Nolasha qurbaha Sh Umal iyo Sh idris

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @bintzahra3692
    @bintzahra3692 4 ปีที่แล้ว +1

    sheikh mashaallaha❤❤❤❤❤❤💗💗💘💝💝💖💖💖

  • @libanfarah9284
    @libanfarah9284 12 ปีที่แล้ว

    maansha alah waa labadi sheekh ee aduunka ugu jeclaa sheekh idiris iyo sheekh umul jazaakuma laahu qeyr

  • @mariamcaliguul
    @mariamcaliguul 12 ปีที่แล้ว

    Ajar iyo xasanaad ilaahey ha inika siiyo shiyuuukhteena anaga ilaahey hanagu anfaco ameeennnnnn

  • @masuulka90
    @masuulka90 12 ปีที่แล้ว

    Jazakalah Khayr walaal........Alxamdulilaah Calaa Nicmatul Islaam ..... ilaahay dariiqa toosan haynagu hanuuniyo.

  • @abdirahmanabdihakiimshire1693
    @abdirahmanabdihakiimshire1693 6 ปีที่แล้ว

    Jazakumullah khayran

  • @bweyntown
    @bweyntown 12 ปีที่แล้ว

    maansha alaah waa muxaadaro muhiim ah qurbaha waxaa lagu joogaa isku xirnaan guud shiiqa runtii waxuu bidhaamiyay qodob aad u muhiim u ah culumada somaliyeed ajar alaha ka siiyo waqtigooda qaaliga eey siiyeen sida somalida loogu sheego dana hooda somali hadaan nahayna ilaah hana tusiyo xaqa inshe alaah

  • @Mmraabi
    @Mmraabi 11 ปีที่แล้ว

    alle ha ka abaal marsho xasanaad ka shekh yadeena aan ad ka u jecel nahay ana kana ku wii ku wana qaata alle ha naga dhigo amiin yaa rabi

  • @aishamohamed6911
    @aishamohamed6911 7 ปีที่แล้ว

    Wlhi mowducan runta ayey kahadlen culumada masha allh jazakumullah

  • @aishamohamed6911
    @aishamohamed6911 7 ปีที่แล้ว

    Masha allh masha allh

  • @asadmohomud2797
    @asadmohomud2797 8 ปีที่แล้ว

    jazakomullaah khairal jazaah

  • @abdullahimohamed2697
    @abdullahimohamed2697 12 ปีที่แล้ว

    All you can say is Maansh allah!!..

  • @mohamedkhalifgellealiseed2644
    @mohamedkhalifgellealiseed2644 9 ปีที่แล้ว

    maasha.allah

  • @aliyahsomali7848
    @aliyahsomali7848 11 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله الله يبارك فيك

  • @mohamedkhalifgellealiseed2644
    @mohamedkhalifgellealiseed2644 9 ปีที่แล้ว

    jasaakalah kayr shiikhyada allaha inoo xifdiyo khyrka ay inaku akhriyeen anigana allaha inaka dhigo kuwa ku waana qaaata

  • @abdullahirahoy6258
    @abdullahirahoy6258 9 ปีที่แล้ว

    Mashaalah waye wacdiska

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 12 ปีที่แล้ว

    illaah ha naidin xifdiyo cullumada soomaaliyeed.soomaaleey wax maqla oo is xigsada oo wallaalooba .guul

  • @apassingtraveller5099
    @apassingtraveller5099 8 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @mohamedkhalifgellealiseed2644
    @mohamedkhalifgellealiseed2644 9 ปีที่แล้ว

    jasaakalah kayr shiikhyada allaha inoo xifdiyo khyrka ay inaku akhriyeen anigana allaha inaka dhigo kuwa ku waana qaata

  • @AbdullahMuktarabdullahturki
    @AbdullahMuktarabdullahturki 10 ปีที่แล้ว

    jazaakallah shek umal

  • @sakariyaderia8594
    @sakariyaderia8594 12 ปีที่แล้ว

    mashallh

  • @kowtherhassan5488
    @kowtherhassan5488 11 ปีที่แล้ว

    masha allah ilahay ha ni xifdiyo kuligiin ba

  • @mohamedabdullahi709
    @mohamedabdullahi709 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanidiin😊👍

  • @Khadra60gmailcom
    @Khadra60gmailcom 11 ปีที่แล้ว

    mashala

  • @khadraahmed1865
    @khadraahmed1865 10 ปีที่แล้ว

    nashiidada magaceda ma ii sheegi kartaan

  • @mariamcaliguul
    @mariamcaliguul 12 ปีที่แล้ว

    Suaal ayan qaba sheikh Dambi miya ku socda hadusan u gurinin hablahiisa abuhii , yacni shikhow ikhtiyari weye hablo ayanan rabin ineysan gursanin qasabna ma banana seey ila tahay , ma jirtaa inaa dhahdid hablihiina tarbiyah islamiyah wanagsan siyaa si eey cafiifaat u yihiin, hamigooda iyo cilmi donistana si wata . sababto ah guur iyo wax barasho la iskuma wadi karo .jazakallahu kher .

  • @adanabshirhayle5644
    @adanabshirhayle5644 10 ปีที่แล้ว

    L ad
    AWWWT

  • @fanaxxamuda3191
    @fanaxxamuda3191 11 ปีที่แล้ว

    wahabis

  • @garaadle2429
    @garaadle2429 8 ปีที่แล้ว

    tuugtaan garka dheer wax ka aduun jecel dunida kuma noola, dadkiina noloshii ayay ku ciriiryayaan. Qofkii wax idinka dhegaysta ayaa idinka liita mooryaan garleeyeey.

    • @abdisamedabubakar5725
      @abdisamedabubakar5725 8 ปีที่แล้ว +1

      wax kaa foolxun majiro adiga mooriyan

    • @haboonmohamed3325
      @haboonmohamed3325 7 ปีที่แล้ว +2

      alle ka cabso wllo kadaa aflagaadada culimada

    • @aishamohamed6911
      @aishamohamed6911 7 ปีที่แล้ว +2

      Bille Aden sub xanala

    • @aishamohamed6911
      @aishamohamed6911 7 ปีที่แล้ว +2

      Bille Aden qofkad tahaybo kaxishow culumada alculamau warifatul anbiyau wey kadaf aflagadada

    • @aishamohamed6911
      @aishamohamed6911 7 ปีที่แล้ว +2

      Subxanallah aflakadada kada culumada

  • @mohamedkhalifgellealiseed2644
    @mohamedkhalifgellealiseed2644 9 ปีที่แล้ว

    jasaakalah kayr shiikhyada allaha inoo xifdiyo khyrka ay inaku akhriyeen anigana allaha inaka dhigo kuwa ku waana qaaata