ILINTA AYAY CESHAN WAYEEN IMAN ATARISHO & NALKA CALOOL HUR MAROR DILAAC….😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • BETTER LATE THAN NEVER !!!
    All rights reserved!
    INSTAGRAM : ENJOA1
    SNAPCHAT : ENJOA1
    / realenjoaa
    THANKS FOR 314,386K SUBSCRIBE

ความคิดเห็น • 434

  • @realenjoa
    @realenjoa  8 วันที่ผ่านมา +31

    th-cam.com/video/um6e3QxI69c/w-d-xo.htmlsi=3vAwDbXjdjgDB0yB

    • @NimcoAbdi-j1k
      @NimcoAbdi-j1k 8 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤

  • @imaanamiin
    @imaanamiin 8 วันที่ผ่านมา +180

    Wiligey isma laheen adigoo ilmeynayo ayaad muuqaal duubey sorry ma jecleen inaa halmar murug ama idinka oysiiyo lkn hooyo mcn 😭😭😭😭❤️❤️👸🏻 iigu duceyo cimri dheer inuu ilahey ii siiyo iyo aabo caafiimad plz guys duco diina rabaaa 😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @Wardaabdulahi-p7l
      @Wardaabdulahi-p7l 8 วันที่ผ่านมา +1

      Amiimn yarbi

    • @sabariincadey7689
      @sabariincadey7689 8 วันที่ผ่านมา

      Sorry wll mcn😢💔

    • @abdishakurabdullahi5042
      @abdishakurabdullahi5042 8 วันที่ผ่านมา

      Amin yarabi

    • @XamdiMohamud-lz5xf
      @XamdiMohamud-lz5xf 8 วันที่ผ่านมา +1

      Abwe sryy wllhi kula ooye abwe mcn hooyo mcn alle haunaxariisto adun iyo aaqiro abwe mcn guuleyso Malin kle hana oysiin mugtada waa ixanuujisay wllhi 😭🥲

    • @fahmocramaan3731
      @fahmocramaan3731 8 วันที่ผ่านมา

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @leilaomar8966
    @leilaomar8966 8 วันที่ผ่านมา +22

    Nalka hooyo JANATUL FARDOWSA ALLAHA KAWARAABIYO. ilmahagana ayagoo nabadqabo ALLAHA isukiinkeeno.meeshodana ALLAHA kuxafido ❤❤

  • @mariahassan5387
    @mariahassan5387 7 วันที่ผ่านมา +8

    Nalka qalbiga ixanujisay wllhi ilhy ha unaxariisto waalidkeeda ilmahedana alle hala kulansiiyo cimri dheer cfimad iyo cibaado ku nolaada insha ❤😢

  • @Xaawo-c3g
    @Xaawo-c3g 8 วันที่ผ่านมา +20

    Allow unaxariiso hooyo iyo aabe macaan janatu fardows alle ha idin ku arzuqo

    • @XaliimoAbshirxaliimo
      @XaliimoAbshirxaliimo 8 วันที่ผ่านมา +1

      Amiiiiiiin yaarabi

    • @Xaawo-c3g
      @Xaawo-c3g 7 วันที่ผ่านมา

      @@XaliimoAbshirxaliimo aamiin yaa rabbi

  • @SuusuuAbdi-r3n
    @SuusuuAbdi-r3n 8 วันที่ผ่านมา +12

    Alx hooyo iyo aabo alle ha iidaayo intii ay ka dhimateyna alle ha unaxariisto ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FardosQasim
    @FardosQasim 8 วันที่ผ่านมา +6

    Aniga hooyo 17 marakin aabo anigoo 9 jiro ayuu dhintey aabo mcn allah haku naxriisto hada 22 ayaa jiraa wn iska samri alxm hadaa ooyo wax ma isoo noqanaayo masha allah❤❤❤❤❤

    • @IstanbuulMayow
      @IstanbuulMayow 7 วันที่ผ่านมา

      Abaayo hooyo iyo aabo Allah u naxariisto

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maa Shaa Allah may Allah bless every mothers. Maa Shaa Allah you guys make me cry

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 8 วันที่ผ่านมา +11

    Nalka wllo ilahay qalbiga haku qaboojiyo ilahay waalidiintaada ha unaxariisto

  • @SaaqoSaaqoking
    @SaaqoSaaqoking 8 วันที่ผ่านมา +4

    Wadankii markan jogay dhayal dhayal kuma ilmayn jirin hada sida qurbaha u imiday hadii hooyo la soo hadal qaado ilmo iga imanaysa hooyo waan kuu xiisey wlhi saaid mamo 😢😢😢

  • @halimahusseinomar7983
    @halimahusseinomar7983 7 วันที่ผ่านมา +4

    Ilahayow unaxriso hoyoyenkena haunaxristo yarabi janadul firdows alaha hagubishariyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲

  • @HoodaMohamed-u7c
    @HoodaMohamed-u7c 8 วันที่ผ่านมา +6

    Hooyo ilaahey hakuu naxariso dabada waxy noqoty inaan anigu noloshyda kafikiro iyado garab la itusayo😭😭😭

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 8 วันที่ผ่านมา +3

    Abayo allaha u naxariisto hoyadey iyo hooyadaa iyo hooyoyinka oo dhan😢😢😢😢

  • @AyanNuh-e3e
    @AyanNuh-e3e 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay waridiinta oodhan janada alaha karaabiyo aduun iyo khirona alaha dhoowro amiin yaa rabal calamiin

  • @Xaawo-c3g
    @Xaawo-c3g 8 วันที่ผ่านมา +13

    Allow inta waalidkowda noolyihin cimrigoda barakeey cibaadadoda hagaaji danbiyadooda dhaaf

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 8 วันที่ผ่านมา +6

    Aabe mcn iyo hooyo mcn
    Cimri dheer caafimaad ciwaado leh allah ku siiyo Wax walibo aad rabto allah ku sahlo danbigaaga allah dhaafo Janada allah kugu bishaareeyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 8 วันที่ผ่านมา +3

    AAMIN 🤲 ALLAH UNAXARISTO aabo macaane Janatul fardowsa Allah geeyo Aaamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 7 วันที่ผ่านมา +3

    17 years hooyo la.aan cwa waad iga ooyisay 😢😢😢

  • @Queenqadro-c1m
    @Queenqadro-c1m 4 วันที่ผ่านมา +1

    My Queen Hooyo mcn ❤🎉❤❤❤Love you

  • @AbdirahmaanAwoowe
    @AbdirahmaanAwoowe 8 วันที่ผ่านมา +5

    Sorry🥺 intaykadhimatay alle haunaxaristo 🤲🥺intay unoshahayna alx hadhahdo🥺🤲

  • @HiboHilowle-x1o
    @HiboHilowle-x1o 6 วันที่ผ่านมา +2

    Srry abowe😢😢wlhi ilinta ceshan waye😢😢😢😢 I.a mar dhow wad kulmeysaan❤😢😢😢😢

  • @نوني-ز7ذ
    @نوني-ز7ذ 8 วันที่ผ่านมา +6

    Wlhi soomalia markaan joogey oohinteyda si fudud kuma imaan hirin lakin hada wax yar hadaan dareemo waan iska ooya😢 dadka Qurbaha joogo oo hoyoyinkooda la joogin waa ciil aduunyo bes alxm😢😢

    • @ayanhussein4164
      @ayanhussein4164 8 วันที่ผ่านมา

      Aniga xitaaa wan kula arkay markaan somali joogogy sas ma ahayn lakin markan qurbaha imid ohinta waa iga so horaysaa wax yar ahadaan arko

    • @نوني-ز7ذ
      @نوني-ز7ذ 7 วันที่ผ่านมา

      haa wlhi abayo dhibmalahan wax walibo waa laga baxaa😢insha allah

    • @ayaandhemancabdilahi5937
      @ayaandhemancabdilahi5937 7 วันที่ผ่านมา +1

      😭😭😭😭😭

  • @KowsarMohamed-l3l
    @KowsarMohamed-l3l 8 วันที่ผ่านมา +5

    Hooyo mcn naxariis stii janno allah ka waraabiyo antaa Noloshdi waa qabyo😢😢😢😢ku jelly 😢😢😢😢❤❤

  • @AsmaahmedAden
    @AsmaahmedAden 8 วันที่ผ่านมา +8

    I love you too much 💓 mamo

  • @MuunaMaxamed-f7z
    @MuunaMaxamed-f7z 8 วันที่ผ่านมา +5

    Hooyo mcn alle hayka daayo walhi lan anta wa abar love you mamo mcn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaliimoAbshirxaliimo
    @XaliimoAbshirxaliimo 8 วันที่ผ่านมา +2

    Soorey nalka hooyo aabe Allllaha ha u naxariisto adigana caafimad iyo cimri dheer allllaha ku siiyo ilmahagana Alllllaha ha ku xafido abaayo

  • @NajahAbdicumar
    @NajahAbdicumar 8 วันที่ผ่านมา +5

    Mahad Hooyo Aamina Alle hku daaayo Hooyoyenkeen alli ha ino daaayoo. Amiin😢❤🤲

    • @FaizaAli-i3j
      @FaizaAli-i3j 4 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yarabi

  • @Abdiyare-h8d
    @Abdiyare-h8d 8 วันที่ผ่านมา +4

    Hooyo iyo AAbee cafimada taama Allah siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @RoodoShukri
      @RoodoShukri 7 วันที่ผ่านมา

      Aamiin 🤲

  • @SumayoSh
    @SumayoSh 8 วันที่ผ่านมา +9

    Sorry iimaan walhi 💯waa iga oosiisey cawa😭😭muuqalka inta puse dhahay fariintan so qoroyaa😭😭anigaa sas u ooyee hooyo iyo aabo marke muqaalkan dawadan kwrn 😭
    I.a dhawaan waxaa ku rijeenayaa inaad la kulantid hooyo iyo aabo🤍

  • @RahmaMahamed-d6h
    @RahmaMahamed-d6h วันที่ผ่านมา +1

    Allow hooyo aaamino caafimaad tmm ah allow siiii aaamiin yaa rbi 😢❤

  • @AsmaSaleebaan-e9d
    @AsmaSaleebaan-e9d 8 วันที่ผ่านมา +2

    Ilahay waxan ka barya inusan hooyadey iga qaDinn wlhi bilahiE dunidan raJo waxan ka leyahay intaY noshahy hooyadeY 😢❤

  • @halimadahir1979
    @halimadahir1979 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hoyo amina may Almighty Allah give her quickest rcvy inshllh

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 8 วันที่ผ่านมา +12

    😢😢😢😢😢😢 hooyo mcn meelkasta ay joogaan illaahay hanoo xafido inta dhimatayna illaahay janadiisa fardowsa hoygooda haka dhigo aamiin yaarabiy 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khadijohussein5805
    @khadijohussein5805 7 วันที่ผ่านมา +3

    We all should respect our moms❤❤❤❤

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 8 วันที่ผ่านมา +4

    Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️ like

    • @aishasalimali8049
      @aishasalimali8049 7 วันที่ผ่านมา

      عليه. افضل الصلاة والسلام❤❤❤❤

  • @HiboHilowle-x1o
    @HiboHilowle-x1o 6 วันที่ผ่านมา +3

    Ax😢😢srry apayo allow ku naxariso😢😢o janatul fartosa ku arsaq😢😢😢

  • @Haafiyaaz
    @Haafiyaaz 5 วันที่ผ่านมา +2

    😢😢😢imaan wankola oyay wll hoyo Iyo Allah cimri deer iyo cibada san hakusiyo

  • @احمد-د2ض4خ
    @احمد-د2ض4خ 8 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahoowo hooyo kasta cafimaad iyo qdr❤❤❤❤❤❤

  • @fatmaFatma-s6p
    @fatmaFatma-s6p 8 วันที่ผ่านมา +3

    Hooyadey mudo10 sano kala maqanahay walhi waa uxiisay hooyo abalkada waxan kugudo ma aqan 8 sano ano jira abahey dhiintay agonima igu so korisay abalkada jano hoyo😢😢

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 8 วันที่ผ่านมา +2

    Hooyo mcn naxariistii janno Allah ka waraabiyo la antaa nolosha waa qabyo 😭😭😭😭😭

  • @Madiino-s3s
    @Madiino-s3s 8 วันที่ผ่านมา +2

    iimaan aboowe aamus calooshaa naxanuuntay please 😢😢😢 qalbiyadeena ilaali walaalkeey mcn😢😢

  • @AminaGure-g5x
    @AminaGure-g5x 8 วันที่ผ่านมา +3

    Hooyo mcn I love you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 8 วันที่ผ่านมา +16

    Hooyo Amino illahay ha no cafiyo abowe mcn 😢😢😢❤❤

    • @XaliimoAbshirxaliimo
      @XaliimoAbshirxaliimo 8 วันที่ผ่านมา

      amiiiiiin yaarabi hooyo waliba illlahow caafimad iyo cimri dheer sii inti dhimatayna illllahow u naxariiso. Amiiiiiiiiin yaarabi

  • @nuurxasancumarnuurgaab158
    @nuurxasancumarnuurgaab158 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wales NALKA hooyo mcn Allah unaxristo aamiin yaa rabbi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😥😭😭

  • @BashiirNuurMuxidiin
    @BashiirNuurMuxidiin 8 วันที่ผ่านมา +2

    Soorry nalka❤abaayu

  • @MalyuunxaajiMalyuunxaaji-t8v
    @MalyuunxaajiMalyuunxaaji-t8v 7 วันที่ผ่านมา +1

    Nalka abayo allah unaxariisto walidkaga ilmahadana adigo nabad qaba alle hakula kulan siiyo I.a 😭

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah tabarakallah ilahay kheyr badan Allah idin siyo hooyo mcn wey dhimatey igu duceya 😢😢walalayaal caloisha I hurtey 😭🙏🏽

  • @AbdallaMustaf-v7b
    @AbdallaMustaf-v7b 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyo mcn cimre dheer iyo caafimaad allaha kusiiyo😊😢😢😢😢

  • @Saado-n4u
    @Saado-n4u 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyo mcn l love you ❤️❤️💕👑👑

  • @Hoodo-q2o
    @Hoodo-q2o 8 วันที่ผ่านมา +1

    Aad baan ugu xiisay hooyo mcn ilahay haku naxariisto 😢😢😢😢

  • @nuuracayuuni238
    @nuuracayuuni238 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kwrn hooyada rabbi inagu dhex abuuray oo naxariis io kalgacal qabiga noogaliye alle ayaa kumahadsan hooyo hal nimco oo kamid ah nicmooyinka aale nasiiye mid ka mid ah kwrn kuwa kalane 😢😢😢

  • @RamloXusein
    @RamloXusein 7 วันที่ผ่านมา +1

    Srry ilinta iga dhamaty wllhi hooyo mcn noloshydi cimri dheer, cfimd San io cibado suban allh ku siiyo Naxriisti abalkg jano allh kayelo hooyo mcn ku jclhy wllhi illhow idin nbd yel Aabhy mcn io hooyody mcn idin jclhy wllhi ❤❤❤😭😭😭😭😭

  • @HawaKiin-n4c
    @HawaKiin-n4c 8 วันที่ผ่านมา +2

    Love you hooyo 😢

  • @AyanNuh-e3e
    @AyanNuh-e3e 6 วันที่ผ่านมา

    Walaahi wiilka iiman aad buu iga ooysiyay walal ilahay hooyadaa iyo aabahaa haku tusoo ❤❤❤❤

  • @ExTakmol
    @ExTakmol 8 วันที่ผ่านมา +14

    Sorry 😢😢😢

    • @Romeio-cn6zl
      @Romeio-cn6zl 5 วันที่ผ่านมา

      😢😢😢😢😢

  • @FathiKhalif-i2h
    @FathiKhalif-i2h 7 วันที่ผ่านมา

    Hooyo mcn boska abanimo adi ayaa ibuxisay awalkada magudikaro wlhy ilahow cafimad iyo cimri dheer cibado suban ilahow ku yaa rabii Hooyo mcn I love you so much Inte adunka jogto ilahow dhib haiya tosin ilahow hooyoyinkeyna noday yaa rabii 🥺🥺🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @HodhanMohamed-b2r
    @HodhanMohamed-b2r 8 วันที่ผ่านมา +1

    Muhanad aniga Mombasa jogo hoyadha mxan kugu geeya❤❤

  • @CaashaCali-b3w
    @CaashaCali-b3w 7 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢 Hooyod macan ilahay hakucafiyo

  • @Daniaqurux2
    @Daniaqurux2 7 วันที่ผ่านมา

    Allaha ha inw xifdiyo hooyyinkeena dhamaan 🥺🤲
    Inta hooyyinka aan unwleena allaha ha unaxriisto😭😭😭 amìiin yarabi😢🤲

  • @LeyloCabdulahi-b1c
    @LeyloCabdulahi-b1c 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaaheey ha unaxariito hooyo 😢

  • @UbaxMaxamed-f1l
    @UbaxMaxamed-f1l 8 วันที่ผ่านมา

    hooyo mcn love you ❤❤❤❤❤❤❤

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 7 วันที่ผ่านมา

    Hooyo mcn wan ku jecelahy 🥰❤️ ilahe haku xafido 🤲🤲

  • @CaashaCllaahi-lm6mz
    @CaashaCllaahi-lm6mz วันที่ผ่านมา

    Alle cafimad tamh hasiyo hooyo mcn ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @JowharaAbdirahman
    @JowharaAbdirahman 7 วันที่ผ่านมา

    Nalka hooyadaa iyo hooyooyinka muslimiinta dhamantood alllaha u naxariisto janatul fardows allaha ku casuumo abaayo waxba kaama halaabayaan illaahay baad leedahay

  • @NimcoYuusuf-w3z
    @NimcoYuusuf-w3z 7 วันที่ผ่านมา

    Illhay janada haka gucasuumo hoyo mcn 😢❤

  • @DeeqoAbdulleCali-wl6ki
    @DeeqoAbdulleCali-wl6ki 8 วันที่ผ่านมา

    Aniga hooyadey mcn waan u xiisey wllhi 2022 🇸🇴♥️🫶😥 from saudi arabia 2022 🇸🇴🇸🇦 2025 🇸🇦 love you ♥️♥️🫶💋💋💋💋💯🙏🫂💋🫶💯

  • @ABDIRAHIMABDULLAHI-n7t
    @ABDIRAHIMABDULLAHI-n7t 7 วันที่ผ่านมา

    Hooyo mcn Allah haikaa xafido cafimad Allah hakuu ziyadsho love you so much my mother

  • @maherfarah2838
    @maherfarah2838 7 วันที่ผ่านมา

    I love you Mom
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi 7 วันที่ผ่านมา +1

    Alla iimaan amiin wlhi caloosha ayaad ihurisay oo waad iga ilmaysiisay😢😢😢

  • @BahjoAbdi-f9l
    @BahjoAbdi-f9l 8 วันที่ผ่านมา +1

    hooyo ilaahy hakuu naxariistto😢😢😢😢😢😢

  • @BastoMayow
    @BastoMayow 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyo mcn Aamino❤❤❤❤❤

  • @IqramahamudalliHassan
    @IqramahamudalliHassan 8 วันที่ผ่านมา +1

    imaanow wll daay mid maan kushegayaa horta caawa wad iga ohisy wallahay wllo waxkasta wax igag darn hooyada oo adan arag 8 sano wallahay wan anaba ooyay takajaaly hooyada waad arkidonta markastba wllo inshaallah wll hooyo iyo abao inagon jogin dunida yaa inakeny iyaga dee macidkale wallahay waan ooyay kuwi ad uxogsto oo ad udamqatid allaha hakago dhigo wllo inshaallah inshaallah wll cawa wallahay murugtada imaanow wll hurdada iga qady inshaallah hooyada ciri dheer allaha hakusiyo inshaallah abah a han allaha cafimad iyo cimri dheer inshaallah inshaallah wll sasan kugu ogahay wallahay calosha ihurysa ilaa all anka anigan wll Hooyaday way iga safrty ee iguducy inay igusonabad noqot inshaallah waxa kale igu ducaysan abaahay oo iga xnusan wll inshaallah waxkasta waqadarta eebe umay wll walaga bixi usabur waxanu wasikimo inshaallah hana niyad jabin wllo waad lagarysaa hooyada iyo abaah meshaad larabto inshaallah wan kuguducynay anogaodhan inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah wll in 😢😢😢😮

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry nalka gabadhan an wada ducayno Allah u aqbalo ilmaheda u yimadan aqbal inshallah 😭😭🙏🏽

  • @RadwaanAhmed
    @RadwaanAhmed 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyo macn i❤❤❤❤❤❤

  • @AminaSiyad
    @AminaSiyad 8 วันที่ผ่านมา

    Hooyo amino ilahay hacaafiyo abwe🤲❤

  • @MaryanaadanLaas
    @MaryanaadanLaas 7 วันที่ผ่านมา

    I love hooyo mcn ❤❤❤❤❤

  • @MariizaMohamed
    @MariizaMohamed 5 วันที่ผ่านมา

    Hooyo mcn ilahy hakuu naxariisto ilahy janatun fardowso haka warabiyo wll igu hoyadey mcn inuu ilahy katababkeda gacanta mid inu ilahy kasiiyo inata dhimatayna ilahy ha unaxariisto dadka walidkoda unolyihiin ilahy cafimad io icmridheer ilahy hanisiyo 😢😢

  • @AyuushBashiir
    @AyuushBashiir 8 วันที่ผ่านมา +2

    Hooyo mcn iyo aabo mcn Allaah u naxriisto sorry walaaalkey😢😢😢

  • @FahmoAhmed-h2w
    @FahmoAhmed-h2w 8 วันที่ผ่านมา

    Hooyo mcn❤❤❤❤❤❤

  • @Siman775
    @Siman775 8 วันที่ผ่านมา

    Hoyo mcn aabe alaha unaxaristo ❤ nalka abayo wan kula darema xanunka ayado yar rajo noqden aderkey gurey unoqday aabo iyo hoyo

  • @DahaboMxmed
    @DahaboMxmed 8 วันที่ผ่านมา

    Hooyo macan❤❤❤

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g 6 วันที่ผ่านมา

    Hooyo aamino Illahay caafimad buuxo ha siiyo iyo hooyo dhan illahay ha u naxriisato

  • @shamsohussein
    @shamsohussein 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs nalka abayo qali Allah ha unaxariisto hooyo mcn iyo dhaman hooyo kasta

  • @RuunOsman-q1b
    @RuunOsman-q1b 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhi aad u ilmeye wn idin la daremaya xanunka dhamantina 😭😭😭😭

  • @samsammaxamud1628
    @samsammaxamud1628 8 วันที่ผ่านมา

    Hooyo Mcne Mcne love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastehoomar4199
    @nastehoomar4199 8 วันที่ผ่านมา +2

    Sorry xppti xalka hooyo iyo aaba Allah u naxariisto 😢

  • @nkay8770
    @nkay8770 7 วันที่ผ่านมา

    Hooyo macn miss you ❤❤😢😢

  • @Akwadani
    @Akwadani 7 วันที่ผ่านมา

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @RahmaYusufMoalim
    @RahmaYusufMoalim 8 วันที่ผ่านมา

    Walhi wan la oyay wayo anigabo hoyadey kala mel ayan jogna 😢😢❤

  • @HabonFarahabdillahi
    @HabonFarahabdillahi 8 วันที่ผ่านมา +1

    Allah amin🤲🤲😭😭😭

  • @umuamalcabdilaahi8697
    @umuamalcabdilaahi8697 8 วันที่ผ่านมา

    Hooyo macan ❤🎉

  • @MaryanDaauud-vk1id
    @MaryanDaauud-vk1id 5 วันที่ผ่านมา

    Hooyo macn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalikismayo
    @somalikismayo 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyo mcn Nolosheydi ilvoe you 🤱😭😭

  • @drsawomohamed
    @drsawomohamed 7 วันที่ผ่านมา

    Wllshay nalka illahay hooyo haw naxariisto 😢 adina illahay qalbiga haku qaboojiyo😢

  • @farxiyaabukar-t6i
    @farxiyaabukar-t6i 8 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤ hoyo mcn ❤❤❤

  • @assiaabdoseid9555
    @assiaabdoseid9555 7 วันที่ผ่านมา

    Hooyo amino illahay ha no cafiyo abowe mcn😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @HaboonMawliid-i6p
    @HaboonMawliid-i6p 7 วันที่ผ่านมา

    Hooyo mcn ❤❤🎉🎉

  • @Deeqsanqurux1
    @Deeqsanqurux1 7 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey hooyo aamino cfmd ha siyo aamiin yaa rabi

  • @nimcomohamed173
    @nimcomohamed173 5 วันที่ผ่านมา

    sorry aboowe insha allah hooyo mcn wa arkidota ❤❤❤❤🎉🎉😢😢😢

  • @NuuraMax-v6k
    @NuuraMax-v6k 7 วันที่ผ่านมา +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allow hoyo iyo abba cimri dheersii❤❤