Sharma Boy Ft Cabdalla Rasaas| Am Somali| Official Video 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Kusoo dhawoow Shirkadda Go Turkey and Study oo hogaanka shirkadaha soo saara visooyinka Dalka Turkey oo kala ah
    * Viso Waxbarasho
    * Visa Caafimaad
    * Viso Dalxiis
    Si aad wax macluumaad kugu filan u hesho nagala soo xiriir 0611626262 0611636363 0614656565 ama numberka gaaban 2200
    Ha hilmaaminse inaad Subscribe dhahdo barteena TH-cam nagalana socotid baraheena Bulshadda @goturkeyandstudy.
    Mahadsanid
    Message Us Go Turkey And Study on WhatsApp. wa.me/message/...
    wa.me/message/...
    TH-cam
    / @goturkeyandstudygts
    Instagram
    ...
    Facebook
    ...

ความคิดเห็น • 3.5K

  • @cimraancajab5102
    @cimraancajab5102 3 ปีที่แล้ว +2299

    Waxan arkay link
    Markan furay waaba ninki
    Erayo Amazing Ah Keep Going Pro

    • @djhaarriswritter4082
      @djhaarriswritter4082 3 ปีที่แล้ว +39

      No maseer heesta ninkii xaday miyaa ninkaas laga hadlaayo

    • @sadikmoha3993
      @sadikmoha3993 3 ปีที่แล้ว +7

      Labdii heeso hawad laga saaray ma link ba laydin so dir kadib aad futyan sas hawda uga baxayn
      Kadib waxa kacay nacab

    • @ardosheikhibrahim8722
      @ardosheikhibrahim8722 3 ปีที่แล้ว +6

      P00000000000

    • @psquarecirrow1474
      @psquarecirrow1474 3 ปีที่แล้ว +10

      bas naga dheh waa boobi rabnaa kalakiciyaha jeelka cusub 🔥🔥🔥

    • @djhaarriswritter4082
      @djhaarriswritter4082 3 ปีที่แล้ว +5

      @@sadikmoha3993 no maseer ma ahan heesta kale tee waye sxb

  • @BUuTITelevision
    @BUuTITelevision 3 ปีที่แล้ว +1189

    I am Somali wax u sheega mise waxay wax ku fahmaan ul, waan kaa waali sida Sharma Boy. Braavooooo Hees kala kac ah.

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION 3 ปีที่แล้ว +1982

    My boy sharma on fire i'm somali 🇸🇴

    • @MMCPro
      @MMCPro 3 ปีที่แล้ว +11

      Walaal Sharma Boy Alle Kasokoow waa inaad Umahad celisaa Walaalkeena @KASKEY PRODUCTION . any way Keep going The sky is the Limited.

    • @saciidcali9204
      @saciidcali9204 3 ปีที่แล้ว +2

      @@SharmaBoy hadal wAwa murti LeH

    • @juniorchannel136
      @juniorchannel136 3 ปีที่แล้ว +5

      @Walaal Hero sxpow meshan shootout laisma wedisto hada layaba inad sharma uxanaqdo oo mssg an.uqoraay muisojawabin dhahdo markaa sxp fananka sidisaba waqti sas mahayo marka sharma maxu igusojawabi layahay hauguxanaqin😂

    • @farahfarah3604
      @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +4

      Keskey adiga iyo sharma boy. Cadowga Yuu idin kala geen horay u socda. Munaafuqa badan

    • @rijaalmedia68
      @rijaalmedia68 3 ปีที่แล้ว

      Sxb heesta in adiga lagu dhiba larby sorry 😞 we love you editing bro

  • @alawialqushaibi3337
    @alawialqushaibi3337 3 ปีที่แล้ว +75

    I am Yemeni. I love Somali. I like this song even I don't understand it.

    • @nasirshakur2147
      @nasirshakur2147 2 ปีที่แล้ว

      Dabaal inaad igabaratey aheed dagal sokeeye

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 ปีที่แล้ว +499

    Sharma Nin Meel Usocda 🔥🔥🔥🙌🙌🙌🙌🙌Xamar Wuu Xoraystay Walee😂😂😂😂

    • @mohamedabdiabdulahi4641
      @mohamedabdiabdulahi4641 3 ปีที่แล้ว +3

      @@SharmaBoy sharma boy waa nin tegey walee keep going sharma boy

    • @salahmuse7464
      @salahmuse7464 3 ปีที่แล้ว +3

      Xamar xee thy aduunka buu xoreestay

    • @oteofficial9113
      @oteofficial9113 3 ปีที่แล้ว +1

      @@SharmaBoy kk

    • @cadka_lyrics
      @cadka_lyrics 3 ปีที่แล้ว +3

      @Sharma boy

    • @zayidkhan7042
      @zayidkhan7042 3 ปีที่แล้ว +1

      @@SharmaBoysxp Hees diyarinted inte kgu qadata

  • @gulledsimba2831
    @gulledsimba2831 3 ปีที่แล้ว +107

    Sharma boy intu nole jiray waa ninka ugu deeqsisan eeg wiilka yar sidu u gacan qabanayo fre

  • @freepalestine3966
    @freepalestine3966 3 ปีที่แล้ว +84

    I’m a fan of shama boy lowkey LOL! Love from Somali American to my people back home.
    🇺🇸 🇸🇴 🙏

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 3 ปีที่แล้ว +637

    Waxaagu waa waali sharma boy xamar adaa leh wax kale

    • @samsamabdilahijama3835
      @samsamabdilahijama3835 3 ปีที่แล้ว +5

      @@SharmaBoy wllhy heesaha ibar

    • @rodamohamed8195
      @rodamohamed8195 3 ปีที่แล้ว +4

      @@SharmaBoy weey sharma

    • @fatuush4576
      @fatuush4576 3 ปีที่แล้ว +3

      Asc sharma kakoobaantahay

    • @oubahawaleh4549
      @oubahawaleh4549 3 ปีที่แล้ว +2

      Sharma boy Wallahi Djibouti ban katagernaaa best singer of all Somali go ahead by The wayz Ilkacasse ur fucked up this song kamakacayssid.. full soo kariii yalugudhahe kakakakakak viva sharma boy

    • @shukriabdikafihassan4314
      @shukriabdikafihassan4314 3 ปีที่แล้ว +2

      @@SharmaBoy sjei3nfojb2i t
      Etriuc ei9fbejogneuid dxnkwuxho2h⁶💚💛🧡❤💛🧡💙💓💜💞🤎💞🐏🐑🐑🐐🦍🐕🐶🐶🐈🦄🐃🐄🦓🐽🐑🐽🐓🐔🦡

  • @honmahadabdirzak7016
    @honmahadabdirzak7016 3 ปีที่แล้ว +169

    waxa rabto no qaad wa ku qanacsantahay meel an kagaga hareno malahan 🎶🎵🔊🎸🎹🎤
    my team sharma lake 100 igarsiya🤟🔥

  • @hary0102
    @hary0102 3 ปีที่แล้ว +64

    Big Respect Sharma Boy 👑👑👑
    Sharma Boy waa Fanaankii ugu horeeyay ee soomaali ah oo wiil yar oo hibo leh kalsooni tusay garabkiisana ka soo muujiyay sidaasna ku soo saaray. Cabdala Rasaas horay u soco

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 3 ปีที่แล้ว +461

    Legend Sharma Waxaad Dhlinyrada u tahay Boqor Go Forward Legend

  • @libaaxadagalmudug7372
    @libaaxadagalmudug7372 3 ปีที่แล้ว +432

    1m views markee gaarto like haila dhaafin Sharma boy lagend inaad tahay shaki Kuma jiro inta taageryo Sharma boy ismuujiya he

  • @shantasomali1618
    @shantasomali1618 3 ปีที่แล้ว +236

    "I am Somali, waan kawaali" the best Somali rapper alive in this generation!!! Long live Sharma!🇸🇴🇸🇴

  • @Rayanbajaj
    @Rayanbajaj 3 ปีที่แล้ว +538

    Waku aminsanaahay wale🌹👍🇸🇴

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +18

    Wooow sharma boy legend, waxaan jeclahay sidaadan xaasid u ahayn oo aad caruurta U tangly in ay wax qabsadaan walahi nin walbi fiican ayaa tahay , wadankaaga ku raaxeyso sxb gobonimo Somalia hanoolaato ameen viva you sharna boy

  • @farduzshireabdull6845
    @farduzshireabdull6845 3 ปีที่แล้ว +29

    I'm from Switzerland I love somali songs💙🇸🇴

    • @naimaaliahmed8933
      @naimaaliahmed8933 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks

    • @ahmedaden3419
      @ahmedaden3419 3 ปีที่แล้ว

      You have Somali name, are you not Somali? Lol

    • @Dooro-Dooro-3491
      @Dooro-Dooro-3491 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedaden3419 maxaa kawadaa wll
      Somali matihid miyaana sister

    • @ashrafmahamoud2132
      @ashrafmahamoud2132 3 ปีที่แล้ว

      Bruh I shut up bruh it does not matter if he's from Switzerland bruh Ahmed u Toxic noob 😡😡😡💢💢💢💢💢

    • @ashrafmahamoud2132
      @ashrafmahamoud2132 3 ปีที่แล้ว

      Btw I 💕 Switzerland Thanks. some people are mean

  • @samiraabdirashid1994
    @samiraabdirashid1994 3 ปีที่แล้ว +70

    Waan dadaaali intaad i raaadinaysid is ilaaaali walaaal sharma boy waad na waaaali heestaan hdaa ku qososhay like ii Saar👈🏻👍🔥🔥🔥🔥🎶

  • @FeisalTiger
    @FeisalTiger 3 ปีที่แล้ว +9

    Am Muslim illahi ban kabaqi wana umahad naqi____Sharma Boy keep going

  • @maysaraislaam1606
    @maysaraislaam1606 3 ปีที่แล้ว +95

    Sharmo boy legend ❤️🇸🇱✌️

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 3 ปีที่แล้ว +1

      Isoo booqda dhamaantiin sxpyal sharma boy fans subscribe isara muqalkana like dheh
      th-cam.com/video/U_tGRQup41A/w-d-xo.html

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว +1

      Please sharma inta tagerto please subscrbe nagu caawiya somali weyn

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/nHtTfHRH4KU/w-d-xo.html ninku waa xariir axmed subscribka u saar

    • @naleyexaji587
      @naleyexaji587 3 ปีที่แล้ว

      Eweuolbhpöåäljf x👫👰💜💓💔💕💖

  • @kamaalali8759
    @kamaalali8759 3 ปีที่แล้ว +67

    Heestan anoon dhagesan baan kahelay kawaran legend sharma boy adbaan ku tagersanahay intii igu raacsan liketa yuu ila dhaafin 😍💋💋💋✅Viva Sharma Boy

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว

      Please sharma inta tagerto please subscrbe nagu caawiya somali weyn

    • @asiyomuuse2653
      @asiyomuuse2653 3 ปีที่แล้ว +1

      Sharma poy ani kuu hary plz aan kula heso😅😅😅😅😅

  • @rowdaabdulkadir7604
    @rowdaabdulkadir7604 3 ปีที่แล้ว +152

    2:51 my favourite part of the whole song cawa cashada madigiraa

  • @abdiyare2499
    @abdiyare2499 3 ปีที่แล้ว +31

    Cabdalla rasaas wil yar oo Talent leh keep going bro 🎤🇸🇴❤️

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 3 ปีที่แล้ว +275

    Hees tan hadey 1milyan gaarto anigana 1k like an idinka arko somali weyn🇸🇴❤🙈😂

  • @nasriin3603
    @nasriin3603 3 ปีที่แล้ว +20

    The most creative artist so far🙌🏻🙌🏻🙌🏻 cadowgaaga cagta hosteda in shaa Allah 🙌🏻

  • @anastottioffical7136
    @anastottioffical7136 3 ปีที่แล้ว +132

    SHARMA ON FIRE

  • @ebrabile2159
    @ebrabile2159 3 ปีที่แล้ว +72

    InTa iLa yaaaban sidydo kale asbuuuc waLba mid tiii hore ka shidn✌

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/pEBYqLSN_Zk/w-d-xo.html ninku waa xariir axmed

  • @bileaxmed4852
    @bileaxmed4852 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma aniga kuma tagero lakin runta hadan ka hadlo legend aya tahay, mid aya kugu darsan laha isku day dhalin yarta fanka jecel o xirfadna u leh inad garab qabato wayo adiga ma helin fursadaas marka adiga hada u bilaw waxana ku tusaya legend weligiis la war hayo o taagero ka weyn leh hada mesha maresid, teda kale heeso la samee umadaha kale aan somailada ahen sababto ah sidan aaminsanahay Somali kaliya legend uma tihidi Africa o dhan aya legend u tahay. Keep going up saxib nacabkana iyaga xita jeclow wayo iyagon ogen aye taagero kuu yihiin

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว +39

    Kng Sharma "Caawa cashada ma digiraa hooyo 🥺 maa ku jira 😀 maya sxb ani waan fikiraa raab culusaan ridaa" 💪👍❤️
    Wiilka Yar caadi maaha 🤟keep going boweH

  • @sumayoaragsan7358
    @sumayoaragsan7358 3 ปีที่แล้ว +22

    Wiil hoog puntlander qof aan adiga ahyn ma daawado sharmow horay usoco🇸🇱💔💕💚🙄🇸🇱🇸🇱🇸🇱💔💕🇸🇱🇸🇱

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว

      Please sharma inta tagerto please subscrbe nagu caawiya somali weyn

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 3 ปีที่แล้ว

      waa reer xamar

    • @bashar_10
      @bashar_10 3 ปีที่แล้ว

      Dadka uu wax ku yahay wa reer xamar🤘🏻

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว

      @@bashar_10 please subscripe nagu caawi

  • @samirohassan
    @samirohassan ปีที่แล้ว +8

    walahi willkan wa saxibkey keep going sharma iyo cabdalla

  • @akeeyyare9993
    @akeeyyare9993 3 ปีที่แล้ว +24

    War Ani Sharma Wan Ka Qeliyay Anoon Hestuu Soo Saro Dhamesan Ban Bartaa Wlhi Funy Waye Aapo Wan Ku Wataa 💔🇸🇱🇸🇱✔❤

  • @happy_________girl3744
    @happy_________girl3744 3 ปีที่แล้ว +90

    Intaa schoolka ku maqned hadee soo baxday hestan like isaar😂😂😂❤

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/pEBYqLSN_Zk/w-d-xo.html ninku waa xariir axmed

  • @fadumoosman4882
    @fadumoosman4882 3 ปีที่แล้ว +3

    Wooow Sharma boy waxaad tustay wiilka yar aad la soo heestay inuu ilkacase ku gu daydo sharma boy hor u soco ilkacase adiga nah inaad laheestid iska dhagee waad kamasertay wiilka kayar macalin kaaga waaye ee ku dayo sharma boy

  • @ccasiisyasin9590
    @ccasiisyasin9590 3 ปีที่แล้ว +59

    Sharma boy replay pro form putland gorwe🇸🇱🥰🙏

    • @axmedcali7629
      @axmedcali7629 3 ปีที่แล้ว

      Keep going c/casiis waa ku taagera

    • @heersareofficial8272
      @heersareofficial8272 3 ปีที่แล้ว

      Hahaha maamul beeleed cid wax ku faleeso ma jirto

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 3 ปีที่แล้ว +19

    Hadaad Wada Jeceshahay
    Sharma Boy❤️❤️❤️❤️❤️
    Madaxweyne Farmaajo ❤️❤️❤️❤️❤️
    Puntland🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
    Somalia❤️❤️❤️❤️😅😅😅❤️
    1Smuuji👍

  • @feysallcadde9647
    @feysallcadde9647 3 ปีที่แล้ว +3

    fanka wa murti iyomadadaalo...
    lapadaba wanka haya sharma...
    mid gabdhaha somali lagu amanayo, murti dhamestiran waye hestaas...
    kuwa kaloo badan na madadaalo, labadan kun liin dhanaan, asxan madadaalo....
    keep running young man, labadapa adan ka haynaa murtida iyo madadaalada...👍👍👍

  • @sacdiyocali9733
    @sacdiyocali9733 3 ปีที่แล้ว +12

    Inaa dadashay oo dadkaga raali kuyihiin uma baahna cadeyn waana naga washaay Sharma boy keep going 🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedabdulkadir1852
    @mohamedabdulkadir1852 3 ปีที่แล้ว +62

    I am somali, wan kaa waali, luuqaddaydu wa qaali no khiyaali! Dadkaygan ku ahay raali, aah! Waan dadaali. 😂🔥

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/pEBYqLSN_Zk/w-d-xo.html ninku waa xariir axmed

  • @nootali5401
    @nootali5401 3 ปีที่แล้ว +19

    Respect I like the way you speak Somali

  • @kifaxalii8064
    @kifaxalii8064 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxad la lamid tahay diamond platnumz our hero sharma boy much love from Nairobi 👑🥰

  • @malapowlshedmacsi2545
    @malapowlshedmacsi2545 3 ปีที่แล้ว +11

    luuqadaydu wa qaali ayyy legend sharma boy🇸🇴❤🔥

  • @bashka587
    @bashka587 3 ปีที่แล้ว +10

    Raga libintooda waa loo Qiraa
    Somali rap wax ween ayuu kabadalayaa
    Keep going Bro💪🏾

  • @kichakip2606
    @kichakip2606 3 ปีที่แล้ว +28

    SHARMA BOY WIIL QARAN QALBI WANAAG WADNIMO IYO GOBANIMO ISKU DARSADAY DADKANA KU MASHQUULIN EE DHAQANWAANG SHACABKIISA UGU DHEX JIRA GUUKAYSO OUR YOUNG LEGEND IFFIINKA DALKA🇸🇴❤ ALL TEAM SHARMA✌✌✌

  • @aadanaxmed2524
    @aadanaxmed2524 3 ปีที่แล้ว +14

    Congrats bro for 100k🥰🥰heesta wx kle cadowgaga cagta hoostis sxp Sharma🥰🥰😍

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 3 ปีที่แล้ว

      Isoo booqda dhamaantiin sxpyal sharma boy fans subscribe isara muqalkana like dheh
      th-cam.com/video/U_tGRQup41A/w-d-xo.html

  • @Edbashir
    @Edbashir 2 ปีที่แล้ว +15

    “Rap isku aadi kadib isoo raadi boolo” 🤣 gotta love sharma boy lyricism

  • @leamsii20
    @leamsii20 3 ปีที่แล้ว +22

    MASTER Sharma Boy you just discovered the music scene improves your RAP internationally

  • @adullahicaamir_official1130
    @adullahicaamir_official1130 3 ปีที่แล้ว +48

    Young Best rapper ever Sharma boY🤣🖤🤍 He's somali

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/pEBYqLSN_Zk/w-d-xo.html ninku waa xariir axmed

    • @fplupdatestipsmohanaj3035
      @fplupdatestipsmohanaj3035 3 ปีที่แล้ว

      @@Maarey59 k

    • @_AbzH
      @_AbzH 3 ปีที่แล้ว

      🤦🏾🤦🏾nigga no he not

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +10

    Sharma and Rasaas Yare On Fire❤❤🇸🇴💪🥰

  • @apdirahmanali6432
    @apdirahmanali6432 3 ปีที่แล้ว +15

    FroM germany sharma boy the Legend
    Keep going waLaL✊👏

  • @daacadstudio1764
    @daacadstudio1764 3 ปีที่แล้ว +92

    Somali Rapper sharma🔥🔥

  • @abdirahmanm6177
    @abdirahmanm6177 3 ปีที่แล้ว +4

    Sharma boy sxb aduunka dhan caan ka noqotay horay u soco ⚽⚽😚😚😚😄

  • @Fatherofali1
    @Fatherofali1 3 ปีที่แล้ว +6

    Ereyada iga dhacday kusoco waan so socda be ready sharma samadan ku sari saligad ku fadhiday an ka qaadi waan ku waali 🇸🇴💙💙

  • @nurwalal9913
    @nurwalal9913 3 ปีที่แล้ว +97

    SHARMA BOY HORMARKISA INTA JECL LOVE SAR

  • @Qosoljecel
    @Qosoljecel 3 ปีที่แล้ว +74

    cawa cashada madigiraa hoyooy maa kujiraa 1M markay gaarto...👍👍😂😂✌️✌️🔥

    • @qajo9403
      @qajo9403 3 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁😁😁😁😁😁caawaba digir cuna heestana arga

  • @sadamlibanali9466
    @sadamlibanali9466 3 ปีที่แล้ว +33

    Sharma boy fanaaan ka fcn somali masoo maridoono
    Sharma boy cmaamadaaada ma heesto 🙏🙏🙏

  • @Mahidjimale
    @Mahidjimale 3 ปีที่แล้ว +36

    Another level 🔥🎵

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 3 ปีที่แล้ว

      Isoo booqda dhamaantiin sxpyal sharma boy fans subscribe isara muqalkana like dheh
      th-cam.com/video/U_tGRQup41A/w-d-xo.html

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว

      Please sharma inta tagerto please subscrbe nagu caawiya somali weyn

  • @ahmedsheikh8228
    @ahmedsheikh8228 3 ปีที่แล้ว +11

    This is dope man! 👍. Best Somali rapper by far

  • @hanadbashiirofficial3335
    @hanadbashiirofficial3335 3 ปีที่แล้ว +39

    Daawadihii ugu horeyey hdd aragto commantigan like isaar wll🙏

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว

      Please sharma inta tagerto please subscrbe nagu caawiya somali weyn

  • @zakarieabdi8672
    @zakarieabdi8672 3 ปีที่แล้ว +57

    20 hours 20k like an other level sharma

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlh heestan we iga qoslisaa Sharma wanku wadana hada nahy ciyaalka 🇸🇴💉 xamar keep going 🌹❤️❤️❤️❤️

  • @tiktokheroes2884
    @tiktokheroes2884 3 ปีที่แล้ว +28

    Sharma magarafoonku la dhashaY 🤣🤣
    Sharma pin isaar zxp

  • @abdifitahmahamedwarsame604
    @abdifitahmahamedwarsame604 3 ปีที่แล้ว +4

    Wax kula mid ah ma jiro wxaa tahay xidiga aduuka Ee Somalia isha baxarka horay osoco xidiga cajaabka ah love from walalkaa take care

    • @abdifitahmahamedwarsame604
      @abdifitahmahamedwarsame604 3 ปีที่แล้ว +1

      bisha son ban iga badbaadi wa run kkkkkķkkk watch out youngest ma itaqaanid iska jir

  • @saciiddimograati9987
    @saciiddimograati9987 3 ปีที่แล้ว +14

    If he bags ISA, that’s a different realm. Proud

  • @GORATECH
    @GORATECH 3 ปีที่แล้ว +18

    Legendary ALWAYS LEGENDARY keep going brother

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/pEBYqLSN_Zk/w-d-xo.html ninku waa xariir axmed

  • @anseokmoha1931
    @anseokmoha1931 3 ปีที่แล้ว +99

    You're the king of somali rappers👑forever sharma boy😘😘

    • @shariifyare6165
      @shariifyare6165 3 ปีที่แล้ว

      Naaji yare

    • @zack2252
      @zack2252 3 ปีที่แล้ว +2

      No

    • @cabdifitaax6816
      @cabdifitaax6816 3 ปีที่แล้ว

      @@shariifyare6165 7777

    • @big45haret79
      @big45haret79 3 ปีที่แล้ว

      No bitch ilkacase is best Somail rapper

    • @knanshini2871
      @knanshini2871 3 ปีที่แล้ว

      @@big45haret79 Hees muu ilakacse qaada

  • @khadriiinofficial8369
    @khadriiinofficial8369 3 ปีที่แล้ว +15

    Waxaan kahelay sidaa wiilka yarkaa heesta ugu soo dartay sharma boy wiil qalbi wanaagsan ❤🥰♥️♥️♥️

  • @liban4042
    @liban4042 3 ปีที่แล้ว +15

    Adoo macawis wato hada dawaneso like iisar sharma nin weyn👍
    Like👇

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 3 ปีที่แล้ว +171

    Wllhi Billhi Tallhi hadaad dhaaraty like saaar👇

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/pEBYqLSN_Zk/w-d-xo.html ninku waa xariir axmed

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 3 ปีที่แล้ว +18

    I'm somalia and i love my country somalia🇸🇴❤

  • @mddi5610
    @mddi5610 3 ปีที่แล้ว +25

    Sharma boy 🔥🔥❤️❤️❤️

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว

      Please sharma inta tagerto please subscrbe nagu caawiya somali weyn

  • @sihamqurux970
    @sihamqurux970 3 ปีที่แล้ว +13

    Sharma boy inaba cadi mhn Chris Brown somali miyaa waaw ❤️❤️👌👌👍

    • @pittsburgh3244
      @pittsburgh3244 3 ปีที่แล้ว

      Adigana mxaathy

    • @sihamqurux970
      @sihamqurux970 3 ปีที่แล้ว

      @@pittsburgh3244 waxa ahya ayaa ahya 😂😂

  • @imanmohamed2839
    @imanmohamed2839 3 ปีที่แล้ว +15

    Keep going king
    You are a game changer 👑🙌🏽

  • @farhiodaahir193
    @farhiodaahir193 3 ปีที่แล้ว +47

    Inta wiilka yar ka heshay ismujiya waryada nacas👍

  • @hodanabdi4502
    @hodanabdi4502 3 ปีที่แล้ว +9

    I am Somali 🔥🔥🔥🤣🤣🤣🇸🇴 sharmaboy legend✌✌👍 form 🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @hibaaqsuldan1420
    @hibaaqsuldan1420 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy on another level i love yur songs bro. ..from galmudug.somali rappers waa inan soo kacay kabaqa waryaaa😎

  • @calimursal4984
    @calimursal4984 3 ปีที่แล้ว +55

    20 minutes and 10K views, Sharma Boy My Only and One Rapper, Iska Samra Xamar Sharma Boy Kaliya Aaleh😂

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว +2

      Please sharma inta tagerto please subscrbe nagu caawiya somali weyn

  • @farxiyopasto4202
    @farxiyopasto4202 3 ปีที่แล้ว +11

    Sharma boy wiil hoog keep going my wlalkyga ❤❤💯💯✌✌

  • @maxamedwiidaale6839
    @maxamedwiidaale6839 2 ปีที่แล้ว +4

    2022 1 August lix saac habeenimo aa dhageesooyaa

  • @alfananlaja_____8956
    @alfananlaja_____8956 3 ปีที่แล้ว +27

    Inta aaminsan Hestan iney Unstoppable tahy ismuujiya Hee💫✌🙋‍♂️

  • @mysterygirlmyself4818
    @mysterygirlmyself4818 3 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkkk🤣🤣🤣@Ma ogtahay wiilku waa fiqi🤣waad abtirsatee😜Am somali😍 heestaan caadi ma aha on fire 🔥

  • @nagmamohamet1706
    @nagmamohamet1706 3 ปีที่แล้ว +5

    Luqadaydu waa qali from duriyadi🇸🇴🇸🇴

  • @jamalkhalif7058
    @jamalkhalif7058 3 ปีที่แล้ว +91

    Best Somali rapper ever I've seen legend 🙌 of the legend keep going brother 🙏

  • @Elrafac
    @Elrafac 3 ปีที่แล้ว +12

    Hada igaxar wiilyahow Yar analeh Xamar🇸🇴 Sharma boy niin tagey 💯

  • @yonisabdourahman3158
    @yonisabdourahman3158 3 ปีที่แล้ว +5

    I am Djiboutian🇩🇯, I only understand a few words, 🇸🇴❤

    • @fazeice5665
      @fazeice5665 3 ปีที่แล้ว

      What kind afsomali do you speak 😂🤣

  • @wizzmkvlogs2347
    @wizzmkvlogs2347 3 ปีที่แล้ว +5

    Macalin sharma boy gar io gardaro waku wadana adaleh xamar Taas shaki kuma jiro❤️✨

  • @abdirisakjama413
    @abdirisakjama413 3 ปีที่แล้ว +6

    Ragga libintooda waa lasiiyaa xaqiiq 😇
    Sharma hore u soco wll

    • @reeqacarab
      @reeqacarab 3 ปีที่แล้ว

      Dumarkana 😄😄😄😄

  • @khadijaibrahim2000
    @khadijaibrahim2000 3 ปีที่แล้ว +9

    Legend always legend and somali always somaliaa💫🇸🇴🇸🇴😍

  • @sakariyeabdullahi8937
    @sakariyeabdullahi8937 3 ปีที่แล้ว +5

    Obviously Sharma now he's on of the best rapper keep hard working bro

  • @mohamoudmohamed952
    @mohamoudmohamed952 3 ปีที่แล้ว +42

    9k 28 minutes kusoo gaaray halkaan bal aan arko malmo kadib sidey noqon doonto like iska saar hadaa aragto qoraalkayga hhhhh

  • @asiye717
    @asiye717 3 ปีที่แล้ว +12

    Sharma boy: uqosol
    Abdale rasas: 😂😂
    Sharma boy: ugu celi
    Abadle rasas: mxaba u haray
    😂😂😂

  • @abdirahmanjirmoz9776
    @abdirahmanjirmoz9776 3 ปีที่แล้ว +9

    Long life legend sharma boY TageereH lanbar one is me Jirmoz keep going proH

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว

      Please sharma inta tagerto please subscrbe nagu caawiya somali weyn

  • @ibracosmetics
    @ibracosmetics 3 ปีที่แล้ว +12

    Sharma poy legend always legend

  • @efrahmohamed7357
    @efrahmohamed7357 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow sharma boy keep going bro it's your destiny 💯💯💯⚘⚘⚘

  • @kingarabofficial1111
    @kingarabofficial1111 3 ปีที่แล้ว +8

    Sharma Boy Leggen Ninka Xamar Shiday❤❤

    • @liicaayeofficial6613
      @liicaayeofficial6613 3 ปีที่แล้ว

      Please sharma inta tagerto please subscrbe nagu caawiya somali weyn

  • @bossalways866
    @bossalways866 3 ปีที่แล้ว +60

    Ida boss iney kusocoto inta kawarheyso like ha ila dhaafina guys

    • @hanamohazan1554
      @hanamohazan1554 3 ปีที่แล้ว

      Sharma boy magaro e dhulki sa ha iska fadhiyo ida bos sharma boy nolow 🥰

  • @farxiyooffci9032
    @farxiyooffci9032 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco wixii xoolaha la daaqana ha u joojin

  • @oscarbwoy8191
    @oscarbwoy8191 3 ปีที่แล้ว +6

    I am Somali wllhi waa eray weyn❣💋👉🇸🇴🔥✅

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +4

    Sharma boy legend nin Qalbi fiican wiil yar 13 jir ah ayuu soo caansaray

  • @khadriiinofficial8369
    @khadriiinofficial8369 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharmaa boy wiil soomali u soo baxay baatahy yaaba kula tartamaya cidna 💎❤♥️❤♥️

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +29

    *I,am Somali Somalilnder😍👑*