Rooti aad u jilicsan oo sida folyada lesku dulsar saray waad ka helesan ila socda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 196

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid walaashay , talao yar baan ku siinayaa taas oo ah subdada faraha ha geline inta aad u baahan tahay ka qaado. aad iyo aad baa
    kkugu mahad celinayaa, ilaahayna caafimaad ha ku siiyo sidaas iyo nabad gelyo.

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah rootigan wuxu u egyahay dhagaxa bada laga helo caramayada oo gariirka ku dheli jirnay qurux walhi allaah ku caafiyo abaayo macanto xanunka dambi dhaaf allaaah kaga dhigo

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna 4 ปีที่แล้ว +30

    Maasha allah abaayo qurux 😋

  • @hodanmuumin7515
    @hodanmuumin7515 3 ปีที่แล้ว

    maansha allah burkaan saan uraadinayay wan helay shukri masala gacantada allaha ku barakeeyo cawaa kaso tuuraa

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah abayo keep going may Allah bless you nd protect you

  • @ayaanmaxamedcabdi5494
    @ayaanmaxamedcabdi5494 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllllah wlshy qali waan ka helay Alxmaduliilah hadii aad caafimaday allllena ha ku barakeyo gacamaha quruxeeey

  • @ummurayaan6077
    @ummurayaan6077 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo Allah hakucafiyo ishaalah kusamir xanunkada quraan Isa saar wad kaboksan donta waxa umaleynaya in ay cayuun kuhayso

  • @btj2064
    @btj2064 4 ปีที่แล้ว +17

    Abaaayo waa mahadsantahay marka hore marka labaad aadaanka ka raali noqda iska dhaaf Ha dhihin ileen naga dad aadaanka diidan ma nihin meel aa laga aadaamin aa joognaa hadaa maqalno waba noo farxad marka iska dhaaf sidaas qaladna ha ifahmin quruxeey

  • @iqroxasan2724
    @iqroxasan2724 4 ปีที่แล้ว

    Shukri maxamed cali shukri masala mahadsanid side noqotay wanku murugotay allaha kucafiyo inshllh

  • @woungyeonism
    @woungyeonism 3 ปีที่แล้ว

    Abayo which flour did you use?

  • @zamzamxaaji4564
    @zamzamxaaji4564 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha thanks qaali

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 4 ปีที่แล้ว +5

    Shugri yutubkii ugu horeyay waye an waxkabaray hadana waxaa laleyahay koobi ayay iga qadatay wale gadal kagaar war ayay hayaaaan

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 4 ปีที่แล้ว +13

    Wcs abaayo macaan mash allah cafimaat taam allah kusiyo yarab

  • @safiyodahir4316
    @safiyodahir4316 3 ปีที่แล้ว

    Abyo waxa tahay qof fican o sifican nofahan siineso m.a qer allah haku siiyo adun iyo aqiro

  • @maryanhassan2487
    @maryanhassan2487 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaahey haku cafiyo, gacantaadana haku barakeeyo AMEEN

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 4 ปีที่แล้ว

    Walashey shukri allaha cafimad tama hakusiiyo siqasa kugu duceye waliba manta waa 15 shacban waba somanahe allaha ku aqbalo waxa tahe qofa alle dartir ujeclahe qalbiwanagsan allaha nagu kulmiyo janadiisa abayo

  • @fardowsasiciid8256
    @fardowsasiciid8256 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah mahadsanid abaayo shugri caafimaad taam ah Allah haku siiyo

  • @ashro5136
    @ashro5136 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc what kind of flour are you using please tell me

  • @ubahigale5701
    @ubahigale5701 4 ปีที่แล้ว +1

    caafimaad sareecaah ayaan. Allaah. kaga baryeynaa Insha Allaah

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah illahey ha ku barakeeyo wax wanaagsan baankaa baranay hore usoco waan ku taageeraa walaashey

  • @alihasan533
    @alihasan533 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shugrii khayr allah haku siyoo aniga macalimadayda baa tahay rotigaan wan sameyey cafada waa laysku dilay masha allah

  • @mumtaasbarwanichannel9454
    @mumtaasbarwanichannel9454 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh xbbti jazakallh Kher sidad nugu faaidaysay

  • @sofiaomar2132
    @sofiaomar2132 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah baraka allaah abaayo waa kusalaamay xanuunka alle ha caafiyo biyo badan cab lugeen imbadan

  • @anisomahamud2185
    @anisomahamud2185 4 ปีที่แล้ว

    Asc shukri walala masha allah alle cimriga hakuudhereyo TH-cam kujirey madhkas isdhahayey shukri ayantan intey kabaxday wlhi islamarkiba dhacadyay

  • @sowdoabdiwahidjama9712
    @sowdoabdiwahidjama9712 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah can badaneyn qeyr allaha ku siyo qali

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 ปีที่แล้ว

    Allaha ku caafiyo Shifa Caajil Ah Allaha ku Siiyo. Aaaaaamin Aaaaaamin 🤲🤲🤲

  • @umuyasinahmed3516
    @umuyasinahmed3516 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shugra cadey ilahey hakudhowro qali caafimaad taam ah allaha kusiiyo sheeydan aa jiranin ee danbi dhaaf allaha kagadhigo amiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdulnaserabdulkadir1379
    @abdulnaserabdulkadir1379 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah my Sister hapo shukri masala Allah Haku BARAKEEYO gacantaada Caafimad igu cuna

  • @umumaahirmahamedu3ue868
    @umumaahirmahamedu3ue868 4 ปีที่แล้ว +1

    أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك
    Hooyo shugri Allah ku caafiyo
    Dembi dhaaf Alle hakaa ga dhigo

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 4 ปีที่แล้ว

    Maaanta kaaamirada weeelka hoostaa kasoo galisay abayo masha allh allha kucafiyo

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah habo shukri gacantada alle hagu barakeeyo saan udaawanaayay cunto karintaada hada cook baan noqday

    • @umuhadiyah8362
      @umuhadiyah8362 4 ปีที่แล้ว +1

      Shaafi adigana hadad cook noqotay ka kac mesha ee wilasha ufur TH-cam cooker ah hakaa faaisestaane anagana aan kunasannee

    • @shaafiofficiallmedia687
      @shaafiofficiallmedia687 4 ปีที่แล้ว +1

      @@umuhadiyah8362 insha allah walal mcn ramadaanka nila wadaagaa karinta cuntooyin kala duwan alle caafimaad iyo nabad hanagu wada gaarsiiyo dhamanteena

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว

      MashaAllah.

  • @fartacabdulahi7326
    @fartacabdulahi7326 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo mcnt Aĺle haku siyaadiyo caafimad kada qof igu qaali ah ayad tahy caafimad taama insha Allah

  • @Nimohas
    @Nimohas 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh haka barasho gacmaha huno👌

  • @mishtiimaxamed4803
    @mishtiimaxamed4803 4 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back abaayo shukri qali

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukri sharaf alle haku cafiyo

  • @muniirahassan664
    @muniirahassan664 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jimco Mubarak Shukri rabi haku shaafiyo

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shaukri sharaf illahay hakaga dhigo marki kugu danbeyay ad ado taqtar ax iska ilali markale dawoyinka rotigana inaba cadi ma ahan

  • @ayoshmohamednour3084
    @ayoshmohamednour3084 4 ปีที่แล้ว

    Wow kufaraxsnhy first one inaa noqdo mamo shukri cunto macaan akaa baranay nosoo badi

  • @raxmasulieman8338
    @raxmasulieman8338 4 ปีที่แล้ว +1

    Manzhaallh abaayo gacmaha alle haku barakeeyo

  • @xaliimamahdi2542
    @xaliimamahdi2542 4 ปีที่แล้ว

    Abayo alaah ku cafiyo inta badan dawada markaad soo gadato dhaqtarka ayaa leyska tusaa alaah ku amansado alahna kula jiro insha alaah

  • @naimaissack3859
    @naimaissack3859 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah shukrn ilahow kucafi abayo

  • @khadraherbal8124
    @khadraherbal8124 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allahcafimad tam alah ku siyo walal qalithy

  • @farhiyaibrahim4646
    @farhiyaibrahim4646 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abaayo allaha ku caafiyo Aamiin yaa rabbi

  • @zahrajama1468
    @zahrajama1468 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 4 ปีที่แล้ว +1

    Abyo shuqri allha kucfiyo quran isisar mcn allha kucfiyo

  • @deeqaahmed1077
    @deeqaahmed1077 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa ku faraxsanahay ina naqdo qofki ug horeyay e dawada muqalkan. Hada samesan Thnkz Shugri masaal . Dhamanten farxad wartay no raje adiga i arkay iyo aniga like dhac igu si ❤️☺️👈🏾🥰🥰🙌🏼

  • @asaldhaladchannel3343
    @asaldhaladchannel3343 4 ปีที่แล้ว

    . Masha allah

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 4 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo bilow abaayo waaruntaa shukri waa macalinmadeena naagta waalan fadumo has laleeyahy copy ayey maskaxda kagalay see usicatay shukri masala ayey kusoo dhcday

  • @AbuBakar-fq2bp
    @AbuBakar-fq2bp 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @hamdiahmed9134
    @hamdiahmed9134 7 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ❤❤❤

  • @sadiamohamud3304
    @sadiamohamud3304 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Abaayo jazakallah quruxey markaad jaanis hesho video Fatiiro ah noogasoo tuur inshallah

  • @farxiyoaadan6838
    @farxiyoaadan6838 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo shukri wwaadna dayacday ma aqaan waxaa culeyska kaa saaray ooku mashquushay sidaan wàxka badal dhaliil ayaankuu soo jeedinay

  • @samiraabdi4573
    @samiraabdi4573 4 ปีที่แล้ว

    ILAHAY hakuxiftiyo aamiin yarabi

  • @nasroabdirahman5220
    @nasroabdirahman5220 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ilaahay hakuu gargaaro mcnto

  • @zaynabhanfi8627
    @zaynabhanfi8627 4 ปีที่แล้ว

    Alx mantaba hadad nala jogto mama ilahy cafimad tama haku siiyo 🤲🤲🤲

  • @hnasriinahmed8586
    @hnasriinahmed8586 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah qaaliyay cafimaad taam ah insha Allaah

  • @malyunahmed1408
    @malyunahmed1408 4 ปีที่แล้ว

    masha allah abaayo gacanta alaha ku barakeyo xanuunkana debi dhaaf alaha kaaga dhigo wan ka fa ideysaneyna caafimaad ku cun qaali

  • @samiyalifestyle6737
    @samiyalifestyle6737 4 ปีที่แล้ว

    Mshlh abaayo ilaah caafimaad taam leh haku siiyo caajiska alaha ka kor qaado inshlh

  • @qureshqali3222
    @qureshqali3222 4 ปีที่แล้ว

    Wcs mashallah Allah kusiyadsho abayo quran isisar abayo Allah kucsfiyo xabibti guuleso waliga mashallah Allah kuxafido wall qaliya 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku caafiyo maaamo shukri masala Gacantaadana alle hakuu barakeeyo

  • @ashro5136
    @ashro5136 4 ปีที่แล้ว

    What is that name

  • @abdihassanali1233
    @abdihassanali1233 4 ปีที่แล้ว

    M.a waxan radinaye manta ayanba hele qer alla hakusiyo quruxay

  • @hawaluul7354
    @hawaluul7354 4 ปีที่แล้ว +1

    wwww m.a abaayo allha kuxifdiyo shukri wan iskaatageeraa ilove you somch

  • @sacdiahussein1848
    @sacdiahussein1848 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaaah ilaah haku xifdiyo

  • @khadroomer842
    @khadroomer842 4 ปีที่แล้ว +1

    guryahaa lagu xareesanyahay rooti waaloo baahan yahay wallahi waa muhiim caruurtaa cuni leheed somaha mahad sanid cafimaad taama allaha kusiiyo habo qaali

  • @aliishamoha427
    @aliishamoha427 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabibti Allah haku caafiyo caafimad taam ah insha allah

  • @HindaInaAhmed
    @HindaInaAhmed 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku caafiyo Abayo 👐

  • @asaldhaladilwaad8752
    @asaldhaladilwaad8752 4 ปีที่แล้ว +3

    Abayo aadaanka hanaga raali galin waaba rabnaa inan maqalno aadaanka salaada...cod hanaga korsaarin xita waa codsi🙏

  • @aaminadaahir9960
    @aaminadaahir9960 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @Farxiyabarako
    @Farxiyabarako 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey caafimad taam haku siiyo insha allah thanks abaayo wax badan waa ka faaidney shukri sharaf

    • @cawoayaan8175
      @cawoayaan8175 4 ปีที่แล้ว

      Maanshalaah wll mahadsanid ale haku caafiyo

  • @qamarali591
    @qamarali591 4 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarab

  • @fadxiyacumar6878
    @fadxiyacumar6878 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah shugri abaayo ilaahay haku shaafiyo

  • @ashoosmangure7772
    @ashoosmangure7772 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay caafi.aad taama hakusiiyo

  • @faridasomalbashoonbaaladha445
    @faridasomalbashoonbaaladha445 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah abaayo malmahaan waa lagu waayay nacaafimaad qabtaa

  • @ruqiyabudul4557
    @ruqiyabudul4557 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalah

  • @muniiraabubakar2277
    @muniiraabubakar2277 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xbbti mahad sanid alle waxa kaga baryaya cafimad taam ah dambi dhaf allah kaga dhigo xanunka

  • @umuzahuurcookingbeauty6962
    @umuzahuurcookingbeauty6962 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo qurux rootiga jazaaku mulaahu qeyran mcnto

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 4 ปีที่แล้ว

    Shugri abayo sekanoqotey xanuunkii ilaahey cafimaad taama hakusiiyo sharafey

  • @mishtiimaxamed4803
    @mishtiimaxamed4803 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo shukri Allah noo kaadayo umadaan afkooda dheer iyo shartoodaba Allah kaa haayo

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 4 ปีที่แล้ว

    Allah haku caafiya inshalla

  • @maryanali9301
    @maryanali9301 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah aad ayuu u qurux badan yahay wana jeclahay nuucan mahad sanid abyo🥰🥰😍

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 4 ปีที่แล้ว

    Haa ilaahey haku caafiyo abayo cafimaad ka allaha kuusiyaadiyo abayo

  • @farxiyoaadan6838
    @farxiyoaadan6838 4 ปีที่แล้ว

    Alle haku caafiyo abaayo

  • @abshirocadey5029
    @abshirocadey5029 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo Allah ha ku caafiyo

  • @HindaInaAhmed
    @HindaInaAhmed 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah caadi maha yummy 😍😋👌

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว

    Allah ku caafi.

  • @a.hakiimalianadhame962
    @a.hakiimalianadhame962 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku barakeyo cafimaad taama haku siiyo

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 4 ปีที่แล้ว

    Salaamad Salaamad wlle cfmd qab ayan ilaahay kaaga baryaya

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Abaayo Shukri Masal ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Najmabdullahii
    @Najmabdullahii 4 ปีที่แล้ว

    Habo shukri alle haku caafiyo insha allah danbidhaaf alle hakaga dhigo cadawga alle hakaa qabto

  • @sadiahussein2055
    @sadiahussein2055 4 ปีที่แล้ว

    m.a wax badan baan ka fa,idnay

  • @queensafaa6153
    @queensafaa6153 4 ปีที่แล้ว

    Waxa ila roon inaa mashin ku qastid gacanta ma fiicna

  • @fadumohassan9033
    @fadumohassan9033 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ilaahy haku barkeeyo macalimadaydii

  • @safiyosacad7852
    @safiyosacad7852 4 ปีที่แล้ว

    Allah ku caafiyo wll qali

  • @ummurayaan6077
    @ummurayaan6077 4 ปีที่แล้ว

    Wa mama kujecel alle dartis lakini magac raged Aya kusefgareysan

  • @maryansahal8521
    @maryansahal8521 4 ปีที่แล้ว

    Alle ahku cafiiyo macnto sharfey

  • @xaawoxasankuuloow3697
    @xaawoxasankuuloow3697 4 ปีที่แล้ว

    Asc dhugri kama war qabin Allaha ku caafiyo shugri shar allaha kaa fogeeyo

  • @zamzamxaaji4564
    @zamzamxaaji4564 4 ปีที่แล้ว

    Ilash ha ku caafiyo abayo

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah.

  • @fadumoali7753
    @fadumoali7753 4 ปีที่แล้ว +1

    Adban umadsantahy shugri rotign adbn ujeclhy xadbadii hal yura layga siya malin walba carurta xata way jeclyihn hada kadib ana samysanya