wahuwa samicu caliim بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا فى السماء وهو سميع عليم

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 5 วันที่ผ่านมา

      Daarood arabi garanmayaane af Latin ugu qora 😂

    • @Rolcm
      @Rolcm 5 วันที่ผ่านมา

      Adaaba sii qaldooso, Qoraalka iska sax wll

    • @umua3483
      @umua3483 5 วันที่ผ่านมา +2

      @@Rolcm carabiga wa hadad taqano aqriso somaliga hada qalday

    • @Rolcm
      @Rolcm 5 วันที่ผ่านมา

      @@umua3483qofkaa u qoreyso waa maamada sax, mafahmeysaa carabiga ma is waydiisay? Waa inaa dhan kastaba iska saxdaa umada ha qaldin sxb

    • @sacdiyohayan9230
      @sacdiyohayan9230 5 วันที่ผ่านมา

      Maxa kagalay

  • @ZeinabMigane-wb4kv
    @ZeinabMigane-wb4kv 5 วันที่ผ่านมา +8

    Hodan keep going we are same boat all women over the world

    • @nurkeyosman4889
      @nurkeyosman4889 5 วันที่ผ่านมา +1

      Aqli yarida Maskiin

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@nurkeyosman4889maxaa aqli yaraan ah hodan waa aarsatay OBSOULTLY
      CIILKA ISKA KALA YAREE

  • @Liveloughlove35
    @Liveloughlove35 5 วันที่ผ่านมา +12

    Nin somaali miya wajileh anigo sakarad ah ambalastuna jidka kusojirto ayan ku iri ex caruurta iga reeb markasuu irida kadagay aniga iyo iyo caruurtiiba ambalasta naqaday gurigiisa dib uguma sonoqon 9 sano aya kasowaregtay wali wuxu suga inan sonoqdo 😊

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 5 วันที่ผ่านมา +2

      Ilaahey Ku dhafiyay Abyo ❤

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 วันที่ผ่านมา +1

      Haku noqon nin bukaanka kugu nacay adoo baahan kaa tagay samo samo kuma banaanee😢
      Abaayo bukanku xataa waa baahi

    • @Liveloughlove35
      @Liveloughlove35 4 วันที่ผ่านมา +1

      @@SagalMohaned kuma noqonayo intaan noolahay kaas iyo kuwa lamidka ilaheyba kamagan kalay mahadsanid xabibti❤️

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 5 วันที่ผ่านมา +6

    Naag adag oo ilaheeda taqaan cidna ma gaarto. Nimanku gardarada weey iskagu hiiliyaan. We love you hodan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @logisticsmobile8490
    @logisticsmobile8490 5 วันที่ผ่านมา +6

    بِسـمِ اللهِ الذي لا يَضُـرُّ مَعَ اسمِـهِ شَيءٌ في الأرْضِ وَلا في السّمـاءِ وَهـوَ السّمـيعُ العَلـيم . (ثلاثاً

    • @eshiyosalat7211
      @eshiyosalat7211 5 วันที่ผ่านมา

      Mashallah

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 5 วันที่ผ่านมา +1

      Daarood af arabi garan mayaane af somaligi labarey ugu qor wax ma aqriyaane odeygii afweyne ahaa baa barayey af somaliga xabashi weeye af xabashi ugu Qor qaar afka somali baranbaajiro😂😂 daarood futo madoobe

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 5 วันที่ผ่านมา

      Daarood af arabi garan mayaane af somaligi labarey ugu qor wax ma aqriyaane odeygii afweyne ahaa baa barayey af somaliga xabashi weeye af xabashi ugu Qor qaar afka somali baranbaajiro😂😂 daarood futo madoobe

  • @maryamahassan6010
    @maryamahassan6010 5 วันที่ผ่านมา +21

    Mamo hodan please and please anigaa ducoyinka iyo qur aanka kubaraya sibilasha luuqa isoo gal Malin walba dushenaad ducoyinka ku jajabinaysaa

    • @AyaanAbdullahi-p5y
      @AyaanAbdullahi-p5y 5 วันที่ผ่านมา

      Haa wlh

    • @user-bilanzara
      @user-bilanzara 5 วันที่ผ่านมา

      Views raadis😂

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 5 วันที่ผ่านมา

      Ma filaayo inay wax akhrido

    • @maryamahassan6010
      @maryamahassan6010 4 วันที่ผ่านมา

      @@samowsamale3490 ilahay xaqa hatuso maskinta

    • @UmuMaaida-x9y
      @UmuMaaida-x9y 4 วันที่ผ่านมา

      Iimaanka ilaahey hakugu arsuqo wll

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 5 วันที่ผ่านมา +11

    Maaha Allah 30 baan jiraa weli waa gabadhii ugu horeysay oo an arko oo nin dulmiyey bannaan iska marisay❤

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 5 วันที่ผ่านมา +2

    Strong women

  • @ademzh
    @ademzh 4 วันที่ผ่านมา +2

    Keep moving forward mama ✨💐

  • @RahulKohli202
    @RahulKohli202 4 วันที่ผ่านมา +3

    Salallaahu calehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariza101_
    @mariza101_ 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mamadan hore ayaan u dhagrysanjirey Waan iska jeclaaa sheekoyinkeda

  • @Kheyr.Wada.Channel
    @Kheyr.Wada.Channel 5 วันที่ผ่านมา +6

    Keep going 💪 hodan start 💪

  • @Fuaadaelmi
    @Fuaadaelmi 4 วันที่ผ่านมา +2

    Somalida dhaqankoda ayey dumarka ku dhaqan dhaqanka diintena ma haystan.Waxan dhihi laha dumarka ha gursan nin dhaqan diined kugu dhaqeyn iska diid dhaqan somali wayo diinta ayey kaso horjeda.

  • @sucdiarif9878
    @sucdiarif9878 3 วันที่ผ่านมา +1

    Naag nool iga dheh horey u soco ❤❤❤❤❤❤❤🇬🇧

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh 5 วันที่ผ่านมา +2

    Friid, I am so proud of you Hodan, May Allah bless you 💖

  • @moussaosmanmarjaan586
    @moussaosmanmarjaan586 2 วันที่ผ่านมา

    Nolow inbadan❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminoAbdullahi-w4c
    @AminoAbdullahi-w4c 5 วันที่ผ่านมา +3

    YOU R THE BEST NEVER BACK DOWN❤

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 5 วันที่ผ่านมา +6

    Bismilaahi ladii laayaduru maca ismihi shay un fi samaawaati walaa fil ardi wa huwa samiicul caliim
    Sidaas weeye ducadu hodaney

    • @raaxoahmed2443
      @raaxoahmed2443 5 วันที่ผ่านมา +2

      Shukrn wll wx fcn aasamyse ❤❤❤❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 5 วันที่ผ่านมา +2

    Maamo keep going my allah bless you , you are beautiful ❤❤❤❤👸👑

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asc hodan abaayo waa runtaa nin walbo gabaryar kufsadaa hadii feer nafta loga qaadi lahaa yes 😢
    Naag nool allaah haku xafido
    No ha noqon lahayte cabtooy maa nin kuu noqon maayo.

  • @habonali9734
    @habonali9734 5 วันที่ผ่านมา +11

    Hodaney aniga hooyo nimo kugu tageray iyo culeeska caruur korintu ledahay dar tet horay usoco

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff 5 วันที่ผ่านมา +2

    But part of loving your children is to protect their father. To speak of him positively. Don't say anything bad about this man. Because your children have only one father and it's. It's in your best interest that he does well.

  • @Ilhaanismacil-b6h
    @Ilhaanismacil-b6h 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mom mcn guulayso hooyo adagba tahay. Viv dumarland 🎉❤

  • @amalfarey567
    @amalfarey567 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hodan ⭐️ you are a loin of the Somalia 👩

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff 5 วันที่ผ่านมา +2

    I understand what you're saying keep going. ignore the haters.

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 3 วันที่ผ่านมา +1

    🤔NIYOOW REERKAN HARTI WAA WADA MAAMO MALYUUN KAWARAN BAL TAN NINKEEDII SILCISAY EE HADANA TAAGAN WAXAAN AHAY QOF WANAAGSAN INADHA ADAGAA MA DHASHII DHAGDHEERBAA😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 5 วันที่ผ่านมา +3

    بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الارض ولا في السماء وهو السميع العليم

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hodan ❤❤❤❤❤❤

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 5 วันที่ผ่านมา +2

    You’re right keep going sister💚❤️💚

  • @fadumaguled8413
    @fadumaguled8413 5 วันที่ผ่านมา +4

    Naag Reer mudug ah 10 min ayada ka qaymo badan🎉❤❤

  • @logisticsmobile8490
    @logisticsmobile8490 5 วันที่ผ่านมา +1

    (أَعـوذُبِكَلِمـاتِ اللّهِ التّـامّـاتِ مِنْ شَـرِّ ما خَلَـق .

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 5 วันที่ผ่านมา +2

    Walaalo, waa min sharri maa khalaq. Qalaq waa kelmad kale oo macno kale leh. Hodan fariid baad tahee, nafta illaali. Waxba ha sharraxin, sheekadan waa badantehee keligaa ma aha e, yay ku ruxin dadka xumi. Geesiyad baad tahay. Sheekadaadu siday u dhantahay ma cusba, macaa xasadka marka waxba ha sharraxin. Ha is wareerin cid kaa sarreysaa iska yar. Adoo illaahaaga caabudaya oo sharaf ku miizaaman soco, yeyda waa lagula arkee dabada ka tuur. Sharaf ku noolow Walaalo.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 5 วันที่ผ่านมา +1

    Asc hodan dheman hodan qaali hodan queen maasha allaah il iyo cawriba kuma haleesho naagaha duleysan dayacan ee duufka leh iyo nimanka saaqidiinta saqajaminta ah allaha kaa qabto

  • @AminaAbdirahman-r6j
    @AminaAbdirahman-r6j 4 วันที่ผ่านมา +1

    Hoyo allah khairkaga Ku siyo❤

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 5 วันที่ผ่านมา +2

    Bismillahi alladi laa yadurru maca ismihi shay un fil arli walaa fi samaai wahuwa samiicul caliim

  • @Hornstories
    @Hornstories 5 วันที่ผ่านมา +3

    bismilaahi ladii laa.yaduru maca ismihii she,an fil ardi walaa fi samaai wahuwa samiicul cadiim

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo cafwan waanku garaabay

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 4 วันที่ผ่านมา

    Allah subxana watacaalaa ayaa awoood xaylad iyo hufnan u sugnaday kibirka iyo dabaycada xumida iyo naxaris la aanta waa lagu jabaa Quranka iyo ducoyinka iska sax ilmahada abahoodna is cafiya waxan waa adun AQIRAA
    Dambaysa dadka ku leh keep going bohol ayay kaa turayan 😂

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 5 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉 hooyo adag fariid Halas bay barnaysa ducada ❤❤❤❤

  • @fabu2526
    @fabu2526 5 วันที่ผ่านมา +4

    Dumar badan xitaa ma sixi karaan digriga iyo ducooyinka gaaban oo joogtada ah. Warar kale oon macno samayneyn bay ka hadlayaan.

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 5 วันที่ผ่านมา +1

    Eedo Nagahan haujawabin dhilooyinka 😂😂naag siyaad Xuseen taga ❤from Warsame Ruush diini ❤

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 วันที่ผ่านมา +1

    Maamo cadowga ha u soo jawaabin arimaha kuu gaarka ahna ha ka hadlin dad badan ayaa cadow kuu ah

  • @moussaosmanmarjaan586
    @moussaosmanmarjaan586 2 วันที่ผ่านมา

    Hooyo mahadsanid waanadaadii way i anfacday waanan qaatay

  • @HalishMoha-nc5fu
    @HalishMoha-nc5fu 4 วันที่ผ่านมา +1

    Gulleiso mamaa

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sax abaayo Queen ❣️ Allah idiin xafiidoo dhamaan family's amiin amiin amiin amiin ❤

  • @Muxmux238
    @Muxmux238 5 วันที่ผ่านมา +4

    Waa runtaa abaayo horay u soco ilmahaaga ilaasho in shaalah

  • @hodan8250
    @hodan8250 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa kuu ducaynayna hodan star guulayso ❤❤❤❤❤

  • @blabla6915
    @blabla6915 5 วันที่ผ่านมา +2

    👑👑👑👑🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰🥰 Hodaneey hore u soco xabiibtii Love u

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 5 วันที่ผ่านมา +2

    Gabadhii nin iska celisa lama cadaabayo waa been
    Hore u soco 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KaltunMuseAli
    @KaltunMuseAli 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha Iman ka allaha haku sugo qur ankana baro iyo ducoyinka way ka qaldan yihiin allahana cafis waydiso

  • @KhaduujaKhaliif
    @KhaduujaKhaliif 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah gob gobi dhashay❤

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 วันที่ผ่านมา

    Ayeeyo waa kuunaxaya gaari baaku dhexjirta in lagu dilo baakabaqaya

  • @GhaliHybe
    @GhaliHybe 5 วันที่ผ่านมา

    Asc walashey hodan meeshan waa aduunyo janadii maha dad waaweyen waan nahay reer buuxana waatahay masha alaah tabarakalaah walalo hooyooyinka soo dalayna kaligaa maha waana lakalatagaa waana wana ladada jogaa mamo weyna waadahay diina waad sheganaysaa waaxa quxban in ilahay laga xishoodo oo dadkaga oo cururtada ugu horeyso laga xishoodo siduu 15 qof kaga dhalay miyadan nasab aheyen miyaad xanuunsantahay mareexaan ceeb baad usoo jeeday isma ogide waad iscaayaysaa intaa adaa hoostada rifaya

  • @sumayaali1642
    @sumayaali1642 5 วันที่ผ่านมา +2

    Cidikuma gadho mamo keep going ❤❤

  • @ShuqriaAli
    @ShuqriaAli 5 วันที่ผ่านมา +3

    Oo walaley lacagta goormad heeshay sootadhahday 13 kii ayaa canada imaatay walina qof wax haysta uma eekide mida kale sootalahay hooyaday ayaa nool side udhihi karta abahay kaliyaan jeclay waxaan kusheega afkaga qurxi waad mahadsantahay

  • @khadraaadan4784
    @khadraaadan4784 3 วันที่ผ่านมา

    Aawoy hooyadaa kudhashay

  • @logisticsmobile8490
    @logisticsmobile8490 5 วันที่ผ่านมา +1

    Bissmilaahilladii laa yadurru maca ismihi shay-un fil ardi walaa fissamaai, wa huwassamiicul caliim

  • @mahadow1
    @mahadow1 5 วันที่ผ่านมา +2

    Maxaad ninkaaga sidaa ugu gashay walaal😢
    Aad baan uga naxay duruufta adag ee aad baday caruurtaada aabahood😢

    • @hamdaaden2246
      @hamdaaden2246 4 วันที่ผ่านมา +1

      Iyadu ma dayacin wlhi isaga is dayacay xoolaha

    • @mahadow1
      @mahadow1 4 วันที่ผ่านมา

      @
      Kolley asna MALAA,IK waaye dhihi maayo, lkn waa la isu naxariistaa hadii xitaa la isku dhaco!
      DUMAROW RAGA U NAXA PLEASE 🙏🏾

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@mahadow1walhy anaa cabtooy kuwaalan gaaray 1cunug bes udhalay 9bil kaliya wada joognay subxaana laah cabtooy maa mas uul noqon kara gabadhaan 15 cunug udhashay waa in mag teeda laga qaadaa

  • @kheiro7276
    @kheiro7276 5 วันที่ผ่านมา +4

    Raga somaliyed gabar ay adonsadan bay jecelyihin lkin cid hada ka yelaysa malaha

    • @HabibaBilow-k8o
      @HabibaBilow-k8o 5 วันที่ผ่านมา

      Raga somaliyed anagu aya dhalno ma ahan in ey kuli xunyihiin kii qaldamo waleyska dhicina lakin yaan lawada eedin hada mama hodan 6 wiil ayey hoyo utahay midka qadal ugeysankaro xaskii ma waxan dhahna hoyo nocwalbo iyada dhasho ee ubadka allow notosi meel walbo et jogan hoyoyin hadanahay waa inan fogen wiilasha dhalnay somali hadanahy kuli qalad banu kasameysanahay run hadii lashego

  • @kadijaali8681
    @kadijaali8681 5 วันที่ผ่านมา +3

    Hodan Star Kheyr Allah ku siiyo walaaley Odeygi waa homeless xanuun Xun aya hayaa la yiri ee iska Cafi Guri halala raadiyo.

    • @HabibaBilow-k8o
      @HabibaBilow-k8o 5 วันที่ผ่านมา

      @@kadijaali8681 inta wax soo qortay qofta kaliya an ku amana tahay qeer badan allow kusii tasaa saxan in ey iaka cafiso carurtana baari unoqdan odayga adun laguma warayo war fiican hanaga haro walalyal

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 วันที่ผ่านมา

    Eed ooy waan taageersanahay in ninkaa. Dhinac iskamatisey nin xun alcoholic ah ee ku cadaabey iska dhicisey balse waa kubaqayaa gaariga habeenki hakansoodhexhadlin it’s not safe dinadaha Pls

  • @ismahanmohamedsaalax9080
    @ismahanmohamedsaalax9080 5 วันที่ผ่านมา +1

    Guleyso ❤❤❤❤❤

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 วันที่ผ่านมา

    Daahir godkiisa biyo ugaleen 4 eedo HG dhaleen😂😂😂😂 cayr aaaaa😮😮😮😮😮😮😮 mareexan iyo cayr maxaa kalaheesta

  • @frank77w
    @frank77w 3 วันที่ผ่านมา

    Fariid

  • @Naaladun
    @Naaladun 5 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah

  • @NehaalAbdiwali
    @NehaalAbdiwali 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤habo ku jeceliyaa hore u soco

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 5 วันที่ผ่านมา +2

    Hodan star wan ku taageersanahay ❤❤❤🫡🫡🫡

  • @MulkiYusuf-k6d
    @MulkiYusuf-k6d 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa alaah habo❤❤❤

  • @Anzal222
    @Anzal222 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hoyo adag ayaa tahay mama ilxun kuma aragto ❤❤❤❤

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 3 วันที่ผ่านมา

    Caruurta samirkaad ku dhashay iyo dulqadkaga walahi waad iga samir badantahay😅

  • @ashkiraanihssn4999
    @ashkiraanihssn4999 5 วันที่ผ่านมา +1

    Beeen baad sheegeysaaa

  • @Anzal222
    @Anzal222 5 วันที่ผ่านมา

    Gab iyo geesiyad habo qaali wax magaradkan waa buufisay allah ku dhowro❤❤❤❤❤❤

  • @beyourself7554
    @beyourself7554 5 วันที่ผ่านมา +5

    Da'daan waxaad ku dacwootid oo 13 caruur karaamadooda ka qaado..hooyadood media abohood media'ha u fadhido... alxmdulillah hooyo Allah iiga Kaa dhigin

    • @Anzal222
      @Anzal222 5 วันที่ผ่านมา +2

      Waa hoyo wangsan oo ilmaheedii korsatay ninkii dhibay iney bananka iska mariso miyey ku qaldantahy ha u gafin hoyada sharafta leh uma baahna nuucaaga iney dhasho

  • @aslimahamud4873
    @aslimahamud4873 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahey isu naxaristow ayu na faray hadow adunkau xuntahay nikada waxa lagu sabara carurta ala ka siyey,teda hada adiga u sabri weysey ilmaha uu dhalay way eygaga fakereynin abahod subxanallah.walidka xita hadu galyahay wa inad u naxarisata,adunkana walaga taga qofkastana xisaba u talo xasbunalah wa nicmal wakil ilahow ilmaha bariyal noga dhig yarabi 🤲🤲🤲🤲

    • @Ruuzah-2019
      @Ruuzah-2019 5 วันที่ผ่านมา

      Sabarka qasab maaha , teeda kale 20 sako oyo ka badan ayey soo sabreysay. Waa bani aadamka xamuulka qaadi waayey , maxaa i sabri weysay miyaa ku heysataa ? Ilaahey dulmi qaado kuma oran . Wixii dulmi wado meel ayaa leyska marinaa . Naxariista kala heli waayey isaga oo nin ah maxey tahay naxariista laga raadinaayo hooyo intaas oo caruur leh in ey waxaas oo dhib ah ku sabari laheyd waa waalan laheyd laakiin Hodan waa qof ahlu diin ah oo ilaaahey isku xirtay , kadibna dulmigane iska dulqaaday. Marka mirihii uu beertay shalay ayuu guranaa maanta

  • @AkramSaidilmi
    @AkramSaidilmi 5 วันที่ผ่านมา

    👍❤❤❤

  • @nimcofarah6548
    @nimcofarah6548 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 5 วันที่ผ่านมา +1

    Islaantan odayga homloska ka dhiigtay .Canada. qof fiican iska dhiigaysa 😂😂😂

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 5 วันที่ผ่านมา +1

    Mamo horay usoco ❤

  • @MunoQaali-bz8hf
    @MunoQaali-bz8hf 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kifaaxali7201
    @kifaaxali7201 5 วันที่ผ่านมา +1

    Haboy aniga waxaan arkaa qof nabsi galay oo nabsigii kasoo if baxay

    • @Sihamonline
      @Sihamonline 5 วันที่ผ่านมา

      Nabsi gali maysay nin ay kala tagayn shaqo kumalaha nafted carurted ka masul

  • @fudumojama5557
    @fudumojama5557 5 วันที่ผ่านมา +1

    Uff

  • @ZaynbZz-r8m
    @ZaynbZz-r8m 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤😢

  • @FardosaHuseen
    @FardosaHuseen 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaashoMohamed-pw9ho
    @CaashoMohamed-pw9ho 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @RumaanG
    @RumaanG 5 วันที่ผ่านมา +1

    Habarta Dahiro calaseey ah banaanka uma bixikaro qol buu ku xiranyahay afka noole .

  • @anisaadam4383
    @anisaadam4383 5 วันที่ผ่านมา

    ❤️👍

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 3 วันที่ผ่านมา

    Waa doqomo ninka badankood

  • @suadismail6541
    @suadismail6541 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa run

  • @sacdiyocolow3007
    @sacdiyocolow3007 5 วันที่ผ่านมา

    Daahir aabo dayacan buu caawiyay qalad ma lahan adaa ninkaka cunte inladilo Maa rabte uf

  • @fudumojama5557
    @fudumojama5557 5 วันที่ผ่านมา +1

    I am naudeated

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hodaney waala ogyahay raga in aay abaalayaal yihiin lakiin hodaney hadana odaga waa waayeel waa in loonaxariisto in badan asagoo qaldan hadana lalamaxisaabtamikaro walaal wuuna xanuun sanyahay taasi waxay dhibkaas kugulasonoqonaa gurugaad ilaalineysey aad dhibka umartay taaswaaye tan dadka aykugu haysteen hada wixii dhicilahaa waydheceen laabasa

  • @fudumojama5557
    @fudumojama5557 5 วันที่ผ่านมา

    She all about damage control

  • @mohamedomar754
    @mohamedomar754 5 วันที่ผ่านมา

    Markale mama qaladid

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 5 วันที่ผ่านมา

    Haboo we love ❤❤❤from laascoonod ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hawo-f2d
    @Hawo-f2d 5 วันที่ผ่านมา

    ILMAHAAGA WAAKORSAY EEQURAANKABARO

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 5 วันที่ผ่านมา

    Sax wa fashilmen adna wa guuleesaty ❤❤❤❤

  • @FathiaHassan-i1d
    @FathiaHassan-i1d 5 วันที่ผ่านมา

    wallhi waad iga qoslisay mama 😅❤

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 5 วันที่ผ่านมา +6

    Hodan sorry Waxa u malenayay ina qaldan tahay blse Naag Adag oo Fariid ah Nin Somaliyeed Abalkiisa ka warabisay ba tahay keep going Naagta kaliyo noo aartay waa kugu Faana hodan star geeyiyad ba tahay❤❤❤

  • @fudumojama5557
    @fudumojama5557 5 วันที่ผ่านมา

    She believed her own lies after narrating is for years

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 5 วันที่ผ่านมา

    Alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah 🇸🇴💕🇸🇴 Viv Somalia guul 🇸🇴🇸🇴 abaayo ❣️