Heesta Koolkoolis- Jawaabtii Axmed Zaki-Juweeriya Jano-2018-SAABTV

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 307

  • @iqroabdiwali9906
    @iqroabdiwali9906 8 หลายเดือนก่อน +29

    Hdaa soo gaarte 2024 like Saar😂😂

  • @somaligirlsomali1442
    @somaligirlsomali1442 6 ปีที่แล้ว +45

    Lama xasto dadka lkn hadaan nahay reer konfur gabdhaha reer Waqooyi qurux ayaan uqirayna mansha allah sisters xoogaha Maryaha Qaata sidasa quruxdiina kusoo baxaysaa what a gorgeous Girl❤🇸🇴

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 5 ปีที่แล้ว +2

      Subaxannlh abayo hadanbaabin ma meesha shadiya iyo nadiiro ka niikinayan ee ila cakooshu nuqato ee dabada iyo xabadka laruxayo ayaa ka xishood batey Somaliland . Idinku codba fananitibu nahayan wana isqawinaya iyo niiko walan illhy ha idin asturo

    • @احلامحياه-ك5ق
      @احلامحياه-ك5ق 5 ปีที่แล้ว +1

      Rahma Hussein Naa gabdhu waxba ma o dhan maryaha xoga si dayso ayay ku tiri cuqdada ayaa idin dishay

    • @xalaaw0chanat694
      @xalaaw0chanat694 4 ปีที่แล้ว

      @@احلامحياه-ك5ق Wll cuqdadi nama diline amba gabadhan wlhi waan la yaabay

    • @mohamedsalah-sf5bu
      @mohamedsalah-sf5bu 3 ปีที่แล้ว +1

      Habar wayn oo is qaawisay xagee quruxi u joogta

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 ปีที่แล้ว

      @@mohamedsalah-sf5bu Ka dhex bax haweenka🤣Lagaa dhex saaryee😅

  • @khadraahmed3101
    @khadraahmed3101 5 ปีที่แล้ว +19

    Manshlh juwerya jano wllahy heestan wxpaan ku xasustapa mana ilabyo alla ha igu simo jacaylkaga oo aanan mgicisa hlkn ka shegyn waan idin salamya rer somliland

  • @xalaaw0chanat694
    @xalaaw0chanat694 4 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahayow naag reer waqooyi calaf iigu dar wlhy way ka qurux badan kuwayaga in badan yaakhii noolaado from baledweyn

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      xalaawo chant
      waad mahadsantahay
      balse gabdhaha reer woqooyi caruur badan ma dhalaan
      tarankooda ayaa aad u yar

  • @Mohaabdimoha66269
    @Mohaabdimoha66269 2 หลายเดือนก่อน +2

    22/7/2024
    Waxan kudhagaysanayaa
    Jiida hore ee guumays
    Hadaa legen tahay legsar ❤😂

    • @alijama-dn7qm
      @alijama-dn7qm 2 หลายเดือนก่อน

      Gabadha heesteeda aad dhagaysanaysaa waa reer oog 😂😂

  • @cabdixamiidmaxamuud9442
    @cabdixamiidmaxamuud9442 6 ปีที่แล้ว +16

    woow gobtii reer burco..
    asal Dhalad kii togdheer
    jaweeriya jano
    love kugu ahay

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 ปีที่แล้ว

      Jiidhlay bay ahaan jirtay ciyaalo qasabka marna actober ilaa hodan qaylo, marna xaafada kenya ilaa lafoolayda ayaan ku dhaafi jiray, dawlad socota burco ayey ahayd😅😄🤣ragii ilkaha sare ka ridaybaa jooga sxb Mansha allah ma gabowdo waa kurus markasta

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 6 หลายเดือนก่อน

    Walaal jacel channel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤..
    ..wll.yaal..halaiisaro❤❤

  • @maanocumar8964
    @maanocumar8964 5 ปีที่แล้ว +82

    Inta jacayl xanuunkeesa aragtay ama dareemay like igu sharfa😔😔

    • @fjpozzlyrics1282
      @fjpozzlyrics1282 5 ปีที่แล้ว +1

      Xqq ani waxa uu igu dhacay 2017 lkn heestan marka aan dhagaysto noqonayaa wx imika uu jacayl hayo

  • @Usmilitary20
    @Usmilitary20 3 ปีที่แล้ว +3

    Qamar suugaani inta aragtay in la cunay like ta booba

  • @luqmaanalhikma4245
    @luqmaanalhikma4245 6 ปีที่แล้ว +22

    heestan waxaa iskale ereyada ama midhaheeda gabadh layidhaahdo hibo sacadaale oo abwaanada aadna u murti wacan balse ma jecla iney so shaac baxdo heeseheeda dhawr fanaan ba qaada .sida alfanaan Anshax. alfanaan c.qaadir AJ. ina mire dacar way badanyihiin balse intas ban xasuusnahay mashall hore usoco abwan hibo

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +1

      Luqmaan alhikma wllo ilen wa gabdhe wxd tidha abwanad😍

    • @dabdheere5724
      @dabdheere5724 6 ปีที่แล้ว

      Waan ka dhacsantahay ee erayadaan waxaa is kale dhal abwaan cabdulahi abwaan xasan ganey

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 5 ปีที่แล้ว

      @@dabdheere5724 hhhhhh walal erayadi uu ABDILAAHI HASSAN GENAY leeyahay waa heesta uu qaadayo AHMED ZAKI heestana heestaas hore ayey jawaab u tahay

  • @SundusSaed-l5u
    @SundusSaed-l5u ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa dawayana ❤🥺

  • @suhaybchampro9267
    @suhaybchampro9267 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan markaan qamar arko iyo siduu yahay hada oo ah 2022 Ali zakigaa ninka xishmayn lah hada laxanka ii saar wllo ayuu yidhaa😅😅

  • @djdarbeeye
    @djdarbeeye 11 หลายเดือนก่อน +2

    Var...qamar sugaani ma la yaqaanay xilikaan @qurux
    ..watching...2023

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ka darawal ah juweeriya

  • @wiilsomalidhaladah9760
    @wiilsomalidhaladah9760 6 ปีที่แล้ว +25

    waaah waah cod mcn jwb dag dag ah wan ku tageyr sana hay qli like yaa la.iga baqeylin

    • @ifraaxabdi3505
      @ifraaxabdi3505 6 ปีที่แล้ว +1

      sharmarke maxamed abdi abow liketa maxad ka heshay i sheg bal marka kale an kaso horeye hadeer liketa wan ku sare meel kaste like i sara un bad ku haysa

    • @wiilsomalidhaladah9760
      @wiilsomalidhaladah9760 6 ปีที่แล้ว

      waxan ka helaa abayo niyada iskaaga dhistaa wayo gawar adoo kale sidada u qurux bdn ayaa niyada iga jawise mise niyad dhiska ii diide

  • @amriitaqali4835
    @amriitaqali4835 5 ปีที่แล้ว +18

    Yaa ila dawanayo 2019 ❤️❤️❤️❤️

  • @balaqeybalaqey7902
    @balaqeybalaqey7902 8 หลายเดือนก่อน

    From tiktok adina wll 😂

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 ปีที่แล้ว

    Yaa Juweeriya berigaa baan xataa heestaadaa jeclaaye in dhawayd halkaad nagaga maqnayd alx haddaad soo noqotay

  • @shukriyaha3881
    @shukriyaha3881 5 ปีที่แล้ว

    Gabarta waa fananadi ugu horeyso arkoh cod qurxan iyo qurux isku darsatey. Hada cayilan tahey oo dhex yar tahey calool ka so horen is qawih. Jawaab ma ahe waa heesti un

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 5 ปีที่แล้ว

    Waaw asc juweeriya waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks juweeriya best Yusuf jama UK Birmingham

  • @zakii22ahmed50
    @zakii22ahmed50 6 ปีที่แล้ว +1

    hayaaaay tayari wa nafaqadi lashegi jiraye ya fanka iga so sara ana kool kolinayeee caku

  • @HassanAbdirahman-z4j
    @HassanAbdirahman-z4j 9 หลายเดือนก่อน

    Sanado badan kadib wainaga ilaa hada dhegeysanaya hestan ❤ makacajisi

  • @hawalulmahamed2834
    @hawalulmahamed2834 6 ปีที่แล้ว +189

    Masaha allah codkeeda wu mcn yahay lkn qur'an inay ku aqriso aya fcnaanlahayd

    • @ramloabdi8642
      @ramloabdi8642 6 ปีที่แล้ว +2

      Hawa Lul Mahamed iguqabi aniga nah wan kugu qabte

    • @hasnahasnagedi3070
      @hasnahasnagedi3070 6 ปีที่แล้ว

      in naba cadi ma ahan

    • @abubakarrbangura263
      @abubakarrbangura263 6 ปีที่แล้ว

      Haaa

    • @whoiam2590
      @whoiam2590 6 ปีที่แล้ว +4

      hhhhhhh adigaba waad fiican thy lkn inaad quraan dhagaysato ayaa ka fiicnaan lahayd inad hees ka faalooto

    • @abdiwelidaud3083
      @abdiwelidaud3083 5 ปีที่แล้ว

      Codkasi.mcn.bdn.wuxu.kasii.mcn.bdnan.lahaa.marki.quranka.alle.lugu.aqriyoooo

  • @shatxebegzvzvhxhehsvdye979
    @shatxebegzvzvhxhehsvdye979 6 ปีที่แล้ว +1

    Wajiga iyo gacmaha cadaan lugaha madoow subxanallah

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +1

    maaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaacana heestan wankusoo ceshay wwwwwwwwwwwwwww codna ilaahsii inantan kelmado macaan musiga dilay kooxdan igu soodara hibaaqna

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 5 หลายเดือนก่อน

    When juweeriya jano was so young and cute

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024 hadaad xiligan soo gaadhay one like😂❤

  • @waxkasta3028
    @waxkasta3028 6 ปีที่แล้ว +25

    qoftaan cod ayeey heysaa runtii 😍

  • @anisomuse8649
    @anisomuse8649 6 ปีที่แล้ว

    Axsan codka isteelka waan ka helay lnkin inta ila aragtay in iyado 🎤hoos jiro codkana uu baxaayo like ta ha ila dhaafina iyada xataa weey qosleeysaa wey dareentay in ay qalad gashay

  • @xayiramedia8952
    @xayiramedia8952 4 ปีที่แล้ว

    Mnshlh Gabadha sidaa u qurux da badan waa gabadh burco u dhalatay asal waana haweenay haysata 4 caruur iyo reerkeeda hadana lama mooda Gabadh wax soo dhashay hore usoco wllshy juweeriya jano gobtii reer burco walee ninka xaskiisa tahay Qalanjo haween ayuu hantiyay

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 ปีที่แล้ว

      ma nin baad tahay mise naag adigu?🤣 naag hadaad tahay iska daa munaafaqada ileen information meesha loogama baahnee mida kale ilaa nin keedi baad socotee miyaad u kacsatay naagta🤣🤣 lkn nin hadaad tahay isma ogidee dumarka ku biir 🤣

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 5 ปีที่แล้ว

    Aadbay u cod wacan tahay
    Juweria maantaa iigu horaysaba
    Haa ayaan kuu hayaa abty

  • @ubax4134
    @ubax4134 6 ปีที่แล้ว

    iFtiiiN kaaH waa peeRow koom kapa ii NuuRiYaW
    Ana Hayzta kaa koomkapa ii NuuRiyey Allw ii Daa inta iz jecelna izku daa inta kala mqana izku zoo dhawee
    Adna HoRe u zoco Ku leyhy

  • @wanaagsansidiihooyadeedwan3068
    @wanaagsansidiihooyadeedwan3068 6 ปีที่แล้ว +7

    haldoor karamiyo mugloow kaabaha noloshiyo naftooy iftiin kaah waaberow koonkaba iinuuriyoow ikool kool kooliyoow kalgacal iwaraabiyow kaskiyo maan kaygiyoow❤😍

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 4 ปีที่แล้ว

    janadaan jeclaa iyo jeexaygiiyee
    jaahaga wacan jamashadiisan jidhku iixanuuna

  • @Nimush4343
    @Nimush4343 7 หลายเดือนก่อน

    Xamda yr❤

  • @sumeyahnoor7120
    @sumeyahnoor7120 6 ปีที่แล้ว +5

    This song gave me goosebumps
    Thank you for giving us such a beautiful lyrics

    • @ninkaogg8785
      @ninkaogg8785 3 ปีที่แล้ว

      @sumeyah noor *beautiful lyrics. I agree with u!*

  • @khuuriye
    @khuuriye 6 ปีที่แล้ว +75

    Xamda yar Mataanteedi Inta igu Raacdey 🖐🏻

  • @KuyeTawakal
    @KuyeTawakal 7 หลายเดือนก่อน

    Waw❤

  • @barwaaqocabdi9607
    @barwaaqocabdi9607 ปีที่แล้ว

    Aad baan kuu xiiseeya❤️❤️❤️❤️😍😍😍

  • @abdifatahturkey75
    @abdifatahturkey75 3 ปีที่แล้ว

    2021 inta daawanaysa Like ta saara yaa salaaaaam

  • @fredhampton321
    @fredhampton321 5 ปีที่แล้ว +4

    Love this song from London UK 🔥🔥🔥

  • @abdiqafarbkofficial6215
    @abdiqafarbkofficial6215 3 ปีที่แล้ว +11

    I love this song my wife normally sing for me ❤💯

    • @nimcoyar8876
      @nimcoyar8876 3 ปีที่แล้ว +1

      R

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 ปีที่แล้ว

      She's a girl in the market, i mean Waa ciyaala suuqad🤣, stop her singing songs, tell her to read the Quran

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 6 ปีที่แล้ว +2

    walaalloo adaan dumarkuu jeclahay lakiin codkan macaan quraan ku akhri

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 4 ปีที่แล้ว

    Waw waw fanki wali wa noolyahay somsliyeey codka 100 isteelka 100 waxkastaa boqol juweeriya jano

  • @rahmahabib8600
    @rahmahabib8600 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanala ilaahow soo hanooni

  • @aishaali7769
    @aishaali7769 4 ปีที่แล้ว

    Hada 2020 dawaneysid like Ha ila dhafin

  • @idirismuuse8666
    @idirismuuse8666 6 ปีที่แล้ว +74

    Waar waxan yar ee dhexde wacan xagay ku nooshahy cidii ka heshay.
    Like ii saara.
    Inakstoy cago xuntahay.
    Taasna dumarka ka siman.
    Imnka i canaanta si aan malcaamad aad leedihiin wax ku qoray.
    Yeeeesingiiiiii

    • @am_______amanigirlmxdkataq1219
      @am_______amanigirlmxdkataq1219 6 ปีที่แล้ว

      Idiris Muuse adigu cagaha sideyd ku aragtay wlhi iga qoslisay kkkkkk

    • @idirismuuse8666
      @idirismuuse8666 6 ปีที่แล้ว +1

      anisa Ina Sheikh mo eeg wllo imkastoon dumarka la caayin.maad arkyn labada masaabjirta u eg

    • @am_______amanigirlmxdkataq1219
      @am_______amanigirlmxdkataq1219 6 ปีที่แล้ว +1

      Idiris Muuse wlhi run ahaanba uman fiirsanba just comment ayunba iga qosliyay 😂😂

    • @idirismuuse8666
      @idirismuuse8666 6 ปีที่แล้ว

      anisa Ina Sheikh mo aniisa srry talo suuban bixisay adna salaam.buuxda meel kasta daafaga dunida ka joogto.
      Any way noolow

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 6 ปีที่แล้ว +2

      Idiris Muuse ha ku karaamo seegan waa sodohee caruur lahee

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 4 ปีที่แล้ว

    Very very very beautiful juweerya jano

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 ปีที่แล้ว

    Heer waqooyi qofta soo wareejiya waa baxaysaa yaakhii

  • @inaxaaji1935
    @inaxaaji1935 6 ปีที่แล้ว

    Xeertayadi burco keep it up hargeisa wanu ka qadayna suuqa viva togdheer burco

  • @ninkaogg8785
    @ninkaogg8785 3 ปีที่แล้ว

    *Adaan RAGGA KUU JECLAHAY•••LACAG HADAANAD HAYN MIYEY KU JECLAANAYAAN HABLUHU??*

  • @cabdiraxmaancumaryaasiin8450
    @cabdiraxmaancumaryaasiin8450 2 ปีที่แล้ว

    Heesta macyh

  • @abdiadan5961
    @abdiadan5961 6 ปีที่แล้ว

    Dj walhi Inaba caadi maaha yara suudka cad xidhan

  • @aliciidmidigale470
    @aliciidmidigale470 3 ปีที่แล้ว

    Ilove this song

  • @MascuudBashiir-b9t
    @MascuudBashiir-b9t 7 หลายเดือนก่อน

    🔥❤

  • @faadumofilsan3697
    @faadumofilsan3697 3 ปีที่แล้ว

    Ax yaa cod haysa fanadan

  • @nuurasacad5005
    @nuurasacad5005 5 ปีที่แล้ว +1

    Xamad yara ueegty int igu raacasan like isara

    • @mustafecawl6470
      @mustafecawl6470 5 ปีที่แล้ว

      Nuura Sacad markaan clipka furayay xamda yar ayaan moodayay!

  • @bilanabdikdir3024
    @bilanabdikdir3024 3 ปีที่แล้ว

    Caadi mhn hestan

  • @puresomalilnd443
    @puresomalilnd443 6 ปีที่แล้ว +4

    Juweeriya fooljaan
    Ale hku daayo❤💞👌

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 ปีที่แล้ว +25

    Laisma xasdo cod iyo quruxba wey heysa

  • @juwaqaaliclaahi4143
    @juwaqaaliclaahi4143 6 ปีที่แล้ว +7

    My Sami best cod waaaaaaaaw ❤️❤️❤️👌👌

  • @anshaxdilifow4768
    @anshaxdilifow4768 6 ปีที่แล้ว

    Mar qura aya dhageysaty wan ka helay yaa igu raacsan asxaabta lika halagu boobsiyo

  • @faadumomohomed2341
    @faadumomohomed2341 6 ปีที่แล้ว

    mnzha Allah alle hku dhoowro zharfeey nice song

  • @umunasrin8629
    @umunasrin8629 6 ปีที่แล้ว

    Msh allh waanka helay inanta

  • @mohamedcw2494
    @mohamedcw2494 6 ปีที่แล้ว

    Horta Hablaha Quruxsan maxay fanka ugalaan😉

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 6 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allah war gabadhu qurux badanaa.
    tol alow gabadhan xagay ku nooshahay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว

    inantan cod macaan maasha Alllah heestana wa top

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 6 ปีที่แล้ว +13

    Fanaankii Ahmed Zaki wayba u dhacantahay haday qalanjadasi usoo jawabtay......kolayba dayn mayee ninkaasi dumarka waa ku sawiran yahay

  • @maxamedcalibulaybulay9088
    @maxamedcalibulaybulay9088 3 ปีที่แล้ว

    Waa gartay

  • @mahamedquresh9788
    @mahamedquresh9788 6 ปีที่แล้ว +3

    ahmed zaki ayada kaga leh wlhi cod macan m.a

  • @zahradagan3764
    @zahradagan3764 3 ปีที่แล้ว

    Iftanaka waa barrow koonkaba ii nuuriyow❤t

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 2 ปีที่แล้ว

    Musician cadceed

  • @ciisejaamac82
    @ciisejaamac82 3 ปีที่แล้ว

    Saas IGA dheh

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 4 ปีที่แล้ว +3

    3:53😂😂cali zaki waa fariid

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 4 ปีที่แล้ว

    Dadka maanta waxey u bateen kuwo moog Aakhiro oo la ciyaaro naf tooda & Hawadoda

  • @amiinahmed7541
    @amiinahmed7541 6 ปีที่แล้ว +1

    woow hees shidn

  • @rashkaboyedin7656
    @rashkaboyedin7656 3 ปีที่แล้ว

    Nice voice

  • @hafsaxalan9025
    @hafsaxalan9025 6 ปีที่แล้ว +3

    agah! marba mid ayy dhihin "" adan raga ku jeclahy" jaceylkiba fodey ka dhigtay 😥...... lkne kitabka shidan tahy queen tena .... kan yar oo gadal kaso galaya may ideyso manan tol lahyn 😢😢

    • @abdikadirdadir4935
      @abdikadirdadir4935 6 ปีที่แล้ว

      Hafsa Xalan ani wan yawe adi miya somali ahey nadhihi rawo hh🤣😆yaab wllhi

    • @omarali2145
      @omarali2145 6 ปีที่แล้ว

      Kal iyo laaap hestan wa ladhacay

  • @nadaarajs8129
    @nadaarajs8129 6 ปีที่แล้ว +3

    Zxpeey iso qabo meelkasta aad jogtobdiyaar wete tick kadkuye ppe mcn

  • @abdifatahnoor1545
    @abdifatahnoor1545 4 ปีที่แล้ว

    Saxibade aa meshan ikentay 😂😂heeste ugujeceshay waaye

  • @muktarhassan3552
    @muktarhassan3552 6 ปีที่แล้ว

    Woow Woow cadi mahaa jawab mcn😍

  • @suhuuraxmed6827
    @suhuuraxmed6827 6 ปีที่แล้ว

    That is song very nice juweeriya jano 😘😘

  • @ramloabdi8642
    @ramloabdi8642 6 ปีที่แล้ว +17

    Wiilka suudka bula wato wala cayriyay inta ila aragtay like haila dhafiin

    • @rooblecade8845
      @rooblecade8845 6 ปีที่แล้ว

      Lama cayrine ee suudhka uu sitaa ka weyn oo masii cayari karo

    • @quruxdumar1355
      @quruxdumar1355 5 ปีที่แล้ว

      @@rooblecade8845 hhhhhhhhhhh

    • @zhakiipromance3529
      @zhakiipromance3529 4 ปีที่แล้ว

      😂😂 Qamar sugani ninkazi beriGa cidba magarnYn

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 6 ปีที่แล้ว +1

    hadii dumarka raga sidaa ugu heesi lahay habeen lam kala maqnaadeedeen

  • @atooraha--x1982
    @atooraha--x1982 6 ปีที่แล้ว +4

    Runtii heestaan inaa daawado marawin lkn magaca jclgayki ayay wadataa taa geero ayaan u ahay hada gadib

  • @silebanmohammed9647
    @silebanmohammed9647 6 ปีที่แล้ว

    Waaw yarta way nuureesaa

  • @nadaarajs8129
    @nadaarajs8129 6 ปีที่แล้ว +3

    Waw yartan wan kuhystaa ax afku kuma go lipaaxd koonkoba inuureysaay jaweeriyo cadee

  • @hamzejamaidan3815
    @hamzejamaidan3815 6 ปีที่แล้ว

    like iigu qabta

  • @faadumomohomed2341
    @faadumomohomed2341 6 ปีที่แล้ว +1

    adaan raga kuu jecelhy pbe muztafe qalbiga keli baad Ku tahy klzoonaan kuu hyaaaye kal iyo laabta igu qaboh

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 2 ปีที่แล้ว

    Waar maxay muqaal ugu soo wada qaadi waayen iyada iyo Zaki

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +2

    Qamar zugaani ziduu ahaa wakhtigaa
    Kkkkkkkkkkkkkm

    • @ilhanali7907
      @ilhanali7907 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว

      @@ilhanali7907 why are you smiling ?????

  • @dabdheere5724
    @dabdheere5724 6 ปีที่แล้ว

    Erayadii cabdulahi abwaan xasan ganey dhal abwaan ayaa ku faraystay

  • @roodoqueen1577
    @roodoqueen1577 5 ปีที่แล้ว +1

    adaan raga kuu jeclahay qalbiga kali baad ku tahay kalsoonaan kuu hayaaye 💋❤😘

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    heestan yaa sameeyay tolow ma aar jamac wwwwwwwwwwwwwwww kama dhergayo heestan

  • @mahamedquresh9788
    @mahamedquresh9788 6 ปีที่แล้ว +15

    mar ayey gabtay makarafonka yaila arkay farta tag hhhhh

  • @abdirahmanabdikani9876
    @abdirahmanabdikani9876 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaas ma Qamar baa 😅

  • @leylawarsame2444
    @leylawarsame2444 5 ปีที่แล้ว

    Acuudu billaahi minashay daanirrajiim Allah wuu xaaraanti nimeeyey gabadh sidaa ah qaarna waxayleeyihiin waxbaan kahelay

    • @xalaaw0chanat694
      @xalaaw0chanat694 4 ปีที่แล้ว

      Hadii aad ogtahay maxaa meesha ku keenay ogaan ayaad shikhad isaga dhigaysaa

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 6 ปีที่แล้ว

    hibo saacadale waa gabadh abwaanad ah iyada samayay heestan khatarta ah ,juweeiya jano ku luuqeysay

  • @faysalsakaaro5485
    @faysalsakaaro5485 6 ปีที่แล้ว +1

    Wale wa la dhacee adaba kaga soo baxee heew juweriya

  • @lorriofficial3693
    @lorriofficial3693 6 ปีที่แล้ว

    Nice hees