Madaxda iyo Wax-garadka DEGMADA Kaxda waa iney MUHIIMADA 1aad, 2aad, iyo 3aad ay ka dhigaan meel dadka Soomaaliyeed ay NABAD iyo XASILOONI ku helaan. Hadii ay KAXDU noqoto meel XASILOONI ay taalo DADKANA aan lagu dhicin, dumarkana aan lagu dulmin NOLOSHU iyadaa iska IMAANAYSA.
30 sano ayaan xamar ka maqnahay kaxdana way iga dambaysay lakin ninkaa iskuulka caynu shamsi dhextaagan ee hadlaya wuxuu iila muuqda xasan kamil Maxamedwali kkkkk reer sh adanoow man saxay
Waad ku mahadsanthy soo buuqashadada - Please subscribe thanks 🙏
Never Give up pro❤❤❤
zhp gulayso from jigjiga
Maasha allah sxb aad baad u mahadsan tahay anagoo Xamar joogna ma ogeyn in uu jiro suuq lagu iibiyo waxyaabaha diinta islaamka ku saabsan
D.Kaaraan muqaal qurux badan noga Soo duub abwe🥰
Waa diyaar insha allaah hala taageero wiilashaa nooga yimaadeen Hargaysa cadey❤soo dhawaada
ASC Mansha ALLAH runti reer Mogadishu ayaan ahay oo quraba joogga, haddii aan tago Mogadishu waxaan taga Dayniile
Iyo Hodan,Hawal-wadaag,wardgiigley,Xamar weyne,Yaaqshiid,Dari salaam iyo degmooyin kale,marka weli Kaxda ma tegin, runtii waa mahadsanidtihiin Ahmed iyo Jaberti Mansha Allah Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Maanta dugsiga aan ka qalan jibiyay ayaad soo booqatay mahadsanid xasuus runtii
Masha Allah .
Dagmada kaxda ❤
From kaxda😂❤
Hadan awodi lahaa inaa 100k subscrib ku garsin karo wllhi wan ku garsin lahaa keep going zxp
Welcome from kaxda❤🎉
Somali ma jecla in la duubo
TH-cam Inshaa alaah way la qabsan dooonaan
Masha alh kax jano ❤
Masha Allah tabaraka Allah ❤❤❤❤❤
Shekhaaley update noqda wagii dadka caamo iyo culimo walagaso gudbay😉la idinka culimo badan, masajid, dugsiba😏mesha yarta ah la idinsiyay tartiib kudagnada😀diinta lagufanayo waxfican ma aha waa wajibaad gudanayso
zxp burc0 kaalay AaD BaN KuuTaaGeeRaaa🙏
Jabarti wad kumahadsantahy zxb magaladiculimada od soomoqatay ❤❤❤❤❤ shiikhaal
Maasha Allah sxb
Ku dalxiis oo. Kala baro dalkaaga Hooyo
Only rer kxda like😂😊
Kaxda magaldii Ree abtigay aan jeclhayy🇾🇪♥️🩸
Kaxda❤
Thanks sxp magaladi culimada ayaa soo booqaty🙌
Madaxda iyo Wax-garadka DEGMADA Kaxda waa iney MUHIIMADA 1aad, 2aad, iyo 3aad ay ka dhigaan meel dadka Soomaaliyeed ay NABAD iyo XASILOONI ku helaan. Hadii ay KAXDU noqoto meel XASILOONI ay taalo DADKANA aan lagu dhicin, dumarkana aan lagu dulmin NOLOSHU iyadaa iska IMAANAYSA.
M.a qudub degmada waydhisteen waynahormariyeen
Manshalah
Soo maGaladi culimada ma Ah😮
30 sano ayaan xamar ka maqnahay kaxdana way iga dambaysay lakin ninkaa iskuulka caynu shamsi dhextaagan ee hadlaya wuxuu iila muuqda xasan kamil Maxamedwali kkkkk reer sh adanoow man saxay
Haa wll inuu sh aadan yahay xata wad racisay gobanimo❤️
Wlhi muuqqal qurux badan waan ka heena masuuul❤❤❤
10k ku tuura sxbyaal❤🎉
Masha alah dagmadeydii kaxda❤❤❤❤❤❤
Banaadir waa muqdisho
Horay u soco sxb🙏🙏🙏
Kaxda ❤❤
Our Home Dagmadaydii kaxda❤❤
Waa ku mahadsan
Tahay soo booqashadaada
Dalkaaga hooyo
Laakin ma iga hubtaa
Iney ugu masaajid
Badan tahay
Mash Allah ❤❤❤
Mansha allaah
Waadku mahadsantahy sxb❤
Mashaalah ❤
Xafadaha abgal karan yaqshiid fagaax wa wasaaq miiraan hormaar kamajiirto daadka aya wax qaabsado dagmada kaxd sheekhal
sxb keep going ❤
KAXDDA MIYAA😂😂
Mzha allah
Xogo wxa ficneyd inaa filter isasarto❤❤
Somalida oo dhan ayaaa camerada neceb ilaahey amarkiis
Kaxda ❤❤❤❤ tolka alle ha dhooro
Mnsha allha
War aan sii kala bartee wadooyinkeda magalada mansha allah
Kax barwaaqo❤
Soo dhawow wllo❤❤
KEEPGOING SXB
Sxp isoo qabo
Kax sheekhaal my home
M.a waa dagmdydii
From kaxda❤
Ree aw qudup magalda wey dhisey wlhi raasna saas ban U dhuseyna Ree aw qudupow I.a🔥
Qudub gaajo wax ma dhisinee tajirka lobage dhisay😂
Qaxootigaa tahy was magaalo loobage wye abti🙌
Walahi waa runta kaxda iyaga dhisay xafad yar loobage daganyihin waa duur
@@Neymer043xafadii yareed loobage caligoley waa duur cid soodubta malahan mesha laduubayo waa dhulkii qudub degmadana waa degmo qudub
Sxb dhanka iyo afartanka imow meshas vlog yar ka duub mesha oday yaasha kaso tag dhalinyarada uimow legenow
Tliyow camera fcn ma iibsate muqaladaada tyadoda wax kle wa mlmahane
Camera 📸 da way fiican tahay ee mesha Iska hagajiya
@@Naymerjr1waa runtaa walahi degmadan qurux waye camerada waykusoobaxday
@@Naymerjr1 ok tliye
❤
Hhhhh waxaan soo xusuustay markaad Kiniisadaha agtooda joogtid eeriyadaas oodhan waxaa lagu iibiyaa wixii kiniisadaha marka
Dagmadeeydii
🇾🇪🇾🇪🇾🇪culimada 🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪
Jah dagmadeyda 😂😂
Please karaan kusoo xaji❤
😂😂😂
Sxb kaxda iyo raaso mid wey
𝕊𝕩𝕓 𝕨𝕒𝕣𝕥𝕒 𝕟𝕒𝕓𝕒𝕕𝕒 𝕤𝕠 𝕓𝕠𝕠𝕢𝕠
Been maaha wallhi ani bisha 4jeer isbuuca 1 jeer alxm kaxculimo
Form kaxda
Ayyy dagmadaydii kaxda iyo school kaygii caynu shamsi❤😮
tusbaxa raantaliyo rixlaha
𝐖𝐚𝐝 𝐢𝐣𝐢𝐝𝐡𝐞𝐞𝐧
Xogta qaar waa ka badbadis sida tan ugu masaajidka badan iyo dadka jooga oo idil quraanka ayeey dhameyeen
Marka ka badbadinta ka reeb
Wa iska aman tliyow ha ubixin youtuberada xlkoda iskasidaa
Miisaankiina dhisa
Xaramkii reer aw qudub😂
Kacbadi ree loobage🙌
Lawadiina po waadan baabteed ee isqabta acuudu bilaah
@@ahmedzaki6149Xaa ku diidee mesha ragee carwada ayaa dhisteen isqorqor badnidaa ina adeer ilmo qudub walaalahaa haka maseerin celasha lagaa dhacee soo dhacso 😂😂
M.n magalo culimo
Waa diyaar insha allaah hala taageero wiilashaa nooga yimaadeen Hargaysa cadey❤soo dhawaada
❤