Sir Culus Dilkii Saado Cali oo Dahabshiil galay -Dahir Alasow oo kashifay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Sir Culus Dilkii Saado Cali oo Dahabshiil galay -Dahir Alasow oo kashifay

ความคิดเห็น • 96

  • @orobleh77
    @orobleh77 9 ปีที่แล้ว +17

    I am not commenting who killed Sado Ali Warsame. But one thing is sure, Dahir Alasow did his homework through his detailed investigative work by naming people, dates and places.

  • @kingsomalia9697
    @kingsomalia9697 9 ปีที่แล้ว +5

    Daahir Calasow waa Xaq u dirir. wadani Soomaali dhalad ah. Somaliland ayaa ka danbaysa Dil madaxa koonfurta Soomaaliya.waxayna rabaan in Somalia aynan Dowladnimo iyo nabad galyo ayan helin. Siilaanyo iyo Dhiigshiil gacansaar lacagta iyo Dhaqaalaha ayaa ka dhexeeya... Dahir LONG LIVE

  • @abdiwaliali3305
    @abdiwaliali3305 9 ปีที่แล้ว +6

    Daahir waa sax saado cali
    Lama hilmaami doonna Insha allah

    • @siciidmohaxirsi9001
      @siciidmohaxirsi9001 9 ปีที่แล้ว

      waaruntaa daahir calasow waa geesi geesi dhalay cadawgaa hajabo iyo cadowga wadankena somalia

  • @jabriladan7751
    @jabriladan7751 9 ปีที่แล้ว +15

    I sorry for you, Alasow, I do believe you that wouldn't put a risk for your life. I will support you Insha alah/

  • @jamaalmadad5189
    @jamaalmadad5189 9 ปีที่แล้ว +7

    soomaaliya wey udhamaatay qabiileyste intuu noolyahay ilaahayoow adigaa noo maqan

  • @khalidmukhtar4254
    @khalidmukhtar4254 9 ปีที่แล้ว +4

    Daahirow ilaahay ka baq umada fidno haka dhex abuurin cidii saado cali dishayna waati xukuumada somalia si live ah u warausanaysay

  • @cuflamingo6622
    @cuflamingo6622 9 ปีที่แล้ว +4

    Mashala geesi geesi dhalay afku kumago wa runta

  • @kingsomalia9697
    @kingsomalia9697 9 ปีที่แล้ว +1

    waana ku taagayrayaan Soomaalidda Aduunka waa in ay mabnuucaan Xawiladda Dhiigshiil ay jabhadda Siilaanyo ee lacagta ku bixisa Dhiiga daadanaya Ee Soomaaliya !

  • @14guled
    @14guled 9 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay halaga xishoodo wax lahubo halasheego wixii kale oo dhib keenaya halaga fogaado saado alaha unaxariisto
    iyo dhamaan intii xaqdaro lagu dilay
    wixii dilayna allaha ka jaaseeyo

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 9 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah dahir saasa ka Rabaa sxbow 👏👏👏👏waa runtaa dahabshiil lacagta ma diraayo waa joojiyay .thanks for your help

  • @najkacade2764
    @najkacade2764 9 ปีที่แล้ว +3

    ader wa sax waxa aa ku halayso dahabshiil iyo wixi daba socdaba aan ba bi ino aniga kugu tagersan dagalkana aniga kula galayo insha allah

  • @awaalefood
    @awaalefood 9 ปีที่แล้ว +5

    dahir calow cadi mahan waa nin wanagsan wale aloow ku da xaqa u hadal waliga

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 9 ปีที่แล้ว +4

    sida ugu dhaqsiyo badan waa in aan lacagteena kala baxnaa intaan la block gareeyn,wax danbana kuma dirayo waa balan, aan iska qabano dhiigshiil fudeeyd igama aha iyo deg deg iyo isaaaq ka soo horjeedidii waa dad soomaliyeed oo xaq u leh in ay ka ganacsadaan meel walba oo soomaaliya ah sida umada kale ee somaliyeed laakiin waa xaqiiq dhibka ugu weeyn ee koonfur somaliya dahab shiil ayaa ka koow ah shabaab sponsors.

  • @Trendwebs
    @Trendwebs 9 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayaan kuu boorinayaa Daahir Alasow waligaa xaga ku soco alle ku hoojin maayo anagana waan ku garab taaganahy

  • @warso-spt1
    @warso-spt1 9 ปีที่แล้ว +2

    Illahayow horta umada nabi maxamed scw u naxarisow, siba umada somaliyed ee calosha an ka bukin iyo xaasidnimado ku beernayn. Illahayow duriyada nabigena subana ilaasho o dhowr. Cadowgena u jabiyow hos mari

  • @AliQaied
    @AliQaied 9 ปีที่แล้ว +6

    Daahir Walaal waxaa tahay xalaal quute oo waatan dahabshiil burburtay

  • @cabdiqanikaka6810
    @cabdiqanikaka6810 9 ปีที่แล้ว +4

    Dahir Hada Maxaa Naleedahay Dahabshiil Duulaan Ku Qadeenaa Ak47 Hada Idhiibto Igu Haleee Inaa Kaa I Dirto Tooganayo

  • @mohammedhassan106
    @mohammedhassan106 9 ปีที่แล้ว +4

    Xaq u dirir Daahir calasow guuleyso oo halkaa ka si wad gubaabada umada Somaliyed ad runta ugu shegayso,waxaan lenahay Soomaley ha dhiganina lacagihiina Dhiig Shiil.

  • @warso-spt1
    @warso-spt1 9 ปีที่แล้ว +4

    Ameen. Ameen. Ameen!!!!!

  • @maxamedkaamilabshirsalaad7594
    @maxamedkaamilabshirsalaad7594 9 ปีที่แล้ว +2

    waa runtaa wll qaali wanaan kugu taagersanahay taas aad ka hadashay dilka saado kale oo aad udul qaadan karin waa wax aad iyo aad u xun waan laga qayb gali doona waana kugu taagersanahay

  • @ayubdaarij5591
    @ayubdaarij5591 9 ปีที่แล้ว +6

    Dahir alasow hadalkaga waa ila saxan yahay walee allow umadaada tubta toosan tus

    • @maxmudmaxmed4231
      @maxmudmaxmed4231 9 ปีที่แล้ว

      maanta maalin aan ahayn buu kula sax naan doonin

  • @gsdtysfsrfdtysa7995
    @gsdtysfsrfdtysa7995 9 ปีที่แล้ว +1

    dahir calasow runti im MJ ,dadkana wexey dahan mj iyo habargidir wey isdagalan lakin im big supporter of dahir calasow iyo websadkiisa waagacusub,hal mar mankuarkin asigo qabiil kudegan ,runta ayukahadlaa,dahir calasow inta qof an aqaano wan ugudbina dahabshiil dambe in wax lagadirsaneynin,shirkadasna hacked an kusameyneyna ,dahir calasow nolow

  • @hassis6206
    @hassis6206 9 ปีที่แล้ว +18

    Dahabshiil waa illuminati

    • @ibrahimmbariise6935
      @ibrahimmbariise6935 9 ปีที่แล้ว +1

      Thats true ma man .. dahabshiiL waaa ILLUMINATI

  • @zakariaizak7712
    @zakariaizak7712 9 ปีที่แล้ว +10

    somaliland nacaybaa halkaa kaa gaadhay, dahabshiil baa hargaysa fooq ka dhisay baad ka caabadasaa

  • @DahirAhmedgurey
    @DahirAhmedgurey 9 ปีที่แล้ว +3

    warkaan mala hubaaa ????

  • @Bulshoween
    @Bulshoween 9 ปีที่แล้ว +3

    Illahay hanokadhowro walaal runsheeg ayaa tahay cadawga Allaha kaqabto Dhiigshiil down hadhacdo Ilahan ubarye iyo waxii dhib dhulkena kawadaba hadhaco InshaAllah Aaamin.

  • @aymandirie9637
    @aymandirie9637 9 ปีที่แล้ว +2

    dhiigshiil gabalkii dhacyeey,daad baa qaadoo dhuusuu kaleexday.xaq udirir daahir aad baan kuu taageersanahay waa in aan loo kala harin markaan geed dheer iyo gaabanba loo fuula meel walbana dacwad lagaga furaa markaan waa jaanis hugaan keenu waa daahir waana guulaysanahynaa inshaa allaah somaalay meelaad joogtidba hiil iyo hooba halala garab istaago mujaahidkan

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 9 ปีที่แล้ว +1

    Marhore ayan kagostay inan lacsg kudirsado diigshiil kahor dilki saado maxsyelay maleh wax macamil iyo waji ah wa rermiya

  • @zakimaano7186
    @zakimaano7186 9 ปีที่แล้ว +4

    madaxda iyo wasiirada sharafta leh ee somalilandna meel hakga dhici umadooda ay ilaliyane dee kuwa xamar canaano ayagaa umadooda dhcayee waxaan qabaa in xasan sheikh isagu maal galiyo shabaab waayo xilibanada Somaliland ka soo jeeda ee calooshod u shaqystayaasha ah ayuunbaa lagu aa yaa meesha waa sax ilayn iyagaa doontee ha lalaayo mooyee hla gumaado ayaan leeyahay thanks

  • @MrWarya246
    @MrWarya246 9 ปีที่แล้ว +2

    Woooooooooooooow!!!!! Yaasa laam! Beerka ha udhiman! Runta Rabi baakugu Jecel. SXb Soomaaliya hadaan Diigsheel iyo wahaabiyada lagala dagaalamin waakudaysay.

  • @sahroosman2059
    @sahroosman2059 9 ปีที่แล้ว +9

    Dhig shil waa eyo aniga xawaladoda waxan KA goyey dåd badan oo lacagaha ku dirsan jiray oon u warejiyey Xawalada al amal ayadaa amin eh ilaa 2000 oo qof ban KA warejiyey hadana waan wadaa wali malinkasto waxaaisoo raco ilaa 3qof

  • @yahyeahmed2003
    @yahyeahmed2003 9 ปีที่แล้ว +11

    calasoow adeer fataal baa tahay mar walbana waxad jeceshahay inaad dadka isku dirto oo fidno aburtid ,

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. 9 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk ninkan 2 jakad isku dulqabtay wato waa funny, Walahi kkkkkkkkkk

  • @peace9976
    @peace9976 9 ปีที่แล้ว +1

    Daahir calasoow Arintaa Dilka saado Cali oo aad kashiftay aad Baan kuugu raac sanahay, Soomaaliyeey dib u fiirsada Cajalada ragii dilay Saado Ninka Markuu lee yahay teleefoon baa isoo dhacay waxaa la igu yiri naagta gaari cad oo susuki ga wadata berina u socota Us Hala dilo ??? Wuxuu kaloo yiri gaaskaa iga yaraa taleefoon Baan diray waxaa la iigu soo shubay lacag ??? Dhiig shiil waligeey Baan ogaa ineey yihiin criminals gangs ah, Soomaaliyeey Joojiya lacagta lagu dirsado Dhiig shiil, Daahir calasoow thank you & I support you

  • @modeeq570
    @modeeq570 9 ปีที่แล้ว +2

    Aniga magaceyga waa mo deeq horta aniga
    Ninkaan ma aqaano lkn waxa uu sheegay
    Waa sax aniga 2010 kii waxaan ahaa shabaab waxaa lee amray xarunta amal ee bakaaro inaan qaniimeysano ayada oo looga dan lahaa 3 mar oo la dhacay dahab shiil waxa maalinkaas aan fahmi waayay ayaan hada fahmay waa mahad santihiin

  • @zakkariawardere5976
    @zakkariawardere5976 9 ปีที่แล้ว +10

    daahir xaq baad ku hadlaysaa waana kuugu taageerayaa waxaadna tahay wadani waxaa fiicnaan lahaad in soomaalida oo dhan ay sidaadoo kale u fikiraan

    • @alimaadsaid8
      @alimaadsaid8 9 ปีที่แล้ว +2

      Ninkii xaq wada was yu guleystaa fitmole hoary image socdo

  • @TyroneFruit
    @TyroneFruit 9 ปีที่แล้ว +2

    DAHIR CALASOOW maarkan kaliya oo ruun sheegye cadimahid noolow

  • @mohamedf-duale9383
    @mohamedf-duale9383 9 ปีที่แล้ว +3

    Kkk somalidii waa dawakhday yaad iska xorayn oo ku haysta sangadhuidhi baa idin haysata amison iyo shabaabe dahabshiil idin ma haysteee waa ka idin quudiya

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 9 ปีที่แล้ว +4

    waa nin si uu u waashay garan waayay adeer dahabshiil la,aantiin somali way bakhtiyaysaa

  • @abdirisaaqalto4741
    @abdirisaaqalto4741 9 ปีที่แล้ว +3

    waa la idin xasuuqayaa sidaan izaaqa u xasuuqdeen hoyadiin waseee

    • @mikeali2175
      @mikeali2175 9 ปีที่แล้ว

      abdirisaaq alto
      OGEEYSIIS----WALEE DAAHIR CALASOOW RUN BUUKA SHEEGAY DHIIGSHIIL,,, IIDOOR XUN OO KIBRAY HADEEY MAANTA DADKA XAMAR KUDILAYAAN WAA AYAANDARO HAWIYE KUDHACDAY UUN,,,WAXA KALIYA KUFILAN AYAGA OO XAWAALADA DAHABSHIIL KA MAMNUUCA KOONFUR OO DHAN ,,WALAAHI BILAAHI, LACAG $MILLIONS OF DOLLARS AH AYAA BILKASTA DAHABSHIIL XAMAR IYO KOONFUR EEYKA SAMEEYAAN, AT THE SAME TIME-NA WAA AYAGA WAXA ALSHABAAB IYO QASHIN NAGU HOOS WADA OO LACAGTA SIIYA,,, SI KOONFUR EEY DHIBKA IYO DAGAALKA UUGA BAXIN,,,KADIBNA IIDOORLAND LA AQOONSADO,,,AABAHIIN WASA. WALAAHI DHIIGSHIIL FUTADAANU KAWASI DOONAA WAA BALAN,,,AYAGOO TUUGSANAYA REER IIDOOR WAALA ARKI DOONAA

    • @mikeali2175
      @mikeali2175 9 ปีที่แล้ว

      abdirisaaq alto IIDOOR XUN OO KIBRAAD TAHAY,, EEY EEY DHALAY MORGAN BAA IDIN WASI JIRAY 1988,, MAANTA MARKEEY AL-BARAKAAT 2001KII BURURTAY AYAAD KA FAAIIDEEYSATEEN UUN,, MAANTANA WAATAN EEY ALBARAKAAT KASOO KABSATAY WAXII KUDHACAY OO EEY XAWAALADO IYO CELLPHONE COMPANIESBA LEEYAHIIN. CUQDADA IIDOOR HEEYSATA WAA MID RABAANI AH,,LAAKIIN MARDHOW FUTADAANU IDINKA WASI DOONAA INSHA ALAAH,,XOOG IYO SHARAF MIDNA KU DHAMIDIIN REER KOONFUR,,,AABAHIIN IYO ALSHABAABKAA TAHIIN WASA--QAWAAARIIJ BAA TAHIIN

  • @diiniahmed6607
    @diiniahmed6607 9 ปีที่แล้ว +1

    Allaha

  • @mohamedahmed-hh6ow
    @mohamedahmed-hh6ow 9 ปีที่แล้ว +6

    kk dahir alasow ader dadkan kuma yaqannan geesi geesi dhalay aya tahay waqtigadana ma dhafeysid cadawgada u nolow sxb lkn an mid ku xasusiyo ina aderow caddeyn iyo marqaati wad heysa c.casis afrika asna caddeyn ayu hayaa dadki dhiiga saado iska laha ama magteda oo ehelkeeda ah haddeysan maxkamadaha calamka ka dacweyneyn ilma dhigshiil aderow maxa dhiig kar isugu ridee dadkan haddi lacag lagu amusiyo adiga xita wa ka so horjesayan dhiig iyo dhacaan midna majiro sxb dadkan waa hore aaa ladubtay oo ladan gestay. adiga sxbw isu badnaw micnaha taxadirkadu habato ugaz insha allah dhib ma arkeysid GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL ader

  • @mrjamac
    @mrjamac 9 ปีที่แล้ว +1

    dhiigshiil yaan lacag danbe lagu dirsan waa xawalaad aragaiso ah oo tageerta shabab

    • @fadumojaama8275
      @fadumojaama8275 9 ปีที่แล้ว

      War yaadha dahabshiil waxba kama qaadi kartaan .waxad ku warwaregaysaana xal idin noqon maaya ilaahay baa waxka qaadi kara dhusaad haysaan idinkiyo ninkaan meesha ka nac nac leh waxan lee stupid and trush with homeless ah oo doonaya laa luush get lose

  • @mohibasamathar1934
    @mohibasamathar1934 9 ปีที่แล้ว +2

    Dahir Alasow ka wad meeshaas wali ma arkin nin runta saas uga hadla ,ilaahey ha ku xafido.

  • @lifelinesomalia
    @lifelinesomalia 9 ปีที่แล้ว +1

    War ilahay ka cabso, sidaas ma waxaad u malaynaysa in lagugu laa lushaya, kumi ma halaysid. Dahabshiil waxaas shaqo kuma laha.

  • @hassanhussein9062
    @hassanhussein9062 9 ปีที่แล้ว +3

    Walalayaal dadka ayaan lagu danbaabin

  • @ahmednorgambiye2906
    @ahmednorgambiye2906 9 ปีที่แล้ว +1

    horta waxaa an soconen ganacsiga inta la eg in ay mamulan waa arin wax ka jiran sirdon wan u fir san donaa

  • @namcojama9111
    @namcojama9111 9 ปีที่แล้ว +3

    Waar ilaahay kabaq dahabshiil muudile alshabaabaa qiratay dilka saado

    • @mikeali2175
      @mikeali2175 9 ปีที่แล้ว

      namco jama NAA WAXBA MAADAN FAHMIN, DAAHIR SIDA LOO DILAY AYUU KUU SHEEGAY IYO CIDA KADANBEEYSAY,,ALSHABAAB WAXA HOOSTA KA MAAMULA WAA IIDOOR,,,INA GODANE SOOW ISAAQ MA AHEYN EE USA DISHAY,,NAA WAXBA LAMA SOCOTID

    • @SummerSissle
      @SummerSissle 9 ปีที่แล้ว

      Ninkan wxuu is leeyahay hadii sidii xamar kambaniyada waa wayn ee Somali baad, oo booob wax ku qaad. Wxuu is moodayaa in uu Dahabshiil ka gubi karo sumcad, Dahabshiil ilaa Ethiopia, ilaa Eriteria, ilaa aduun oo dhan baa isticmaasha. Markaa mxuu baantuu yar sheegayaa.

  • @najkacade2764
    @najkacade2764 9 ปีที่แล้ว +2

    maxkamad aan so sari donaa insha dhiigshiil iyo wixi lasocdaba wana ina ka qawana bulshada

  • @hamseali5245
    @hamseali5245 9 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkk daahir alasow ma sidan ku moodayey mise sidaad noqotay mise waxan loo noqondoonin waxan ku moodayey nin adag oo is difaaci kara waxana dhacsan kara lkin maad noqon anigu waxba ma haysto habarjeclo I dilaysa KKkkk inkastonan aqon ku lahayn waxad tahay raga dhabarka wax ka toogta

  • @wadanicunsuriah58
    @wadanicunsuriah58 9 ปีที่แล้ว +2

    somali waa taas bal fiiri meeqo ayaan dhahaayay war haleeska fiiriyo dhiig hiil waa shabaab hadaad ogaaten anigu waligeey waa ogaa warka uu daahir sheegaayo waa wax u muuqdo sax in uu yahay waayo gaariga lagu dilay wadaniyada saado cali waxaa saarnaa 4 nin afartaas nin kamid ahi waxuu ahaa reer habar jacelo waxaane uu xaqiijinayaa sida uu dilka u dhacay 3 de kalene 2 waa kuwa hubka siday ee xada kufuray saado midana waxuuu ahaa darawalka hoowshaas sidaas ayay u dhacday marka aniga waxaan layaabanahy kuwa alshaahka ahi ee arinta ee waxuularabo looga sameysanaayo magaca diinta beenmta ahi

    • @maxmudmaxmed4231
      @maxmudmaxmed4231 9 ปีที่แล้ว

      daahir adigaa u baahan in la iska jiro marka hore ka bacdi kuwa adiga kulamid ka ah aan tirtirno

  • @alimaadsaid8
    @alimaadsaid8 9 ปีที่แล้ว +1

    Caadi maaha ninkaan dahir calasow Ito dhiigshiil waxweyn ayaa dhex
    maray

  • @sacadadan4255
    @sacadadan4255 9 ปีที่แล้ว +4

    Dheriga karka kulkaa kakena.Ninkani dhiigshiil wuu arkaye halataageero.

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 9 ปีที่แล้ว +2

    abdirisaaq alto ninkaan waa nin habargidir ah qalad ha gelin hargeysaa carriiri galeysa runtii wax iskama celishaan af uun baa ka hadashaan

  • @cadnaanmahamoud8930
    @cadnaanmahamoud8930 9 ปีที่แล้ว +1

    kulahaa dagaalma 23 sano ayaa qabiil loo dagaalamyay wxna laguma hayo naag adigu dagaalan oo tag wadnkii oo qori qaado markaasaanu qaadanaynaaye naag iska hadle

  • @isaacsalex5186
    @isaacsalex5186 9 ปีที่แล้ว +2

    somaliyay bal alasow runta haka sheego qabiil kiisa

  • @jigarxx9364
    @jigarxx9364 9 ปีที่แล้ว +11

    Somaliland imoow oo intaas ka dheh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mohamedabdullahi5979
    @mohamedabdullahi5979 9 ปีที่แล้ว +2

    walaal waxaan kugu tagersanahay sida aad xaqa u tagersantahay wa runta garabkaaga ayaan taganahay

  • @samsamali6183
    @samsamali6183 9 ปีที่แล้ว +1

    kala bax afka somaliland iyo dahabshiil viva dahabshiil

  • @maakudal1893
    @maakudal1893 9 ปีที่แล้ว +1

    asc all
    waxaan lahadlayaa all dadka iska hadla oo ana garaneen hadalka dalucdiisa
    sado ninki dile iyo kiii kadambeye ilaah ayaa xisabinayo awalaan tanxigta somali waligeed waxeeey iskudisha qabiil
    marka maxaa uyala dadka iska hadla daahir calacoow waxoo uhadla dadka somaliyeed marna waxoooo uhadlaa jeebkiisa
    qabyaalad waa cudur

  • @cumardaahir6467
    @cumardaahir6467 9 ปีที่แล้ว

    Bal qaabkii ay Saado u dileen nooga sheekee? ninkii diley wuxuu qiray in aanuba garaneyn Saado Cali, waxaa halkaa ka cad in lacag la isticmaalay oo dad caamo ah la adeegsadey.

  • @Mindgrowth1
    @Mindgrowth1 9 ปีที่แล้ว +2

    Dambiyada lagu soo eedeeyey dahabshiil jawaab maka bixiyey. ......
    Wale far baa ku godan

  • @hshshuhxjsh9152
    @hshshuhxjsh9152 9 ปีที่แล้ว +6

    FUCK REER XAMAR WE ARE ISAAQ DAHABSHIIL WAA NIN ISAAQA MAXAD KU SAMAYN KARTAAN ISAGABA IDIN CAAWIYEE GAAJO GAAJO DHASHAY SAWDINKA GAAJOONAYA

  • @elmikhalid7688
    @elmikhalid7688 9 ปีที่แล้ว +4

    Dhiig shiil waala xirayaa wallo waa tuugo

  • @samsamali6183
    @samsamali6183 9 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Benseryam
    @Benseryam 9 ปีที่แล้ว +1

    dahabshiil adiga waxba kama qaadi kareysid adeer meeqa qof oo somali ah ayaa kasha qeeyso oo ilma hooda ku biisho anaga waxaas nagama dhaadhicineysid mida gale

  • @abdiahmed9747
    @abdiahmed9747 9 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkk

  • @shabeelowtv2708
    @shabeelowtv2708 9 ปีที่แล้ว +1

    SHAME ON YOU DHIIGSHILL IYO DABADHILIFKIISABO

  • @cwahaabzitiin8370
    @cwahaabzitiin8370 9 ปีที่แล้ว +1

    Doqon . Dhoore .hinaasa badan xaasid
    Ka fiirso mesha aaad talaabadada aad dhigeyso . Intanad eegin dadka kale eeg dadkan kugu xeeran ee isqarxiya

  • @hashiosman8236
    @hashiosman8236 9 ปีที่แล้ว +2

    first shame on u don say again diig shiil say dahab shiil hadii aad dahab shiil is laday cebe war dawlada england baa waxba ka qaadi wayday adeer somaliland wa tashateee ka daa calcalyada duqyow

  • @alphaahmed7343
    @alphaahmed7343 9 ปีที่แล้ว +1

    af qadhmuune deeqa callasow jareer ayaad tahay talyaanigu dhaley

  • @shabeelowtv2708
    @shabeelowtv2708 9 ปีที่แล้ว +1

    SHAME ON YOU DHIIGSHIIL

  • @ugbaadabdi6013
    @ugbaadabdi6013 9 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk dhiigshiil hadhaco kulahaa camii sidoo kale waxad hilmamtay xasuuqii somaliland loo gaystay maatida waxba madaxweyne &shacab afka haysku galin viva S/land nd Dahabshiil waana tookadiinii dahabshiilna xasuuq hoose noooh camal
    Dabada adkayso
    Idinkuna afkiinii yaraa ee madhaxa ahaa abòooo abooooo da halkaas uun kagura xòolo ilaaa xooolo