Film || Inkasto Gabar yar eheyd hadana waxay noqoneysa qofka ugu Fiican Chess-ka || ‎

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Copyright Disclaimer
    Under Section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational or personal use tips the balance in favor of fair use."
    ________________________________________________
    ⚠️Remember⚠️
    ________________________________________________
    This Channel DOES NOT Promote or encourage Any illegal activities , all contents provided by This Channel is meant for ENT PURPOSE only Hope You Understand It.
    -------------------------------------------
    THANKS FOR WATCHING OUR VIDEOS
    ______________________________________________
    For Copyright Issue Please Contact Me Here
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    (Libanmohamedyusuf@gmail.com)
    Free Hastings......
    #liibaanpro #liibaan #pro #osmaanxidig #somalirecap

ความคิดเห็น • 85

  • @MrLiibaan
    @MrLiibaan ปีที่แล้ว +40

    Awoowayal Like isaga dharbaaxa muuqaalka👍

  • @munoamiikemunomuno8872
    @munoamiikemunomuno8872 ปีที่แล้ว +10

    Run ahan tii wacajib filim Kan Wana filim aad uquruxbadan wayo waxuu natusaya inuu qof waliba qibradisa ka Gul Gari Karo haduu isku day sameyo filimkana wan ka helay wall
    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😍😍

  • @hoganali675
    @hoganali675 ปีที่แล้ว +22

    Aaway dadkii nabiga jeclaa scw

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac หลายเดือนก่อน +1

    Nabiĝa ugu naxarista badnay waa Nabigena muxamad caleyhi salaatu wasalaam 😢🎉🎉❤❤❤

  • @Yazzer_obdi
    @Yazzer_obdi ปีที่แล้ว +7

    Shbb wlhi si fcn udhamEystiRay Filmka wanan ka hely🙌🐐

  • @Miimi018
    @Miimi018 10 หลายเดือนก่อน +4

    Keep going pro❤😊

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 ปีที่แล้ว +6

    Inkastoo filim tahay hadana qofkasta wuxuu awooda saaro aaqir waaku guleystaa

  • @abdihavidsalat22
    @abdihavidsalat22 ปีที่แล้ว +4

    Top weeye

  • @shadam3307
    @shadam3307 ปีที่แล้ว +3

    Waa film fiican

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro🤴✌️

  • @iqrofaaraxiqrofaarax
    @iqrofaaraxiqrofaarax ปีที่แล้ว +5

    ❣️🙏sobadi wll

  • @yoyotae0987
    @yoyotae0987 ปีที่แล้ว +3

    Wowo filim iyo badh waaye Aflamta nocan ah nosobadi wll majadsanid

  • @badragadar7937
    @badragadar7937 ปีที่แล้ว +2

    Noo soo baadi wll filmta dhirigelinta ah

  • @yuusufmaxamuud7709
    @yuusufmaxamuud7709 ปีที่แล้ว +5

    Wax fiican weeyean zxb

  • @xamdihasan
    @xamdihasan ปีที่แล้ว +4

    Legend filimada Macyadoda ma taqaanido kuso qor ama kuso dar hadalka

    • @LiibaanPro
      @LiibaanPro  ปีที่แล้ว +1

      Qeybta danbe ayaan mar walba ku sheegaa

  • @Turbo-tech876
    @Turbo-tech876 ปีที่แล้ว +4

    Golden voice salamullah 😍

  • @umalkhayrsiciid4700
    @umalkhayrsiciid4700 ปีที่แล้ว +3

    Thanks bro 😊

  • @jimin-vi4ux
    @jimin-vi4ux ปีที่แล้ว +6

    I love your movie also your choice💜💜🇰🇷🇰🇷

  • @amranqurux3799
    @amranqurux3799 ปีที่แล้ว +2

    Aad io ad ayan uga hela filimada tartanka waliba chess nozo radi kuwo tartan tnx

    • @LiibaanPro
      @LiibaanPro  ปีที่แล้ว

      insha'Allah ukhtiH🙏❤️👑

    • @amranqurux3799
      @amranqurux3799 ปีที่แล้ว

      Okay HoRay UzocO

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 ปีที่แล้ว +2

    adigo mhdsn ciyartn magcedu wa iskako

  • @ikriishquruxle4231
    @ikriishquruxle4231 10 หลายเดือนก่อน

    masha allah❤❤🎉🎉

  • @maryanmaxamed472
    @maryanmaxamed472 ปีที่แล้ว +3

    Film dareenkiisa wata weeye

  • @YG_HAIDER
    @YG_HAIDER ปีที่แล้ว +2

    Guuleyso sxp liibaan 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @rushdiramadan3246
    @rushdiramadan3246 ปีที่แล้ว +1

    Nice movie 🎬 Queen Gambait 👸 I like 👍

  • @ruyaalieruya6662
    @ruyaalieruya6662 ปีที่แล้ว +2

    wow 👌

  • @khadarkhadarkhadar8247
    @khadarkhadarkhadar8247 ปีที่แล้ว +3

    Golopa to chalsea

  • @adnodaahir9954
    @adnodaahir9954 ปีที่แล้ว +3

    Ciyarta wan jecelhy ☺️🌹

  • @abdirisaakmostafe4469
    @abdirisaakmostafe4469 ปีที่แล้ว +1

    Wn ka helay bro adna thanks

  • @sumayoabdi7888
    @sumayoabdi7888 ปีที่แล้ว +3

    Filmka magacii wll pls isheg waraba kudhaqso

    • @LiibaanPro
      @LiibaanPro  ปีที่แล้ว

      Qeybta danbe ku sheegaa mar walba, waana ( Queen Gambit )

  • @asmaabdi1333
    @asmaabdi1333 ปีที่แล้ว +1

    Filimantan nocno kle so badi walalow

  • @Janno66
    @Janno66 ปีที่แล้ว +4

    Hay wll maxaa kuhelay horay ayaa usoo gelise beeh🙄

    • @LiibaanPro
      @LiibaanPro  ปีที่แล้ว +1

      Haa lkn kan waa mid isku xiran

    • @Janno66
      @Janno66 ปีที่แล้ว +1

      @@LiibaanPro sorry ma eegin intuu soconayo😶😂

  • @yuusufyuufaa6502
    @yuusufyuufaa6502 ปีที่แล้ว +3

    Kuuriyada koofureed iyo kuuriyada waqooyi dagaalkooda

  • @Vivienne120
    @Vivienne120 ปีที่แล้ว +4

    Si kasto isku kibrisan anaga cagahena ma dhafesin 😏😏😏😏

  • @marwaankhadar98
    @marwaankhadar98 ปีที่แล้ว +3

    Sxb maxaa ku helay waad kusoo celisee

  • @sumayasiidcali
    @sumayasiidcali ปีที่แล้ว +3

    ciyaarta magaceeda

  • @caqiilsaacid74
    @caqiilsaacid74 ปีที่แล้ว +3

    Asc

  • @abshir1xbet211
    @abshir1xbet211 ปีที่แล้ว

    Waa jeclahay ciyaarta

  • @bashkamadaxanafuranmaxaala7006
    @bashkamadaxanafuranmaxaala7006 ปีที่แล้ว

    Filimka magicisa

  • @maxameddiini8279
    @maxameddiini8279 ปีที่แล้ว +2

    Sxb aadbey uxiseeyan dadku shekoyinka laxirira guusha marka adine inoo soobadi flimantan oo kale

  • @clwaaxidmoha8299
    @clwaaxidmoha8299 ปีที่แล้ว +4

    Rbli😢😢ple

  • @HananBym
    @HananBym 10 หลายเดือนก่อน +2

    anigu waxaan uralaha hablaha chance aa lasiiyou give them chance at least maybe we better more and more than man let me honest idk why the most the people believe we can’t do nothing just stay youre home especially somali not other country let be honest

  • @sabrinahassan5547
    @sabrinahassan5547 ปีที่แล้ว +3

    So beautiful familys

  • @abdisamadxaredhilowle9317
    @abdisamadxaredhilowle9317 ปีที่แล้ว +3

    Filimka magaciis sxip

    • @LiibaanPro
      @LiibaanPro  ปีที่แล้ว

      Dhamaadka muuqaalka ka eeg

  • @zahurnadamiye
    @zahurnadamiye ปีที่แล้ว +1

    💕💕👌🏿

  • @asmaayaxye9149
    @asmaayaxye9149 ปีที่แล้ว +4

    Us waryaa anaaba kabadiya maxaad kahadlaysaa dulinimo ayaada igudishay 😤😤😤

  • @naimaqurux774
    @naimaqurux774 ปีที่แล้ว +2

    Wanka helay🥰

  • @MedAmin-zc5gs
    @MedAmin-zc5gs หลายเดือนก่อน

    Sxb waa forsad cajib ah 😊😊😊

  • @abdirahmanmohamed7994
    @abdirahmanmohamed7994 10 หลายเดือนก่อน

    Wow waa filim cajiib ah omg😱😱😱

  • @canabcali9777
    @canabcali9777 ปีที่แล้ว +2

    M.a wll waxbadan ayaa laga Faaidaya sida in aan waliga laga Niya jabin hamigaga iyo riyooyinkaga 😇

  • @shukriabuukar3568
    @shukriabuukar3568 10 หลายเดือนก่อน

    Vgd🎉🎉🎉🎉🎉

  • @farxiyoaxmad1276
    @farxiyoaxmad1276 ปีที่แล้ว +1

    Imoshinal dhaameej yaah waxaasmaabilaawday niyahoow

  • @farxaanwali4651
    @farxaanwali4651 ปีที่แล้ว +1

    111

  • @user-fv3bd5xj7x
    @user-fv3bd5xj7x 10 หลายเดือนก่อน

    😊😊❤❤

  • @user-gk8gp2vz3r
    @user-gk8gp2vz3r 5 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊

  • @Ladan-bv5su
    @Ladan-bv5su 2 หลายเดือนก่อน

    Aad baan oo gahelayfilimkan

  • @OsmanMahdi-c4t
    @OsmanMahdi-c4t 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hi Judy will figure un

  • @zawdafuadmaxamed8166
    @zawdafuadmaxamed8166 10 หลายเดือนก่อน

    Filimaanta oo kale wamacan inosobadi

  • @barodiintada9551
    @barodiintada9551 ปีที่แล้ว +1

    ishcala films

  • @hakiimzack9320
    @hakiimzack9320 ปีที่แล้ว +2

    Filmkan magaciisu maxy

  • @suleimanabdullahijama8242
    @suleimanabdullahijama8242 10 หลายเดือนก่อน +1

    Add. a. Co

  • @sadiaomarhilowle3435
    @sadiaomarhilowle3435 ปีที่แล้ว

    Maficno😢

  • @user-sc5uo3tp6x
    @user-sc5uo3tp6x ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamadfitaax1034
    @mohamadfitaax1034 ปีที่แล้ว +4

    Hi guys🦍🍂

  • @user-sc5uo3tp6x
    @user-sc5uo3tp6x ปีที่แล้ว

    😂😂