SH.MAXAMED UMAL OO SHAQSIGA SANADKA EE DACWADA LOO DAARTAY SANADKA 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @CabdinaasirKhaliif
    @CabdinaasirKhaliif 9 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaaheeyoow sheeq umal oo kale iga dhig mid i la kulma cilmigiisa ka barta oo faafiyo Ilaahee ha iga dhigo sheeq umal ❤❤❤❤❤❤❤

    • @daqanahmed2464
      @daqanahmed2464 9 หลายเดือนก่อน

      Ameen

    • @stanleyipkiss46
      @stanleyipkiss46 8 หลายเดือนก่อน

      آللهم آمين 🤲

    • @hodanahmed8637
      @hodanahmed8637 8 หลายเดือนก่อน

      Aamin aamin aamin ya rabbi

  • @cabdisalaamcabdullaahi4816
    @cabdisalaamcabdullaahi4816 9 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa allah guul wanaagsan ayan leyahay sheekh umal wayo mar kasta xaqa ayu kuhadlaa dhageystiyasha aad udhageysto ayan kanid ahay culimada dhaman allaha xifdiyo

  • @falisa576
    @falisa576 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah tabarakallaah ilaahoow
    Sheikh umul ducada lo duceeyey u
    Aqbal o cimrigiisa barakee Amiin.
    Dhuuxii iyo indhihii umada caawa
    Meesha fadhiya ilaahoow dhamaantiin
    Idin xifdi o wixi shara inka qabo cilmigiina Allaha ka dhigo cilmi Naafican ah.Alxamdullaah khayrkii
    An inka faaidnay Allaha nagu wada
    Anfaco Amiiin

  • @NajaxAbdullahi-b4i
    @NajaxAbdullahi-b4i 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah.tabarakalah

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sh maxmed abdi umal Allaha xifdiyo isagoo kale Allaha noo badiyo

  • @CmankaCmanka
    @CmankaCmanka 8 หลายเดือนก่อน

    Manshaalah tabarakallah ❤❤❤❤❤

  • @fosiyakamil2008
    @fosiyakamil2008 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah hambalyo culmaday Allahow. Ookoryeel Mashallah

  • @omarnuh
    @omarnuh 9 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah Tabarakallah
    Alaihi Afdhalu Salatu Wasallam
    Sallallahu Alaihi Wasallam

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha.allaah ilaah hano xafido dhamaan culumadeena waa mudan yahay sh.umul👏👏👏

  • @SahraCabdulahi-g3s
    @SahraCabdulahi-g3s 8 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo hanbalyo sheekhanaa❤❤❤🎉🎉🎉waad uqalantaa

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sh umal ilahay ha xifdiyo dadka in u cawiyo bu u istaga

  • @Nastii145
    @Nastii145 9 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah sheikh umal allah hakuhafido iyo daman culumada illahay hani dambidafo anagane kuwa wahqate alle hanakadiko fv sh mustafa hassan ali jabouti❤❤❤❤❤

  • @SahraAhmed-p7k
    @SahraAhmed-p7k 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 9 หลายเดือนก่อน

    MashaaAllaha MashaaAllaha jazaakalaahu khyer Allaha ku xifdiyo

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 9 หลายเดือนก่อน +3

    Allahuma aamiin 🤲 yarabbi

  • @mohamudmohamud3919
    @mohamudmohamud3919 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waa mudanyahay Allaha noo xifdiyo shiikhayna cafimad taam ah Rabbi ha siiyo ❤️❤️❤️❤️

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305 9 หลายเดือนก่อน

    MASHA’ALLAH tabarak ALLAH. Jazzakuma ALLAH kheyr al-jazza’a our beloved and blessed Shiyoukhna!

  • @nimosheikadan2044
    @nimosheikadan2044 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tababarakalah hambalyo hambalyo sh maxamed umal ilahay ha ku xafido ❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 9 หลายเดือนก่อน +4

    Hadalkii UguXigmad Badnaa Shikh Shibilay Ayaa Ku Hadlay ❤

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah
    Mabruuk sheekheena qaaliga ah Sh Umal Aamiin ducada culimada u duceeyeen Allah ha noo daayo culimadeena barakeeyo xifdiyo noo mideeyo quluubtooda 👏👍❤️

  • @Farah-iy5sy
    @Farah-iy5sy 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allah ilaahow culumada noo xifdi dhamaantood

  • @ilyaasmiyir7803
    @ilyaasmiyir7803 9 หลายเดือนก่อน +3

    Sh umal allah haku xafido cimrigana haku dhereyo

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 9 หลายเดือนก่อน

      Alahuma Aamiin yaa rabilcaalamiin ilaahaay ha xifdiyo sheekh Umal sharkana ilaahaayhaka xijaabo Minshari Xaasidin idaa xasad.

  • @kadrahassan2567
    @kadrahassan2567 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha sharfo sheeqeena shiiq muxamad cabdi umal

  • @suleekhaabdillahi3633
    @suleekhaabdillahi3633 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah tabarakalah illahy ha xifdiyo sh umal inta kleba ❤❤❤❤

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 9 หลายเดือนก่อน

    Macha allah sheikh ijaza u qalma sheikh umal allaha xafido ❤❤❤❤❤

  • @raxmiita6
    @raxmiita6 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah 🥰♥️💓

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 9 หลายเดือนก่อน

    Ameen ya Allah

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah masha Allah culumadeena aduun iyo aqiiraba Allaha ha ugargaaro

  • @SumayoMaxamedcali
    @SumayoMaxamedcali 9 หลายเดือนก่อน

    M.a hanbaliyo hanbaliyo sheq maxamed cabdi uml❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 8 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰Mashallah shekhan cimri dheer allah ha siyo❤❤❤

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 9 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar

  • @XaawoMohamed-xh4qk
    @XaawoMohamed-xh4qk 9 หลายเดือนก่อน

    M.a allaah الله يحفظك شيخ محمد عبد أمل ❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 9 หลายเดือนก่อน

    الله اكبر
    الله اكبر
    الله اكبر
    Alaha noo xifdiyo sheekha

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 9 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa Allaah Ilaahay haku barakeeyo Sheekh umul

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 9 หลายเดือนก่อน

    Ameen Yaa Rabb

  • @CabdinaasirKhaliif
    @CabdinaasirKhaliif 9 หลายเดือนก่อน +1

    ILaaheyoow asoo kala iga dhig ❤❤❤❤❤❤

  • @laylomohamed3051
    @laylomohamed3051 9 หลายเดือนก่อน

    Aamin ya rabi

  • @CkariimMacalin
    @CkariimMacalin 9 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allah shekhu wa mudanyahay❤❤❤❤

  • @osmaanmohamedhussein1583
    @osmaanmohamedhussein1583 9 หลายเดือนก่อน

    MashAllha Allha hanoo xifdiyo Culumadeyna meelwalbo ee joogan

  • @bakeyleali3389
    @bakeyleali3389 9 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Culimada Allah barakeeyo

  • @maymunamahadalle7339
    @maymunamahadalle7339 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @shuriyahali4491
    @shuriyahali4491 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaà Allah waa aztaahila Sheekh màbrùuk

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤allaha barakeeyo sheeka

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 9 หลายเดือนก่อน +2

    Culumada lasheegaayo waa kuwa ilaahey kacabsada oo reer janaad ah ma'aha kuwo aan ilaahey kabaqeynin

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 9 หลายเดือนก่อน

    M.a tabarakalaah allaha ku xafido aduun io aqiro

  • @fartuuncumar9268
    @fartuuncumar9268 9 หลายเดือนก่อน +2

    M.a💖💖💖😍😍🥰🥰🥰

  • @musamahamed5271
    @musamahamed5271 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @canabwoow8675
    @canabwoow8675 9 หลายเดือนก่อน +1

    shifaa to sh mohamed Abdi umal

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shekh maxamad Abdi umal marhoruu Alle doortay culima badana kahor mariye

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 9 หลายเดือนก่อน

      Wllo ilahay wuxu doortay cidma oga wax an ka oganahay malahan qaybka waxalagadoortay culimada kahormariyey na adu rabi xerarkisa ma ogid mqrka bes aduunka ayad ogan karta waxa lakaladortay bes adunta alaah dadku dortay haka dhigo dhaman muslimka culimadaba

  • @canabwoow8675
    @canabwoow8675 9 หลายเดือนก่อน

    Asalama aleikum all and thankful to Allah also ansaru sunnah may good give shifaa

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 9 หลายเดือนก่อน

    jazakallahu ustaad Abdirizaq jiir)وما أنا من المشركين dheh)

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 9 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma aameeen yaallaah😢😢😢😢😢

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah shiikha waan salamaya Wana mudan yahay in la maamuuso waxaanse aanan Soo dhoweynayn barnamijkan mamusida culimada oo aan mustaqbalka mid inoo wanaagsan aan ahayn

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 9 หลายเดือนก่อน +1

      Mustaqbal maxaya ma sheikh lamamusay bad kaxuman wllo shaydan hanoqon wa culimo marka fananinta lamamusayo ba wad jeceshihin dawatan marka sidad u aragto maha nolosha wa culimo diin sida caadi ufikir iyagu wanag bay isku maamusayan wana khayr alaah ba laguhadal haya meel ay jogan shayadintaba wa usacabatuntan mustaqbalkinana ugamacabtan

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 9 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ألله يحفظك

  • @kaarshe141
    @kaarshe141 9 หลายเดือนก่อน +4

    Kukanku xaguu ka qabsiomey ma dalkaa mise waa Nairobi baa

    • @Nastii145
      @Nastii145 9 หลายเดือนก่อน

      Nairobi

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 9 หลายเดือนก่อน

      waa knya Nairobi

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 9 หลายเดือนก่อน

    Allaah Akbar Allaah Akbar Allaah Akbar ilahyow no Xafido culumadeena sharifa badan igoo har iyo mabeenab waninaya ba la washey maxad modaa iga o anan waniney ilahyow no caafi shiikheena o culumadeena dhaman o xafido

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 9 หลายเดือนก่อน

    Doortay

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 9 หลายเดือนก่อน

    ALAHA XIFDIYO SH UMAL IYO CULIMADOO DHAN , KUWA SOCAIL MIDEAHA WAANADIISA IYO XUMAANTA UU DADKA KA SAXO OO SHEEKHA DABA DHIGTEY ILAAHAAY HASOO HANUUNIYO , MUXUU XUMAANTEENA NOOGA WAANINAA BAY KA MAREYSAA!!!!!!!.

  • @abdiwalibashir1727
    @abdiwalibashir1727 9 หลายเดือนก่อน

    War click away

  • @intesarahmed6087
    @intesarahmed6087 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhyadani. Sheekh. Umal. Iyo. Shibili. Sawkuwii. Somaliland. Caayay. Ee. Habaarayay. Ma daaroodka. Uun bay. Sheekhyo. U. Yihiin. Is. Doorta. Idinku

    • @hamsenuuriye6840
      @hamsenuuriye6840 9 หลายเดือนก่อน

      Qof dacifa bad tahay Somaliland ma anfaco qofka taagta daran

    • @fadumoxasan5995
      @fadumoxasan5995 9 หลายเดือนก่อน

      Ilaah ka baq wll culumadeena ma.ahan cayar cayar is qabo 🙏🙏🙏

  • @UbaxSaidahmed-z4z
    @UbaxSaidahmed-z4z 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @UbaxSaidahmed-z4z
    @UbaxSaidahmed-z4z 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdimahad6849
    @ahmedabdimahad6849 8 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله تبارك الله

  • @Abdiazizbille
    @Abdiazizbille 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤