GOLANI: Tagidiisa Sacuudiga waa u qoos-geynta damacii Iran & dhammaadka aragtidii Shiico awood leh?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025
  • GOLANI-GA SYRIA: Tagidiisa Sacuudiga waa dhimashada damacii Iran, miyaa la gaaray dhammaadka Tehran?
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

ความคิดเห็น • 26

  • @MuseJambarw
    @MuseJambarw 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Alow ku dhowr sida aad caalamka noogu xirtay msha allh

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ALLAH HA U NAXARIISTO REER FALASTIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shiicada & Calmaniyinta aya ah cadawga kowad o Islamka labadasba waxay la shaqeyan yehuda zxpna la yihin

  • @AbdimajiidMaha-j3i
    @AbdimajiidMaha-j3i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🇸🇦❤️❤️ilhay ha xafida 🇸🇦😍❤️❤️

  • @shukriabdigure9651
    @shukriabdigure9651 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc geylan media ilahayow islamka miid kadig o guul sii insha allah

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAXAN AAD U JECLAHAY
    WARKAGA WAYO
    ISLAAMKA AYAD
    AAD U JECESHAHAY

  • @AbdikafisheqnuunAbdikaafisheqn
    @AbdikafisheqnuunAbdikaafisheqn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    مات وهو امتى اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @FarxanFaysal-r2w
    @FarxanFaysal-r2w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haa

  • @AbdulkadirDaahir
    @AbdulkadirDaahir 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MADAXWEYNAHA WADANKA SUURIYA AXMED ASHARAC

  • @MaxamedyaasiinMacalin
    @MaxamedyaasiinMacalin 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shiicadu awood bey leedahay ilaahey baana siiyey. Waligeedna wey lahaaneysaa.

    • @ConfusedMansion-pv7vd
      @ConfusedMansion-pv7vd 59 นาทีที่ผ่านมา +1

      Orod usgaraca😂

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 33 นาทีที่ผ่านมา

      Shiico waa afkanool itaal baranbaro 😂😂😂

    • @MaxamedyaasiinMacalin
      @MaxamedyaasiinMacalin 32 นาทีที่ผ่านมา

      @ConfusedMansion-pv7vd kkkkkk hee ilaaheybaa siiyey, sunigana wey ka roonyihiin maanta, maxaa

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 2 นาทีที่ผ่านมา

      @@MaxamedyaasiinMacalin riyada ka kac shiico waa af kanool itaal baranbaro qeyladooda iyo gantaalaha aan qarxeyn baa run mooday 🤣🤣🤣

  • @ZayidAli-g3g
    @ZayidAli-g3g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Golaani waa dabadhilif reer galbeed ayagana wata😂

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 34 นาทีที่ผ่านมา

      Golani waa halyey Muslim ah shiico gaalo ah iyo eyaheedu ha iska ciyaan 😂😂😂😂

  • @ZayidAli-g3g
    @ZayidAli-g3g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiicada xoog Leh muslinkqna difaacda

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sucuudi cida xukuntaa ma islaam baa wa yuhuud sucuudigu sunina waxba uma hayo

  • @ZayidAli-g3g
    @ZayidAli-g3g 59 นาทีที่ผ่านมา

    Shiicada Kafican Zuniga say gaaladu magumaysato

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haddey
    Markii hore in Syria laga difaaco sunniyiinta,
    Hadda waxaa laga difaacayaa Israel,
    Iran weli hawlshii kama dhamaan,

  • @Qadani55Qadani55
    @Qadani55Qadani55 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadama muslimiintu haystaan waa daciiif is bahaysigooduna wax wayn maleenayo
    Waxaana ku ogaa kartaa sida reer falastiin loo xasuuqayo iyo inay Israel maalin cad ka adkaatay dhamaan carabtii dhaylada ku garaadsatay😅

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninka waxa uu xayaysiiya joolani gobolka dirca shalày taxriiru sham maxakaraacay

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 29 นาทีที่ผ่านมา

      Waxaas wa lasoo afjari golani 🦁 sidu Bashar iyo xulufadisi uso afjaray bu iyaga u baabinaya😂