Waa Run, Dhalinyarada ha midoobeen 🇸🇴. Qabiil waxaa ku qaraabta Siyaasiga an Dan ka lahayen Dadka iyo Dalka. Dhiiga Umadda Somaliyeed Kursiga ku fadhiya.
Husseenow hada ka hor ayaan qoraal kusoo qoray waan kuu sheegay in wixii somaliya la oran jiray ay burburtay waxaanad Ogeen in wixii somaliya la oran jiray loo burburiyay in ninkii gunta ahaa uu ugu talo galay in ninka gobta ah ka dhigo gun waa mashruuc ay wataan dadkii gunta ahaa oo doonaya in dadkii gobta ahaa ay gun ka dhigaan...markaad wanaag u sheegto waxay aaminsan yihiin in naftu kasii baxi rabto markaasay ku farxayan oo leeyihiin sii burburiya wadanka oo wadanka sida haloo dhamo dad baa u yaqaan inaad tacbaan tahay marka waxaan kugula talin lahaa inaad ka fikirto dhulkaaga iyo dadkaaga oo aad yeelato maamul iyo madaxtooyo kuu gaar ah oo aad iska ilowdo wixii somaliya la oran jiray 🎉🎉🎉🎉🎉 from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉
Wallaahi been ma sheegi kuwa qaarkood qabiilka duleystey baa qabiil u leexinayo wiilka fikir ka wanaagsan keenay yaan loo jooji oo halka halaga sii wado allaa la jira dhalinyarada dalkoo diintooda iyo dadkoda wax u qabanaya
Kacdionku ma mid Dowladnimada sanado badan lasoo dhisayay halagu dumiyo ah hadey tahay mana dumeyso weysii adkaaneysaa. Dhalinyaradu iyagaa markii hore lagu dumiyay qabyaaladda dhalinyarada ayeey ku dambeyaaa iyagu ha ka waantoobaan qeybaha la hadhay
In la dumiyo ayaaba fiican si fresh start loo soo bilaabo oo dhalinyarada hogaanka qabtaan. Kuwii intan dowlada soo gaarsiiye wali somalia waa xoreyn waayeen dhan shabaab iyo dhan UN iyo AU oo shalay ogu dambeyse ciidankooda la rabay iney baxaan magac cusub ula baxay si extension loo sameeyo. War caqliga ha shaqeeyo duli baa tihiin. Somalia xornimo rasmi ah ayey ubaahantahay. Dadka ma oga miyaa in wali Chapter7 kujirno oo macnaheeda tahay UN ayaa gacanta nagu heysaa iyo AU.
Adeer Nagu hadan Reer Xamar Nahay Halgan Shaqo Kuma Lihiin Ee Reer Gobol Hadey Dhib Degankoda Ka Dareeemeyn Hayska Dulqadan Halgan LA Wayay 2006kii illa 2008kii Ma Rabnee
Adigaa Ayaa Caqli Badan Leh Oo Cali Dheereh Terrorist Ah Ninka Alshabab U Ah Madaxda & Waxa La Shaqeeystaba Ay Kaa Dhasheene Oo Ay Kula Qabiil Yihiin !! Ku Dheh Kuwaas Isku Kiin Qarxinaayo isku Qabiil baan Nahaye Hana Dilina? Yaa Xayawaan?? Is like in Ay Alshayadin Alshabab Ku Kala Jeceshahay Weather You are Hawiye Or Daarod!!
Dhaliinyarada Somaaliyed kacaa oo Siiyaasi aan idiinka naxeeynin usaan gurbaan Qabiil idiin garaaciin kacaa oo kuudeyda SYL❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈♥️
Wariye xusen jamac allaha kubariko amin
Mnsha alh ninkani wa nin ad u qima badan
Kacdonka dhalinyarada hala garab istago
Illahow Hussein noo xafid. War dhallinyaro fadhiga kakaca.
ASC Masha Allah🤲 dalka iyo dadka iyo dinta 5 Somaliyed Allaha no xafido insha Allah 🤲💯👍❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maanshallaah,ilaahay dhalinyarada somaliyeed xaqa ha tuso oo ha fahmeen dhibaatada wadankeena in midawgoodu kasaarikaro, gacma wadajir ayey wax kuqabtaane iska qabta oo cayriya calooshooda u shaqaysta yaasha bilaa damiirka ah
Dawaco meesha ay macal uga barato ayey macluul ugu baqtidaa bal tuugo wax ha sheego wanaa
Waa Run, Dhalinyarada ha midoobeen 🇸🇴. Qabiil waxaa ku qaraabta Siyaasiga an Dan ka lahayen Dadka iyo Dalka. Dhiiga Umadda Somaliyeed Kursiga ku fadhiya.
I agree 100% brother
Wanu so dhaweyn dhalinta somaliyed ee kacday
Dhaman siyasiyinta
somaliyed hala ceyriyo
Umad waxa badbadiya dhalinyaro sidii
Syl
Mahadsanidin
Weycuratee
That’s true, I agree with you bro
syl kasii fiicnaada oo qabyaalada ugu horayn aan ladagaalano oo dhalintu hays dhexgasho oo gobolkasta halaga furo xafiis dhalinyaro oo ladagaala qabyaalada iyo gumeeysiga cusub ee xababashida ee qaybiyoo xun ah
waxay u barteen ee baryahan lawaayey baafinayaan. kkkkkkkkk Nabad iyo Nololey hunguriga xakameeya
waa sax in wax wanaagsan lahelee wll sidee horta dhalintu usku fahmaan oo dhalinta lafteeda qabiilka cabsan looga saaraa galgan iyo kacdoomo badan ayaan ku soo qasaarnoo ka daree
Walaal aaminadi dhimatey,dhalinwalbaay deegaankaaga argagixiso iyo amxaar Ka xoree,kadib isku imaada wada jir wax Ku qabsada.
syl kasii fiicnaada oo qabyaalada ugu horayn aan ladagaalano oo dhalintu hays dhexgasho oo gobolkasta halaga furo xafiis dhalinyaro oo ladagaala qabyaalada iyo gumeeysiga cusub ee xababashida ee qaybiyoo xun ah dhaqaale lagu xoreynayo dalkana hala ururiyo odayaasha qabyaada iyo qurunka ku caanbaxay iyo kuwa dhalinyaradaa oo qabyaaladeeysayaashaana halayska ilaaliyo markaas kadib dhalinyaro max ah oo uqalanta inay hogaamiyaan dib u xoraynta dalka oo dhiiran adadag kafiyoow qabyaalad iyo qurunoo dhan iyo xil jacaylba aanwsameeysano aana isdhaarsano daacadna isku ahaano hadiise kacdoon aan madax iyo majo lahayn oon biloow iyo dhamaad lahayni waa fidno ee aan iska jirno
Asc
Garaadsan waan Ku taageeraa Kan oo kale chanaal kaaga ha keenin waa qabyaaladii oo cad
Asc❤❤❤ abaayo macaan❤❤❤ somaaliyee ❤❤❤ ormaro iyo maxaaro of somaaliga barta ayaa ❤❤❤ jira ogaada way iskala qaybiyeen qaaran waxay sheegaatee hawiye ❤❤❤ qaaran waxa shaagteen daarooda ❤❤❤ waxaye kusaa hawiye maha❤❤❤ daarooda mahan marka ha ka fiirasadaan shacbka somaaliya ee ku noola dhulkaa somaaliyee ee balaaran❤❤❤❤
War xassan duufle gurgurte xamar un ayuu dhib la joga kuwa Qabiil Ku difacaya halo daayo iyagoo BA,binaya dhacaya maxa Naga galay dhulkayga WA Nabade
Dhalinyarada soomaaliyeed ,fadhiga ha ka kacaan ,dantooda yaa loomeerin ,noqda kuwo fikiro.
Husseenow hada ka hor ayaan qoraal kusoo qoray waan kuu sheegay in wixii somaliya la oran jiray ay burburtay waxaanad Ogeen in wixii somaliya la oran jiray loo burburiyay in ninkii gunta ahaa uu ugu talo galay in ninka gobta ah ka dhigo gun waa mashruuc ay wataan dadkii gunta ahaa oo doonaya in dadkii gobta ahaa ay gun ka dhigaan...markaad wanaag u sheegto waxay aaminsan yihiin in naftu kasii baxi rabto markaasay ku farxayan oo leeyihiin sii burburiya wadanka oo wadanka sida haloo dhamo dad baa u yaqaan inaad tacbaan tahay marka waxaan kugula talin lahaa inaad ka fikirto dhulkaaga iyo dadkaaga oo aad yeelato maamul iyo madaxtooyo kuu gaar ah oo aad iska ilowdo wixii somaliya la oran jiray 🎉🎉🎉🎉🎉 from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War mooryaantu ma rabaan wanaag iyagaana alshabaab ma shaqaysta damiir jiti aqoonna ma leh
Ceeriin aanahayoo Hala bislaado
Wallaahi been ma sheegi kuwa qaarkood qabiilka duleystey baa qabiil u leexinayo wiilka fikir ka wanaagsan keenay yaan loo jooji oo halka halaga sii wado allaa la jira dhalinyarada dalkoo diintooda iyo dadkoda wax u qabanaya
Nin rageed geesiya salan sare Ugaaas iyo wllashay garaadsanba
Kacdionku ma mid Dowladnimada sanado badan lasoo dhisayay halagu dumiyo ah hadey tahay mana dumeyso weysii adkaaneysaa.
Dhalinyaradu iyagaa markii hore lagu dumiyay qabyaaladda dhalinyarada ayeey ku dambeyaaa iyagu ha ka waantoobaan qeybaha la hadhay
In la dumiyo ayaaba fiican si fresh start loo soo bilaabo oo dhalinyarada hogaanka qabtaan. Kuwii intan dowlada soo gaarsiiye wali somalia waa xoreyn waayeen dhan shabaab iyo dhan UN iyo AU oo shalay ogu dambeyse ciidankooda la rabay iney baxaan magac cusub ula baxay si extension loo sameeyo. War caqliga ha shaqeeyo duli baa tihiin. Somalia xornimo rasmi ah ayey ubaahantahay. Dadka ma oga miyaa in wali Chapter7 kujirno oo macnaheeda tahay UN ayaa gacanta nagu heysaa iyo AU.
Ooh my good ooh my good ooh my good
Dawlad ma jirto beeñta naga daa
❤❤❤
Hawiye cadowga dilaya darood bayku waasheen dadka soomaaliyeed hawiye ayaaloo adeegsanayaa halakala tago talo keenimaayaan talanaqaadanmaayaan
Adeer Nagu hadan Reer Xamar Nahay Halgan Shaqo Kuma Lihiin Ee Reer Gobol Hadey Dhib Degankoda Ka Dareeemeyn Hayska Dulqadan Halgan LA Wayay 2006kii illa 2008kii Ma Rabnee
Taan Waan ka wiiswiisa waa naag jahiilnimadu iifka ugaasoo baxday
Somali ma hawiye keliyaa?
Haduu shakiyey maa inta kale abaabulka sii wado,mise waxa uu ka shakiyaa dhaba?
Maxeytahay nagu kala wada aawey intii kale?
Asc abaayo❤❤❤ macaan wiilka xuseen wuxu sheega❤❤❤ waa rutiisa waaye ❤❤❤ walaali haday somaali is garaba qabanwaydo ❤❤❤ waa runtiis ❤❤❤ nala ❤❤❤ qabsandoonq❤❤❤
ASC flimkas ey aa cuney.
Dowlada Halarido shabaab ha noo dambeysee.
Xagee loo weel baneysanaa?
Garbahaarey iyo Kismayo Ka bilow,no xamar boowe hawiye isagaa shabaab la dagaaley oo sii daciifiyey.
Walagaa horeeya oo Lagaan dambeeyaa.
Hawiye turub barey.
intii kacdoon ee dhacay sida syl kii siyaad kii ssdf kii snm iyo unc iyo As maxaa lada faa iidey intaasiba dhalin yareey ahaayeene kkkk war armeey odayaashu roonyihiin oon lashaqaynaa odayaasha
DOQON AYAA TAHAY HADII UU KACDONKAA. RUNTA LAGA SHEEGAYO OO DAD DHIBAN LOOHU HILINAAYO
WAXA DHIBKA GEESTAY WAAA SHABAAB WAA IN LAGULA DAGALAA SHABAAB MAHEE DOWLADA MAHA
WEYNU FAHAMNAY HADII AYNU NAHAY HAWIYE MANA YELEENO
SHEEKO BEEN AH OO DAAROOD WATO HAWIYE TURUB BARAY DULI FOQOL DULI
Oromada lacagta qaata ootahriibiya dee bada dhaafiya haday barinkoodii diideen sida liibiyaanka
Garaad dirawal ka soo hadal😂😂
Somaalinnimo idinka kaaya raaci mayso abaabulka uu qarawga mucaaradku wato socon mayso. Dhalin aababulan ayaa jirta USC.weriye usma keenaynno akhlaadarradabafkaaga ka socoto maad dareemeysid.waxaad buunbuuninayso reerkiinnaa aamisan waana taageero alshaabaab
Unuka diyaarbaan u nahay koox shabaab bedelayso.
Oromada waxaynoqondoonaan alshabaab
Kkkkk. Tala daarood. Iyo isaaq. Waa tan xamar. Qaraxyada. U waariday
Muqisho. Tala. Isaaq. Iyo. Darood. Waa ka dhantahay
Adigaa Ayaa Caqli Badan Leh Oo Cali Dheereh Terrorist Ah Ninka Alshabab U Ah Madaxda & Waxa La Shaqeeystaba Ay Kaa Dhasheene Oo Ay Kula Qabiil Yihiin !! Ku Dheh Kuwaas Isku Kiin Qarxinaayo isku Qabiil baan Nahaye Hana Dilina? Yaa Xayawaan?? Is like in Ay Alshayadin Alshabab Ku Kala Jeceshahay Weather You are Hawiye Or Daarod!!
Adaa ka mid ah inta qabyaaladu dilootay beenaale beenaale
Waqooyii ma hooyadaba leh uraayso iis xooree
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waar husband daarood kasarka ummadda somaaliyeed.
Soomaliyeed soomaaliyeed soonaaliyeed.
Ðigniin waa khiyaamo darood.
MUQDISHOOY HADAYDAAN DHIBTA KA GIL GILINAYN OO AYDAAN CADOWGA GUDAHA IYO KASOODUULAY CAASIMADA KA SAFAYNAYN OO DHALINTA SOMALI OO DHAN IDIN GARAB TAAGAN TAHAY JAANISKAA KA FAA IIDAYSTAY HADII KALE QARAX IYOCBARAKA CA DHALAN ROGA DHAQN IYO DIIN QARIXIINAA ISKA DUGSADA IYO BARA KICIINAA
Intaas aan Ku amaana la,nahay.
Markaasaa hadba indhacur sharer soo xiraneysaan.adeera yaalow Naga dhamaadqa,xurmadle,isukene ,dalxoreeye aan heysanaa,
Taageer dagaalka AS, kacdoon loogama baahno xamar!! Dameer edeb daran!
BANGAALADESH WAXA ERYEY MAAMADII DHIIGOODA JAQAYSEY OO XOOGAA AYHEYSTEEN ADEEG DOWLADEED ANAGU ADEEG DOWLLADEED 34SANO MA AANAAN HELIN LAAKIIN BANGALADESH QABYAALADI MA DILIN SIDEENA OO XUMAANTA ISKUMA FIIRSADAAN KUWA XASSAN DHIIQO QABUURE FAAGTE U HIILINAYA DIBADAHA JOOGA DALAL DADKOODII NADAAMSADEEN INAY DHALINYARADA MUQDISHO OO SHAAHOODII NABAD KU CABI WAAYEY OO QARAX LAGU ASQAYSIINAAYO KAMA NAXAYAAN MAAFIYADAAS UU DAALIM DAMIIRLAAWE CALASOOW IYO KUWA LAMID KA AH YAAN LOO JOOJIN QABYAALADI WAA TAAS UMADII LA XASUUQAYO KUWII XASUUQAYNA AY MADAX U YIHIIN.
Xiligii qaraxii zope xagee wadaniyaddaada ku qarsaneyd.farmaajo xiligiisi qaraxa maalinle atuu ahaa.waad amaani jirtay maanta yaad sheegeysaa dhuusadaas.qabyaaladiiste hooyadois wasaa tahay wa lagaa shisheeyaa
Ninkan dadkiisa inta qarax lagu laayo Hilbahoodu Eeyaha ma cunaane, Boorkaada iska dhex fashi oo ha ku cuneena Eeyihii aad bartay in aay dadka cunaan 1991kii!