Hooyo 34 sano ayu naceeb qabiil kaga maqan yahay wiilkeeda qurbaha ayuna jooga mana oga in ay noosh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 147

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 7 วันที่ผ่านมา +24

    Ciwanka wa khalad yahay wilba hoyadi nacayb qabil uga maqan xata hoyads ma dhihin hadalkas e badal subxanalah

    • @fadumoabik3545
      @fadumoabik3545 7 วันที่ผ่านมา +5

      Wuxuu kawadaa Hooyo lagu furay loogana qaatay Qabiil naceeyb😊

    • @nageegir1058
      @nageegir1058 6 วันที่ผ่านมา

      sifiican u dhegeyso hadalka hooyada adoo mahadsan

    • @leylonuur9935
      @leylonuur9935 6 วันที่ผ่านมา +1

      Miyaadan maqlin iney hooyadu tiri naag abgaala kuuma rabno

    • @Raho339
      @Raho339 5 วันที่ผ่านมา +2

      Hadaanu Nahay Daarood Abgaal Waanuba Jecelnahay Guurkooda Waayo Awoowgey Sayid Mohamed Abdulle Xassan Ayaaba Naguladardaarmey oo Dhahey Daris Abgaalbaaleh ❤️❣️👌

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 4 วันที่ผ่านมา

      Abgaal ma rabno aya adeer kiis yiri taas naceyb qabiil ma ahan miyaa

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 6 วันที่ผ่านมา +13

    Asc Hooyo awrtablaan ahay qol cidana waxaan maqley inuu dhimatay odaga ilaahay ha unaxariisto wiilkana waan Raadina waxan la ii shegayo inuu caruur kale leeyahay Raali ahow🌸

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 7 วันที่ผ่านมา +8

    Islaantu khalad ayey ka sheegtey qabiilka wiilka ortobley waa daarood cumar. Axamuudna waa harti marka Islaantu u sax qabiilka ay isku qaladey

  • @rimaaseey
    @rimaaseey 7 วันที่ผ่านมา +13

    Hooyooyinka qaar majeclo in lawaydiiyo ilmahaaga meeqo waaye

  • @QGprincess
    @QGprincess 5 วันที่ผ่านมา +2

    Awrtable waa qabiil gooni ah
    Cumar Maxmuudna waa qabiil gooni ah o😊 Majeerteen katirsan.
    Maxaa labada iska galay?
    Ma Anaa khaldan talow!

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 6 วันที่ผ่านมา +6

    Awrtible waa Yusuf daarood majeertena waa kablalax daarood waa laba nin oo isla dhashay

  • @Sah-t8m
    @Sah-t8m 6 วันที่ผ่านมา +12

    Asc Cabdicaziisoow wiilkii asagoo hooya diis raadinaaya oo leh hooyaday abgaal reer mataan ayey ahayd oo raadinaya ayuu Nairobi ku dhintay adoogiina xamar ayuu ku dhintay Sucuudiga markuu ka yimid kadib anigu awrtable ma ahi cumarmaxamuudna ma ahi ee si kale ayaan qaraabo u ahayn reeka waxaan hubaa inuu dhintay asagoo hooyadiis raadinaya Allaha u naxariisto asaga iyo aabihii usoo ducee maamo

    • @xiiscumar2145
      @xiiscumar2145 6 วันที่ผ่านมา

      Ax ax

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 6 วันที่ผ่านมา +4

      Waa adeerkey wa run inta shegtay😢

    • @Amalliibaan
      @Amalliibaan 6 วันที่ผ่านมา

      @@fatimadagan8541allah yarahma 😭😭

    • @xuseenibraahim6399
      @xuseenibraahim6399 6 วันที่ผ่านมา +3

      allaah haunaxariisto 😢 alla wll please🙏 usheek alle haku xafido qalbiga lee hau dagee

    • @maryanaxmed5275
      @maryanaxmed5275 6 วันที่ผ่านมา

      Cadeymo keen Dadkiisii aweya

  • @FariyoDirshe
    @FariyoDirshe 4 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahey caasi ogama dhigo Allah u dahlo

  • @foozia426
    @foozia426 7 วันที่ผ่านมา +7

    Ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ❤

  • @Raho339
    @Raho339 5 วันที่ผ่านมา +1

    Reerkaas Waa Reer
    layaqaano Awrtable Waa Daarood IsmaaCiil Jabarti Maansha Allaah Alloow Usoodhawee Maamada Aamiiiiiiiiiiin Yaarabi

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 4 วันที่ผ่านมา +2

    Qabyaaladu xumaa

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 6 วันที่ผ่านมา +4

    Waxaa laga yaabaa in wiilka laga qariyay in hooyadiis Abgaal tahay, loona sheegay in hooyo kale dhashay, balse haddii uu ogyahay uuna noolyahay wuu soo raadin doonaa, Hooyo macaan Ciyaar ma aha ee allaha u sahlo wiilkeeda.

    • @xuseenibraahim6399
      @xuseenibraahim6399 6 วันที่ผ่านมา +1

      wll wiilka wiilka neyroobi ayo kudhintya ladhahy aabahiisna sido kale somaliyo kudhinty alle haunaxariisto 🤲

  • @umushuraim6426
    @umushuraim6426 6 วันที่ผ่านมา +4

    Waa.,nin.weyn.xaqa.allaha.tuso

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 6 วันที่ผ่านมา +3

    annaga hadaa nahay reer konfur qabiil ma kaseyn hada cumar mahamud iyo awrtable ayey is korsaartay odagii daarood bey wadaagaan mm u sax qabiilka

  • @ashawooo
    @ashawooo 7 วันที่ผ่านมา +4

    illahaya ha ku sahala Wiilkaga rabina ha ku soo fudey mamma Wiilkaga

  • @ubaxshiiqow5234
    @ubaxshiiqow5234 7 วันที่ผ่านมา +7

    Maxamuud kadawe waa abtigey allahana u naxariisto hada waa u dhintay mamadana waxay shegayso waxna waka run waxna ka been

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 6 วันที่ผ่านมา +5

      Walaal wiilkeeda ku xiriiri waa hooyo adigoo mahadsan soomaali waa mid

    • @Abdi-o9h
      @Abdi-o9h 6 วันที่ผ่านมา +3

      Alla u sheg wilkeda odaygas waba kala tagene

    • @maryanaxmed5275
      @maryanaxmed5275 6 วันที่ผ่านมา +2

      Mamada been ma sheegin Dacad nimadeeda fiiri Cumar Max’ud iyo Awrtable ayey isku darsatay sorry Abgaal iska fur ayaa lagu yiri oo walidkiis ka timid ilmahina wuu qaatay ka dib sooma raadinin sow sax ma aha waxa ay sheegtay Calosheda nin lagu Uumay 😢

    • @saidmirehersi174
      @saidmirehersi174 6 วันที่ผ่านมา

      Wlsheey haddaadba taqaan waa fiicane telka kor uqaad oo u sheeg wixii aad ka ogtahay Mohamed Kadawe iyo reerkiisii

    • @OmarFarah-x4l
      @OmarFarah-x4l 2 วันที่ผ่านมา

      Wixii qalada ka gudub walal wa beer wax dhalay wilkii geri iyo nolol mid usheeg abtigana ha cafiso maada aya manty nol

  • @aminafarah3686
    @aminafarah3686 7 วันที่ผ่านมา +10

    Cabdicsziiz artabele iyo cumarmaxmuud ismalaha darood bay isugu imaadaan 😅

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 6 วันที่ผ่านมา +2

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga hooyo somaaliyeed amiiin amiiin yaarabi

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 6 วันที่ผ่านมา +2

    Bismilah usahlo canugeeda😊😅😢❤🎉😢

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 7 วันที่ผ่านมา +2

    Haduu nolyahay waa qofweyn isaga ayaaba maqlaya, barnamijka, ama eheladiisa, wey sheegtey, magacyadooda

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 6 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allaah she loog 6o years old Alxamdilaah ❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha u sahlo maamada, bi idni Allah kariim

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 6 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha subxaana watacaala haku sahlo yaa rabi ❤

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahey ha u soo sahlo. Hana u fududeeyo.

  • @maryannmohamoud7213
    @maryannmohamoud7213 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay mamadan ha usahlo wiilkeedii oo nabad qaba Amiin yaa Rabi.

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 6 วันที่ผ่านมา +2

    Alaha u sahlo hooyadaan wiilkeeda si deg deg ah cuqdana ha qaadin soomaali waa isku mid muslimiin alxamdu lilaah sharciga islaanka ayaa nawada xukumo

  • @Raho339
    @Raho339 5 วันที่ผ่านมา

    ILaahay Hakuusoodhaweeyo Hooyo Macaan Waadheli Bidmilaahi Kariim Sida Uugudhaqsaha Badan Waad Isheleysaan Insha Allaah Hooyo Mcn❤️❣️

  • @farxiyobibi2576
    @farxiyobibi2576 6 วันที่ผ่านมา +3

    Ax wiilkaas iyo aabihiisba way dhinteen mamo ilahy ha unaxaristo uso ducee

    • @kowsarhassan4756
      @kowsarhassan4756 5 วันที่ผ่านมา

      Ma taqaantey

    • @QamarAbdi-p8q
      @QamarAbdi-p8q วันที่ผ่านมา

      Wllo mataqana allah miya kugu og iney dinten. Mise

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 6 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha u sahlo wiilkeeda hooyada

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 7 วันที่ผ่านมา +4

    Wiilkan la radonayow hoyada waa jannadada so wac

    • @nasreinahmed1001
      @nasreinahmed1001 6 วันที่ผ่านมา

      Wllo wiilka wuu dhimtey Nairobi ayuu Mar hore ku dhintey

    • @LearnEnglish-gw4hu
      @LearnEnglish-gw4hu 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@nasreinahmed1001goormuu dhintay abyo ma hubtaa

  • @rimaaseey
    @rimaaseey 7 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha usoo sahlo wiilkeeda maamadaan iyo inta islaam ah ee ehelkooda ka maqanyahay yaa rabbil caalamiin

  • @beautyofthequranmiracles730
    @beautyofthequranmiracles730 4 วันที่ผ่านมา

    ASC SXB
    ILAAHAY KA BAQ
    Ciwaan ka sax maha sida ushigaysid waaqalad mama da Kuma Ayman dhihin nacayb qabiil but iiga maqanyahay ee BADAL CIWANKA FADLAN NACAYB HA ABUURIN
    Jazaka lahu Khayr

  • @Raho339
    @Raho339 5 วันที่ผ่านมา

    ILaahay Hakuusoodhaweeyo Waad Heli Maamo Sida Ugudhaqsaha Badan Insha Allaah

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 7 วันที่ผ่านมา +4

    Suubxaan Allaah😢

  • @hawonassir6663
    @hawonassir6663 7 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha usahlo agayoo nabad qabana haysu keeno

  • @فاطمهمحمدحسنيوسف
    @فاطمهمحمدحسنيوسف 3 วันที่ผ่านมา +1

    Adoo wayn baa qurux badan dahay ilaahay ha ku xafido awrtable hooyo waa laguu soo celiyey in kasdoo gacandaada fiican waa kuu duceynaa waa helee

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 วันที่ผ่านมา

      wiilka iyo aabihiiba waa dhinteen allaha u naxariisto dad familkooda ah ayaa soo qoray weliba dhowr qof

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 4 วันที่ผ่านมา

    Awrtable iyo Cumar Mohamud shaqo iskuma lahan

  • @degan4
    @degan4 7 วันที่ผ่านมา +5

    Hooyo Allah kuu sahlo wiilkaaga😢😢😢😢😢
    Abbé wiilka waa lagula dhalay, hooyadiis u ogolaaw please😢😢😢

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 6 วันที่ผ่านมา

      Wuu dhintay abyo wiilkaas aabihiisna dhawan bu dhintay

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 6 วันที่ผ่านมา

      Allah u naxaristo wilka iyo abihis lakin u shega islanta

    • @LearnEnglish-gw4hu
      @LearnEnglish-gw4hu 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@fatimadagan8541abyo yaa kuu sheege ma taqaanaa adi😢 goormuu dhintay wiilka plz jawaab qaali😢

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 วันที่ผ่านมา

      @@fatimadagan8541 walal wiilka walaladii mataqaan taa

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 วันที่ผ่านมา

      @@fatimadagan8541 adiga awrtable miyaa tahay

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 7 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha ushlo wiilkeeda

  • @SurprisedLava-vf7mm
    @SurprisedLava-vf7mm 6 วันที่ผ่านมา +2

    Aloow usoo sahal

  • @shukriibrahim749
    @shukriibrahim749 7 วันที่ผ่านมา +3

    Illahay ha ku so sahlo hooyo ya Allah

  • @bushraaliseid181
    @bushraaliseid181 3 วันที่ผ่านมา

    Waa ii kow awrtable iyo cumar maxamud inay labo qabiil kala yihiin maashaa Allah qabiilada soomaaliyeed oo dhan barakeeyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 วันที่ผ่านมา +1

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dad badan baa soo qoraya wiilku inuu dhintay walaalayalow maamada waca una sheega sida wax u dhaceen.

  • @abdiali2478
    @abdiali2478 7 วันที่ผ่านมา +3

    Hooyo ilaahay hakuu sahlo but waa su aale haduu caafimaad qabo ama uu dhiman muxuu hooyadii uraad san la yahay .ama uu san qurabaha beerta ku galin just it's question?

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 7 วันที่ผ่านมา

      Iyada wa rer badiyo asagana ilmo yarbu aha su u radiyo way adkayd teda kale ya og xata inu maskaxda ka jiran yahay malaha xun ma ficna

    • @QoronSheikhahmed
      @QoronSheikhahmed 6 วันที่ผ่านมา

      wiilkn waa dhinty abihiisna waa dhinty Allh uwada naxariisto

  • @MachiroDoku
    @MachiroDoku 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢 waan ka xumahay hooyo Allaha u naxariisto wiilkaaga

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 6 วันที่ผ่านมา +2

    Alahakuusahlo

  • @LadiifoMohamed
    @LadiifoMohamed 5 วันที่ผ่านมา

    Hooyo alhakusahlo ilaahey qalbiga hakuqaboojiyo

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272 4 วันที่ผ่านมา

    Awrtable waa yuusuf Daarood Cumar maxamuud maaha

  • @maan732
    @maan732 5 วันที่ผ่านมา

    Arbtableh maha cumar maxamud ee waaa daarood ciise daarood baa,la dhehaa

  • @ubaxsalad4891
    @ubaxsalad4891 5 วันที่ผ่านมา

    War xiliga ay is guursadeen qabiil lama aqoon sidaa ayay u kala garan la dahay labada qabiil hooyo allaah ha uhiiliyo wiilka qudhiisa in uuwaayay meel uu kala xariiro ayaa suura gala allaaw isu keen dadka is shalay ee is waayay waayo badan

  • @foozia426
    @foozia426 7 วันที่ผ่านมา +3

    Subxanallaah

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 3 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ku sahlo waliidkaga hooyo macaan

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 6 วันที่ผ่านมา

    Illahey hakuu sahlo hoyo wiilkagi

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 2 วันที่ผ่านมา

    Waxa aan xallaal aheyn ayaa hooyadii iin u raadsho

  • @ArdoDahir-n2y
    @ArdoDahir-n2y 6 วันที่ผ่านมา +1

    Awrtable wuxuu ka yahay Cumar sugaal. Maamada Weeyqaladay ma aha Cumar maxamuud

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 6 วันที่ผ่านมา +1

    Xajiyadu wiileda reerki iyadan barqn baykalatagen Ilahay ha usodhowe hadunolayahy

  • @SaafiAlly
    @SaafiAlly วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 7 วันที่ผ่านมา +1

    Cidahas waa caan waad heleysaa insha alaah

  • @khadramuse1218
    @khadramuse1218 5 วันที่ผ่านมา

    Illoh usahal

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 7 วันที่ผ่านมา +1

    Awrtable Cumarmaxamuud kama baxaan ee waa laga qabiil oo kala duvan.

  • @hawahassan5450
    @hawahassan5450 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa layaqaan kadawo abdi alle hawnaxariistee

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 2 วันที่ผ่านมา

    Allaha u soo sahlo wiilkeeda

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 6 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkk.Curmaxamuud bey ka baxaan ku lahaa.
    Waa laf la siman waa yuusuf Daarood.

  • @FadumaTumaye
    @FadumaTumaye 4 วันที่ผ่านมา

    Alle ha kuu sahlo hooyo macan

  • @ahado3116
    @ahado3116 5 วันที่ผ่านมา

    Mahamud Cumar maxamuud

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 7 วันที่ผ่านมา +5

    Maasha alaah reer kadawe waan u sher gareeyay hadeeyba iyagaa yihiin sida ugu dhaqsaha badan beey u hili doonaa maamada cabdicasiis Riyel ilaah aduunyo naxariis aaqiro janadii ferdoowso alaha noogu bishaareeyo Aaamiin yaarabi

    • @FalastiinUpduqadir
      @FalastiinUpduqadir 6 วันที่ผ่านมา +1

      Amiin yaa rabi 🤲

    • @maryanaxmed5275
      @maryanaxmed5275 6 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid Abaayo lakiin Comment tiga Dadka qaar baa ku jeesjesayo Ruux dhan oo caloosheda ka soo baxay raadineyso ay leeyihiin wuu dhintay ka waran geerida waa lama huraan lakiin iyada reerkii arkin cadeymo aysan helin comment uga nixi qalad waaye bal teerkii is waafaji hadii aad taqaano fadlan😢

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha u sahlo

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 6 วันที่ผ่านมา

    Caluyaale iyo garas bintoow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allaha u fududeeyo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha hakuusoosahlo wiilkaaga amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi

  • @fadumayahie6610
    @fadumayahie6610 5 วันที่ผ่านมา

    Walee reer koofur qabiil ma yaqaanaa.

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 3 วันที่ผ่านมา

      Subxaanalaah maxa reer kofur kumaagtay Anige iqabaan Oo Aan kala aqoon darood iyo halke iska sogaale shaqana kudarsan darod howshiisi ileen nin iqaba asaga iyo Ehelkii hadii Aan garanayo maxa kalo idaba dhigay tankale waqtigaan maamada Ay sheegayso dalku nabad bu ahaa qabiilkana saas loma aqon yacni layskuma riixijirin

  • @fathiaaweis5552
    @fathiaaweis5552 6 วันที่ผ่านมา

    ❤maasha Allah walaalkey hore u soco shaqo fiican ayaad bulshada U haysaa

  • @SumayaAhmed-k2w
    @SumayaAhmed-k2w 6 วันที่ผ่านมา +1

    Illhey ha u naxristo aderky wuu dhintay wiilkisana wuu dhinty mamo adn samir hka siiyo

    • @SaredoAbdi25
      @SaredoAbdi25 6 วันที่ผ่านมา

      Wll mad hubta inu dhinto

    • @SaredoAbdi25
      @SaredoAbdi25 6 วันที่ผ่านมา

      Inu dhintay

    • @salma.abdule
      @salma.abdule 4 วันที่ผ่านมา +1

      Wall hoyada wac oo uxaqiiji geerida wiilkeeda marhadad hubto waa kuu ejer iyo wanag

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 วันที่ผ่านมา +1

      inaalilaahi wa inaa ileyhi raajucuun ma dad dhintey beey maamada baafinaysey walahi waa xanuun carur buu ka tagay ba ala soo qoray caruurtiisa hala soo tuso ayeeyo

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl 6 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow u sahal wiilkeeda o nabad qaba

  • @HaweyaAhmed-o3z
    @HaweyaAhmed-o3z 6 วันที่ผ่านมา

    Mamo alle Haku sosahlo wiilkaaga

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 6 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow u soo sahal wiilkeeda.

  • @SaynabWehliye
    @SaynabWehliye 6 วันที่ผ่านมา

    Allaha usoohanuuniyo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 6 วันที่ผ่านมา

    Awrtable waa Daarood. Cumar Maxamuud isku mid ma aha. Daarood bay wadaagaan.

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 วันที่ผ่านมา

      laf awrtable ah oo cumar la yiraah baa jirta taaseey ku qaladay

  • @malakaaay
    @malakaaay 6 วันที่ผ่านมา +2

    maxay samaysey oo wiilkeedu uga maqan yahay??? ⚠️ allaa xaal iyo xaqiiq og

    • @LearnEnglish-gw4hu
      @LearnEnglish-gw4hu 6 วันที่ผ่านมา +2

      Oo mxe sameyn leheed niman badan baa jiro naagta hde furan ilmahana kareebte ma qasab baa ine wax samesay ayada

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 6 วันที่ผ่านมา +4

    FACE BOOK WAAN KU SHARE GAREEYEY INSHA ALLAAH WEY HELI

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 6 วันที่ผ่านมา

    xaaji rayeli / haa garas binto horoo umaqlijirey

    • @OmarFarah-x4l
      @OmarFarah-x4l 2 วันที่ผ่านมา

      Sxbow lkn garas bintoo maxaa ku hos jira mamadu waxay tiri ku qarinmaa wilkuna wuxu dhahay haaa

  • @ayubxordage2263
    @ayubxordage2263 7 วันที่ผ่านมา

    Wax maba arkoyobo

  • @CabdiraxmanCisman-k4j
    @CabdiraxmanCisman-k4j 7 วันที่ผ่านมา

    Awr table cumar mxmud maaha awtable majerten weye

    • @intasarabdi2187
      @intasarabdi2187 6 วันที่ผ่านมา +2

      Majerten maha yuusuf darod aladhahaa

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 6 วันที่ผ่านมา +1

      Maya walaal awrtable majeerteen maaha waa yuusuf daarood majeerteena waa kablalax daarood kor marka la aado way siman yihiin

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 6 วันที่ผ่านมา +2

    Wuu dhintay maxamed hooyo aabihiina wuu dhintay

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r 6 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkkkkkkk labo qabiil oo Daarood ku kulma maamada qoorta isu gelisey ilah hakuu soo dhoweyo mamo

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 6 วันที่ผ่านมา +2

      Barigas qabil lama aqon

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 6 วันที่ผ่านมา +5

      Maxaad ku qosli? waa HOOYO🎉💖💖🌹🌹khalad maleh!

    • @zeinab-o6r
      @zeinab-o6r 6 วันที่ผ่านมา

      @@shukri114mohammed2 yaa yiri qalad bey leedahay war baa kusoo riixaya Doqon yhy fack of

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 6 วันที่ผ่านมา

      @@zeinab-o6r😂! DOQONEEY! ENGLISH-KA SIDA LOO QORO SOO BARO! KADIB DADKA SOO CAY!

    • @zeinab-o6r
      @zeinab-o6r 6 วันที่ผ่านมา

      @@shukri114mohammed2 naa Englishka ma januu ku geyn nacas yhy diqsigaa oo meel walba ku jirta engilishkaga wase qasiisad yhy adi iyo doofaarka macnaa derejo sharmuuto yhy kor iyo goosha ka quruntey

  • @BisharaSabriye
    @BisharaSabriye 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allah U sahlo Amin Amin