Arooskii Qarniga Aadan caabi oo Midgaan ahan loogu diiday Gabar ayaa Mid kale aroosay guriceel

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 291

  • @saraisse3019
    @saraisse3019 3 ปีที่แล้ว +16

    Thank you gabooye wa dad wanagsan ceeb male somalida kale wey ka fiican yihin waxna mey dilin mana bililiqeysan ilah ha barakeeyo beesha gabooye viva gabooye 💞💞💞
    👍👍👍👍👍👐

    • @ugbadomar1424
      @ugbadomar1424 3 ปีที่แล้ว

      Imika ma dadki udiday Aya siyay gabadh kale

    • @saidaali412
      @saidaali412 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin from Muqdisho

    • @HVEM324
      @HVEM324 3 ปีที่แล้ว

      Sara Isse Wa Ruunta Qabil Kasta o Somali kamid ah Waxna Waa Dilen Waxna Waa Bililiqeysten Gaboye Mahan gaboyo kaliya Ayaa Somali Dahir Ka Ah Wala Wada Og yahay

    • @saraisse3019
      @saraisse3019 3 ปีที่แล้ว

      @@HVEM324
      Thank you sow much ilah ba runta nagu jecel Midgan bey ku hayan wixi xun oo janada laga waayo ba midgaana
      ❤❤❤

  • @siman22
    @siman22 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah .bro waxa midgan ah kuwa aaminsan. Nolol iyo cafimad ku warra.
    She is so beautiful gabadhan aad gursatey. Well done 👏

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah waa sheeko farxad leh... Intii qarashka bixisey iyo reerka gabadha keeneyba Alle ha barakeeyo.

  • @armes4189
    @armes4189 3 ปีที่แล้ว +6

    Subhana Allah. War Somaliyee iska daaya dhaqankaan xun. War wadamadii gaaladaa lagu haystaa cunsurnimadii ee maxay tahay adinkoo muslim ah inaad arintaan foosha xun ah aa wali wadaan. Masha Allah Illahay wiilkaan gurigiisa ha ubarakeeyo.

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa qalbi xanuun Gabooye talo ayaan idin siinyaa jir isku qaadtaa ja is bahdilin qalad ka gabooye ayaa saaray waale dee gabdhood a Ha guursadaan qabiljooda ha guursdaan

  • @samiirahussein9926
    @samiirahussein9926 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah guur kiina guur qer guurigiina guuri nagay guulow ka yel 🤲🤲🤲yarabi hampalyo abowe iyo abaayo isku wara ubad qeyr qabana kala hela wiil iyo caano

  • @hanimohamed5957
    @hanimohamed5957 3 ปีที่แล้ว +30

    Walalkey gurigaaga guri kheyr alha kaga dhigi ninkii janada galaa nasab eh

  • @halimamohamed7213
    @halimamohamed7213 3 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo walaal caabi Alle ha idinku irsaaqo wiilal iyo gabdho baariyaal ah oo dadkooda iyo dalkooda anfaco Aamiin Aamiin 🌹🌷💐🌺⚘🌹🌻🌼💐

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +21

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.......

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 3 ปีที่แล้ว +11

    Midgaan wax la dhoho ma jirto runtii waa inaan ka waantoonaa somaali hadaan nahay subxaana Allah qofkii janada laga waayo ayaa midgaan ah jaahilnimada aan ka tagno walaalayaal jezakumu Allah kheyran

  • @saidaali412
    @saidaali412 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaha allaha.barakeeyo wiilka.iyo gabadha is guursadeen wiil iyo gabar

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 3 ปีที่แล้ว +25

    Gobta hadda ayey wax fiican sameeyeena. MashaAllah. Hambalyo.

  • @AhmedAli-ob6bl
    @AhmedAli-ob6bl 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah kuwii isku waara oo ubad khayr leh dhala ilaahay ha’idinka dhigo

  • @safiaomar5711
    @safiaomar5711 3 ปีที่แล้ว +3

    Barakallah allah isku barakeeyo qoos barwaaqa ayan allah uga baryeeyna

  • @abdihassan4440
    @abdihassan4440 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashha alah maasha alha maaasha alah

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 3 ปีที่แล้ว +29

    waa arin laa xumado wlhi gabdhahan gaalada iyo ajanabiga free ku guursadan in dad MUSLIM ah loo diido 21st CENTURY ax!!!!

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana Laah Soomalida qaar islaanimadu dhab kama ahan xadiith Rsuulkeena CSW ma aamin sana oranaya qofka Muslim ka inuu yahay wll ka qofka Muslim ka. Xitaa aan Soomaali xitaa aheyn kalimada الله لا لله ayaa Islaamka wll leysa Towxiidka Alle haku sugu Soomalida qaar

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah mashaa Allah mashaa Allah mashaa Allah

  • @hassankaafii6943
    @hassankaafii6943 3 ปีที่แล้ว +7

    WALLAAHI Ceyr waa dad nasab kaamil ah

    • @xiisstar
      @xiisstar 3 ปีที่แล้ว

      War wayna dhalan rogeen maxay u siiyeen

    • @safiaomar5711
      @safiaomar5711 3 ปีที่แล้ว +6

      @@xiisstar sabab maxaan dheer nahay nasab waa ninkii jino galaa hadaan jeclaado nin gabooya calaf lee iga celsho cid igama celin karto

  • @sareda3649
    @sareda3649 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah illahay swtc ha iskukiin barakeeyo gul iyo farxaad kun iyo kow jeer 👏👏👏👏

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Alaah Hambalyo queuxleey sida bil u nuureysaad Alafku ku siiyey intii qalbiga ka bukta oo cuqdadu hayso heysta dheh

  • @zamzamabdihassan4190
    @zamzamabdihassan4190 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashlll baarakalllh walllahi aadaa ugufarxay Mahadaas allaa leh aniga aada ugaxumaa reer guriceel waxey kukaceen illlhy hatirtiro waxyaabahaas qaldan ee doqonimadaaaa

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha.Allaah barkallaahu

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah gabar qalanjo ah ayaala siiyay wiilkii la ciilay hambalyo isku waara soomaaliyeey qabyaalada iska dhaafa

    • @miskimohamed9868
      @miskimohamed9868 3 ปีที่แล้ว

      Tey is jeclayen mahan miya gabadhan ow arosay

    • @shukrimohamud9069
      @shukrimohamud9069 3 ปีที่แล้ว

      @@miskimohamed9868 ma ahan xbbtii gabadh wiilka cidiisa ah weeye

  • @SucaadAxmed-or4mt
    @SucaadAxmed-or4mt 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha. Allah

  • @saidaali412
    @saidaali412 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaha barakeeyo inta ka qeeb qaadatey aroorkaan

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid2079 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah hambalyo iskuwara abid ubad qeyrqaba kala hela Insha allah

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah waxaa idin rajeynaayaa barwaaqo iyo bash bash

  • @maslah345
    @maslah345 3 ปีที่แล้ว +5

    Hambalyo aroos qayr qabo ALLAHA KADHIGO AWLAAD SALIXIIN AH WIIL IYO CAANO GABADH IYO CAANO AROOSKII LAGU NASTO LAGUNAGADEE WADA JIREE NABAD GALA ALLAHA IDINKA YEELO AAMIN YAA RABI

  • @adendhicisow9375
    @adendhicisow9375 3 ปีที่แล้ว +2

    maansha allaaaah illahay haysukiin barakeeyo

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 3 ปีที่แล้ว +1

    maansha allh maansha allh maansha allh maansha allh wll guuul iyo gobo nimo maansha allh❣❣💞💞❣❣💞💞❣❣❣👍👍👍💍💍👑💍❣❣👍❣💞💞

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hambalyo hambalyo walal

  • @abdirahmanisse7946
    @abdirahmanisse7946 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh hambalyo

  • @caashaxasabburale7392
    @caashaxasabburale7392 3 ปีที่แล้ว +5

    Manshaalah hambalyo hambalyo. Hambalyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah.

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaraka Allah reerkii isku waara ubad kheyr qaba kala helo Allah ka dhigo aad ayaan ugu farxay guurkaan shar iyo shaydaan Allah ka qabto inta taakuleeysay Allah caawiyo Allahuma Aameen

    • @nasro7666
      @nasro7666 3 ปีที่แล้ว

      Habalyo adan

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +4

    Rerki ugu gobsana somali weyi ninkasi 😍 siiyay gabdh wiilka yar

  • @hodandayibbazhiir1903
    @hodandayibbazhiir1903 3 ปีที่แล้ว +1

    msha Allah barakallahu lakumaa wa baarakacalaykumaa wa jamaca baynakumaa fii khayr
    intii wnaaga kashaqaysana meelkasta oo ayjoogan Allah
    hakayeel abaalkooga janatul firdawsal Aclaa xabiibka miciisa Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah
    Allaha inoowada dambidhaafo dhmanteen Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo guurkiina guur khyr

  • @jamaljama6963
    @jamaljama6963 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah wa wax lagu daydo yees

  • @mohameddeigo799
    @mohameddeigo799 3 ปีที่แล้ว

    Hampalyo wll mcn iyo dumashi wiil iyo caano geber iyo caano allh idin barakeyo wll haniyad jabin wll midii mid ka fcn heshay wlhi allh idin barakeyo wllkyga guri lagu nagado allh kayelo guurkiina❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯❤❤❤

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah allah kuu barakey qeyr

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah8589 3 ปีที่แล้ว

    Ayada iyo waalidki dhalay adduunka iyo aakhiraba liibaan barwaaqo Allaha ku waariyo. Waad naga farxiseen, walaalkeenna waad ka farxiseen. Ilaahay guurkiinna guur khayr Allaha ka dhigo.

  • @hamzehaabzade453
    @hamzehaabzade453 3 ปีที่แล้ว +8

    Gabeeye waadad sharaf leh 🙏🙏
    Plz gabadh gabeeye iiradiya 😇😇

  • @aaminaxasan327
    @aaminaxasan327 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo hanbalyo guul guul guul guul

  • @mahadsomali203
    @mahadsomali203 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah keep going

  • @abdisalancabdale9149
    @abdisalancabdale9149 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah hambalyo wll isku waara

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah hanballayo isku waara ubada khayar qabo kalla hella 💏❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹

  • @warismohamed2572
    @warismohamed2572 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaaah qalanjo weeye

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว

    Long live my Madibaan brother’s and Sisters Waa idilajiraa

  • @asliahmed8232
    @asliahmed8232 3 ปีที่แล้ว

    Guurina guur khayr

  • @adontiallhswtadoontialle1056
    @adontiallhswtadoontialle1056 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah tahabrkaallahu waan ku faarxay alhmadulilah Allah yaacisaga ❤❤❤❤❤❤❤⚘🥰💯🥀❤❤❤❤

  • @hindaabshir4302
    @hindaabshir4302 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashlah

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 3 ปีที่แล้ว +9

    Mshllh mshllh waan ku faraxsanahay sida wanaga leh OO qabiil iyo qurunkisa aad dadka unacsiisan

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa yaab maa nabiyaal ayaa kaa dhashey aaniga waa yabanahey wallahi waa xayawan

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 3 ปีที่แล้ว +1

    ninka walaalkii yasa ee midgaan kuyiraa aakhiro isagaa migaankuu sheehaayo ah oo nacalada ilaahaay korkiisa ahaatay arooska iyo waalikii gabadhooda sii yayba ilaahaa habarakeeyo if iyo aakhiropa aamiin aamiin Aamin Aamin Aamin inshalaah

  • @bushrasuberismailyusuf6828
    @bushrasuberismailyusuf6828 3 ปีที่แล้ว +5

    Hanbalyo abowe gurigaga alha haku barakeyo

  • @nastehamohamedabdullahi7354
    @nastehamohamedabdullahi7354 3 ปีที่แล้ว +1

    maashaa allaah qabyaakad waa qurun iska daaya soomalaay aan kaarno asaageen
    viva reer guuraceel

    • @jimcaalemaxamed5847
      @jimcaalemaxamed5847 3 ปีที่แล้ว

      Wll guurkiina guur khayr , gurigiina guri khayr guulaw ka yeel aaamiin💋💋💋💋💋💋💋💯

  • @hamdahachinabdillahi05
    @hamdahachinabdillahi05 3 ปีที่แล้ว +2

    All we are same there is no different

  • @xasandaney9454
    @xasandaney9454 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Guul iyo Gobanimoy

  • @SucaadAxmed-or4mt
    @SucaadAxmed-or4mt 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah. Mid. Khayr. Qabta. Hakagadhiigo. Gabadh iy. Caano. Wiil iyo Cano. Aamiin. Aamiin

  • @mankamohamed3024
    @mankamohamed3024 3 ปีที่แล้ว

    Allaha kuubarakeeyo guurka aadan

  • @cardafshow3080
    @cardafshow3080 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo xamdi iyo adan

  • @mahatbare6076
    @mahatbare6076 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha isu barakeeyo qoyska.

  • @somaliactor4218
    @somaliactor4218 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wixii hore halaga gudbo

  • @xamdixasan5809
    @xamdixasan5809 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah guurkiina allaha idiin barakeeyo

  • @ibra8409
    @ibra8409 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah

  • @iqrocabdulahi1732
    @iqrocabdulahi1732 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiina

  • @shukrimohammed1959
    @shukrimohammed1959 3 ปีที่แล้ว +2

    mansha allaah iskuwaara abidkiin

  • @barlinomar8130
    @barlinomar8130 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 3 ปีที่แล้ว

    Daarood iyo hawiye gabdhooda wax la guursada.maahaa viva gabooye

    • @himilohaldhaa3347
      @himilohaldhaa3347 3 ปีที่แล้ว

      Walal ha danbabin maxaa labadaas qabiil uso qaadaneysa ha danbabin

  • @EmeraldZach
    @EmeraldZach 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Ilahay ha is ku wariyo amiin

  • @yaxyecalichannle
    @yaxyecalichannle 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha

  • @amiinoibrahim552
    @amiinoibrahim552 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallh habalyo

  • @jamaljama6963
    @jamaljama6963 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin amiin

  • @hamzehaabzade453
    @hamzehaabzade453 3 ปีที่แล้ว +21

    Wlih wan ooyay aabe aamu plz xaqaaga wad heli 😭😭

    • @khadraraage6361
      @khadraraage6361 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi Anba wan òoyey qabiilna waxaas ayaan ku nacay

  • @cabdulaahicabdicasiis9940
    @cabdulaahicabdicasiis9940 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashallh illaahow barakee

  • @dreamboy1442
    @dreamboy1442 3 ปีที่แล้ว +6

    M,allah Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo 🙏🏻🙏🏻

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamabayo walaal

  • @hamadiismaiil3342
    @hamadiismaiil3342 3 ปีที่แล้ว +3

    بارك الله الك وبا رك عليك وجميعا بينكما فى خير

  • @safiyomohamed7832
    @safiyomohamed7832 3 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo Masha Allah

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah hanbalyo

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo 💟

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalllah waar cunsuriyda iska daaya soomaaliyeey halysu guuriyo labada is jecelaadaba mashalllah maxay hablo naga guursadeen qaarna utarmen qaara ilahay sarifin waa dad nasaba odaygi edaday mahad ayaanle cimri dheer nasabu ahaa wayba kalatageen hade

  • @doodidoodii4381
    @doodidoodii4381 3 ปีที่แล้ว +1

    ninkii Allah ka cabsada iyo maalinta aakhiro Afkiisa iyo gacantiisana laga nabad galo wixii Alle faraynaku dhama ayaa nasab ah waxa lagu kala fiicanyahay sida Allah raali kaaga noqdo

  • @mahadhussien6415
    @mahadhussien6415 3 ปีที่แล้ว +13

    midganka marki hore xagey kayimaden ?Meysan somali aheyn ,ilahow xaqa nafahansi!!

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa dad somali ah oo been laga sheegey

    • @cadar1499
      @cadar1499 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay cad iyo madoow ba waxuu ka abuuray Adam caleyhimusalaam iyo Xawa somali faan jecel aa magacyo la kala maxay nina waan fiicanahay nina waad xuntahay intee laga qoraa somali maangaab

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว

    Iyagaa Midgo’ah Wasakhdu Hakawerwerin
    Iyagayka Daba Imantootaye. Quruxdaasad Leedahaye Gabadhkasta Oo Aduunka kunoolba Kuudiyaarahe

  • @bashirwarsame7077
    @bashirwarsame7077 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhan happy maaha👩🏽‍✈️👩🏽‍✈️👩🏽‍✈️👩🏽‍✈️👩🏽‍✈️👩🏽‍✈️

  • @AliHassan-bo6jy
    @AliHassan-bo6jy 3 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo hambalyo WA farxad weyn

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 3 ปีที่แล้ว +2

    wanaagsan asxaabtan Masha Allah

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo orooskiina

  • @ahmedduale4748
    @ahmedduale4748 3 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin. Guurwanaagsan

  • @nimcoqaalic9065
    @nimcoqaalic9065 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo
    Wlh waan kufarxay

  • @barlinomar8130
    @barlinomar8130 3 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin yaa rabi

  • @naciimoomar33
    @naciimoomar33 2 ปีที่แล้ว

    Mashalh hamblyo 🥰🥰🥰🥰

  • @usmaanazinabi6632
    @usmaanazinabi6632 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo Gobonimoy 🙏

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 3 ปีที่แล้ว +8

    Ninkaan somaligaa oohada layaqaan yaqaan xeerka iyo caada dhaqameedka lagudhaqmo waxwalbana og ayay dadka qaar karaacayaan gaal madow ama cad oo aan meel looraaco lahayn qabiil kasokow dadka somaliyed waa isku dhiig dhaqan diin iwm

  • @nastehomohamed
    @nastehomohamed 3 ปีที่แล้ว

    Aad Ayaan uga Xumahay Waxaa Ku Noolahay Maraykanka Hablihii Soomaaliyeed Waxay Nolol Lawaagaan Gaallo Aan ilaahay Aqoonin Cawaan Jamaican African Mexican indhayar Cunna Hilibka ayga iyo Bisadaha iyo Dameeraha Subxaan Allah

  • @abdiwalihassan1733
    @abdiwalihassan1733 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo baan leenahnay guuhkiina tuur Qeyr