Corona virus Masaajida ma loo xirikaraa? || Sh Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 มี.ค. 2020
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribe Qalaafemedia dhagsii

ความคิดเห็น • 398

  • @abdikadirabdijuba8320
    @abdikadirabdijuba8320 4 ปีที่แล้ว +16

    Sheekha Xasaan, waxa uu ka hadlay waa xaqiiqo, qofka saxda ah ee cilmiga lehna waa kan ka fakara, waxa berri dhacdadaan xigi kara, Allaha ku barakeeyo Sheekhoow .

  • @mohamedabdullahi7839
    @mohamedabdullahi7839 4 ปีที่แล้ว +11

    Allaha barakeeyo sheikh xassan miisanka xasanaadka allaha u saaro khayrka waa run waa in alle laga baryaa inuu Dhib oo dhan kaxijaabo masjidku waa meshii loocararilaha khayrka iyo saladaha loradsanayay in laxidho maahn waa asaga lo deg degaa allahy Dhib dhamantiis hanaga dhowro aamin yaa allah

  • @mohamudabanoor5787
    @mohamudabanoor5787 4 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkk Mashaa Allah! Allahu Akbar! Cadowgada Allah baabi’iyo.

  • @mohamedsheikh9418
    @mohamedsheikh9418 4 ปีที่แล้ว +9

    فقيه الامة الاسلامية جزيت خيرا شيخنا الفاضل الصادع بالحق

  • @alisuleiman9450
    @alisuleiman9450 4 ปีที่แล้ว +10

    Assalamu Caleykum Ikhwada Dhamaan Shaykhana Allaah Haku Dhawro Labada Daaroodba Waad Kaafisay Ummadee Allaah Hakaa Kaafiyo Sharwadayaasha Adduun & Akhiroba.

  • @aweysmaqtuub6941
    @aweysmaqtuub6941 4 ปีที่แล้ว +8

    Sh xassan allaah hakuxifdiyo runloow baa tahay culmada qaarkoodi ma ihit ewerka ah

  • @bashirmahmud9536
    @bashirmahmud9536 4 ปีที่แล้ว +10

    Illahey kheyr hasiiyo Sheikh Xassaan Xusseen umada mar walbo xaqa ayuu usheega mana baqo mana ganbado.

  • @mohamedbulshawi1157
    @mohamedbulshawi1157 4 ปีที่แล้ว +16

    😂😂😂masha Allah Sheekha Alle ha xifdiyo waan ku raacsanahay

  • @nuuxhaybe1511
    @nuuxhaybe1511 4 ปีที่แล้ว +6

    Wa run tii shekha 😭😭🤲🏽🤲🏽🤲🏽illaahi ka cab zada Wllo waxu ilaahi ku qora kugu dhacya wlaahi 🤲🏽😭😭😭😭

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 ปีที่แล้ว +5

    INSHALLAH waxaan rajeeynenaa masaajida in alle camiro oo dag dag loofuro alle idinkiis

  • @mohamedalijareer1912
    @mohamedalijareer1912 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa Allah, hadalkoo sh Xassan sheegay waa sax 100%

  • @zanderabdirahmanyousuf5196
    @zanderabdirahmanyousuf5196 4 ปีที่แล้ว +7

    Sekh xasaan abu salmaan alle haku xifdiyo shekh aan xaqqa ka gaban

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh xasaan sifiican ayuu ugahadlay arrintaa waana runtii masaajidada yaan laxidhin from hargeisa somaliland

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว

      Walal dowlada kenya gar ahan wasaarada caafimadka ayaa iclaamisay in la xeri goobaha wx barashada iyo goobaha cibaadada walibawxy afka ku dhufatay masjidyada iyo kaniisadaha mrka yaa wr soo celin kara hee

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon 4 ปีที่แล้ว +7

    Haha! I like this Sheikh. He's funny and straight forward.

  • @kahiyemohamed3276
    @kahiyemohamed3276 4 ปีที่แล้ว +10

    Manshallah shiek xassan husseen tabarakaAllah InshALLAH we prepare our self we encourage our community to perform more ibada, and to come up more istiqfaar,,,

    • @mohamedsheikh8170
      @mohamedsheikh8170 4 ปีที่แล้ว

      Is this guy in his right mind?

    • @kahiyemohamed3276
      @kahiyemohamed3276 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedsheikh8170 which guy are you talking about?

  • @aliaadamali2237
    @aliaadamali2237 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah alle haku xafido sheq xasaan Xusen aadam insha allah waxan alle ka rajeneena in dib lofuro

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 4 ปีที่แล้ว +7

    Allaahu akabr xaqa saan aa loo cadeyaa alloow towxiidka kugu dil aamin

    • @Afifakahiye
      @Afifakahiye 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah alow kuxafid runyan kugu jecelnahay sheikh

  • @maxamedamiinjowhar5445
    @maxamedamiinjowhar5445 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan layaabay fiqigiisa araktida uu lee yahay iyo fahamkiisa uu fahansanyahay siyaasada reer galbeedka الله يحفظك يا شيخ ابو سلمان ويطول عمرك ويزيد فهمك

  • @user-ne1cy3re2b
    @user-ne1cy3re2b 4 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خيرا ،
    و بارك الله فيك .

  • @maxamedcabdi7379
    @maxamedcabdi7379 4 ปีที่แล้ว +20

    Libaax diinta ka runsheego alle ku xafido

    • @ibnukmohamed5594
      @ibnukmohamed5594 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh subxnllh cajiiib waaye maasha Allah."dhiidh wuuqabaaye noqo". Exactly that is the fact حظك الله وكثر الله أمثالك.

  • @abdirahimabdi5134
    @abdirahimabdi5134 4 ปีที่แล้ว +15

    MashaAllah... cadogaga cagta hostedha Allah geliyo...the only sheikh who always ready to say the facts about the religion but many are biased toward him ... wax walbo oo kher ah Ala haku Sahla

    • @safia5002
      @safia5002 4 ปีที่แล้ว

      Sheikha dareenkiisa gaarkah iyo masuuliyadiisa haka saarnaado....sheekha ma fahamsano cudurka symptomskiisa bahalka uu sheegayo oo madaxa halaga saaro uu dhahaayo waa bahal sheegayo qandhada. ...laakin cudurka wuxuu u egyahay hargab camel marka dadka badankood wey Yareystaan...iskuulada , masaajida, maqaayadaha, garoonada ciyaaraha iyo garoonada diyaaradaha hala xiro. ...waa muhiim because somalia isbitalada waa lacag dadka qaarkood vaccine lama siinin. ..cudurada borokiitada iyo tiibishada weyku badantahay somalia. ..sheekha waxey aheyd inuu ra,yiigiisa naftiisa u heysto waxaa laga rabey inuu ka hadlo waxa uu cudurka ka yaqaan oona qiimeeyo talada dhaqaatiirta.

    • @SKSK-gq8xk
      @SKSK-gq8xk 4 ปีที่แล้ว

      @@safia5002
      Waa runtaa
      Culumada mafahamsana hoolahaan.
      Ineey iska aamusaan ayaa loqataa
      السكوت ذهب والكلام فضة

    • @mascuudozil3617
      @mascuudozil3617 4 ปีที่แล้ว

      Amiiiiiiiiiiiiin yaa rabi

    • @muminafarah1222
      @muminafarah1222 4 ปีที่แล้ว

      @@safia5002 Sheekhu siduu u hadlayaa waa lax dukani abaar moog. Caalamka Sh Xasaan lama socdo waxaa ka dhacaya. Allah ha inaga badbaadiyo

    • @salmaancabdi525
      @salmaancabdi525 4 ปีที่แล้ว

      hooy caamooy iska aamusa waxba hawlahaan kama ogodin masaajid xiraankiisu wax fudud maaha culimadu meelaan idinku wax ka arkin ayey waxba ka arkaan culimadu masaajidku waa meesha udabeysay ee xirayo sidee masjid loo xiraa iyadoo ay furanyihiin goobihii ganacsi iyo meelihii waa weynaa magaalada marka qufullo lagu dhajiyo gabigeedaba ayaa masaajidda la xiri karaaa

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 4 ปีที่แล้ว +12

    حفظك الله من كل سوء وكثر أمثالك في الأمة الإسلامية

  • @fartunmohamed9845
    @fartunmohamed9845 4 ปีที่แล้ว +3

    Masaajidada waa meeshii lagu badbaadayo waa baydkii allah lagu caabudo oo allah lagu baryayo ee allahayow xaqa ha fahansiiyo aamin dhibaada iyo cudurada wareegayo allah umada muslimiinta ah ha ka badbaadiyo aamin

  • @hibaaqcadeey4292
    @hibaaqcadeey4292 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhana culumada kale muxuu uga daba qaata wixiisa dhan waa khilaaf socda dadku ha dhamaadaan muu ka wada subxanallah nafaha dadku waa qaali xaramkiiba waa laga dareeray culumo kaa cilmi badan maxay uga soo horjeesan waayeen amarkaas, Allah ayaa wax badbaadiya laakiin taxadirku waa muhiim adeer

  • @muhammadhashi1493
    @muhammadhashi1493 4 ปีที่แล้ว +9

    Waa waano masaajida yaa la xirin please muslimiineey.

  • @mrdhagane1268
    @mrdhagane1268 4 ปีที่แล้ว +3

    mshll mshll umad walba islaam ah markay dhinac u liicdo culimada ahlu aduun yadana ay hor kacdo wadad diinta islaamka ku adag xaqana fahamsan aftahan ah ayuu alle ku bad badiyaa adoomadiisa masaajida ayaan la xirin markii imtixaan yimaado waa halka lagu cararo laguna bad baado qofkii ugu tala galay in uu bad bado halaga tigtonaada xaqana hala raaca rabi swt hala tala saarto inshll waynu bad baadaynaa

  • @abdulqanimohamed1651
    @abdulqanimohamed1651 4 ปีที่แล้ว +13

    Kama dargi dageeysiga sh xasaan الله يحفظك

  • @dacwamedia2489
    @dacwamedia2489 4 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah Allaha Noo Xafido Sheekhena

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 ปีที่แล้ว

    wlhi sheekh xasaan waa Geesi xaqa markasta cadeeya ilaahay haku sharfo Sheekhanaa Ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo

  • @mohameddekmuktar2649
    @mohameddekmuktar2649 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a waa sax ajib allow ku xafid ya sheikh hassan xafidahu llah

  • @MElmi-zt4cd
    @MElmi-zt4cd 4 ปีที่แล้ว +9

    Iyadoo aan meel kale la xidhin maaha in masaajidada la xidho.
    Laakiin haddii meel kasta la xidho sida hadda ka taagan yurub ee la xidhay suuqyada, iskuulada, gaadiidka, dayuuradaha, masaajidadana Waa in iyagana la xidhaa.

  • @xiinfaniin1630
    @xiinfaniin1630 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah. Mowduuc muhiim ayuu ka hadlay.

  • @abdirahmanahmed5925
    @abdirahmanahmed5925 4 ปีที่แล้ว +5

    Khayr Allaha kusiiyo sheykhanaa .... Waa suuragal waana macquul inuu masaajidka lagula kala qaado virus ka.
    Lkn waxaa caqli la'aan ah .. in suuqyada Iyo magaaladii oo dhan oo laisku socdo oo furan . Masaajida in farta lagu fiiqo .
    Marki kuwaasoo dhan laxiro kadib masaajidka waa diyaar markaas.

  • @halasports6007
    @halasports6007 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow ku barakee akhiro iyo aduun sheekh ilaahay no so direy jahliga naga saarey weeyi abusalman

  • @xajinsuper2292
    @xajinsuper2292 4 ปีที่แล้ว +7

    masha allah waan sugeynan masaladaas yaa sheeqan xafidullah

  • @feisalafder6998
    @feisalafder6998 4 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah sheikhana sheikhul Islam WALAHI sidan meydhahan CULUMADA ayn lahaa adaaba kahadley ALLAH YAHFADAKA

  • @hsndkn1882
    @hsndkn1882 4 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakallahu kheyr sheekh xasaan.....Illahey hanookaxafido......Illahey wuxuu siiyey quwo uuguhadlo shey qaab an loogahadlin o aad iyo aad ucilmiyeysan.........wad layaabi....wa mulham an isleeyahay...

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansho alah wa runta sheykh walahay diinta lojeda in laxabiso ilahow nagaqabo cadowga

  • @cadaadchannelbarakalaahu6216
    @cadaadchannelbarakalaahu6216 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle ha barakeeyo shekhana caalimka ah xasaan Xuseen adan

  • @m.a.k1853
    @m.a.k1853 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhana dhiidtu waxay detect gareysa qofku in uu xumad leeyahay , cudurkan calaamadihiisa kuwooda ugu weyn waa xumad , lkn waxaa kaloo la ogaaday in dadka uu cudurku ku dhacay 40+% in wax calaamad aynan muujin , marka dhiidtu waxbay yareysa lkn weli risk weyn baa jira,

  • @liibaancabdiraxmaan2895
    @liibaancabdiraxmaan2895 4 ปีที่แล้ว

    Jawaab taan wey ku filantahay kuwa misaajida Allah xiraaya jaza ka laah sheqana fadlan sherr dheh

  • @hindamustaf6174
    @hindamustaf6174 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah jazaakallahu khayr sheekh ilaahay huxiftiyo

  • @abdirahmanahmed3538
    @abdirahmanahmed3538 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah aragti dheer buu Allaah siiyey xasaan

  • @abuhamzaabinhasan6108
    @abuhamzaabinhasan6108 4 ปีที่แล้ว +13

    أن شريعة الله قائمة على التيسير لا التعسير، والتخفيف لا التشديد، قال تعالى:{هُوَ اجْتَبَاكُمْ وَمَا جَعَلَ عَلَيْكُمْ فِي الدِّينِ مِنْ حَرَجٍ}[الحج: 78]، وقال جلّ شأنه: {يُرِيدُ اللَّهُ بِكُمُ الْيُسْرَ وَلَا يُرِيدُ بِكُمُ الْعُسْرَ} [البقرة: 185].إذا تحقق وجود ضرر لا يحتمل في عبادة فرُخص الله حاضرة للناس، روى أحمد عَنِ ابْنِ عُمَرَ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: “إِنَّ اللهَ يُحِبُّ أَنْ تُؤْتَى رُخَصُهُ، كَمَا يَكْرَهُ أَنْ تُؤْتَى مَعْصِيَتُهُ
    ، وعند ابن حبان عَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ، قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: «إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ أَنْ تُؤْتَى رُخَصُهُ، كَمَا يُحِبُّ أَنْ تُؤْتَى عَزَائِمُهُ
    .إذا تحقق وجود الضرر وجبت إزالته، جاء بالمسند عَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ، قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: “لَا ضَرَرَ وَلَا ضِرَارَ[7]“، وقد أجمع العلماء على أن (الضرر يزال)، وهذه قاعدة من القواعد الفقهية الكبرى.ذكر العلماء أسباباً لترك صلاة الجماعة، ومنها الخوف، سواء كان الخوف على النفس أو المال أو الأهل، والخوف على النفس والأهل حاصل إذا وُجد البلاء (فيروس كورونا) لذا جاز ترك صلاة الجماعة.
    واله اعلم واحكم

    • @abdiwarsame7585
      @abdiwarsame7585 4 ปีที่แล้ว +1

      Do u know if any one dies in epidemic disease is shahiid so we want to be shahiid if corona comes but we don't go out of our town period

    • @user-iq2xb8hz9c
      @user-iq2xb8hz9c 4 ปีที่แล้ว +1

      جزاك الله خيرا كلامك عين العقل ياليت يفهموا الناس

    • @farxaancabdi160
      @farxaancabdi160 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha alaaah

    • @diisofficialchannel5011
      @diisofficialchannel5011 4 ปีที่แล้ว +1

      والله لقد وضحت الحق
      *ما يريد الله ليجعل عليكم من حرج*

    • @dahaar29
      @dahaar29 4 ปีที่แล้ว +2

      Abu hamza hassan الشيخ يقول هنا المساجد تكون ءاخر ما يغلق

  • @alinoursalah7854
    @alinoursalah7854 4 ปีที่แล้ว +5

    مشاالله يا شيخ الله يبارك فيك

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xafido adoo kalena Alle hanoo badiyo

  • @abdulxakim5025
    @abdulxakim5025 4 ปีที่แล้ว +8

    Allah yacizak,,, cadowgaaga hajabo sh xasaaanow ifka raaxo akhiro neh janatul firdows biidni llah..

  • @mahadsharmake4395
    @mahadsharmake4395 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalh Ilahey hnoo xfdyo shiiqa

  • @mustafeabdirahman6188
    @mustafeabdirahman6188 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah sheekh nimoH af- tahanimoH ayaaH kuu dheer Allah yaxifdak ustaad

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 4 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allaah sheekh xasan allaayaxfadak runbaa kahadashay

    • @MohamedAli-xq9jo
      @MohamedAli-xq9jo 4 ปีที่แล้ว

      Kan haduu shiiq kuu yahay adaa cirka roob ku og. Waa kitaab gaab beenloow ah diintana ku yartahay.

  • @cumaraxmed7576
    @cumaraxmed7576 4 ปีที่แล้ว +4

    Jasaakumullahu qeyr yaa sheekhanaa xasaan xuseyn

  • @ibnukmohamed5594
    @ibnukmohamed5594 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله عليك. شيخنا الفاضل.

  • @nouhosman8056
    @nouhosman8056 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi shikh alha ku barakeyo ayn dhaweyd ayan ku muran nay masjidka qjran ayan ku akhrisan isgana wan xiraya ayuu igu la murmay. Qiil wuxu iga dhigay caruurta balsh alaha aya iman naya

  • @aamirkalif5902
    @aamirkalif5902 4 ปีที่แล้ว +5

    Allaw ku barakee sheekheenoiyoow

  • @nasruddiincambuulo914
    @nasruddiincambuulo914 4 ปีที่แล้ว +2

    شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه

  • @maanbadalofficial6422
    @maanbadalofficial6422 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu kheyran yaa shiikhanaa

  • @rozakihilowle4183
    @rozakihilowle4183 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh Allah hano xafido

  • @jaamacmaxamuud5026
    @jaamacmaxamuud5026 4 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله تبارك الله شيخنا الفاضل

  • @use_996
    @use_996 4 ปีที่แล้ว +19

    Haaa wa xaqiq waxa furan suqaq wawayn o Africa o dhan loga so adeg doonto waxa furan maqaaxiyihi waxa socda bas ki o dadko dhan kulmiya waxa furan wadooyinki dad iyo duunyaba kulminaya marka masajida halaga bilaabo wa wax cajaaib badan walhi

    • @malunyaydid9928
      @malunyaydid9928 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc bisnilh waa arin wacan sheekh nsajudka yaan laxirin waa baydki alleh

    • @sahrosalad695
      @sahrosalad695 4 ปีที่แล้ว

      Sax

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 3 ปีที่แล้ว

    جزاك اللّه خيرا شيخ ..بارك اللًه فيك

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa sax ma’ahan in masajidka Alle lagu degdeg iyado baararkii kale iyo ganacsigii kaleba ay wali furan yihin war Alle ha laga baqo umade Masajidka wa meshi lagu bax San laha runtii Allaha xaqa ina fahansiyo

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว

      Dowlada soomalia hadey tahay wa lala hadli karaa lkn dowlada kenya way xertay wana diiday waliba kaniisadaha iyo wx barashadana wa raacisay wll mxn yeelnaa anakana madrasadii naga xerantahay casharkeenii iyo masjidkeenii ban u xiisnay wlhi

  • @hubiibrahim581
    @hubiibrahim581 4 ปีที่แล้ว +1

    geesi shiiq xasan xuseyn allah ka ajir siiyo

  • @ismailalii6606
    @ismailalii6606 4 ปีที่แล้ว

    ManshAllah sh.xassan.....anaka xafadeyna dhanka garissa masjidkena wali manaxirin....muadimka wuno adhami lknse aqimka hoos aya lodige kadiib salada cadhi ayan udukana manshAllah

  • @sharmaarkeaxmed1006
    @sharmaarkeaxmed1006 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah sheik xassan.

  • @abdihousseinabdi3357
    @abdihousseinabdi3357 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku cizeeyo sheekhanaa walaahi waamowqif wanaagsan

  • @farhanqassim7233
    @farhanqassim7233 4 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh Xassan. Cimriga allah ha u dheereyo

  • @abuuzakriyahamed5984
    @abuuzakriyahamed5984 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ustaad Karim allaha ha ka aqbalo anagana allaha hanugu canfaco

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 4 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhh “dhiid wuu qabaaye noqo”
    Sheikh mashallah

  • @socdaal
    @socdaal 4 ปีที่แล้ว +2

    Jzk allah kheyran arintaas waa waxa aan aaminsanahay oo waliba dareensanaa k hor maqlida sheekha.

  • @Ibnucajaib
    @Ibnucajaib 4 ปีที่แล้ว +3

    HORAN U iri Allow Sh Xassan Hainoo wayin

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic 4 ปีที่แล้ว

    Insha Allaah, Ilaah nagu ridi maayo cudurkaan waayo soomaali koobka shaaha iyo xabadda sigaarka isku si ayey u wadaagtaa, marka dad is jecel ayaan nahay oo waliba 30 sano bilaa dowlad ah oo cudur walba iyo colaad walbaba soo aragtay, ILAAH waa caadil, asagaan ka magan galnay cudurkaas ee walwalka iska daaya walaalayaal, isuna duceeya👍👍👍🌹🌹🌹

  • @cayduruscabdullahiadam2272
    @cayduruscabdullahiadam2272 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah

  • @sahramohamed7876
    @sahramohamed7876 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Allow korkaadhig Galadana Alle hakaa xifdiyo, xaqana Alle haku waafajiyo, Alle kugumadaro culimada galada uduleysan diintooda daciifinaayo. Dadoow mashajida waa meesha loocararo markay dhibaato timaado mahan in nalaga xiro. Allow umada xaqa tusi oo waafaji..... Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rahman...

  • @ibnucumar1
    @ibnucumar1  4 ปีที่แล้ว +32

    Asc Dhamaan Walaalaha kutaxan Chanelka Qallaafe Media, Subscribe , Like Saara

  • @maansame4877
    @maansame4877 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah. Allah akbar ilahay haku xafido xikmada caqliyo iyo cilmigaada ayaan harsanaa oo an ku nafisnay ilahy haku xafido insha allah

  • @qudusborte8990
    @qudusborte8990 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqanaa shxasaan xafidulaah

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sh xasaan kalmad tiisaa oo dhameystiran oo uusan dad lakicin😂😂

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 4 ปีที่แล้ว +1

    MAASHAA ALLAH, dhagax madow oo la dhunkado, cooshad dhagax ka sameysan ku dul wareegideed, laba buur dhagax dhex orodkood, iyo dhagxaan meel cidla ah lagu tuuro...... waxaad noqon sidii markii hooyadaa ay ku dhashay oo dembi la’aan. ALLAHU AKBAR!!

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 4 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah mbrk

  • @askarjanagalenogob1440
    @askarjanagalenogob1440 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah wajsaakumu Allahu kheyra

  • @leylonuur9935
    @leylonuur9935 4 ปีที่แล้ว +15

    Run sheeg iyo geesi nimo ayuu isku darsaday maasha alaah alaha xafido sheeq

    • @caabudcali1813
      @caabudcali1813 4 ปีที่แล้ว

      Runta dhaqan ayeey rabtaa dhaqankii ayaa kamaqan

    • @MohamedAli-xq9jo
      @MohamedAli-xq9jo 4 ปีที่แล้ว +1

      Kan haduu shiiq yahay adaa cirka roob ku og. Shiiq maaha waa kitaab gaab. Wuxuu ku leeyahay dawladu ha noo keento qalab lagu fiiroyo. Tuulo kasta waxaa ku yaal masaajid. Yaa awooda qalabka. Cudur haduu jiro aan dacwo loo hayn waa sax waa in la xiraa masaajidka. Shiiq maaha kan ganacsi buu wadaa.

    • @ahmedk5064
      @ahmedk5064 4 ปีที่แล้ว

      Qof walba fikirkisa kitabka iyo xadiithkana wa meeshooda

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 4 ปีที่แล้ว

      Laila Noor asaga reer ka weeye nooh 😂

    • @abdirahmanali8184
      @abdirahmanali8184 4 ปีที่แล้ว

      Masha

  • @mcadceed7806
    @mcadceed7806 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh xasaan ilaahy haku xifdiyo kuma dhuunto xaqa

  • @abdow4104
    @abdow4104 4 ปีที่แล้ว

    Shukran sheik 👍🤲😷

  • @abdik3531
    @abdik3531 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭 Allahu Akbar.....Allahu Akbar.....Allahu Akbar

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 4 ปีที่แล้ว +3

    Masaajidada yaan la xidhin subxaan allaah dhiidha keena waa runtiisa afku kuma go.

  • @Mahad921
    @Mahad921 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Hassan arinta wuu qaldey oo Australia ayeey dadka masaajidka cudurka isugu dhiibeen, qofka cudurka qaba kuley asoo qabin buu cudurka faafin karaa e culumada waxey yaqaanin haku ekaadaan

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah

  • @lightandreality
    @lightandreality 4 ปีที่แล้ว

    talo qatar ah oo qaladan waaye taladaan walaalayaal. Qafka cudurka uu ku dhacay ma dareemaayo wax calaamad cudur ah ilaa 4, 7 amah 10 biri kadib. Halaasnah oo malmood qofiki cudurka wuu faafinayaa mana ogo dadkanah ma ogo subxanallah Allaha naxifdhiyo jamiican.

  • @maryanfarah5929
    @maryanfarah5929 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah sheekh xasaan waa runtii waa khalad inlaxiro baytullaah alloow xifdi aakhiro iyo aduunba Aamiin

  • @cabulaahiciisecabulaahicii8650
    @cabulaahiciisecabulaahicii8650 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan Mar marka qaar runtaa kujeclaady

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah xasaan wlhi runbaa sheegtay Allah kuxafido

    • @mohamedhussein1781
      @mohamedhussein1781 4 ปีที่แล้ว

      Sheikh kali adunka ka muuqda waaya kuwa kale business lee noqdeen

  • @bashirsheikh333
    @bashirsheikh333 4 ปีที่แล้ว +2

    شيخنا الفاضل جزاك الله خيرا لكن فسر هذه القاعدة ( درء المفاسد يقدم
    بجلب المصالح).
    نحن نأخذ الأسباب ونتوكل على الله سبحانه و تعالى.

  • @abdikadir22abdi27
    @abdikadir22abdi27 4 ปีที่แล้ว

    Mashaaalh jazakallahu kheyran runta ad diinta aad ka sheegto ayow ilaah kugu xafida jir oo joog sheekh xasan xuseen

  • @faaraxxassan8381
    @faaraxxassan8381 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا ابو سلمان

  • @abdiheybe3820
    @abdiheybe3820 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshaa allaah tabaarakallaaah

  • @maxamedyare3791
    @maxamedyare3791 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh alaah haku barakeeyo sheeq xasaan sax sax diinta iyo caqliga waa ku qalad masaajida in laxiro wax walbo oo dhaca

  • @mahadwanaag6116
    @mahadwanaag6116 4 ปีที่แล้ว +4

    Shiikha ha loo diro Sucuudiga si uu ugu fatwoodo kuwii Xaramka xiray.

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 4 ปีที่แล้ว

      Sucuudigu noocaas oo kale fatwa ma waydiiso adigu ka dhagayso
      Kulahaa watktiga la nadaafaynayo waa la xiri karaa, virus ku wuu ka daran yahay taas, isagaa iska hor imanaya

    • @mahadwanaag6116
      @mahadwanaag6116 4 ปีที่แล้ว

      Hassan Ibrahim
      Dee haddaa he should be keep quite

  • @elmiawad1777
    @elmiawad1777 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc ma jiro qalab markiiba lagu baadhi Karona oo lagu oogaan karo in u qabo.
    Badhitaanka korona waxa qaadi kara doctor keliya wuxuna soo noqdaa dhowr malmood kadib .
    Wadaadkani wuxu sheegaya temperature baan u maleyn. Temperature xaanun korona laguma oogaan karo.
    Waxa fiicaan wadaadadu in aysan wax ay cilmi u lahayn ka hadlan. Iyagoon badhitaan ku sameyn.

  • @khadarmahamedmahamud676
    @khadarmahamedmahamud676 4 ปีที่แล้ว

    Masha alla ader mcne

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah Geesi weeye cudur ka cabsan maayo kaliya waxaa u dhiman inuu jihaadka ku soo biiro

    • @zakariemahamud8995
      @zakariemahamud8995 4 ปีที่แล้ว

      Jihaad maxaya? Jihaadkan aad sheegayso xaguu ka jiraaa?

    • @salmaancabdi525
      @salmaancabdi525 4 ปีที่แล้ว

      waar sheekha waa hore ayuu feelalkiisi idin ka labtay ee ha isku qorina is dajiya sxb-yaal