Reer burco iyo heesaha sharma boy maxa kala qabsaday🤣🎤

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 188

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 2 ปีที่แล้ว +92

    Wa idab darantahy kulaha 🤣🤣🤣 reeer Burcan hadalkoda maqlay oo ma Qoslin been dheh , love From Bosaso 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @zakibashir1737
    @zakibashir1737 2 ปีที่แล้ว +51

    Aduunka Hooyaday ugu jeclahy mom mcn💙💚

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 2 ปีที่แล้ว +18

    Reer Burco weli dhiiga iyo diinta ku danbeysa masha Allah

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 2 ปีที่แล้ว +21

    Reer burco hadii aad tahay nasiib aad ledahay waa funny socda😂😂😂

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +22

    Reer burco waa dad Soomaalida kale ka horreeya oo ilbax ah mediahana aad ula socdo. Sidoo kale waa dad majaajilaystayaal u badan 🤣
    Waar muqdisho ayaan idiinka Soo salaamayaa

  • @zaalaxzmc5933
    @zaalaxzmc5933 2 ปีที่แล้ว +11

    Reer burco dacadbay iga qosliyan wan idinsalamay ree burco
    From borama

  • @somreads8415
    @somreads8415 2 ปีที่แล้ว +15

    Qaji baad sidataa🤣🤣🤣🤣🤣🤣reer burco ninka magtiisa soo raacsha bahdil wa dhaaftay saaniye

  • @ahmedbouni3148
    @ahmedbouni3148 2 ปีที่แล้ว +37

    Goobalga ragga Burco 😅 Mafahamin legend ✔️ From Jabuuti

  • @anisocabdi8730
    @anisocabdi8730 2 ปีที่แล้ว +18

    Reer buco cimaamadiina maheysto walhi🤣🤣🤣 from🇸🇴🇸🇴

    • @cabdulqadrauul8183
      @cabdulqadrauul8183 2 ปีที่แล้ว +6

      Dalka waa lawada leeyahe magalada sheeg from leene

    • @Ak_jimcale
      @Ak_jimcale 2 ปีที่แล้ว +4

      From beel war dalka waan wada leenahee
      Magaladaaa sheego

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว

      Qurux badanaa burco

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว

      Qurux badanaa burco

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdulqadrauul8183 dee wxy kawadaa muqdisho ama kismaayo haday tiri somalia

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +17

    Reer burco fani wllhi legends keep going sakariye Jikarta 🔥🔥💯

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 ปีที่แล้ว +3

    Idin ma fahmin reer burco från muqdisho 🇸🇴🙋‍♂️

  • @nahadahir234
    @nahadahir234 2 ปีที่แล้ว +18

    Hhhh kulaha qof qoqana ereyada qooray kuwanaa🔥🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sahraali2293
    @sahraali2293 2 ปีที่แล้ว +9

    Love idinku ahay reer Burco mafamin 🇸🇴🇸🇴💋😂

  • @mascuudhussein6206
    @mascuudhussein6206 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco waa wada legend buuuxa

  • @ismoforever7167
    @ismoforever7167 2 ปีที่แล้ว +4

    Alaa jecliyaa reer burco, waa dad niyad fiican🤣🤣🤣💖👍

  • @kamaljama9312
    @kamaljama9312 2 ปีที่แล้ว +8

    Sakariye jakarta legend keep going ✍

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 2 ปีที่แล้ว +13

    Vedio Wn Daawadey
    Mana_Qoslin.WAaa Edab Darantahay
    REER..BURCO.VS MA FAHMIN😂

  • @adnanomar5479
    @adnanomar5479 2 ปีที่แล้ว +2

    Lol Burco iyo shacabkeedaba waan jeclay alle ha dhawree , from hargiesa.

  • @updizalanzidani3219
    @updizalanzidani3219 2 ปีที่แล้ว +5

    Zakaria jakarta Ana uhoreyey kep going zxp

  • @ilkacase937
    @ilkacase937 2 ปีที่แล้ว +5

    Sakiye jakaarta nin weyn keep coying pro

  • @el_djiboutien
    @el_djiboutien 2 ปีที่แล้ว +12

    🤣🤣🤣🤣🤣aaar reer burcaa 😂😂😂 nima fahmiin nimanyahayaw frome JABUTII guul iyo gobonimo 🤣🤣🤣

  • @redwanali6750
    @redwanali6750 2 ปีที่แล้ว +10

    Sakariye jakarta laftarkiisa manan fahmin Barnaamijka😂

  • @caaqilyare9924
    @caaqilyare9924 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer hargeysa qosolka aya iga dhameysen wn igin wata keep going xmr ayn idin joga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @muscabsaleeban2594
      @muscabsaleeban2594 2 ปีที่แล้ว

      Reer burco weyan dadkani hargeisa mha wallow

    • @caaqilyare9924
      @caaqilyare9924 2 ปีที่แล้ว

      oky noso badi bro reer xmr kuso dar he mesh majogano soqabo keep

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 2 ปีที่แล้ว +4

    A'a'a''a' Wllahi Zakariye Jakarta maanta wuxu isu keeney raggeedii.👏👏😂 Abwaan Diirshe, Axmed Sanaag iyo rag caan ah, laakiin Wllhi Sharma boy Burco wey ka qaylisey hahahahaha 🤣

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed sanaag ayaan arkaa ma reer burco aa legend kuu

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +26

    "Haddii qofka aad saaxiibada tihiin uu kuu muujiyo farxad xad dhaaf ah iyo xiiso marka uu kula joogo balse aadan daib umaqlin hadalkiisa muddo kulanka adiga kaliyana aad raadineysid sababta marka aad weydiisana uu sheegayo inu mashquulsanaa ogow qofkaas wax qiimo ah atiisa kama lihid waana daneyste waqtiga kugu dhameysanaya kana tasho qofna looma abuurin inuu qof adoon unqodo"
    Haddi aad ujedka fahanty subscribe

    • @RB-ns2cf
      @RB-ns2cf 2 ปีที่แล้ว

      ❤️ that’s absolutely true

    • @lovely-qf4mo
      @lovely-qf4mo 2 ปีที่แล้ว

      Fariintaan meeshaan miyeey ku habontahay mise ujedadu wa suqgeynta TH-cam kaga ma fahmin😂

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว

      Waxaad ka sheekaynays waa subscrube miyaa ma caadi u tiraahdid intaa isxiijinaysid intaad qiimo shegty ugu danbeysiisay subscribe

  • @dhoobeyeahmed3963
    @dhoobeyeahmed3963 2 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed sanaag waa legend sxp waan kuwataa

  • @yasinaddow41
    @yasinaddow41 2 ปีที่แล้ว +3

    😂😂🤣🤣😂😂 dad waalan dalka lagu soo daayay wlhi waa runtii

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 2 ปีที่แล้ว +1

    VIVA REER BURCO GOBOLKA RAGGA IYO GEESIYAADA

  • @suhaybaskar8872
    @suhaybaskar8872 2 ปีที่แล้ว +8

    Legends of burco

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 2 ปีที่แล้ว +9

    reer burco waa idin wadana
    from dds😂

  • @abdishakorsalpo8490
    @abdishakorsalpo8490 2 ปีที่แล้ว +5

    Manaal odaygeedi😂😂😂😂😂😂

  • @AHAPPY_LOUTH
    @AHAPPY_LOUTH 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco ilhayba iga dhigay amiin😁😁

  • @AnasEdits.
    @AnasEdits. 2 ปีที่แล้ว +7

    Jakarta on fire 🔥

  • @kaderhoussein9161
    @kaderhoussein9161 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco allow da

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco legendary

  • @mohamedinshaar8787
    @mohamedinshaar8787 2 ปีที่แล้ว +12

    Reer burco idinma fahmin😆✌

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 2 ปีที่แล้ว +7

    😅😁Heesta wax fahmayaba reer burca ka jira waa garuuc cadiyah

  • @isxaaqmaxamed2178
    @isxaaqmaxamed2178 2 ปีที่แล้ว +3

    Ree burco cilmi socdo weyo 😀😂😂

  • @eidhussen4712
    @eidhussen4712 2 ปีที่แล้ว +9

    Hayaaay😂😂😅

  • @sakariyecabdi1
    @sakariyecabdi1 2 ปีที่แล้ว +5

    First view

  • @cabdiwahabaxmednuur3084
    @cabdiwahabaxmednuur3084 2 ปีที่แล้ว +2

    abwaan diirshe 😂😂 qoqba jira

  • @juniorafrica.
    @juniorafrica. 2 ปีที่แล้ว +1

    Jakarta wan kuwataa sxb keep going bro

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว +2

    Tiktok radii reer burco ayaan arkaa sakariye miyaad balamiisay

  • @maxameddalmar1495
    @maxameddalmar1495 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend jakarta hore u soco pro

  • @Sad3367
    @Sad3367 2 ปีที่แล้ว +2

    Sharma boy waa legend
    Wixii kasoo horjeedo mafahmin 😇

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว +1

      Subhaanalaah waryaa magaca iska bedel shan maxay tahay afar xaasle maa tiraahdid qofka bliaaadanka afar baa loo baneeey anbiyada iyaga khaas bay u ahed iska beddel magaca afar xaasle dheh

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 ปีที่แล้ว

    One Always Alxamdulillah/ knowledge in the world 🌎.

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 2 ปีที่แล้ว

    Hadii kale anana Anu heeso dhakha soo qaadi hhhhhh wllhi ninkaas waa legend

  • @mohametkhatar5948
    @mohametkhatar5948 2 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed qorshe Legend👍🤣

  • @cabdiraxmaanmaxamadjaamac7811
    @cabdiraxmaanmaxamadjaamac7811 2 ปีที่แล้ว +4

    Fanka inuu CEE beeyeeyo soomaalida ayuub upaaday

  • @mohaadam3844
    @mohaadam3844 2 ปีที่แล้ว +3

    ILAHY HA INA FAHANSIIYO KULAHAA

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 2 ปีที่แล้ว +1

    Rer burco majaajiliste wada socdo waye hello gabar burco anigaa ku doonayo🤏💍💝😅

  • @suhayb-y7d
    @suhayb-y7d 2 ปีที่แล้ว +7

    sakariye jikarta makan baa ladhaha Ma Fahmin 😂

  • @Pubg-walker1
    @Pubg-walker1 2 ปีที่แล้ว +1

    6:07 munaal ninkeeda 😂😂😂

  • @mohaofficialsrs498
    @mohaofficialsrs498 2 ปีที่แล้ว +3

    Qoralkayga qofkii arka rabbi caafimaad cibaado suuban iyo cimri dharar baan ku waydiyay.
    SUBSCRIBE ❤❤ ISAAR CAAFIMAADKA AAD KU DAWANAYSO DARTII WALAALAH

  • @MARVIN-yo6hb
    @MARVIN-yo6hb 2 ปีที่แล้ว +2

    KING AZMAN POY MARVIN

  • @zuleikhamowliid6797
    @zuleikhamowliid6797 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco wax kale

  • @hottachannel2358
    @hottachannel2358 2 ปีที่แล้ว

    Rer brco idin wta from jigjiga

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi.waqoslay.sowad.shactirawaye.wakusalamay.abowsakiriye

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว +6

    Gobolka ragga ma fahmin😂😂😂

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi dadkan wa funny masha allah

  • @AhmedMohamed-xx4zw
    @AhmedMohamed-xx4zw 2 ปีที่แล้ว +1

    reer burco war maxad la qosol ihihihi la dhihi mayna run ahyn

  • @CB-cz5ty
    @CB-cz5ty 2 ปีที่แล้ว

    Reer burco are too funny lol

  • @maxamedcqaadir747
    @maxamedcqaadir747 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend

  • @ramlaabdirahman4140
    @ramlaabdirahman4140 2 ปีที่แล้ว

    😂😂rer Bruco sigaran ujclhy one love

  • @ahmedsahalnor6586
    @ahmedsahalnor6586 2 ปีที่แล้ว +1

    Mafahmin 🌻

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 ปีที่แล้ว

    Qaji Vs Muus kkkk

  • @topsom6032
    @topsom6032 2 ปีที่แล้ว +1

    Maacawista igadhacday mafahmin nin fiyo mahan😂

  • @nafisafarah401
    @nafisafarah401 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla Qorshooy budka La Dul Martay Shar Boy wa shar kaasuye ciyaalki bu Baleeyay😂😂😂

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 2 ปีที่แล้ว

    ...macawiistaa igadacday, "waa edabdarantahay!!!"...kkk

  • @سارهاحمد-ت6غ
    @سارهاحمد-ت6غ 2 ปีที่แล้ว

    Reer burco inama fahmin 🤣🤣🙏

  • @abdirahmanosman683
    @abdirahmanosman683 2 ปีที่แล้ว +2

    Oo laguma fahmee😂😂😂😂

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa codsi please

  • @hafsamohamed605
    @hafsamohamed605 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wan qosla Maxa macawistariday kulahaa

  • @mohamethhaaji2095
    @mohamethhaaji2095 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer Burco cumaamadiina waan Tuuray madaxa iiwada saaranTihii boy and Girl kingz queens
    mafahanTeen😂

  • @NafarQalbi-Wayn_
    @NafarQalbi-Wayn_ 2 ปีที่แล้ว

    Qaji baad sidataa waad edeb darantahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk...war Sharma dadku wuu waalay wlhi

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 2 ปีที่แล้ว +1

    QOFKU MAR CEEBOOB BAA LA YIDHAAHDA MACAAWISTA KA DHACDAY

  • @FaraxXasan-zz5rm
    @FaraxXasan-zz5rm ปีที่แล้ว

    Burao is not easy 😘😍

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +1

    #Maxaa riday macamusta waad edeb dareen qaji baad sidataa ee muus soo qaado kulahaa.😂😂😂😂😂

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh hhhhhh reer burco waniiwataaa walaahi

  • @xamsefaysallnour4602
    @xamsefaysallnour4602 2 ปีที่แล้ว +3

    Sakariye jakrta 😂😂😂

  • @angalyjaajuumow8307
    @angalyjaajuumow8307 2 ปีที่แล้ว

    Rer burco SHARMO BOY TAGEERO BADAN KULEYAHAY

  • @hamdihajji2745
    @hamdihajji2745 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy 👦

  • @hamseubdy9826
    @hamseubdy9826 2 ปีที่แล้ว +3

    𝐈𝐝𝐢𝐧𝐚𝐦𝐚 𝐟𝐚𝐡𝐦𝐢𝐧

  • @khadarkartik4567
    @khadarkartik4567 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma fahmin 🤣

  • @cameycameeyo5049
    @cameycameeyo5049 2 ปีที่แล้ว

    Marba hadii reer burco oo gurigii fanka ahaa sharma boy tagyee tukale daydayo

  • @reyskiiriyadavlogs1259
    @reyskiiriyadavlogs1259 2 ปีที่แล้ว

    Rer buco xata man fahmin

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 2 ปีที่แล้ว

    Ani xataaaa reeer xamra ahay lakini waniiwataaa

  • @yuyu9
    @yuyu9 2 ปีที่แล้ว

    Team qorsheeye hahaha qajibaad sidataa orod muus doono

  • @10yearsago33
    @10yearsago33 2 ปีที่แล้ว

    Mid baa la yidhi magacaga. Kuye manal odeygeda 😂

  • @ridwaanfarxan1227
    @ridwaanfarxan1227 2 ปีที่แล้ว +1

    War re burco wa Garac

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 ปีที่แล้ว

    Reer Burco MA Fahmin

  • @mahmoudabdikadir8521
    @mahmoudabdikadir8521 2 ปีที่แล้ว

    War sakeria reer burco ma wada Abwaaniin baaaaa

  • @Landers2024
    @Landers2024 2 ปีที่แล้ว

    Whats happen with Burco.....Everything is about Somalia...they look up to somalia the youngesters....whats happen.

  • @lovely-qf4mo
    @lovely-qf4mo 2 ปีที่แล้ว

    Aniga marexan gal mud i rer burco wan ka hela warkoda waxan ku faraxsanahay in aan so arkay hada ka hor

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 2 ปีที่แล้ว +2

    Part 2 coming soon 🔜

  • @haniilkacas8323
    @haniilkacas8323 2 ปีที่แล้ว +1

    😂 mafahmin😂😂

  • @zackjunior8562
    @zackjunior8562 2 ปีที่แล้ว

    Yeah waad idab daranthy weynaka waad idabdaranthy😁

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 2 ปีที่แล้ว

    Sharma boy dharka iska bixi haduu kusoo heeso waala Iska bixinayaa