ARKUWAANAA SHAXAARI LEE SHEEGI KARO DHARKA DUMARKA - Yaa Guuleestey??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    TH-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay TH-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    TH-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay TH-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

ความคิดเห็น • 177

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +51

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫶🏻

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SumayaAbdilahi-ie7zw
    @SumayaAbdilahi-ie7zw หลายเดือนก่อน +59

    Akhas qof wayn oo bilaa caqliya oo madhan aa thy nio nacas yaw bila talent ga ahi wax hagaag san dadka ula imow bilaa dhaqan yow uf😢😮

  • @FaadumoXasan-wx5xy
    @FaadumoXasan-wx5xy หลายเดือนก่อน +46

    Markaad geed camal tahay oo bilaa talent tahay wa noocan

    • @XamdNuur
      @XamdNuur หลายเดือนก่อน

      Apyo ha caayin iskadaaa😢
      Waa fikradiisa❤

    • @Eva_1046
      @Eva_1046 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@XamdNuuruss uss aslada aabaha maxaa dhahaa😂

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 หลายเดือนก่อน +5

      ​@@XamdNuurfikirka kastuumo rajastiin iyo always kasoo galay xow ahaa yaahuu😏

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 หลายเดือนก่อน +4

      ​@@Marjuu7waa fikir qaldan in waxaas lala yimaado baraha bulshada subhaanalaah

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 หลายเดือนก่อน +1

      @@sabriincadey2522 haahey hduu fikir kle waaye walbo muu dharka raga soo qaato waa wasqaan🙄

  • @abdirahmaanak9611
    @abdirahmaanak9611 หลายเดือนก่อน +24

    WAR talented baa ka dhamaaday wllhi😂😂😂😂😂

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar หลายเดือนก่อน +33

    Akhas waxan bilaa dhaqankaa😏

  • @AishaFarah-c9k
    @AishaFarah-c9k หลายเดือนก่อน +27

    Waryaa ceeb maxaa camera 📷 horteedaa la imaateen war isku xishooda xishoodku waa qaaliyee 😮

  • @user-ym3nb3cx6f
    @user-ym3nb3cx6f หลายเดือนก่อน +22

    Muniir qof wangzan ayaan kumodeyey wlhi uf😮

  • @Amalhennadesings
    @Amalhennadesings หลายเดือนก่อน +17

    war nin weyn baa tahaye talent la imow dhadhan yohow

  • @user-eq6gp3hy5b
    @user-eq6gp3hy5b หลายเดือนก่อน +16

    Allah is a one ❤

  • @AdnaHaybe
    @AdnaHaybe หลายเดือนก่อน +23

    Markaa bila talent tahy wa iska sidaan

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh หลายเดือนก่อน +19

    Qof wanagsan ayaa qumodaay subxanallahb😮😮

  • @AyaanCiise-te4kc
    @AyaanCiise-te4kc หลายเดือนก่อน +15

    Waar hablo kan kala laabta subscribta wxn nijaaska e bila talent ah😂😂

    • @mumtazqurux-i1t
      @mumtazqurux-i1t หลายเดือนก่อน +2

      😮😂😂 walhi sax waye

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 หลายเดือนก่อน +2

      Awal baa uma sarin dofarkaa 😂

    • @AskBe433
      @AskBe433 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂​@@mnviepapa2003

  • @Eva_1046
    @Eva_1046 หลายเดือนก่อน +5

    faadil lee ka saaraa hanaga haleenina wiilka idinka waaba idinka filaayey wxaane🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa หลายเดือนก่อน +10

    Waar dharka noo dhig laxyahay walhi qof cadiyah Ku modayay qudhunyahow😡

  • @user-xy5ci5we3z
    @user-xy5ci5we3z หลายเดือนก่อน +12

    ilahey ka baq

  • @user-kr4bk7ne1c
    @user-kr4bk7ne1c หลายเดือนก่อน +7

    Muniir cawa waakunacney😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmaanak9611
    @abdirahmaanak9611 หลายเดือนก่อน +5

    Faadil waa yaabn yahy😂😂😂😂

  • @user-eq6gp3hy5b
    @user-eq6gp3hy5b หลายเดือนก่อน +8

    War isla xishooo qof weyn baad tahee

  • @KhadraCismaanghy
    @KhadraCismaanghy หลายเดือนก่อน +2

    War walal waxaan waa wax laga xishoodo cid wax kuu sheegtana ma wayday 🤔😱😱

  • @amiiramohamedclraxmaan
    @amiiramohamedclraxmaan หลายเดือนก่อน +10

    Subxaanlh waxaa jalanji mia😮😮

  • @ShukriAsadjiirow
    @ShukriAsadjiirow หลายเดือนก่อน +2

    Wll horta hal mar oo qaldanty kugu heesano lkn wll waxan wax dad lala hor imado ma aha wll mcn hda nhy dumar wan ka xumany sidan kamanan fileenin waxa no aheet wiil fiican ila hda aa thy lkn wax kle la imow kuwa ka daran meesha waa keenty waxey ahadaba Game la imow waa talo leee wll mcn madaxa noo saranthy jir oo joog 👑

  • @UpdyaziizCutrone
    @UpdyaziizCutrone หลายเดือนก่อน +2

    Challenge quf la dag nookeen zxp Muniir prada

  • @FardowsonurcabdiCadey
    @FardowsonurcabdiCadey หลายเดือนก่อน +3

    xishood maadleedahay gabdho aan waxbakaasamayn baad wajigooda bandhigaysaa subxaanalaah😢

  • @Makaftanto2
    @Makaftanto2 หลายเดือนก่อน +4

    Akhas wax bila dhaqan war telant la iimaw meesha waxba kuma heeside

  • @hbnmdGgefht
    @hbnmdGgefht หลายเดือนก่อน +1

    idinkane xerta henoo halahaslee idinka dhiman wasaqyal hooyadada adshegty Wana khasarisy 🥹🥹🥹الله يهديكم

  • @user-xe8te1gv2v
    @user-xe8te1gv2v หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw scw scw scw

  • @nagadmohamedbella4697
    @nagadmohamedbella4697 หลายเดือนก่อน +1

    Yes

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 หลายเดือนก่อน +2

    Markaa Bilaa Talent Tahay Waa Iska Sidaan😂

  • @AprahamHassan
    @AprahamHassan หลายเดือนก่อน +3

    Haa caawi plz 🙏

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdulle kabo ayuu ku waashty 😂😂🤣🤣

  • @ZareedoAhmed
    @ZareedoAhmed หลายเดือนก่อน +3

    Bilaa dhaqan waxid😮😮

  • @user-qw5nm9pf2l
    @user-qw5nm9pf2l หลายเดือนก่อน +2

    War ka xishoda hablha so maliyed

  • @IimanCade
    @IimanCade หลายเดือนก่อน +5

    Muniirow maalihi hore waad fiicned oo programs xoga la dawan Karo ayaad keeni jirtay lkn 2dan beri bilaa fikrad ayaad noqotay.. War nyahw xitaa prank been ah soo duub intaa waxn cml soo duubi laheed

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa หลายเดือนก่อน +1

    Akh nijaaas baad tahay

  • @user-bl4nz6pr1v
    @user-bl4nz6pr1v หลายเดือนก่อน +3

    Muniro muqalo fani ah ama chalnge soo gali ama waresiyo waxan maficno abowe

  • @saaficabdi6757
    @saaficabdi6757 หลายเดือนก่อน +1

    Akhas waxaan bilaa dhaqanka ah arag😅😂

  • @HanaQali-qb7ok
    @HanaQali-qb7ok หลายเดือนก่อน +1

    Qofwalba malin baad uganaysa wallahi waxn kuu haystay qof wayn uf

  • @naziipasaleiban1406
    @naziipasaleiban1406 หลายเดือนก่อน

    Bilaa talent hadad maqasho waa kan walhi Marka horeba kuma dawan jirine bal maxa iika kenay acudu bila

  • @SuhuurAli-ry1lx
    @SuhuurAli-ry1lx 24 วันที่ผ่านมา

    Aqas badhnaagood😝😝😝😲😲😲

  • @user-kp4cw9bc8i
    @user-kp4cw9bc8i หลายเดือนก่อน

    Waxan bila dhaqanka aaan xishooneyn 😮 wlhi ceep waayey waxn 😊 qof weyn oo madhan ayaaad thy😮

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 หลายเดือนก่อน +2

    Muniir balaayo qaab daran hakula kacdee rajastiin kastuumo iyo always miyaa maanta view ku raadinee aqas labalabo gasho intaad soo qaadatey wx kle kuuma harine labeebyahow aqas caleyk😏

  • @AarsatoAarsato
    @AarsatoAarsato หลายเดือนก่อน

    Waxaan talent miyaaneh 😂❤

  • @sacdiyoxishood3498
    @sacdiyoxishood3498 หลายเดือนก่อน

    Wilka maxa karabtin dharka kuwa suqa ku gado sow rag maha yab😂😂😂❤

  • @user-ru5to6km1i
    @user-ru5to6km1i หลายเดือนก่อน +1

    Akhas ma heerkasa gaadhay waar waxini waa akhlaaq xumee is la xishood

  • @Ayaandhawrsn
    @Ayaandhawrsn หลายเดือนก่อน

    Qof fiicn ba ku modayay waxay sidani😮

  • @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
    @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k หลายเดือนก่อน +1

    Qof intaa ka weynban ku moodaye nooca ma thy🥱😂😂😂

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน

    Maqaayad aaa lala fadhiyaaa dhaqan darada dadku markay qurbo imaadan weys badalan

  • @Sihaam645
    @Sihaam645 หลายเดือนก่อน +2

    Waxuu noola imaaday bal eega aqas

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 หลายเดือนก่อน +1

    Kaboo kuqafiife 😅cabdul😂😂

  • @YaasmiinAbdihajji
    @YaasmiinAbdihajji หลายเดือนก่อน +1

    Waxan maxaa ye😢😂😂😂

  • @user-ec6dx5km6n
    @user-ec6dx5km6n หลายเดือนก่อน +1

    Maxa wayah sidawamax 😂😂

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah

  • @user-hd7rb5cz8t
    @user-hd7rb5cz8t หลายเดือนก่อน +1

    Waryada aduunkainunikuyarada Maa afarienasokashen

  • @CaaishaCabaas
    @CaaishaCabaas หลายเดือนก่อน +3

    حسبنا الله ونعم و كيل😥😥

  • @SamiiraCali-q8j
    @SamiiraCali-q8j หลายเดือนก่อน

    Akhas waxan bilaa xishoodka

  • @11naa44
    @11naa44 หลายเดือนก่อน

    Challenge cunto Malaysia iyo chinese so tijaabi muniirow adi iyo kashka

  • @amiiraqurux9421
    @amiiraqurux9421 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqan xumadii oo qofa

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh หลายเดือนก่อน +3

    Team munir on like 😊😊

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo หลายเดือนก่อน +1

    Team Sundus 27❤

  • @salemaansalee9411
    @salemaansalee9411 หลายเดือนก่อน +1

    Xishow ninyahow waxad wax kaloo badan lasameyo aya jiro

  • @wardamohamedhusen9278
    @wardamohamedhusen9278 หลายเดือนก่อน +1

    View dumarkii subxanallah 😢😢

  • @nafisobaashi2668
    @nafisobaashi2668 หลายเดือนก่อน

    Gacameey waan Ku salamay 😅😅😅

  • @farahmohamoud6417
    @farahmohamoud6417 หลายเดือนก่อน

    kkkkkk alaabti hablihiina mu camal ka zo galy 😮

  • @SalmaAbdifitah-zy6jn
    @SalmaAbdifitah-zy6jn หลายเดือนก่อน +2

    Wasaq aan dhaqan laheen aqas 😏see ujoogeen wx ee keneen wr nin wenathy telant laimaw into gabdha kumashquuli laheed uf😏

  • @user-oe5vy3hb1w
    @user-oe5vy3hb1w หลายเดือนก่อน

    Caab😮😮

  • @Muwaahipabdisalaan
    @Muwaahipabdisalaan หลายเดือนก่อน

    Bilaa akhlaaqduba waa ka muniirka raga kle way xishoonayaan ama wu foorasanayaa

  • @haniabdulle88
    @haniabdulle88 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂dadkii dhan wayku kaceen muniir caawa bisinka, kaqafiifiya wiikku dhar uun buu meesha keenay dharna waa caadi nin kasta iyo naag kasta baa dhar xirtee wah, everything is shameful in our community yaab hadana dharkiibaa ceeb lagadhigaa miyaa war caadi iska dhiga

  • @IstaSaid
    @IstaSaid 27 วันที่ผ่านมา

    Caqli yeelo doqonyahy bila talent ga ah😏🤭

  • @user-tt5qd7px6p
    @user-tt5qd7px6p หลายเดือนก่อน

    Lagends ❤

  • @Aishamohmed2244
    @Aishamohmed2244 หลายเดือนก่อน +2

    Views kii ma inaga kii so galay😂

  • @SumaysaidMohamed
    @SumaysaidMohamed หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @user-ll1gh5xt1t
    @user-ll1gh5xt1t หลายเดือนก่อน

    Idiley cadey bolo iicamira😂

  • @mahdihassan4580
    @mahdihassan4580 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-zk6tm6vq1n
    @user-zk6tm6vq1n หลายเดือนก่อน +1

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz plz ❤❤❤❤❤

  • @MuhaahibMaxamed
    @MuhaahibMaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Wax bilaa dhaqana tahy😂😂

    • @Footballer1165
      @Footballer1165 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 mxa dhacy wll dhar wye

    • @MuhaahibMaxamed
      @MuhaahibMaxamed หลายเดือนก่อน

      @@Footballer1165 😅😅😅

  • @user-vq6zm6bs1f
    @user-vq6zm6bs1f หลายเดือนก่อน

    Kkkkk😂😂

  • @SucaadoabdiSiman
    @SucaadoabdiSiman หลายเดือนก่อน +1

    🤫🤫😏😏😏😏😏😏😏😏😏😮

  • @FaisoMohamed-l5w
    @FaisoMohamed-l5w หลายเดือนก่อน

    😢

  • @SamaraQurux-p7j
    @SamaraQurux-p7j หลายเดือนก่อน

    dhaqan xumaa wuxu😏😏

  • @ridwaannasir3514
    @ridwaannasir3514 หลายเดือนก่อน +1

    Kashka wuu caqli badan yahay

  • @user-st8sf5pj9m
    @user-st8sf5pj9m หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XamdiMohamutt-en8kl
    @XamdiMohamutt-en8kl 20 วันที่ผ่านมา

    Waxan day bila dhaqanka uuf😏😏

  • @FaisoMohamed-l5w
    @FaisoMohamed-l5w หลายเดือนก่อน

    Sidas miya leskucewana waa kaxumahaye

  • @MabzuudMaxamed-v9j
    @MabzuudMaxamed-v9j หลายเดือนก่อน

    all niyo khashka wuu iga qosliya

  • @Ikerq
    @Ikerq หลายเดือนก่อน

    This video is wrong please where the haya

  • @user-zz9tr6jm5n
    @user-zz9tr6jm5n หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂😂

  • @beynimaxamedBeynicdy-sk2tf
    @beynimaxamedBeynicdy-sk2tf หลายเดือนก่อน

    War maxaa niga galay muniir wuxuu soo galiyo asaa joska iska leh uma kadhamaada

  • @HaboonNuura-e4w
    @HaboonNuura-e4w หลายเดือนก่อน

    😮😂😂😂

  • @nimco2
    @nimco2 หลายเดือนก่อน

    wxan bilaa dhaqanka ah

  • @AloneSuhayb
    @AloneSuhayb หลายเดือนก่อน

    ❤😂

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 หลายเดือนก่อน

    Noi xishoon maysiiid wxy waxn kam filayn munir Sxb bila talanti miyad noqoday nagmad xishoon uf wa qald ad gashay waxkle ila adi bildhaqantihin Lkn fadil noga saar

  • @IlhaanSaleebaan
    @IlhaanSaleebaan หลายเดือนก่อน

    Ba ay war maxaa siya

  • @MaxamedFaarax-sd7iu
    @MaxamedFaarax-sd7iu หลายเดือนก่อน +1

    DHARKA habartiin Miya idin leh 😂 Xalomoyinka maxa Haayo 😂😂

  • @Maskiinka
    @Maskiinka หลายเดือนก่อน +1

    Mumiiir zxip 25 dollar igu cawi

  • @munahassan5045
    @munahassan5045 หลายเดือนก่อน

    Wara aad ayaa u dhaqan xun thy uf uf uf uf

  • @NuuroMohamed-id4nl
    @NuuroMohamed-id4nl หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤cadnan❤

  • @user-ll1gh5xt1t
    @user-ll1gh5xt1t หลายเดือนก่อน

    Afey😂😂😂😂😂😂

  • @user-pv4xj3mv9y
    @user-pv4xj3mv9y หลายเดือนก่อน

    Wall waxn naga dhafa hee wa dhaqn xume oo wax daka u f ka faiidaystan no ken bowe maxa ka qaldan ila anagi na socotaye

  • @kowsarahmed-t6s
    @kowsarahmed-t6s หลายเดือนก่อน

    Wa edeb daran tihiin 😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 หลายเดือนก่อน

    Waxan day bila Dhaqanka uf😏😏