Maxkamadda Sare oo Ciidanka Asluubta ku amartay in maanta la sii daayo Xildhibaan Maxamed Abiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 42

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cidii so xidhey xildhibaanka waa in si degdega maxkamad loo hor keena madaama ay dastuurki qaranka si badheedha u'jabiyeen

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansha allah weli ragbaa nool? From Burco

  • @MuscabMohamed-c7x
    @MuscabMohamed-c7x 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allah

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAGAFAA haystay(Muuse Shaani) ee ma sharci buu ku xidhnaa.

  • @RASHID-hs9zd
    @RASHID-hs9zd 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magdhow iyo raali galin ha lagu xukumo wuxuushti xidhay xildhibaanka

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barlamaanka kuwa dhibta wada ale ha qabto

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed Abiib (Cadawga Gudaha)

  • @maxmuudAdamafey
    @maxmuudAdamafey 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sori wll qali

  • @foosiya23-h4c
    @foosiya23-h4c 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa alaah

  • @Aden558
    @Aden558 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale

  • @mohamedahmed-wd6ot
    @mohamedahmed-wd6ot 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha allah adeer soo dhawoow magalaada lagu afduubayna iskaga imo dhulkaaga imo hadii lagu difaaci waayo waa loo wada jooga insha allah

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ceeb wll dadku waa wllo cashabkuna waa wllo in xuna dadka oo dhan waa ku jirtaa dhulkisii weeye cidi kama xigto
      Hargeisa maxamad abiib

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    QAAR BAA LEH MADAXWEYNHAA IXDHEY MADAXWEYNHA CID MA XIDHO EE POLICE XIDHA DADKA

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂 policeka ya amray marka se policeka qofkasta muu iska xidha

  • @MuxiyadiinMaslax
    @MuxiyadiinMaslax 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waw.

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In Jeelka lagu dhexwasay ahayd eyga eygu dhalay

    • @Mg-momo24
      @Mg-momo24 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Baacaa isku xaar dee ,dhiladi ku dhashay ayu Mohamed abib wasay 100 jer 😂

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@Mg-momo24 waar duligaa hanagu soo dhiisan dhiladii ku xaartay wase

  • @siradm
    @siradm 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciddi uu amarkaasi ka soo fulayba waa khayr

    • @josephyasid9142
      @josephyasid9142 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wxn ka baxo oromada iska xoree😂

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@josephyasid9142 oromoda yaa iska xoreenaya hhh
      Ma isaaqa dega Ethiopia

  • @abdilahiali6677
    @abdilahiali6677 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxkastaa haday dhacaan lamasoodaynayo muuse ayuu u xidhanyhy

    • @jagacmedia2793
      @jagacmedia2793 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waaba lasii daayay

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Muuse halkuu gali marka xukunka laga qaado? Maxkamad ayaa la soo taagay waana la daldalalyaa waad arki

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Muuse anagaa isku reera dagaalna kuna jirna xildhibaana xassnad lehnama haysan karo

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdilahiyusufyusuf3395 imaad fahmin kuma lihi muusaan uhiilinaya lkn anaga oo isku reera ayaa dagaal kula jirna muse jaahil wxana is waydiin mudan bari markuu xilka ka tago halkuu si xora ugu noolaan lahaa

    • @Aden558
      @Aden558 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​Ma geed meel ka baxaa. Maanu dad lahayn. Ayaa xidhi kara dee ? Ma dibjiriinta reer marya cawl baa wax kaqaadi kara.​@@NimcoFf

  • @MaxamedDalmar-eu2xq
    @MaxamedDalmar-eu2xq 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Markii cidiba ka soo dabo hadli weyday miyaa la iska soo fasaxay😂
    Reer awdal waa iney tashadaab

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Munaafiq xumaan wade ah ayaad tahay,malaha waxaad adu u taqaana qofka munaafiqa ah qofka markaa samaynaya ficilka xun,laakin sidaa maaha kaas aan soo sheegay adaa ka daran,hada ayaan kuugu celinayaa munaafiq ayaad tahay xumaan iyo shar wade ah.

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdirahman6263 qofkii ka hadla kibirka loola yimid
      Waa munaafaq soo maaha
      Caqli xumada meelahaas la aad

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    OOYAAYE WAA LA SII DEYNYAA MAXKMADA SARRE CID AMARKEDA DIIIDA KARTA MA JIRTO LAKIIN MAAR HADUU OOYAAYE XIDHNAA 30 CISHO HADA WAA FAHANSNYEY HADUU QALDMO MAR KASTA IN LA XIDHI KARO

    • @saadamoumin9553
      @saadamoumin9553 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiga ooyaaye ah Iska amuse you are sick ouuufff 🤮🤮🤮🤮🤮
      Vive Mohamed Abiib wa geesi

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Meeshaba 30 maalmood baa kuu hadhay maxaad xidhi.
      Adiga iyo Adeerkaa Magafe Muuse Shaani baa la xidhi doonaa inshaAllaah.
      Viva Boorama.
      Viva Awdal

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Muuse waa in la xidhaa sharci darro ayyu ku kacay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      MUUSE MA XIDHIN SHARCIGAA XIDHEY

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Jaahil adu wax kasta maa madaxweyne naha qaranka ayaa sameeya sideed u fahan satahy nidaamka dawliga aha,kaas ayaa malaha kaa qaldan.

    • @Aden558
      @Aden558 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Cirra iyo dibjiriintiisa ayaa la xidhi laha hadii cid la cidhayo.

    • @hajii2033
      @hajii2033 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      sillkk hooyada ba xidhaa kara muuse waa gesi sharci ka saara