HEES AROOS QAASIN MAXAMED KARAAMA FROM ABUKAR MAHDI TO QAASIN 2016 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

ความคิดเห็น • 229

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 16 วันที่ผ่านมา

    Waa qoys magac iyo maamus kule bulshada somaliyeed dhexdoda.waa qoyski rer karaama oo ay dhashay AUN fadumo qaasim hiloowle oo taarikhwayn kule fanka somaliyeed ilahay ha u naxariisto

  • @somalidhalad6918
    @somalidhalad6918 5 ปีที่แล้ว +15

    Mashaalah Qaasim Reer karama ma u eko Quruxda Hooyadii Shukri axmed ibraahim ayuu Leeyahay mashalah habo alaha isku barakeeyo Aamiin❤❤❤

  • @اميرهمحمد-ه4ط
    @اميرهمحمد-ه4ط 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah hambalyoh. Ma wiilki.maxamed karama aya.waynaday.woow ❤❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @canababdi823
    @canababdi823 8 ปีที่แล้ว +3

    mashaaallaaa aax aax hooyaadii Ban so xasuustaay feynuustii fankaa habalyo habalyo ABOWE adiiga iyo xaaskada isku waraa guleystaaa

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 ปีที่แล้ว +5

    Musiciankii waynaa Qaasim karaama arooskiisii ka tuma oo sifiican Oooga shida 👏👏

  • @mohameddeeqibrahim1282
    @mohameddeeqibrahim1282 6 ปีที่แล้ว +46

    Waa in aan 1000 iyo 1 jeer ilahay umahad noqna Alhamdulilah Alshukru lilah sababto ah muslim ayaan nahnay shico manahni suni ayaan nahnay Alhamdulilah

    • @luulxiirey8890
      @luulxiirey8890 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah illahey habarakeeyo qooskas Soomaaliyed

    • @lozaa664
      @lozaa664 6 หลายเดือนก่อน

      Hcnffvjdjffffjfffffjdhdjfigfgfi❤

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Alfa Alfa Mabruuk reerkii lagu nasto lagu nagado Allah haka dhigo ubad qhair Baa Allah kasiyo🤲🤲🤲🍀🍀🍀🍀❤❤❤

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha hamblyo hamblyo wllkey iyo duma qurux dhal fanan dad qimo leh ayu allah ka dhaliyo sharafda iyo karamo allaha wu ku dhameyay

  • @asiaali1869
    @asiaali1869 6 ปีที่แล้ว +3

    hambalyo🔥😍 hesta 🎧🎶❤kaliged malahela?

  • @fatoumahamoud7254
    @fatoumahamoud7254 ปีที่แล้ว +1

    Qassin mohamed karama Sidiine wayee wowooooo in stille watch this weeding after 6years

  • @loopsoolp4337
    @loopsoolp4337 5 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍heesata amaan tah wan kaheley daaday waa ini dueesay waxan so xasutay daadadeeyda 😍😍😍

  • @onlysomalivision4484
    @onlysomalivision4484 8 ปีที่แล้ว +3

    Masha'allah bro
    Ilahey farxad & reen reeyn aa ii diin kaso
    adi & Amaal ♥♥

  • @fathamafathama3067
    @fathamafathama3067 5 ปีที่แล้ว +6

    I,m from Ethiop Mashaa Allah very btfl But 2 bebey

    • @zahraomar1282
      @zahraomar1282 4 ปีที่แล้ว

      2 young to get married 😱

  • @canababdi823
    @canababdi823 8 ปีที่แล้ว +7

    waan ilmeyaay arooskaan walo hagaar baxaay mashaallaa

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 8 ปีที่แล้ว +11

    masha allah beautiful wedding ♥ isku waaara ubad kheer qabo kala hela insha Allah ♥

  • @Nuradinhassan
    @Nuradinhassan 7 ปีที่แล้ว +2

    wow axsan hees fadumini shiikh hilowle allah ha ku dhowro

  • @Khadar_aden
    @Khadar_aden 8 ปีที่แล้ว +1

    wooow mansh alh iskuwaraa noqda labadii iskuwartaa abur mahdi ilhy hanokadayoo

  • @kowsarxasan6969
    @kowsarxasan6969 8 ปีที่แล้ว +5

    mansha allah anagana hambalyo❤ aan ini leenahay aroos wanaagsan💓💓

  • @SomaliTime
    @SomaliTime 8 ปีที่แล้ว +28

    MashAllah MashAllah arooski lagu waaro Allah ka dhigo. Ubad khayr qaba na lagu kala helo

  • @asiyokhadar7161
    @asiyokhadar7161 5 ปีที่แล้ว +8

    Aroos noocan ah yaa hela kara walaahi reer xamar waa dad jirah

  • @mocade_1
    @mocade_1 8 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah maxamed.karama muliqiisa

  • @MiimiAlbashiir
    @MiimiAlbashiir 5 ปีที่แล้ว +12

    after3yrs ya ila dawanaya 💓❤rer karama siidii

    • @amanomar804
      @amanomar804 ปีที่แล้ว

      😂🤍❤🥺🙌

  • @maryanabdalla7711
    @maryanabdalla7711 8 ปีที่แล้ว +8

    waaaw waxaana kaa aroos ah fowsiya fanka iyo xaajigeeda wiilkoooda waaka tumeeen abaaballah

    • @amranyussuf3652
      @amranyussuf3652 8 ปีที่แล้ว +1

      Trt

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 3 ปีที่แล้ว

      Maryan asiga mamada shukri la dhaho iney dhashay aynba umaleeyey fosiyo fanka miyaa dhashay

  • @blackpearl1726
    @blackpearl1726 8 ปีที่แล้ว +20

    that little girl at 2:30 looks so much like fadumina is that her daughter ? mashallah. ..such a beautiful wedding ..love it.

    • @whatever6965
      @whatever6965 8 ปีที่แล้ว +1

      profile kaaga sawirka saaran adi miyaa abayo ? Mansha Allah u r so qurux
      😂😂I'm just kidding

    • @blackpearl1726
      @blackpearl1726 8 ปีที่แล้ว +1

      loooooooooool😂😂😂

    • @shdghfkghhjk1424
      @shdghfkghhjk1424 8 ปีที่แล้ว +1

      Zamzam Ahmed

  • @maxamedjoon2067
    @maxamedjoon2067 8 ปีที่แล้ว +1

    waaw masha allah حلوين 😍😍😍😍😍😍ilahey haisku dhaqo

  • @nouradenabdirahmanelmi7601
    @nouradenabdirahmanelmi7601 4 ปีที่แล้ว +1

    Kala iyo laaba wiil iyo caano gabadha iyo caano! Mansha allah

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 8 ปีที่แล้ว +2

    manshaa allah
    mabruuk alfa mabruuk barikalaah kuwa cabsida ALLAH kuwada jooga ALLAHA idinka dhigo aamiin

  • @SalmaAhmed-nd8ju
    @SalmaAhmed-nd8ju 8 ปีที่แล้ว +4

    beautiful Mashalah. dadkii hore. Originalka

  • @Slayyygrl
    @Slayyygrl 8 ปีที่แล้ว +15

    daday waa idin duceysay cml yaaaah😗😗😘😘😍😍

    • @fatxiyasharif8620
      @fatxiyasharif8620 7 ปีที่แล้ว

      Muniira Ali mataqana munira waxa laga wado waa faduma qasin allaha unaxaristo

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว

      ​@@fatxiyasharif8620 adiga hada weli ma nooshahy mise wad baxday

  • @fatumashukri6837
    @fatumashukri6837 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allaha barakeeyo. Waxaan layaabanahay, aroos walbo faraanti maxa la iskugu galiya, ma dhaqanbaa mise was diin????????????

  • @hawafarah4898
    @hawafarah4898 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah dadkan korkama iman rerkii baladka laguyimidwaye ha hilmamaaminatas duriyadii qasim hilowle and karama sidi

  • @ifraaxcumar6750
    @ifraaxcumar6750 ปีที่แล้ว

    M.a abuukar Mahdi iyo faadumina dad uu waqtiga kala geeyey 🥰

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 6 ปีที่แล้ว

    Woooooooooooooow masha allah arooos qurux badan awlad qeyr qabto allaha idin ka siiiyo

  • @radiowanlaweyn1647
    @radiowanlaweyn1647 6 ปีที่แล้ว

    masha alah nice song ina karaama abwaan daafedow alaa ya xifdak ereyo wanagsan

  • @noramohamed6627
    @noramohamed6627 6 ปีที่แล้ว +6

    ManshAllah 😍

  • @rowdohassan156
    @rowdohassan156 8 ปีที่แล้ว +2

    maansha Allah guuleysta guurkiima gur khyr

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @suleekhajama1174
    @suleekhajama1174 8 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw mansha allah qurux 😍

  • @muniirosuleiman4101
    @muniirosuleiman4101 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gurigiina guri qeer qabo❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤🤲❤🤲❤

  • @foos7330
    @foos7330 3 ปีที่แล้ว

    Abuukar mahdi kii soo qeyliyaba soo xasuusi waayahah

  • @ciidlakaqoq6567
    @ciidlakaqoq6567 7 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah illahow isu kiin da' ! Amiin

  • @mankauruun8646
    @mankauruun8646 8 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh wil iyo cano gawar iyo cano illaah ha idiin siiyo 😙😙😙😙

    • @bilanabdi3628
      @bilanabdi3628 8 ปีที่แล้ว +1

      oh my God
      waaxay faranti galiska
      waaaa dhaqan reer glpeedka laga so look min guuriyay
      allow nahanuuni

    • @fomar2137
      @fomar2137 7 ปีที่แล้ว

      Far kaftan. Codkaan

  • @abassomar4516
    @abassomar4516 7 ปีที่แล้ว

    woowwww machallah wallahi arroos loo dhaa yahay

  • @hanad6666
    @hanad6666 7 ปีที่แล้ว +4

    mshlh
    wiil iyo caano gabar iyo canjeero

    • @دايا-ح2د
      @دايا-ح2د 3 ปีที่แล้ว

      Canjelo?🌚🙂😂😂😂😂 aar canjelo maxa uga daba gynysa😂

  • @rahamaahmedmohamedrahamash9994
    @rahamaahmedmohamedrahamash9994 5 ปีที่แล้ว +1

    Arosa wacari deer abtiyalo guuleysat adika iyo owaladin salaam sare

  • @farhiyoahmed519
    @farhiyoahmed519 8 ปีที่แล้ว +29

    Waa wiil la jecelyahay

    • @farhiyoahmed519
      @farhiyoahmed519 8 ปีที่แล้ว +9

      MashaAllah

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว +3

      wlhi dhaqanka mahan wax laga tagikaro wa cajiib Masha Allah

    • @azizahassan8311
      @azizahassan8311 7 ปีที่แล้ว

      farhiyo Armed

    • @maidahyusuf2927
      @maidahyusuf2927 7 ปีที่แล้ว

      ggggghjlgeftUTeeertytiuruu5ttyyuuOtyyyu5rrttytyiotryIiUIoioiiiiikrruyyteeerrt44y5tuuoioiiio343eeddttyjjkuukytyiiuioooorlffio]ppplpppp3eerrrferfhnjkkkjkkjjjj*jjkjkjjjkk33444444kkkkklt4444t5t55ttt5ettyyytyyteerr666uiuu6yuuyuuerrrrrrrr445455544445uu6yuuuolllooyr4rttyyuye44456u7iiiuuut5555666777u67y7uio88dfgghrrettrtyttttyttyjytggggh>uttyuuuuiKLiikoolllllllllukldddfdrdddfttyhyyyyyuuiuliikkhwefhtgyhhhjjjujjjikkkkkknl

    • @GggBbbb-ni6xp
      @GggBbbb-ni6xp 7 ปีที่แล้ว

      +Aziza Hassan ان شاء الله ما شاء الله البنت الي تقول لا تغطي زين

  • @omaryare404
    @omaryare404 8 ปีที่แล้ว +2

    qaasim Mohamed karama waxan ugartay yaraankii fadumo qaadim Allah unaxariistee

    • @katrahassan9093
      @katrahassan9093 8 ปีที่แล้ว +4

      ayeeyo utahay wiilkeda dhalay

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว

      ​@@katrahassan9093 hada adiga ma noshahy walashey bal iga so jawab hadad noshahy

  • @mubarakmoallin3066
    @mubarakmoallin3066 7 ปีที่แล้ว +10

    Hada cayilee bro

  • @amranosman1748
    @amranosman1748 7 ปีที่แล้ว +1

    best aroos illaahay ha isku kiin daaayo

  • @dontstresscalljess3927
    @dontstresscalljess3927 6 ปีที่แล้ว +4

    This a wedding ,my reer people ,the real reer xmeir .

  • @hayatyabubakarhayatyabubak483
    @hayatyabubakarhayatyabubak483 8 ปีที่แล้ว +5

    ilahay hani naxaristo

  • @nuurocabdulahi4997
    @nuurocabdulahi4997 4 ปีที่แล้ว +1

    الف الف مبروك😚😚😚

  • @xayaadahmed2177
    @xayaadahmed2177 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallaah🌹🌹💕💕💕💕💕💕💕💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah beautiful couple

  • @zinab2blessa
    @zinab2blessa 7 ปีที่แล้ว +4

    mashaAllah💕💕💕💕💕

  • @samraabdi3404
    @samraabdi3404 8 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah cid isjecel iyo wiil lajecelyahay iskuwaara waanjeclahay dad isgarab istaago ama is og family lovelly

  • @سواراوراجيني-خ7ب
    @سواراوراجيني-خ7ب 7 ปีที่แล้ว +2

    مبروووك عليكم

  • @shukriqalanjo9861
    @shukriqalanjo9861 8 ปีที่แล้ว +3

    il adeeg aroskeda kadhesha maqli jire waatan

  • @سواراوراجيني-خ7ب
    @سواراوراجيني-خ7ب 7 ปีที่แล้ว +1

    ألف ألف مبروك

  • @jamiiloyacquub8444
    @jamiiloyacquub8444 3 ปีที่แล้ว

    Lanberkeeda lee yaa ii sheegaayo faadumiina

  • @ahmedjabril1965
    @ahmedjabril1965 8 ปีที่แล้ว +3

    mnsha aallh

  • @cashacabi1606
    @cashacabi1606 8 ปีที่แล้ว +5

    BEAUTIFUL MANSHALLAH

  • @sagalfarah1000
    @sagalfarah1000 7 ปีที่แล้ว

    fawsiya fanka ma dhashay arooskan hoyadi camal cadimaha

  • @xamsexiis7552
    @xamsexiis7552 7 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallah

  • @maidomohamed4899
    @maidomohamed4899 4 ปีที่แล้ว +1

    Reer karaama dadka musica looga haray

  • @siidcaliyuusufyare618
    @siidcaliyuusufyare618 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah waaxasa aroos eh waaw

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Aroos kala kacsan Horumar Wacan oo Wanaagsan Subscr&Like Waan Kuu Saaray Weliba Share aan kuu raaciyay Waad Mudan tahay Wadda Shaqeyn Wacan 😊💯👍

  • @umucimarsn6150
    @umucimarsn6150 8 ปีที่แล้ว

    masha allah mabruuk

  • @ashanurabuukar9366
    @ashanurabuukar9366 7 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah alif mabruuk

  • @luleymuxumed3726
    @luleymuxumed3726 5 ปีที่แล้ว

    Daa day waa niiduceysii

  • @mocade_1
    @mocade_1 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo habo

  • @abdulrabi-ahmed
    @abdulrabi-ahmed 7 ปีที่แล้ว +31

    Wlaahi dhaqankii reer Xamarka kama tagin xitaa.. meherka markuu dhaco kadib, wiilka arooska ah galaas caano oo fadhiid ah aa loo keenaa, markaasuu qurquriyaa Wiiw!🤣 waxa la dhahaa naxdinta aa looga dajihaa, maadaama ruux nool uu masuul ka noqon doono i ta noloshiisa ka dhiman. Waa dhaqan cajiib ah!

    • @abdimanischad9527
      @abdimanischad9527 7 ปีที่แล้ว +2

      Bianco Di Bianco hhhhhhhhhhhhh 😂😂😂😂🤣🤣 wlh waa iga qoslisay

    • @diyaabdukadir6703
      @diyaabdukadir6703 7 ปีที่แล้ว +1

      Bianco Di Bianco hhhhhhhhhh wlhi waiga qosol sisay adi rer xamar matahy ani reer xamar ayan ahaye

    • @queenofqueens7152
      @queenofqueens7152 7 ปีที่แล้ว

      Bianco Di Bianco hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh has

    • @حياتيابوبكرمحمد
      @حياتيابوبكرمحمد 7 ปีที่แล้ว

      Bianco Di Bianco thanks wll Inta aad nafaalisay

    • @queenzamu3090
      @queenzamu3090 7 ปีที่แล้ว

      Bianco Di Bianco mashaAllah ma aqaanin caanaha waxalagawado lakin hada adaa iimicneye thanks

  • @مريمعلي-ض5ح3ج
    @مريمعلي-ض5ح3ج 3 ปีที่แล้ว

    Love ❤❤❤❤🔥

  • @axlamismail122
    @axlamismail122 4 ปีที่แล้ว

    Yaila dawanayay ilaa 16/20

  • @habiboabdi8610
    @habiboabdi8610 6 ปีที่แล้ว

    what’s the song name

  • @macantoqurux7029
    @macantoqurux7029 8 ปีที่แล้ว +1

    Amalina best aroos yaa calek

  • @mrali7305
    @mrali7305 8 ปีที่แล้ว +2

    الف مبرك

  • @hawomohamed4296
    @hawomohamed4296 8 ปีที่แล้ว +2

    guurkina guurqer gurigiina guri nagay guulow ka yeel hamplayo wiil iyo caano gaber iyo malab farax kaftan heesta waa nuure.

  • @ikranmahamed8197
    @ikranmahamed8197 7 ปีที่แล้ว +1

    India cml ayey jilayaan cajiib waye runtii

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 5 ปีที่แล้ว

    Hestana love kuahaya

  • @usaamacade8228
    @usaamacade8228 6 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo

  • @hamdiabdalla9298
    @hamdiabdalla9298 7 ปีที่แล้ว

    wlhii kal iyo laap amaantaan farax kaftan caadi ma ahan

  • @hanitacadey6606
    @hanitacadey6606 7 ปีที่แล้ว +1

    rer xamar in the house lol

  • @faizaabdulfatah4090
    @faizaabdulfatah4090 5 ปีที่แล้ว

    Hamblyo hamblyo hamblyo Mohammed qasim my dushidey

  • @aishacute3158
    @aishacute3158 ปีที่แล้ว

    Side lagu garanaya iney naag duriyada reer sheikh isxaaq ku dhashey quruxda ayaga ka keentey habo congratulations ❤

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว

      wll mcn asiga foosiyo fanka ma dhalin miya

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah isku waara

  • @cqaniaxmed569
    @cqaniaxmed569 8 ปีที่แล้ว +3

    arooska LA sheegayo in laisku bashalo le no ohoo

  • @mohamedshukri6553
    @mohamedshukri6553 8 ปีที่แล้ว +2

    does anybody know the name of the song or the person singing

  • @zakariyehassan359
    @zakariyehassan359 6 ปีที่แล้ว

    MASHA ALAAH

  • @warsamenur4895
    @warsamenur4895 6 ปีที่แล้ว

    qurux 🇸🇴

  • @xamdimaxamed6153
    @xamdimaxamed6153 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allan

  • @sarahassan4232
    @sarahassan4232 6 ปีที่แล้ว +2

    Love the music! But this is definately a wedding on a budget lol

    • @eyshaa1775
      @eyshaa1775 4 ปีที่แล้ว +1

      Sara Hassan so fun but for who they were sapering the money 😂😫

  • @iloveyouallah4713
    @iloveyouallah4713 6 ปีที่แล้ว +1

    mashallah 😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖💖😘😘😘😘😘

  • @anonymous-ri7tl
    @anonymous-ri7tl 6 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @nastehamohamudmohamud4397
    @nastehamohamudmohamud4397 7 ปีที่แล้ว

    hambalyo

  • @najahmaofjasb6088
    @najahmaofjasb6088 7 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏😭najax

  • @SubZero-rx4dw
    @SubZero-rx4dw 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah saxiibakaayga ❤️❤️

  • @duniyojama8661
    @duniyojama8661 4 ปีที่แล้ว

    What kind of somali wedding is this I mean what is with them look all whole and stuff; but Marshall

    • @duniyojama8661
      @duniyojama8661 4 ปีที่แล้ว +1

      Omg did I just make a mistake with MASHALLAH to Marshall 😂