Maxaa keena timaha soo daata? Maxaad kaga hortagi kartaa Bidaarta?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Maqaalkan akhriso: gaaldiid.com/m...
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Download our Playstore app
    play.google.co....
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Follow us on Instgram
    / abdulaziz_mohamed_oogle
    💥 Visiit our Website
    gaaldiid.com/
    💥 Follow us on Twitter
    / abdulazi_oogle
    💥 Subscribe our TH-cam
    / @abdulazizoogle
    💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
    / @tafsiirkaquraanka1838
    -------- Thanks for watching--------------

ความคิดเห็น • 191

  • @asadkoko6917
    @asadkoko6917 5 ปีที่แล้ว +64

    Sheekh rabi kor haka yeelo nolow Isoo ducee waxaan jeclahay inaan noqdo Maal qabeen 🙏👈

    • @asadkoko6917
      @asadkoko6917 5 ปีที่แล้ว

      Maxa ku qoslaysa wallo Isoo ducee aan wax ku qabtee

    • @asadkoko6917
      @asadkoko6917 5 ปีที่แล้ว +3

      Hadaad rabto xita waan ku aroosa😂

    • @daganabdullaahi1668
      @daganabdullaahi1668 5 ปีที่แล้ว

      Illahay hakuu sakhiro Wixii Khayr kuu ah

    • @khadarabdi4441
      @khadarabdi4441 4 ปีที่แล้ว

      Asad marabtaa nin lacagle

    • @maxamedabdulkadir4247
      @maxamedabdulkadir4247 3 ปีที่แล้ว

      @@asadkoko6917 sxbow marka gabadhada isii

  • @gamutenasir4305
    @gamutenasir4305 5 ปีที่แล้ว +71

    Mahadsanid Walal Tala Ahaan Videoclip yadada Wa xogaa way yar Dheeryihin ado mahadsan Isku Day in Aad Soo Yar Gagabiso Si Aan looga Cajisin khayr kuna Noo Dhafin

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 5 ปีที่แล้ว +2

      gamute nasir walaal waxa lasameeyaa markaad 5daqiiqo markaad daawoto ayaa liska dhaafaa hadana markaad 5kale hesho anigu saasbaan sameeyaa

    • @nawaarcilminawar7130
      @nawaarcilminawar7130 4 ปีที่แล้ว +2

      @@nimofarah8193 warun walahi qali

  • @canabcayuuni4978
    @canabcayuuni4978 3 ปีที่แล้ว +17

    صلى اللّه عليه وسلم❣️
    صلى اللّه عليه وسلم💞
    صلى اللّه عليه وسلم ❣️

  • @fatmamuhiadin5049
    @fatmamuhiadin5049 5 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah jazakallahu kheyr ya sheekh🙌🏵

  • @najmacadey7060
    @najmacadey7060 4 ปีที่แล้ว +36

    صلي الله عليه وسلم

  • @mawahibhassan2852
    @mawahibhassan2852 ปีที่แล้ว +8

    يارب حمداً ليس غيرك يحمدُ
    يامن له كل الخلائق تصمدُ ❤
    Alxmdulilaah Cala nicmatil islaam 😊

  • @umuayman757
    @umuayman757 5 ปีที่แล้ว +9

    Sheikh ilahay haku barakeeyo if iyo aakhiro adi iyo ehelkaaga

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 4 ปีที่แล้ว +12

    Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam

  • @zaynabyusuf7204
    @zaynabyusuf7204 5 ปีที่แล้ว +13

    Jazkallah sheikh

  • @احلامفرحاحلامفرح
    @احلامفرحاحلامفرح 5 ปีที่แล้ว +12

    شكرا جزيلا شيخ الله يحفظكم

  • @andersandersson4788
    @andersandersson4788 5 ปีที่แล้ว +12

    Jazakallah sh

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 5 ปีที่แล้ว +7

    Jazakallahu kheyr sheekh

    • @umuxasanTubASD
      @umuxasanTubASD 4 ปีที่แล้ว

      Mahad sanid wall lakin aniga timahayga weydatan lawada dhinacna wey kabidey bana ibaxdo maxan samey ya allah sacini

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 5 ปีที่แล้ว +5

    Jizaakalaah kheyr sheikh

  • @maaamoj1539
    @maaamoj1539 5 ปีที่แล้ว +11

    Maashaaallah

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 5 ปีที่แล้ว +6

    Jaazklum kheyer shekh Abdulziiz

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari8242 5 ปีที่แล้ว +6

    JAZAKALLAHU KHEYRAN

  • @ummuatikahaaji9634
    @ummuatikahaaji9634 5 ปีที่แล้ว +9

    Fadhid laanta ayaa sababta dadashda marmarna xanunu

    • @xasandaud2025
      @xasandaud2025 5 ปีที่แล้ว +1

      mahadsanid sheeq anigu mar walipa waan shanleey jiry balse wax walipo Hadaa ogaady

    • @maxamedcabdi895
      @maxamedcabdi895 ปีที่แล้ว

      @@xasandaud2025 shaladad makaa joojisay daadashadaii

  • @sumayagoljano2429
    @sumayagoljano2429 5 ปีที่แล้ว +7

    Mahasanid sheekh

  • @nali7504
    @nali7504 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Sheikh allaha kubarakeeyo

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 ปีที่แล้ว +19

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaann

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 5 ปีที่แล้ว +5

    jazakallahu khayr akhi waad no faidaysay

  • @shamsoabdi3740
    @shamsoabdi3740 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah kheeq ilahay hakuxafido

  • @FadumoSalaad-ty8vw
    @FadumoSalaad-ty8vw 2 หลายเดือนก่อน

    Salallahu caleehi wasalam ❤

  • @nimcoahmed9753
    @nimcoahmed9753 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh alle haku xiftiyo

  • @xamzejaamacbiciidfuul7895
    @xamzejaamacbiciidfuul7895 5 ปีที่แล้ว +4

    Shukran bro

  • @zakariyecade4997
    @zakariyecade4997 4 ปีที่แล้ว +10

    markaad hadlaysid faalada waadku dheeraataa markastoo hadalku tiro badnaadana nuxurka ayaa ka dhimanaya hadalka marka adoo raali ah muuqaaladaada faalada markaad bixinaysid aad ha ugu dheeraan

  • @rashkaboy3912
    @rashkaboy3912 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid

  • @maaamoj1539
    @maaamoj1539 5 ปีที่แล้ว +3

    Jasakumulaahu qeyr

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 ปีที่แล้ว +2

    Jasakumullhu khayr shekh
    Wcs hadi lay qabo maxa xala malin wlba hadi la maydhayo oo diintiina iga daadanaysa diintu maxay ka qabta ilen jinabadina ka maydha aya la dhahay ee😢 hada dumar nahay dhib ba na haysta 😢

  • @Wararsuga
    @Wararsuga 5 ปีที่แล้ว +22

    Wall cabdi casiis aad bad u mahadsantahay wll qodobaan ku dari lahaa aad umuhiima oo kamida waxy aabaha timaha daadiya waxa weeye walwalka faraha badanle

    • @bsbsznzn7341
      @bsbsznzn7341 4 ปีที่แล้ว

      sheekh Musatafe xaji ismaciil mahadsanid walhi hadan fan may walalka anaa isku arkay

  • @seaditeyib9070
    @seaditeyib9070 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaaaah. Masha allaaaaaah

  • @ARTEZA-STUDIO
    @ARTEZA-STUDIO 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah keep going

  • @mariamaxamed1758
    @mariamaxamed1758 4 ปีที่แล้ว +2

    Jizaaka.laahu.qeyr

  • @seinabbintismaciilismail3576
    @seinabbintismaciilismail3576 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah jasaka allahu kheyr

  • @raxmasalad8359
    @raxmasalad8359 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allh jasaka llaah khyr

  • @raxmaruuxiraaliyodumaar2454
    @raxmaruuxiraaliyodumaar2454 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shekh Allaha kuxifdiyo

  • @addaniofficialchannel8407
    @addaniofficialchannel8407 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha kaa abalmariyo wlo

  • @kingmhairyaano5421
    @kingmhairyaano5421 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukran 💕💕💕

  • @hiboibrahim5800
    @hiboibrahim5800 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sh alle haku xafido

  • @bushroladan6247
    @bushroladan6247 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @maamoqali6429
    @maamoqali6429 5 หลายเดือนก่อน

    Jazakalhu khyrn

  • @gboy90
    @gboy90 2 ปีที่แล้ว +3

    sxp hadalkagaga saaid udheer noso gaabi de

  • @liiandre
    @liiandre 5 ปีที่แล้ว +2

    Kiitos

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazaa kullah

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh anaba arkaye shugran👍👍

  • @kaltoumomar8024
    @kaltoumomar8024 5 ปีที่แล้ว +7

    Walaal warbixintaada waan jeclahay lkn Soo koob waa dheeraysaa warbixinta

  • @nuuramaxamed2406
    @nuuramaxamed2406 11 หลายเดือนก่อน

    Shugran walal alle ha kaa abaal mariyo

  • @shamsadii
    @shamsadii 2 หลายเดือนก่อน

    2024 waxan qoraalkan qorayaa aniga bidaar ka baqaya timahaygana saa'd u daadanaya.
    Xalna wali ma helin ,

  • @WAAYAHADUNIDA252
    @WAAYAHADUNIDA252 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw

  • @jiimbaalcadaala9775
    @jiimbaalcadaala9775 5 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayaad u mahadsan tahay macalim

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 ปีที่แล้ว +3

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 5 ปีที่แล้ว +10

    Ma wacdibaad noosoo jeedinaysaa mise waxbaad noosheegaysay?
    Maxaadse xadiisyadaa nebiga ee timaha ka hadlaya hore noogu sheegi wayday.

    • @nali7504
      @nali7504 5 ปีที่แล้ว

      Maxaa ku jaban hadii labadaba laysugukaadaro huuno

    • @safiyadali3162
      @safiyadali3162 5 ปีที่แล้ว

      Somali Stories runti jahli baa ku indha tirey e wax akhri waxan dhageyso adunka lajanqad😄

    • @somalistories5037
      @somalistories5037 5 ปีที่แล้ว

      @@nali7504 wuxuu u isticmaalaa axaadiista qosol ku jabka ah inuz ku kabkabo cilmiga oo aanay is qaadanayn.
      Markii hore muxu inoogu sheegiwaayay axaadiistan ee uu markii daraasadi soo baxdo uu inoogu kabkabaa.

    • @Channel-se2fn
      @Channel-se2fn 5 ปีที่แล้ว +8

      Somali Stories bisinka maxay tahay axaadiista aad qosol ku jabka leedahy miyaad qof muslim ah ahayn mase ogthy hadalada qaar aad si fudud udhahday inay gaalnimo kuu sababi karaan allah u noqo ayan ku dhihi lahaa

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว +1

    asc waad mahadsantay

  • @Waris668
    @Waris668 5 ปีที่แล้ว +5

    Jasaakalaah khayr

  • @ibraahimmohamed437
    @ibraahimmohamed437 ปีที่แล้ว

    M.a wll alle haka abaal mario 😊

  • @FarhaanBadacas-jt5ro
    @FarhaanBadacas-jt5ro 2 หลายเดือนก่อน

    Haa shekhow

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah aad iyo aad

  • @DRAGON-yc7gi
    @DRAGON-yc7gi 3 ปีที่แล้ว +4

    Geelka timaha adkeeyo miyuu sabaaba timo daadasho

  • @kumaaandooskadanab
    @kumaaandooskadanab 4 ปีที่แล้ว +1

    Manadsanid

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 2 ปีที่แล้ว +1

    War

  • @ubahmuxidiin386
    @ubahmuxidiin386 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wllo

  • @fardowsoxusen9138
    @fardowsoxusen9138 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah jasagallahu qer

  • @wadanidhabachannel2216
    @wadanidhabachannel2216 5 ปีที่แล้ว +9

    Wxa lagu daaweeyo timo daadashada kaa sugaynaa mahad zanid

  • @jamiilajam5784
    @jamiilajam5784 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @bisharoxaayow1036
    @bisharoxaayow1036 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma aduunka la hatlesaa mise somali dheh umada somaliyeed muslimiinta ah

  • @asmamohamed5752
    @asmamohamed5752 4 ปีที่แล้ว

    shugran sheekh

  • @adoontiaallefadumoaadenisl4256
    @adoontiaallefadumoaadenisl4256 5 ปีที่แล้ว +6

    Aaniga weey ii daatan xajiinah waan qaabah xajiinta aad beey iiga baadantahay

  • @abdirashidahmedali6421
    @abdirashidahmedali6421 5 ปีที่แล้ว +4

    Haaaa Aniga Dareemo Said joodariga ka yaabanahay

  • @kowtharqaali9306
    @kowtharqaali9306 4 ปีที่แล้ว +3

    Waallo

  • @xamdaqueen3706
    @xamdaqueen3706 2 ปีที่แล้ว +1

    scw scw scw

  • @deeq227
    @deeq227 5 ปีที่แล้ว +4

    👋👋

  • @sahra6985
    @sahra6985 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw

  • @C.casiisBileaadan
    @C.casiisBileaadan 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @SayidcaliCabdulahi-ro5bk
    @SayidcaliCabdulahi-ro5bk ปีที่แล้ว

    Ustaad

  • @rashiidisack2844
    @rashiidisack2844 5 ปีที่แล้ว +4

    Walal wan kula soconaa e fadlan sogaabi casharada

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 3 หลายเดือนก่อน

    Dr: Podir wuxu dhahay xata masturbation (siigada) way daadisaa timaha waana tajribo lasameyay mrkaa dhalinyarooy naftiina utura Allah hydin sharfo ❤

  • @hanihanuuz3818
    @hanihanuuz3818 4 ปีที่แล้ว +3

    subxanalaah

  • @suleban2mmsuleban247
    @suleban2mmsuleban247 4 ปีที่แล้ว +2

    Cena

  • @safiaxigmochannel3229
    @safiaxigmochannel3229 2 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar

  • @AhmedMohamoud-lr4qu
    @AhmedMohamoud-lr4qu 10 หลายเดือนก่อน

    Mahasaniid wll

  • @wacanmohamed8788
    @wacanmohamed8788 5 ปีที่แล้ว +7

    Spinach waa kostatada suuqa way taala.

  • @AsadAbdi-re2gx
    @AsadAbdi-re2gx ปีที่แล้ว +1

    xaaladan anay i haystaa mxa xal 😢

  • @nimcomaxamed1339
    @nimcomaxamed1339 2 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @jobayub4541
    @jobayub4541 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw

  • @CabdiMohan
    @CabdiMohan หลายเดือนก่อน

    1:10

  • @user-defined659
    @user-defined659 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw ❤❤

  • @SamsamBarre-f9z
    @SamsamBarre-f9z 4 หลายเดือนก่อน

    Scw ❤❤ scw ❤❤scw ❤❤scw❤❤

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 5 ปีที่แล้ว +3

    Koofiyadu iyadaaba timaha bidaar kalisa

  • @warsanali3412
    @warsanali3412 3 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰🥰🥰

  • @Wararsuga
    @Wararsuga 5 ปีที่แล้ว +5

    Wall wxn doonaya dhawr mow duuc inaad nooga faa idayso waxa weeye 1 kalsoonida waxyaabah lumiya iyo waxa yaabaha kor uqaada
    2 sacaadada
    Labadaa mowduuc nooga faa idee wall

    • @cabdoaligacmeey1238
      @cabdoaligacmeey1238 5 ปีที่แล้ว

      Riwaayad

    • @daganabdullaahi1668
      @daganabdullaahi1668 5 ปีที่แล้ว +1

      Daacadnimada Waxay kor u qaadaa Inaad Naftaada ku kalsoonaatid Adigana lagugu kalsoonaado
      Waxa hoos u dhiga Beenta Iyo Daacadnimada Oo aad caadaysato Adiguna Isku kalsoonaan maysid Cid kalena Kuguma kalsonaanayso
      Waa Aniga sida Aan Iska dhaadhiciyey Sidaas darteed Waan kugu caawiyey Inay ku anfacaan ayaa laga yabaa.

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 2 ปีที่แล้ว

    shugran sh😍

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Sheekh jizaakallah kher

    • @rodabulshale2762
      @rodabulshale2762 3 ปีที่แล้ว +1

      Mash allah wax badan oo khibrada baan ka faaiday thanks.

  • @_wll____
    @_wll____ 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh timaha ayaa aad iisoo daata waxaana isticmaali jirey jilciso foodiina waa ay kadurugtey barteedii ay timaha kaga yaaleen waxayna igu keentay iney horey bidaar iga gasho marka maxaa isaga difaacaa sheekh daadashada tinta iyo bidaarta horey iga sii galeyso sheekh allaha haku barakeeyo🙏🙏🙏

    • @anthonyd8510
      @anthonyd8510 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb hada hal sano kaso waregtaye tinti mey kahaday 😂😂😂😂😂❤️

    • @ajkhaled
      @ajkhaled ปีที่แล้ว

      Ani Ayaa hada saas Naqan rabaa Sxp Maxaa isticmaashey Kugu Soo laabten

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +2

      @@ajkhaled sxb Toon mari meelaha timuhu ka durgeen oo 15 Minute u daa inshaa Allah .. Usbuciina 2 jeer marso timihi ka tagey ayaa so bixin.
      dhaqmahana ka yaree Timaha Iskuday inad Halka Usbuuc 3 jeer ugu badnan dhaqdo.

    • @ajkhaled
      @ajkhaled ปีที่แล้ว +1

      @@dr_abdala8041 Mahad Sanid bro 🙏

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +1

      @@ajkhaled iskuma Lihin sxb Inshallah wan rajeyn inay wax badan kaa tarto bahashas aad bay ugu fican tahy Timaha daata.

  • @canabnur8045
    @canabnur8045 2 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnid🙏

  • @cabdifataaxahmed5375
    @cabdifataaxahmed5375 2 ปีที่แล้ว

    Scw jzlalah wll

  • @jobayub4541
    @jobayub4541 2 ปีที่แล้ว

    Lkn koofida bidaar ayey galisaa dadkee😱 wllki

  • @deeqoluul2972
    @deeqoluul2972 3 ปีที่แล้ว

    Alla aniga.waxaan sameyey intaa kalrmariye Hasan jilcisaamariye ayagadhan wey ikasoodadanay jilcisda maxaan iskakasaraa

  • @Mushtaqismaaciil
    @Mushtaqismaaciil ปีที่แล้ว

    👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍👍👍👍👍🏿

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 3 ปีที่แล้ว +1

    Shanlada waa isku Mid Uun

  • @ahmedcabdiwahid6462
    @ahmedcabdiwahid6462 ปีที่แล้ว

    Sac